Wararka

Dawladda Ingiriiska Oo Qabanaysa Shir Lagaga Hadlayo Tacadiyada Haweenka Loo Gaysto.

0 Visits: 995 | Tuesday June 10, 2014 - 08:33:13
Shirkan oo ka furmi doona magaalada London ayaa waxa ka so qayb-gali doona dowlado badan oo caalamka ah

Read More »

Daawo Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr.Saleeban Xaglatoosiye Oo Jaaliyada Ingriiska La Kulmay Kana Warbixiyay Intii Uu Joogay Wasaarada Caafimaadka Waxii U Qabsoomay.

0 Visits: 856 | Tuesday June 10, 2014 - 08:02:02
Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr.Saleban Xaglatosiye oo kulan la yeeshay Jaaliyadda Somaliland ee Ingiriiska ayaa Sheegay Inay Maraakib Ambalaas Ah Soo Iibsadeen.

Read More »

"Faysal Cali Waraabe isagaa bilaabay qabyaalada barrigii uu khilaafku ka dhex jiray xisbigiisa, isagaa odhan jiray reer baa leh iyo anigaa leh UCID, waa Huteelka Maansoor oo kale

0 Visits: 1083 | Tuesday June 10, 2014 - 07:53:40
Xildhibaan C/raxmaan Cismaan Caalin oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa Guddoomiyaha xisbiga UCID ku eedeeyay inuu aabo iyo hooyaddaba u yahay qabyaalladda

Read More »

Real Madrid oo hormar kasameesay saxiixa Tony Kroos.

0 Visits: 1452 | Tuesday June 10, 2014 - 07:22:19
Wararka ay isla dhexmarayaa saxaafada Germany ayaa sheegaayo in Real Madrid ay hormar kasameesay saxiixa Tony Kroos, ciyaaryahankaan ayaa kuqanacsaneen heshiiska uu kula joogo Bavarians isagoo kooxda kadalbaday in wax laga badalo

Read More »

Neymar iyo Gerrard oo maantay dhaawacyo fudud kaso gaareen tababarka England iyo Brazil.

0 Visits: 1526 | Tuesday June 10, 2014 - 07:22:11
Xiddiga Brazil iyo kooxda Barcelona Neymar De Silva ayaa maantay kudhaawacmay xiisadii tababarka qarankiisa uu isugu diyaarinaayo kulanka furitaanka ee maalinta khamiista ah Brazil laciyaari doonto xulka Croatia.

Read More »

Golaha Wakiillada Shacabka Ee Ethiopia Oo Ka Dooddaaya Miisaaniyada Sanadka 2007

0 Visits: 888 | Tuesday June 10, 2014 - 07:15:19
Waxaa Guriga Golaha Wakiillada Shacabka ee Xarunta Adis ababa ka furmay shir uu Goluhu kaga wada-hadlayo Ansixinta Miisaaniyada

Read More »

Daawo Muqaal: Dhakhtar Soomaaliyeed Oo Helay Daawada Cudurka Kansar iyo Kuwo Kale Oo Dilaa Looga Aqoonsan Yahay Dunida

0 Visits: 977 | Monday June 09, 2014 - 23:37:38
Dhakhtar Soomaaliyeed Oo Helay Daawada Cudurka Kansar iyo Kuwo Kale Oo Dilaa Looga Aqoonsan Yahay Dunida

Read More »

Daawo Muqaal;Gudomiyaha Gobolka Sanaag oo furay kulan lagaga hadlayay Xoojinta Xidhiihka wada Shaqayneed ee Boliska iyo Bulshada oo ay soo qabanqaabisay hayada DDG

0 Visits: 745 | Monday June 09, 2014 - 23:07:43
Gudomiyaha Gobolka Sanaag oo furay kulan lagaga hadlayay Xoojinta Xidhiihka wada Shaqayneed ee Boliska iyo Bulshada oo ay soo qabanqaabisay hayada DDG

Read More »

Daawo Muqaal:Guddida Dhismaha Wadadda Isku Xidha Berbera Iyo Raari-buur Oo Ka Warbixiyay Qaabka Uu U Socdo Dhismaha jidkaasi

0 Visits: 771 | Monday June 09, 2014 - 23:04:17
Guddida Dhismaha Wadadda Isku Xidha Berbera Iyo Raari-buur Oo Ka Warbixiyay Qaabka Uu U Socdo Dhismaha jidkaasi

Read More »

Daawo Muqaal:Maayir Kuxigeenka Magaalada Burco oo Maanta Xadhiga Ka Jaray Meherad Cusub oo Laga Furay Magaalada Burco

0 Visits: 740 | Monday June 09, 2014 - 22:59:06
Maayir Kuxigeenka Magaalada Burco oo Maanta Xadhiga Ka Jaray Meherad Cusub oo Laga Furay Magaalada Burco

