Wararka

R-afkashacabka Mid kamida Gudoomiyayaaha Labada Garab Ee Isku Haya Sonyo Ay Doorteen Oo Markii Ugu Horeysay Ka Khadlay Khilaafooda meeshana kasaaray gudoomiyaha kale

0 Visits: 582 | Monday January 05, 2015 - 16:27:18
R-afkashacabka Mid kamida Gudoomiyayaaha Labada Garab Ee Isku Haya Sonyo Ay Doorteen Oo Markii Ugu Horeysay Ka Khadlay Khilaafooda meeshana kasaaray gudoomiyaha kale

Read More »

Daawo Afkashacbka Tv Gudoomiyaha Wadani Ee Buuhoodle ayaa si Balaadhan Dhoweeyay Magaalada Buuhoodle

0 Visits: 659 | Monday January 05, 2015 - 16:01:12
Daawo Gudoomiyaha Wadani Ee Buuhoodle ayaa si Balaadhan Dhoweeyay Magaalada Buuhoodle

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv: Gudida Dhismaha Wadada Isku Xidhaysa Magaalooyinka Raaribul Iyo Berbera Ayaa Maanta Soo Kormeeray Sida Ay Usocoto Dhismaha Wadadaasi

0 Visits: 620 | Monday January 05, 2015 - 15:34:54
Berbera(afkashacabka.com) Gudida Dhismaha Wadada Isku Xidhaysa Magaalooyinka Raaribul Iyo Berbera Ayaa Maanta Soo Kormeeray Sida Ay Usocoto Dhismaha Wadadaasi

Read More »

Daawo Muuqal: Dadku Waa Inay Arkaan Waxay Xoolaha Ku Bixinayaan "Wasiir Xirsi"

0 Monday January 05, 2015 - 14:41:31
Daawo Muuqal: Dadku Waa Inay Arkaan Waxay Xoolaha Ku Bixinayaan "Wasiir Xirsi"

Read More »

Nin Ka Mid Ahaa Markhaatiyadii Madaxwayne Xigeenka KENYA Ee Maxakamadda ICC Oo Maydkiisa Laga Helay Nairobi.

0 Visits: 650 | Monday January 05, 2015 - 13:29:51
Meshack Yebei,oo ah Nin Kenyan ah ayaa maydkiisa laga helay Webi ku yaala dalka kenya.Ninkan ayaa ahaa Makhraati Maxakamadda Caalamiga ah ee dambiyada Dagaalka(ICC) Kaga makhraati furi lahaa xad gudbiyo lagu eedaynayo madaxweyne xigeenka Kenya

Read More »

DAAWO MUUQAAL : Dhalinyarada Reer Awdal state oo ku sii qulqulaya Buuralayda Wabar

0 Monday January 05, 2015 - 12:24:27
DAAWO MUUQAAL : Dhalinyarada Reer Awdal state oo ku sii qulqulaya Buuralayda Wabar

Read More »

Daawo Muqaal: Wafti Uu Hogaminayo Gudomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo Gudomiyaha Xisbiga Ucid Ee G/Togdheer Oo Kormeer ku Tagay Degaanka Coodanle

0 Monday January 05, 2015 - 12:24:27
Daawo Muqaal: Wafti Uu Hogaminayo Gudomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo Gudomiyaha Xisbiga Ucid Ee G/Togdheer Oo Kormeer ku Tagay Degaanka Coodanle

Read More »

Xarunta Xuquuqal Insaanka Oo Walaac Ka Muujisay Xeerka Diwaangelinta Codbixiyayaasha Ee Dhowaan La Ansixiyay

0 Monday January 05, 2015 - 12:24:27
Xarunta Xuquuqal Insaanka Oo Walaac Ka Muujisay Xeerka Diwaangelinta Codbixiyayaasha Ee Dhowaan La Ansixiyay

Read More »

DAAWO MUQAAL:barnaamijka caweyska hiil qalin iyo hargeysa qaybtii koowaad

0 Monday January 05, 2015 - 12:24:27
DAAWO MUQAAL:barnaamijka caweyska hiil qalin iyo hargeysa qaybtii koowaad

Read More »

DAAWO. "hadaba qolodan saxafadu hadamay jeebka gacanta galinoo " wasiir cadami

0 Monday January 05, 2015 - 12:24:27
DAAWO. "hadaba qolodan saxafadu hadamay jeebka gacanta galinoo " wasiir cadami

Read More »

Waa Kuwee Xidigaha ka maqnaa doona Premiership-ka England Ee U Socdo Tartanka Qaramada Afrika?

