Wararka

Golaha Ammaanka Qaramada Midobay Oo Warbixin Ka Diyaariyey Xaaladda Siyaasadeed Ee Dalka Somalia

0 Visits: 495 | Friday February 06, 2015 - 14:53:26
War murtiyeed xalay ka soo baxay Golaha Ammanka ee Qaraada Midoobay ayaa lagaga hadlay arrimaha Somalia. Arbacadii ayey ahayd markii Ergeyga Gaarka ee XGQM ee arrimaha Somalia N. Kay uu, isaga Muqdisho ku sugan, telephonka la iska arkana kaga qeyb galaya, shirka uga waramay horumarka xiliyadii dambe…

Read More »

Dalka Ghana Oo Ciyaar Xoog iyo Rashbado Wata Ugu Gudbay Fianlka Koobka Afrika + sawiro

0 Visits: 852 | Friday February 06, 2015 - 14:49:41
Ghana Oo Kulan Rabshad Ku Dhaaday Guul Kaga Gaadhay Equatorial Guinea Iyo Xidigaha Madaw Oo Iska Xaadiriyay Finalka Koobka Qaramada Afrika Ee 2015

Read More »

Liix Tuug Oo Naftooda Ay Galafatay 3 Doller Oo Ay Ka Xadeen Dad Rakaab ah

0 Visits: 776 | Friday February 06, 2015 - 14:45:18
Dadkii tuulaha oo ku hubaysan budhadh iyo mindiyo ayaa kooxdan rakaabka ahaa u soo gurmaday lana baacsaday tuugtii. Iyada oo ay tirada dadkani gaadhayso illaa kun qof

Read More »

Dalka Ruushka Oo Hirgalinaya Qorshe Uu Ku soo Jiidanayo Dalalkii Ka Go'ay

0 Visits: 675 | Friday February 06, 2015 - 14:42:16
Dowlada ruushka ayaa waxay sheegtay inay gacan kasiinayso dalalka horey ugu midka ahaanjiray dalkaasi ruushka xiligii midowgii suufiyeed waxaana ay haatan helayaan fursado ay kamid yihiin taageero waxbarasho caafimaadka iyo sportiga waxaana fursadaasi bxinayso xukuuma mosko ee dalka raashka.

Read More »

Nin Somaali Ah Oo Ku Dhaqan Dalka Maraykanka Oo Lagu Riday Xukkun 15sano Ah Ka Dib Marku Taageero Ufidiyay Koxda Alshabaab

0 Visits: 668 | Friday February 06, 2015 - 14:29:48
Maalintii shalay ayaa Wasaaradda Caddaaladda Maraykanku sheegtey in nin dhalashadiisu tahay Soomaali lagu xukumey 15 sano oo xabsi ah, kadib markii lagu heley taageero uu u fidiyeyururka al-Shabaab oo ka mid ah liiska ururada Argagixisada ah.

Read More »

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Ka Hadlay Rabshadaha Dhallinyarada Kuna Eedeeyay Xukuumadda

0 Visits: 544 | Friday February 06, 2015 - 14:26:58
Guddoomiyaha guddida Cadaaladda Golaha Wakiilada Somaliland, Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, ayaa hay'adaha amaanka ku dhaliilay inay ka gaabiyeen sidii ay u xakamayn lahaayeen dhalinyarada kooxaha isku disha, isla-markaana dhibaatooyinka u geysta bulshada.

Read More »

Daawo Muuqaal Manta:Aaskii Boqorka Sacuudi Arabia Oo Sabab U Noqday In Ay Shan Boqol Oo Qof oo shiine ah Ay Ku Soo Biraan Diinta Islaamka

0 Visits: 659 | Friday February 06, 2015 - 14:20:29
Muqaalkan Oo Joo Tiitay Dhamaan Dadka Calamka ku Dhaqaln Oo Laga Bahiyay Warbaahinta Gud ahaantood

Read More »

Nicholas Kay Oo Ka Digay caqabadaha Ka Dhalan Kara Hadii La Joojiyo Xidhiidhka Xawaaladaha Soomaalida Lacagta Ee Ka Timada Dalka Maraykanka

0 Visits: 645 | Friday February 06, 2015 - 14:19:17
Wakiilkagaarka ah ee Qaramada Midoobey u fadhiya Soomaaliya Nicholas Kay ayaa ka digey in dhibaato xoog leh oo ka dhalaneysa haddii dadka Soomaaliyeed ee qurbaha ku nool lagaxanibo in ay ehelkoodalacago ugu soo diraan Soomaaliya.

Read More »

Gudomiyaha Xisbiga Mucaradka ee Wadani Oo Ka Hadlay In Dorashadu Wakhtigada Ay Dhacdo

0 Visits: 620 | Friday February 06, 2015 - 14:15:12
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland iyo Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI, Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo waraysi siiyay Telefisnanka HCTV, ayaa waxa uu sheegay in beesha caalamka iyo deeq bixiyeyaashu ay doonayaan in doorashooyinka Somaliland ay dhacaan wakhtiga ugu suurto-galsan.