Read More »

DAAWO Muqaal:Garad Saleeban Garad Maxamed Iyo Wafdigi Uu Hogaminayay Oo Kulamo Laqatay Wax Gardka Degmada Xudun

0 Visits: 867 | Monday June 09, 2014 - 22:54:40
Garad Saleeban Garad Maxamed Iyo Wafdigi Uu Hogaminayay Oo Kulamo Laqatay Wax Gardka Degmada Xudun

Read More »

Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa ka hadlay xalka laga gaadhay khilaafkii xisbiga talada Haye ee Kulmiye

0 Visits: 1014 | Monday June 09, 2014 - 22:45:30
Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa ka hadlay xalka laga gaadhay khilaafkii xisbiga talada Haye ee Kulmiyey inuu ku faraxsan yahay maadaama oo la badbaadiyey burbur ku yimaadda xisbul-xaakimka.

Read More »

Labatan Iyo Sideed Qof Oo Ku Dhintay Weerraro Lagu Qaaday Garoonka Diyaradaha Magaladda Karachi Ee Wadanka Pakistan.

0 Visits: 880 | Monday June 09, 2014 - 22:38:00
Daalibaanka Pakistaan ayaa sheegay inay weerarka ku qaadeen garoonka diyaarada ee Karachi, halkaas oo ay ku dhinteen labaatan iyo siddeed qof oo ay ku jiraan toban mintidiinna.

Read More »

Madaxweynaha Iran Xasan Rooxaani ayaa booqasho ku jooga magaalada Ankara ee caasimadda wadankaasi Turkey.

0 Visits: 1071 | Monday June 09, 2014 - 22:34:57
Booqashada ayaa ujeedadeedu tahay sidii loo xoojin lahaa xidhiidhka ganacsiga ee labada waddan, laakiin dagaalka Suuriya ayaa la filayaa inay ka wada hadlaan madaxweyne Rooxaani iyo Ra'iisalwasaare Recep Tayyip Erdogan.

Read More »

Deeq Isugu Jirta Lacag Iyo Timir Oo Lagu Wareejiyey Xarunta SAHAN Ee Lagu Hayo Dadka Xanuunada Dhimirka Qaba

0 Visits: 981 | Monday June 09, 2014 - 22:27:11
Xalaqatul Nuur oo ka mid ah jaaliyadda reer Somaliland ee dalka Sucuudi Carabiya, ayaa maanta deeq lacageed iyo timir faro badan soo gaadhsiiyey xarunta lagu hayo dadka qaba xanuunada dhimirka ee SAHAN ee Magaalada Hargeysa.

Read More »

Daawo Muqaal: Kulan Lagag Hadlayay Is Dhaxgalka Bulshada Oo lagu soo Gabagabayay Magalada Hargaysa

0 Visits: 715 | Monday June 09, 2014 - 22:21:28
Kulan ayaa waxa kaso qayb Galay xubno baladhan oo ka socday Gobolada Dalka waxana kulankan soo qabanqaabiyay Hadayada Akadamiga Nabada ee Somaliland

Read More »

Daawo Muqaal:madaxwaynha somaliland ayaa maanta ka qayb galay kulankii lixeed ee horumarinta dhaqaalaha somaliland khudbada dheern halkaas ka soo jeediyaya

0 Visits: 754 | Monday June 09, 2014 - 22:11:14
madaxwaynha somaliland ayaa maanta ka qayb galay kulankii lixeed ee horumarinta dhaqaalaha somaliland khudbada dheern halkaas ka soo jeediyaya

Read More »

President Of Somaliland Speech At The Opening Of The HLACF – 9 June 2014 At Ambassador Hotel

0 Visits: 924 | Monday June 09, 2014 - 22:02:52
Excellencies and Ambassadors, Honorable Ministers, Distinguished guests, Ladies and gentleman.

Read More »

Daawo Muqaal:Dawlada Somaliland Oo Markii Ugu Horaysay Ka Hirgalisay Riig Biyood Deegaanka Badhan Iyo Shacabka Ku Dhaqan halkaas Oo Ku Diirsaday.

0 Visits: 765 | Monday June 09, 2014 - 21:55:58
Dawlada Somaliland Oo Markii Ugu Horaysay Ka Hirgalisay Riig Biyood Deegaanka Badhan Iyo Shacabka Ku Dhaqan halkaas Oo Ku Diirsaday.

Read More »

Daawo Muqaal:Wasirka Madaxtoyada Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Xadhigga Ka jaray Qayb ka mid ah Wadada Salaxlay Iyo Hargaysa Maanta.

0 Visits: 849 | Monday June 09, 2014 - 21:45:32
Wasirka Madaxtoyada Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Xadhigga Ka jaray Qayb ka mid ah Wadada Salaxlay Iyo Hargaysa Maanta.

Read More »