0 Visits: 893 | Monday January 05, 2015 - 11:11:21
17-ka bishan waxaa si rasmi ah dalka Equatorial Guinea uga bilaaban doono tartanka qaramada Afrika (African Cup of Nations) balse kooxaha Premiership-ka England xidigo badan ayay weyn doonaan.

Read More »

Dhibaatada Dhaawacyo Oo Ku Soo Laabtay Manchester United, Ma Heystaan Daafac Garab Oo Taam Ah

0 Visits: 844 | Monday January 05, 2015 - 10:59:51
Louis van Gaal ayaa mar kale dhibaatooyin dhaawac ay soo wajaheen ka dib kulankii ay Manchester United 2-0 kaga badisay kooxda Yeovil ee wareega 3aad ee FA Cup.

Read More »

Mourinho Oo Raaligeliyay Garsoore Kevin Friend Ka Dib Isfahamwaa Rigoore Oo Dhacay.

0 Visits: 985 | Monday January 05, 2015 - 10:54:10
Jose Mourinho ayaa goob joog u ahaa kooxdiisa oo weli ku jirta tartanka ay ugu jirto hanashada afar koob xilli ciyaareedkan iyagoo si sahlan ku dardaray kooxda Watford, ka dibna waxa uu soo saaray raaligelin ku wajahay garsoore Kevin Friend ka dib markii uu ku weeraray wareysi uu bixiyay islamarkii…

Read More »

Sarakac Ku Yimid Qiimaha Lagu Iibiyo Kaluunka Suuqyada Magaalada Muqdisho

0 Visits: 1048 | Monday January 05, 2015 - 10:30:35
Waxaa sare u kac xoogan uu ku yimid qiimaha la kala siisto Kaluunka noocyadiisa kala duwan suuqyada magaalada Muqdisho, kaas oo hadda aad uga sareeya qiimahii hore ee la iibin jiray.

Read More »

Biyo La'aan Laga Soo Sheegayo Deegaanka Gadoon Ee Gobalka Gal-gaduud

0 Visits: 632 | Monday January 05, 2015 - 10:17:58
biyo la'aan ayaa xilligaan laga soo sheegayaa deegaanka Gadoon ee gobalka Gal-gaduud, iyadoo dadka halkaasi ku dhaqan ay cabasho arintaasi la xiriirta muujinayaan

Read More »

Garoonka Diyaaradaha Ee Nairobi Oo La Xidhay

0 Visits: 703 | Monday January 05, 2015 - 09:19:28
Garoonka dayuuradaha ee ugu weyn caasimadda dalka Kenya ee Nairobi ayaa la xidhay ,

Read More »

Hoggaamiyaha Isbahaysiga Mucaaradka Kenya Raila Odinga Wiil Uu Dhalay Oo Geeriyooday

0 Visits: 720 | Monday January 05, 2015 - 08:55:33
Wiil uu dhalay ra'iisal wasaarihii hore ee Kenya, Raila Odinga oo hadda ah hogaamiyaha xisbiga Mucaaradka dalka Kenya ee CORD ayaa ....

Read More »

Daawo: Waraysi Xiiso Badan Oo Lala Yeeshay Wasiirkii Hore Ee Maaliyadda Maxamed Xaashi Cilmi

0 Visits: 511 | Monday January 05, 2015 - 08:30:15
Eng Maxmed Xaashi Cilmi ayaa lagu waraystay Barnaamijka Milicsiga Siyaasiga ee Tvga Universal, waxanu kaga warramaya waxyaabo badan oo soo mary intii uu siyaasadda ku jiray

Read More »

Wasiirka Maaliyadda JSL oo Booqasho ku Tegey Rugta Kutubta Berbera Public Library +SAWIRO

0 Visits: 929 | Monday January 05, 2015 - 08:09:02
Wasiirka Maaliyada JSL Iyo Wefti uu hogaaminayo oo maanta kormeer ku soo maray Rugta kutubta ee Berbera Public Library, oo dabayaaqadii December albaabada loo furey,

Read More »

James Milner Oo Ka Caawiyay Man City Inay Si Dhib Badan Kaga Badiyaan Sheffield Wednesday Una Gudbaan Wareega 4-aad Ee FA Cup-ka

0 Visits: 1257 | Sunday January 04, 2015 - 20:23:51
Kooxda Man City ayaa laga yaabsaday kulan ka tirsanaa wareega 3-aad FA Cup-ka madaama ay laf dhuun gashay ku noqotay naadiga Sheffield Wednesday.

Read More »