Wararka

Wasiirka Gashan Dhiga Oo Ka Hadlay Shirka Xingalool iyo Qodobo Kale.

0 Visits: 1002 | Tuesday September 02, 2014 - 17:41:23
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa Waraysi uu la yeeshay Wargeyska Himilo kaga warramay ogaantiisa Wefti Wasiirro iyo Masuuliyiin isugu jira oo la sheegay inay Puntland u soo dirtay deegaanno ka tirsan gudaha dalka Somaliland,

Read More »

Wasiirka Caafimaadka Oo Jawaab Ka Bixiyay Dhaawaq Ka Soo Yeedhay Masuuliyiinta Sare Ee Xisbiga UCID.

0 Visits: 761 | Tuesday September 02, 2014 - 17:36:42
Wasiirka wasaaradda caafimaadka ee Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye), ayaa si adag u beeniyay hadallo ka soo yeedhay musharaxiinta madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka ee xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen iyo C/rashiid Xasan Mataan

Read More »

Dawladaha Somaliland Iyo Itoobiya Oo Ka Wada Hadlay Adkaynta Nabad Gelyadda Ee Xuduudaha Labadda Wadan.

0 Visits: 648 | Tuesday September 02, 2014 - 17:34:59
Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u xaqiijisay inay dawladda Itoobiya kala hadashay dhibaatooyinka nabadgelyo-darro ee kooxda fallaagada Cali Khaliif Galaydh ka wadaan degaanno ku yaal xuduudka labada dal wadaagaan.

Read More »

Dhagayso:Afhayeenka Madaxtooyada JSL Oo Beeniyey Wararka La Xidhiidha Isku- Shaandhaynta Madaxweynuhu Soo Wado

0 Visits: 799 | Tuesday September 02, 2014 - 17:15:19
Afhayeenka Madaxtooyada JSL Oo Beeniyey Wararka La Xidhiidha Isku- Shaandhaynta Madaxweynuhu Soo Wado

Read More »

DaawoMuqaal: Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Maanta Si Toosa U Hortgay Golaha Wakiilada JSL

0 Visits: 897 | Tuesday September 02, 2014 - 16:59:53
Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Maanta Si Toosa U Hortgay Golaha Wakiilada JSL Kana Bixiyay sharaxaad Qoto Dheer Waxqabadkiisa Wasaaradda Madaxtooyada.

Read More »

WAKAALADDA HORUMARINTA WADDOOYINKA SOMALILAND OO SOO BANDHIGTAY QEYBAHA DHISMAY EE JIDKA CEERIGAABO

0 Visits: 839 | Tuesday September 02, 2014 - 12:41:13
Wakaaladda Horumarinta waddooyinka Somaliland ayaa daboolka ka qaaday in qorshihii wejiga koowaad ee dhismaha Jidka Ceerigaabo uu ugu hirgalay sidii loogu tallo-galay

Read More »

Maraykanka Oo Sheegay Inuu Weerar Xaga Cirka Ah Ka Fuliyay Gobolka Shabeelada Hoose

0 Visits: 749 | Tuesday September 02, 2014 - 08:12:54
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in duqeyn dhanka cirka ah ciidamad Mareykanka ay ka geysteen gobolka Shabeelaha Hoose.

Read More »

Lix Waxyaabood Oo Aad U Baahan Tahay Inaad Ka Ogaato Saxiixa Cusub Ee Man Utd Falcao.

0 Visits: 919 | Tuesday September 02, 2014 - 08:00:56
Manchester United ayaa sameysay saxiixii ugu weynaa maalintii ugu danbeysay ee suuqa kala iibsiga iyagoo si lama filaan ah amaah kula soo wareegay weeraryahanka Monaco Radamel Falcao.

Read More »

"mucaaradku korodhsiimana way ka qaylinayaan, doorashana diyaar uma aha" Xildhiban Ruush

0 Visits: 851 | Tuesday September 02, 2014 - 07:52:45
Xildhibaan Ibraahin Carraale Cabdi (Ruush) oo ka mid ah mudaneyaasha golaha wakiillada Somaliland ayaa naqdiyay siyaasadda xisbiyada mucaaradka ah oo uu ku tilmaamay inaanay diyaar u ahayn inay doorasho dalka ka qabsoonto.

Read More »

Daawo Muqaal: Boqolaal Yahuud Oo Laga Masaafuriyay Dal Kuyaala Latin Amerika,

0 Visits: 917 | Tuesday September 02, 2014 - 07:50:03
Boqolaal Yahuud ah oo ku dhaqan Deegaan lagu Magacaabo San Juan oo ka tirsan dalka Guatemala ayaa lagu amrayin ay halkaasi isaga baxaan , waxaana lagu eedeeyay Yahuudan in ay u hogaansami waayeen sharciga Dalka.

