Wararka

tabarahii Iyo Xidiga Bisha October Ee Horyaalka Ingiriiska Oo La Bixiyay Yaase Qaatay?

0 Visits: 1016 | Friday November 07, 2014 - 17:49:03
West Ham ayaa aruursatay abaalmarinada bisha ee horyaalka Ingiriiska kadib markii macalinkooda Sam Allardayce loo magacaabay macalinka bisha October ee horyaalka, halka sidoo kalana xidiga bisha October la siiyay Diafra Sakho.

Read More »

Sadaasha Laga Bixiyay Kulamada 11-aad Ee Premiership-ka EnglandIyo Todobaadkan

0 Visits: 3705 | Friday November 07, 2014 - 17:39:03
Horyaalka England waxaa todobaadkan la ciyaari doonaa kulamadii 11-aad, dabcan kulanka ugu adag wuxuu ka dihici doonaa garoonka Anfield oo dhex mari doono kooxaha Liverpool Vs Chesle

Read More »

Daawo Musuulinyiinta Xisbiga Wadani Ee Gobolka Togdheer Oo Si Kuleel Uga Hadla Xukun Si Qarsoodi Ah Lagu Riday Dhalinyaro reer gar-adag ah

0 Visits: 713 | Friday November 07, 2014 - 16:50:50
Daawo Musuulinyiinta xisbiga wadani ee gobolka togdheer oo si kuleel uga hadla xukunsi qar soodi ah lagu riday dhalinyaro reer gar-adag ah

Read More »

JAALIYADDA SOMALILAND EE DALKA KUWAIT AYAA MAANTA SI BALAADHAB U SOO DHAWEEYAY FAADUMO SICIID + DAAWO SAWIRADA

0 Visits: 749 | Friday November 07, 2014 - 16:24:46
Jaaliyadda Somaliland ee dalka Kuwait ayaa si heer sare ah u soo dhaweeyay Xogyaha Maaliyadda Ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Marwo Faadumo Siciid.

Read More »

Naadiga Akhriska iyo Qoraalka ee Halkaraan ayaa Kulan uu ku dhiirigelinayey Ubadka Wax akhriska iyo Qoraalka ugu Qabtay Xarunt Maktabadda Naadiga ee Burco.

0 Visits: 1899 | Friday November 07, 2014 - 16:19:52
Kulankaasi oo ay soo Qaban qaabiyeen Hablaha Naadiga Halkaraan ayaa Caruurta loogu akhriyey Buugaag Tiro badan oo sheekooyin ay xiisaynayaan u badnaa, Akhriskaasi kadib waxa caruurtaasi yaryar oo Da'doodu u dhaxaysay 8 illaa 13 jir iyaga laftoodu akhriyeen Buugaag, iyagoo qaarkood suugaan ka tiriyey…

Read More »

Wiil Reer Australia Ah Oo Siduu Xuud U Badbaadin Lahaa Dhexgalay Libaax Badeedyo.

0 Visits: 1197 | Friday November 07, 2014 - 15:50:50
Wiil u dhashay dalkaasi Australia ayaa sameeyey qiso aad looga yaabay cidii aragtay,taas oo dadku sheegeen inay tahay mid ay film-mada ku daawan jireen oo keliyaata laakin aanay weli is odhan waxaad arki doontaan iyada oo dhab ah,

Read More »

WAR DEG DEG AH Lacagta Shilinka Somaliland Oo La Foojari-gareeyay, Oo Hargeysa lagu Arkay ,Dhaawaca Ay Gaadhsiin Karto Dhaqaalaha Muwaadiniinta Iyo Mooganaanta Baanka Dhexe

0 Visits: 2188 | Friday November 07, 2014 - 15:43:12
Sariflayaasha Magaalada Hargeysa iyo ganacsatada kale ee iibiya raashinka, ayaa ku jaho-wareersan qayb ka mid ah lacagta shilin Somaliland-ta ah oo la soo foojari-gareeyay.

Read More »

Dhegayso: Guddomiye Cirro oo Beniyey Hadaladii Hogaanka Kulmiye kana Hadlay Shaqaaqadii ka dhacday Berbera.

0 Visits: 700 | Friday November 07, 2014 - 13:46:19
Guddoomiyaha Aqalka Golaha Wakiilada Somaliland sida oo kalena ah guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md:Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro),ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay hadal dhawaan uu warbaahinta mariyey guddoomiyaha Xisbiga Muxaafadka ah KULMIYE Md:Muuse Biixi Cabdi

Read More »

Manchester City oo u gacan haadinaysa Pep Guardiola

0 Visits: 1090 | Friday November 07, 2014 - 13:36:45
Kooxda Manchester City ayaa qorshaha ku darsatay in ay xagaaga soo socda gagada Ethihad keento macalinka naadiga Bayern Munich Pep Guardiola.

Read More »

LIVERPOOL OO XIDHIIDH JOOGTO AH LA SAMAYNAYSA DA'YARKEEDA AMAAHDA KAGA MAQAN EE DIVOCK ORIGI

0 Visits: 950 | Friday November 07, 2014 - 13:27:36
Tababaraha Liverpool ee Brendan Rodgers ayaa shaaca ka qaaday inay daraasaynayaan bandhiga kasta oo uu sameeyo da'yarka amaahda kaga maqan ee Divock Origi kaas oo amaah hal xili ciyaareed ah kula jooga kooxdiisii hore ee Lille.