Read More »

Kooxda Boko Haram oo Werar ay ku Qadeen Magalo Xadka ku Taal Ee Dalka Cameroon Ku Dilay 70 Qof

0 Visits: 398 | Thursday February 05, 2015 - 23:05:33
Magaalada uu weerarka ka dhacay waxa la yiraahdaa Fotokol waxayna ku taalaa xadka Cameroon ay la wadaagto Nigeria. Saraakiisha maxaliga waxay sheegeen in kaaxdu ay dad rayid ah ku weerartay

Read More »

War Deg Deg ah:Ra'isal Wasaaraha Somaliya Oo Ku Dhawaaqay Golihiisa Wasiiradda Ee Cusub Oo Dhamaystiran

0 Visits: 472 | Thursday February 05, 2015 - 22:54:13
Xog-hayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Mudane Maxamed Cali Nuur, ayaa saxaafadda u akhriyay digreeto kasoo baxday Ra'iisul Wasaaraha oo lagu magacaabay xubnaha cusub ee golaha Wasiirada Xukuumadda Federalka Soomaaliya.

Read More »

Daawo: Marwada Koobaad Oo Ka Qayb Gashay Munaasibad Lagu Soo Bandhigaayay Waxbadka Ururka NOW.

0 Visits: 651 | Thursday February 05, 2015 - 22:50:39
Marwada Koowaad ee Qaranka JSL Marwo Aamina Sh Maxamed Jirde ayaa ka qayb gashay munaasabad lagu maamuusayey soo bandhigidaa waxqabadkii ururka haweenka ee NOW ee mudadaii afarta sano ahayd ee u dambaysay.

Read More »

Nin Somali Ah Oo Xaaskiisii Si Arxan Daro ah Ugu Dilay Dalka Norway

0 Visits: 797 | Thursday February 05, 2015 - 22:48:09
Booliska dalka Norway, ayaa waxay xabsiga u taxaabeen muwaadin Somaliyeed oo 41 sano jir ah, oo galabta xaaskiisii ku dilay dalkaasi.

Read More »

Daawo: Dawladda Hoose Ee Berbera Oo Bilowday Hawlgalo Lagu Dayactirayo Wadooyinka Magaladasi.

0 Visits: 782 | Thursday February 05, 2015 - 22:39:31
Dawladda Hoose ee Magaaladda Berbera, ayaa bilowday hawl galo ay ku casriyaynayso Wadooyinka Magaladaas. Mudooyinkii danbe dawlada hoose ee Magaaladaas ayaa hirgalisay wadooyin tiro badan oo la hirgaliyay gudaha Magaalada Berbra.

Read More »

Daawo: Degmada Cabduwaaq Ee Soomaliya Oo Kulan Baladhan ay Ku Yesheen Dadwaymaha Degankaasi

0 Visits: 620 | Thursday February 05, 2015 - 22:35:34
Dadweynaha ku dhaqan degmada Cabduwaaq ee Somaliya ayaa kulan balaadhan isugu yimid.

Read More »

Dhagayso: Warkii Cawa Ee Shabakada Calimaga ee Afkashacabka.com Waxana Soo Jeedinaya Wariye Mustafe Teacher

0 Visits: 936 | Thursday February 05, 2015 - 18:28:29
Waxana Uu Idinka Imanayaa Studioga Magalada Burco ee Shabakada Calamiga ee Afkashacabka.com

Read More »

Nicholas Kay Oo Ka Dayriyey Mustaqbalka Siyaasadeed Ee Dalka Soomaaliya.

0 Visits: 679 | Thursday February 05, 2015 - 17:51:00
nairobi(afkashacabka)Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay oo ka hadlayay kulan gaar ah oo Qaramada Midoobey ka yeelatay Soomaaliya ayaa ka hadlay xaalada guud,sida siyaasadda, ammaanka iyo qorshaha hiigsiga sanadka 2016

Read More »

Qarax Miino Oo Ka Dhacay Xaafada Sheffield (Ex Aktoobar) Ee Magaalada Burco Iyo Dadweyanaha Xaafada Oo Eedaymo U soo Jeediyay Hay'adda HALLOW TRUST

0 Visits: 823 | Thursday February 05, 2015 - 17:32:58
Waxaa Mudooyinkii udanbeeyay ku soo badanaayay xaafada Shefeild (Octoper) ee magaalada Burco, Waxyeelada ay geystaan Waxyaabaha Qarxa ee ku aasan dhulka hoostiisa, Qarax ay sababeen waxyaalaha qarxa oo maanta ka dhacay xaafadaasi ayaa sababay dhaawaca xoolo ka agdhawaa sidoo kalena dadweynaha xaafada…

Read More »

Dowladda Itoobiya oo sheegtay inay ciidamo dheeraad ah u dirayso Somalia

0 Visits: 683 | Thursday February 05, 2015 - 16:07:26
Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay in ay ciidammo dheeraad ah u dirayso Somalia, kuwaasoo qayb ka noqonaya ciidamadii horay uga joogay Soomaaliya ee ka midka ah AMISOM.

Read More »

Daawo:Wasaaradda Biyaha oo Burco ku soo Gabagabaysay Kulan Hawleed lagu naaqishayey shuruucda iyo Maamulka Biyaha

0 Visits: 565 | Thursday February 05, 2015 - 15:57:49
Daawo:Wasaaradda Biyaha oo Burco ku soo Gabagabaysay Kulan Hawleed lagu naaqishayey shuruucda iyo Maamulka Biyaha

Read More »