Wararka

Daawo 50-kii Goal ee ugu quruc badnaa ee adib la dhaliyo guud ahaan Caalam-ka

0 Visits: 771 | Thursday January 01, 2015 - 19:59:05
Daawo 50-kii Goal ee ugu quruc badnaa ee adib la dhaliyo guud ahaan Caalam-ka

Read More »

Wacdarihii Sannadka Cusub Ee 2015 Adduunku Soo Bandhigay, Sawiro Layaab Leh.

0 Visits: 1780 | Thursday January 01, 2015 - 19:31:43
Sannadka Cusub ee 2015ee Miilaadiga, ayaa xalay ka bishay guud ahaan adduunka aynu ku nool nahay, Saacado kala duwan ayaa laga xusay wadamo kala gedisan oo caalamka korkiisa ah. Shabakadda wararka ee Somalilandtoday.com waxay halkan idinku soo gudbinaysa Sawiro aanu idin soo xulnay iyo Muqaal aad ka…

Read More »

Dowladda Jabuuti oo Heshiis La Gaartay Mucaaradka Dalkaasi

0 Visits: 552 | Thursday January 01, 2015 - 19:00:53
War kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibada dalka Jabuuti ayaa lagu sheegey in dowladda ay heshiis la gaartay xisbiga mucaaradka ee dalkaa USN kadib wadahadalo socdey muddo 18 bilood ah.

Read More »

Dhegayso: Warkii Caweysnimo ee Shebekedda Afkashacabka.com Waxanu Idina Imanayaa Caawa Studioga Magaalada Burco

0 Visits: 768 | Thursday January 01, 2015 - 18:43:01
Warka Caawa Waxa idin la socodsiinaya Mustafe Osman Magaalo (Mustafe teacher) Dhegaysi wanaagsan

Read More »

Daawo: Wasiirka Warfaafinta Somaliland Md Cukuse oo Dalka Dib ugu soo laabtay kana warbixiyey socdaalkii uu ugu maqnaa Yurub

0 Visits: 617 | Thursday January 01, 2015 - 18:21:03
Wasiirku wuxu bogaadiyey una hambalyeeyey jaaliyadaha Somaliland ee Waddamada uu tegey

Read More »

Xogyihii Degmada Burco Ee Xisbiga Ucid Oo Is Casilay

0 Visits: 1069 | Thursday January 01, 2015 - 17:37:11
Xog-hayihii Degmada Burco Ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Maxmed Aadan ayaa sheegay in uu iska casilay xilkaasi. Qoraal kooban oo uu soo gaadhsiiyay afkashacabka xafiiskeeda Burco ayaa waxa uu ku sheegay in uu xilkaasi iska casilay, waxaanu yidhi " Waxa Manta Laga Bilaabo Iska Casilay Xilki Aan…

Read More »

Sanad Wanaagsan Dhamaan Akhristayaasha Afkashacabka.com

0 Visits: 794 | Thursday January 01, 2015 - 17:14:08
Guud ahaan Shaqaalaha iyo masuuliyiinta shabakada caalamiga ah afkashacabka.com waxay hambalyo Ballaadhan U Diraayaan akhristayaashooda kala jooga daafaha dunida soo dhaweeynta sannadka cusub ee 2015ka dhinacakale waxa shabakadu bilaabaysaa warkii idaacad habeen walba si toos ayaa u dhageysna doontaan…

Read More »

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Hadlay Qorshaha Wershada Laydhka Berbera.

0 Visits: 633 | Thursday January 01, 2015 - 17:11:52
Xaflad lagu maamuusayay hab wadaag ah oo ku saabsan warshada laydhka Berbera oo dhexmaray xukuumadda iyo shirkad gaar loo leeyahay ayaa shalay ka dhacay huteel Maansoor ee magaalada Berbera, isla markaana waxa goob jog ka ahaa Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylaci).

Read More »

Doon Ay Leeyihiin Ganacsato Soomali Ah Oo Ku Gubatay Dalka Cuman

0 Visits: 680 | Thursday January 01, 2015 - 17:02:39
Doon ganacsi oo ay leeyihiin Soomaali ayaa ku gubatay dekkada magaalada Salalah ee dalka Cumaan.