Read More »

Yuhuudda Oo Dhul Hor Leh Ka Boobtey Reer Falastiin

0 Visits: 764 | Tuesday September 02, 2014 - 07:45:04
Maamulka Isra'iil ayaa Axaddii shalay shaaciyey inuu la wareegayo dhul baaxadiisu dhan tahay 400 hectares oo ku yaal duleedka magaalada Bethlehem.

Read More »

"Xagaagani Waxa Uu Ahaa Kii Ugu Dadka Badnaa, Wasaaradda Duulista Waxay Ku Guulaysatay " Maamulaha Madaarka Cigaal

0 Visits: 809 | Monday September 01, 2014 - 23:42:33
Maamulaha Madaarka Cigaal International Airport Maxamed Yuusuf Ismaaciil ayaa ka hadlay Maamulaha Madaarka Cigaal International Airport Maxamed Yuusuf Ismaaciil ayaa ka hadlay noqoshada dadka Qurba-jooga reer Somaliland ee dalka yimid wakhtigii xagaaga, isaga oo sheegay in ilaa hada aanay jirin wax…

Read More »

War Deg Deg ah Doon Ku Degtay Badda Udhexeysa Liibiya iyo Talyaaniga Oo Ay Ku Geeriyoodeen Dad Badan Oo Reer Somaliland ah

0 Visits: 1123 | Monday September 01, 2014 - 23:36:13
Doon ay saarnaayeen dhalinyaro u badan reer Somaliland ayaa, la sheegay in ay habeen hore ku degtay Badda u dhexeysa Liibiya iyo Talyaaniga, iyadoo

Read More »

Maxuu Ka Idhi Generaal Jidhif Galitaanka Ciidamada Qaranka ee SaaxaDheer

0 Visits: 970 | Monday September 01, 2014 - 23:32:27
Taliyihii hore ee ciidamada Milatariga Somaliland, Jen. Maxamed Xasan C/llaahi (Jidhif), ayaa sheegay in ciidanka Militarigu xaq u leeyihiin inay sugaan xadka Somaliland, isla markaana beesha caalamka ku dhaliilay inay indhaha iska tirayaan.

Read More »

Daawo Muqaal:IsuduwahaWasaradda Maaliyada Somaliland Oo Maanta Booqasho Kusoo Galaa Bixiyay Gobolada Bariga Somaliland

0 Visits: 662 | Monday September 01, 2014 - 23:28:29
Mashaariic Horumarineedna Ka Fuliyay Gobolka Saraar

Read More »

Madaxwaynaha Wadanka Ruushka Oo Tageeray Wada Hadal U Furma Isaga Iyo Ukriane.

0 Visits: 933 | Monday September 01, 2014 - 19:16:41
Madaxweynaha dalka Ruushka Putin ayaa ku baaqay wadahadal degdeg ah oo looga hadlayo sidii dawlad ay u noqon lahaayeen gobollada bariga dalka Ukraine,

Read More »

Xarunta Xuquuqal Insaanka Oo Canbaaraysay Muwaadinka Reer Somaliland Ee Loo Gacan Geliyay Jibuuti.

0 Visits: 707 | Monday September 01, 2014 - 19:07:36
War-saxaafadeed Xarunta Xuquuqal Insaanku waxay canbaaraynaysaa muwaadinka reer Somaliland ee loo gacan geliyay Jibuuti

Read More »

DAAWO Gudida Ilaalinta Hantida Qaranka Oo Amaan Dusha Ka Huwiyey Wasiirka Xanaanada Xoolaha Su,aalihii Maanta

0 Visits: 734 | Monday September 01, 2014 - 18:58:53
DAAWO Gudida Ilaalinta Hantida Qaranka Oo Amaan Dusha Ka Huwiyey Wasiirka Xanaanada Xoolaha Su,aalihii Maanta

Read More »

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Iclaamiyay Xiliga Ay Caasimada Somaliland Helayso Biyo Ku Filan.

0 Visits: 746 | Monday September 01, 2014 - 18:53:16
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Cabdillaahi Cukuse ayaa sheegay in Mashruucyo Biyaha Hargeysa lagu balaadhinayo marayaan gabo-gabo islamarkaana sanadka 2015-ka Hargeysa helayso Biyo ku filan.

Read More »

DAAWO Wasiirka xanaanada xoolaha oo hortagay gudida ilaalinta hantida qaranka iyo su,aalaha ay waydiiyeen

0 Visits: 667 | Monday September 01, 2014 - 18:49:53
DAAWO Wasiirka xanaanada xoolaha oo hortagay gudida ilaalinta hantida qaranka iyo su,aalaha ay waydiiyeen

Read More »