Wararka

Daawo Muqaal: Guddomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo Dalka ku soo laabtay Kana Hadlay Xaaladda Dalka iyo xisbiga Kulmiye

0 Visits: 725 | Thursday June 05, 2014 - 15:37:50
Guddomiyuhu wuxu sheegay inay mucaarad ahaan Wadani iyo Ucid dhinacooda ka gelayaan dhexdhexaadin khilaafka xisbiga kulmiye Dhegayso:

Read More »

BASHAR AL-ASSAD OO MAR KALE LOO DOORTAY MADAXWEYNAHA SUURIYA

0 Visits: 876 | Thursday June 05, 2014 - 15:35:11
Madaxweynaha Suuriya ayaa dib loogu doortay Bashar Al-assad ka dib doorasho wadankaasi ka qabsoontay.

Read More »

Daawo: Guddiga Xuquuqul insaanka Qaranka ayaa kormeer ku tegey Magaalada Laascaanod ee Xarunta Gobolka Sool

0 Visits: 776 | Thursday June 05, 2014 - 15:31:43
Waxay Guddigu kormeerkooda ku tageen Xabsiga Dhexe ee magaalada iyo maxkamadda Gobolka

Read More »

Markab weyn oo Ethiopia u sida Shixnad ayaa ku soo xidhanaya Dekedda Berbera.

0 Visits: 874 | Thursday June 05, 2014 - 15:28:31
Markabka ayaa sida Qalabka wax lagu dhiso,wuxuuna alaabta u sidaa Kililka 5-aad ee Itoobiya.

Read More »

Daawo: Waraysi Xaasaasiya oo Prof: Axmed Ismaciil Samatar Siiyey HCTV

0 Visits: 710 | Thursday June 05, 2014 - 15:18:45
Waraysiga lala yeeshay wuxu professorku si weyn ugaga hadlaya qaddiyada somaliland iyo weliba siyaasada Soomalida.

Read More »

Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Oo Guddoonsiiyay Guddida Wadada Baligubadle 100,000$ (Boqol Kun Oo Dolar) +Sawiro

0 Visits: 803 | Thursday June 05, 2014 - 15:08:09
Wasiir Wasaaradda Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Maareeyaha hay'ada Wadooyinka oo hogaaminaaya wefti balaadhan oo ay ka mid ahaayeen

Read More »

SULDAANKA GUUD EE SUBEER AWAL OO GUDDIDA GUURTIDA EE XALLINTA KHILAAFKA KULMIYE U SOO JEEDIYEY INAANAY DHINACNA U HIILIN GARABYADA KULMIYE

0 Visits: 1144 | Thursday June 05, 2014 - 15:02:50
Suldaanka Guud ee beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi, ayaa guddida golaha guurtida u soo jeediyey inay hab caddaalad ah ku xaliyaan khilaafka Kulmiye ee ay gacanta ku hayaan. Waxa uu soo jeediyey in la ilaaliyo amaanka Somaliland.

Read More »

Mujaahid Xasan Ciise Jaamac Oo ku baaqay in Xalka Khilaafka kulmiye loo Daayo Golaha Guurtida

0 Visits: 784 | Thursday June 05, 2014 - 09:54:27
"Danta ummaddu waxay u jirtaa in guurtida loo daayo inta ay ka gun gaadhayaan khilaafka KULMIYE" Xasan Cise Jamac

Read More »

Daawo: Sh Umal oo Muxaadarooyink Qiimo Badan ka Jeedinaya Masjidul Madiina Maalmahan uu jogay Burco

0 Visits: 1836 | Thursday June 05, 2014 - 09:09:22
Sheekha waxa muxaadarooyin ku saabsan Guurka iyo Taqwada 2 habeen oo isku xigta ka jeediyey masjidul madiina, isagoo sheekhu ka jawaabaya su'aalo tiro badan oo dadku soo waydiiyeen

Read More »

DAAWO MUUQAAL: Sidii Maraykanka Iyo Kooxda Taalibaan Ula Kala Wareegeen Maxaabiista

0 Visits: 847 | Thursday June 05, 2014 - 08:53:57
Kooxda Talibanka ayaa maanta siidaayey filim muujinaya qaabkii ay maxaabiista isku dhaafsadeen Dowlada Maraykanka.