Read More »

Daawo: Somaliland Oo markii u horeysay Lagu Qabtay Kulan Lagaga Tashanayo Siyaasadda horumarinta Lammaanaha Dalka

0 Visits: 577 | Thursday January 01, 2015 - 09:50:02
Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada ee JSL ayaa maanta furtay kulan balaadhan oo lagaga tashanayo siyaasadda horumarinta lammaanaha ee mudada shanta sanadood ah ee soo socota, kulankaas oo ay ka qayb qaadanayaan qaybaha arimaha Bulshada, Agaasimayaasha guud ee wasaaradaha dawlada iyo xubno ka tirsan…

Read More »

Boqorka Sucuudiga Oo Cusbitaalka ugu weyn ee Dalkiisa La Dhigay

0 Visits: 775 | Thursday January 01, 2015 - 09:46:24
Boqorka dalka Saudi Arabia, King Abdullah bin Abdulaziz, oo ay da'diisu tahay 91-jir ah ayaa lagu soo waramayaa in maanta

Read More »

DAAWO:Marwada Madaxwaynaha Somaliland Oo Xadhiga Ka Jartay Dhakhtar Laga Hirgaliyey Magaalada Wajaale

0 Visits: 690 | Thursday January 01, 2015 - 09:42:38
Marwada Madaxwaynaha Somaliland Oo Xadhiga Ka Jartay Dhakhtar Laga Hirgaliyey Magaalada Wajaale

Read More »

Burco: Xiisad ka Taagan Dhuldaaqsimeed Daaro iyo Baraago laga Dhisayo iyo Kooxo hubaysan oo is ku hor fadhiya Degaankaas

0 Visits: 890 | Thursday January 01, 2015 - 09:08:56
Odayaasha iyo waxgaradka Degaanka Ballihiile ayaa Qaylodhaan ka Diray Xaalad ka aloosan Balliga Saalax Dhegoole oo ka tirsan Degaanka Ballihiile isla markaasna Kulmiya Degaanaada Godorka, Iskudhoon,Naq Dhibiijo iyo Geedi haan.

Read More »

Burco oo Sannadka Cusub Xalay ku Soo Dhoweysey Arooski U horeeyey Ee ay iskula Aqaal Galaan Wiil Somalilander ah iyo Gabadh ajnabi ah oo ka Dhacay Egal Hotel +SAWIRO

0 Visits: 2768 | Thursday January 01, 2015 - 08:26:02
Magaalada burco waxa xalay ka qabsoomay arooskii ugu horeeyey ee ajnabi iyo somalilander isku guursadaan,kadib markay is guursadeen gabadh u dhalatay dalka Lebanon iyo wiil u dhashay Somaliland,

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Wadooyinka Caasimada oo Qaabka Gaadiidku u maraan la bedelay

0 Visits: 615 | Wednesday December 31, 2014 - 20:31:18
Daawo Wadooyinka Caasimada oo Qaabka Gaadiidku u maraan la bedelay

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Taliyaha Booliska Somaliland oo ka Hadlay Dhallinyaro la XidhXidhay iyo Fariinta Sannadka Cusub

0 Visits: 629 | Wednesday December 31, 2014 - 20:23:40
Taliyaha Ciidanka Booliska Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan ayaa Ka Hadlay Dhallinyaro falal amni daro ka sameeyay Gudaha Caasimada Hargaysa halka uu Sidoo kalena Fariinta Sannadka Cusub ee 2015 u diray Shacabka Somaliland.

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada Oo Kulan Ballaadhan La Yeeshay Saladiinta Iyo Cuqaasha Gobolka Togdheer Oo Isu Dhan +Sawiro

0 Visits: 753 | Wednesday December 31, 2014 - 19:44:28
Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mud. Xirsi Cali Xaji Xasan oo ay weheliyaan Wasiiru dawlaha Maaliyada iyo Wasiir ku-xigeenka Beeraha, ayaa kulan ballaadhan la qaatay Saladiinta, Cuqaasha iyo Wax garadka Gobolka Togdheer. Kulankan oo ka qabsoomay Huteelka City Plaza Hotel, Qaybtiisi hore oo ahayd Qado…

Read More »

Guddida dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Hadlay Natiijada ugu Soo Baxay Kormeer Shaqo Oo Ay ku Sameeyeen Madaarka Caalamiga ah Ee Cigaal‏

0 Visits: 634 | Wednesday December 31, 2014 - 18:52:53
Guddida dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta kormeer shaqo ku maray Madaarka Cigaal ee Caasimada Hargeysa.

Read More »

Suxufiyiinta, siyaasinta iyo masuliyiinta Qaranku Maxay ku sifeeyeen Shakhsiyaddi Marxuum Maxamed Rashiid

0 Visits: 790 | Wednesday December 31, 2014 - 18:43:35
Xabaalaha Xeedho ee Waqooyiga Magaalada Hargeysa, ayaa shalay aas qaran loogu sameeyay Alle ha u naxariistee Xoghayihii ururka saxaafadda Somaliland ee SOLJA,

Read More »

8 Sanno ayuu xabsiga Burco ku jiraa Walina Muu Helin Ehelkiisii. Fadlan Caawi Hadaad Garato Ninkani

0 Visits: 1139 | Wednesday December 31, 2014 - 18:40:13
looma-ooyaan faysal cali warsame xeefaw, waxa uu ku jiraa xabsiga dhexe ee magaalada burco muddo dhan 8 siddeed sanno tan iyo 2006 dii bishii afaraad .

Read More »