Read More »

Raisul Wasaaraha Yaman Oo Dadka Facebook-ga Isticmaala Ka Codsaday In Ay Ka Caawiyaan Xulidda Wasiirada Xukuumadiisa.

0 Visits: 712 | Friday November 07, 2014 - 13:22:28
Raisul Wasaaraha dalka Yemen ayaa markii ugu horeysay ee taariikhda boga ay bulshadu kuwada xidhiidho ku baahiyay codsi uu u jeedinayo bulshada dalkiisa oo ku aadan in ay la soo xulaan golihiisa wasiirada.

Read More »

Maayirka Degmada Gabiley Oo Kullan la Yeeshay Maayarka Degmada Hardenberg ee Dalka Netherland iyo Waji Cusub oo Ufurmay Xidhiidhka Labada Degmo Ee Wadamada Somaliland Iyo Holland + SAWRO

0 Visits: 822 | Friday November 07, 2014 - 13:14:36
Duqa Degmada Gabiley ayaa Maanta kullan kula yeeshay Dawlada Hoose ee Hardenberg Maayarka Degmada Hardenberg ee Dalka Netherland Peter Snijders .

Read More »

Ciyaar Yahanada MESSI Iyo RONALDO Ma la odhan karaa Waa Labada Xidig Ee Adduunka Ugu Fiicna Wixii Ciyaartoy Soo Maray. Dood Furan

0 Visits: 4207 | Friday November 07, 2014 - 13:07:13
Marka hore waa su'aal sanado badan soo taagnayd in lakala saaro midka fiican Messi iyo Ronaldo, waana dood sii socon doonta sanadaha inagu soo aadan haddii ay sii wadaan qaab ciyaareedkii lagu bartay sanadihii ugu danbaysay.

Read More »

Xukuumadda Oo Faransiiska Ka Codsatay Inuu Qadiyadda Jamhuriyadda Somaliland U Bandhigo Golaha Ammaanka Ee Qaramada Midoobay

0 Visits: 730 | Friday November 07, 2014 - 12:55:10
Madaxweynaha Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa shalay xafiiskiisa ku qaabiley wefti uu horkacayay safiirka Faransiiska ee Soomaaliya,

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Wasiirka Wasaarada Caafimada Somaliland Dr Saleebaan Xagalatoosiye Oo Hospitale Cusub Xadhiga Kaga Jaray Magaalada Boorama.

0 Visits: 643 | Friday November 07, 2014 - 07:07:22
Wasiirka Wasaarada Caafimada Somaliland Dr Saleebaan Xagalatoosiye Oo Hospitale Cusub Xadhiga Kaga Jaray Magaalada Boorama.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Wajigii Labaad Ee Qaadashada Kaadhka Dhalashada Somaliland Oo Ka Socda Gobolka Gabiilay Iyo Shacabka Oo Gacmo Furan Kusoo Dhaweeyay.

0 Visits: 662 | Friday November 07, 2014 - 06:48:53
Wajigii Labaad Ee Qaadashada Kaadhka Dhalashada Somaliland Oo Ka Socda Gobolka Gabiilay Iyo Shacabka Oo Gacmo Furan Kusoo Dhaweeyay.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Md.Maxamed Muuse Diiriye Oo Booqasho Iyo Kormeer Ku Galaabixiyay Deegamada Waqooyiga Ee Gobolka Togdheer.

0 Visits: 783 | Friday November 07, 2014 - 06:44:26
Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Md.Maxamed Muuse Diiriye Oo Booqasho Iyo Kormeer Ku Galaabixiyay Deegamada Waqooyiga Ee Gobolka Togdheer.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv: Beebkii Biyaha U Qaadayay Shacabka Ku Dhaqan magaaladda Berbera Oo Iskaraab Laga Dhigtay Si Dibada Loogu Iibgeeyo Iyo Dadwaynaha Oo Ay Fajac Ku Noqotay Arintan Foosha Xun Leh.

0 Visits: 696 | Friday November 07, 2014 - 06:40:12
Daawo Afkashacabka Tv: Beebkii Biyaha U Qaadayay Shacabka Ku Dhaqan magaaladda Berbera Oo Iskaraab Laga Dhigtay Si Dibada Loogu Iibgeeyo Iyo Dadwaynaha Oo Ay Fajac Ku Noqotay Arintan Foosha Xun Leh.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Maayirka Caasimada Labaad Ee Somaliland Burco Oo Jaaliyada Reer S land Ee Norway Si Wayn Usoo Dhawayay

0 Visits: 607 | Friday November 07, 2014 - 06:34:38
Maayirka Caasimada Labaad Ee Somaliland Burco Oo Jaaliyada Reer S land Ee Norway Si Wayn Usoo Dhawayay

Read More »

Daawo Afkaashacabka Tv Qaar Kamida Dhalinyarada gobolka Togdheer Oo eedeyn u soo Jeediye Isku Duwaha Wasaarada Ciyaaraha Ee Gobolka Togdheer

0 Visits: 809 | Thursday November 06, 2014 - 22:56:51
Halkan Daawo Afkaashacabka Tv Qaar Kamdia Dhalinyarada gobolka Togdheer Oo eedeyn u soo Jeediye Isku Duwaha Wasaarada Ciyaaraha Ee Gobolka Togdheer

Read More »