Read More »

DAAWO: HEESTII UGU DANBAYSAY EE LOO QAADO MADAXWEYNE SIILAANYO IYO FANAANADII NIMCO YAASIN CARAALE

0 Visits: 2678 | Thursday June 05, 2014 - 08:31:10
"KASBATOO DADKAAGII, KUU WADA DUCEEYEEN, SHANTA KALENA NOO HAY IYO WELIBA KAALKAAL"

Read More »

Daawo: Shacabka Reer Oodweyne oo si mug leh u taageeray murashaxnimada Madaxweyne Siilaanyo kana marag furay Waxqabad tiro badan oo xukuumaddiisu hirgelisay

0 Visits: 884 | Thursday June 05, 2014 - 08:07:54
"Madaxweynaha Waxqabad baanu ku raacnay oo mar kale ku doraanaynaa, intii madaxweyne soo martayna wuxu noqday kii ugu waxqabadka badnaa, dalkuna horumarka iyo waxqabad bu u bahanyahay" Odayasha Reer Odweyne

Read More »

Daawo Muqaal:Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Xagalatoosiye iyo Madax kale Oo Safar Ugu Baxay Dalka Uk Iyo Ujeedada Socdaal Kooda Daaran Yahay

0 Visits: 714 | Thursday June 05, 2014 - 00:56:00
Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Xagalatoosiye iyo Madax kale Oo Safar Ugu Baxay Dalka Uk Iyo Ujeedada Socdaal Kooda Daaran Yahay

Read More »

Dhegayso: Sh. Maxmed Cabdi Umal oo Xalay Muxaadiro Qiimo Badan u jeediyey Ardayda Jamacadda Burco

0 Visits: 2077 | Wednesday June 04, 2014 - 17:43:52
Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa xalay Muxaadaro Qiimo Badan u jeediyey Ardayda Jamacadda Burco, isagoo uga Digay Aafooyinka Dhalinyarada ku habsaday Sida Tahriibka, Qabyaalada iyo Qaadka, oo uu shegay inay hormuud u yihiin dhalinyarada dhibka haysta, iyadoo ardayduna su'aalo waydiiyeen sheekha

Read More »

Dhegeyso: Badhasabka Gobolka Selal oo ka warbixiyey xaaladda xadka Somaliland iyo Djibouti oo la adkeeyey.

0 Visits: 897 | Wednesday June 04, 2014 - 17:24:41
Guddomiyaha Gobolka Salal iyo kuxigeenkiisuba waxay maalmahan u danbeyey kusugnaayen magaalada hargeysa iyadoo dawladda djibouti hore u sheegtay in xuduudka ay la leedahay somaliland ay ka soo gudbeen dadkii qaraxyada ka geystay waddanakaasi, waxanu guddomiyuhu faahfahiyey xaaladda gobolkiisa iyo xuduudka…

Read More »

Tahriibayaal lagu badbaadiye badaha Dalka Yemen iyo ku dhowaad 50 Qof oo mayd ah oo laga helay Xeebaha Dalkasi yemen

0 Visits: 884 | Wednesday June 04, 2014 - 17:14:36
Ciidammadda ilaalada Xeebaha ee dalka Yaman, Ayaa sheegay inay heleen Meydadka ugu yaraan 50 qof

Read More »

Gudida Cadaaladda Oo Garsoorayaal Tiro Badan shaqadii Ka Caydhiyey Wa maxay Sababtu?

0 Visits: 996 | Wednesday June 04, 2014 - 17:00:48
Gudida Cadaaladda Oo Garsoorayaal Tiro Badan shaqadii Ka Caydhiyey Wa maxay Sababtu?

Read More »

Shacabkii la xasuuqay 1988kii oo lagu xusay magaalada hargaysa iyo Guddomiyaha Guddiga ku hawlan Baadhista xasuuqyadii Dalka ka dhacay oo Khudbad Qiiro leh ka jediyey

0 Visits: 1198 | Wednesday June 04, 2014 - 16:15:44
munaasibada loo sameyey xuskan ayaa looga duceeyay dadkii sida isir gumaadka ah u laayay kaligii taliskii Maxamed Siyaad Bare

Read More »

NUXURKA KULAN DHEXMARAY SALAADIINTA BEELAHA MADAXWEYNE SIILAANYO IYO GUDDOOMIYE MUUSE BIIXI

0 Visits: 874 | Wednesday June 04, 2014 - 16:02:41
Qodobadda ay ka wadahadleen madax-dhaqameedka labada dhinac oo salaadiinta guud kala hoggaaminayeen iyo kulan ergada guurtidu la yeesheen garabka KULMIYE ee madaxweyne Siilaanyo

Read More »

"Adeegga Zaad waxa uu nagu keenay Sicir-barar, waxaanay Zaad dishay sumcaddii lacagta sharciga ah ee waddankayaga."Guddoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland Cabdi Dirir Cabdi

0 Visits: 1098 | Wednesday June 04, 2014 - 12:39:48
Suxufi caalami ah, ayaa Somaliland ka diyaariyey warbixin xiiso badan oo kashiftay Sharci-darrada, dhibaatada dhaqaalo-darro iyo Sicir-bararka adeega Zaad ku keenay Somaliland

Read More »