Wararka

Sirdoonka Maraykanka Oo la sheegay inu Dhegeysto Telefoonada Madaxda Somalia iyo Wargeys ka soo Baxa Dalkaas oo wax ka qorey

0 Visits: 791 | Sunday March 30, 2014 - 17:35:37
Sirdoonka Dowlada Mareykanka ayaa wali la kulmaya fadeexado hor leh oo la xariira in ay dhageystaan Telfoonada gaarka ah ay leeyihiin Madax ka tirsan Dowladaha Caalamka

Read More »

Wefti Wasiiro ah oo xukuumaddu u dirtay Golaha Degaanka Magaalada Shifield oo Cod u qaadaya Aqoonsi ay siiso Magaaladaasi Dalka Somaliland

0 Visits: 861 | Sunday March 30, 2014 - 17:16:49
Wasiirada Arimaha Dibada Maxamed Biixi Yoonis, Macdanta iyo Tamarta Xuseen Cabdi Ducaale iyo Wasiirka Ganacsiga Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa ka qayb qaadanaya dardar gelinta ictiraafka Somaliland oo ay Balanqaadeen Golaha degaanka Sheffield.

Read More »

Line-upka Rasmiga Ee Kulanka Xiisaha Leh Ee Liverpool v Tottenham.

0 Visits: 900 | Sunday March 30, 2014 - 16:51:02
Tababare Brendan Rodgers ayaa hal bedel ku sameeyay line-upkiisa iyadoo Sterling uu bedelay Joe Allen oo kursiga keydka ku soo bilowday

Read More »

"Dallada kulmisay Shirkadaha Korontada Burco, Waa Astaan Midnimo oo ku Dayasho Mudan, "Horumarka dal ku talaabsado waxaa Sal u ah in la helo Koronto jaban oo awood badan"

0 Visits: 735 | Sunday March 30, 2014 - 16:34:09
Wasiirka Madaxtooyada Somaliland ayaa Dareen Farxad badan leh ka Bixiyey Midowgii Shirkadaha Korontada ee Burco, waxanu qoraal uu ku baahiyey Bloggiisa gaarka iyo boggiisa Facebook ku yidhi sidan:

Read More »

Daawo Video:Xildhibaan Buubaa oo ah Guddomiyaha Guddiga Joogtada ee Golaha Wakiilada oo ka warbixiyey Xafiisyo ay Golaha uga Soo fureen Gobolada Dalka

0 Visits: 666 | Sunday March 30, 2014 - 16:02:38
Xildhibaan Ibrahin Mahdi Buubaa ayaa sheegay in xafiisyada ay ka soo fureen Gobolada muhiimadoodu ahayd in Xildhibanada Goboladaas laga soo doortay Wakhtiyada Goluhu fasaxa yahay ay ku shaqeeyaan oo ay Cabashooyinka iyoTalooyinka Dadkooda ku dhegaystaan

Read More »

Dhakhtara Ruush Ah oo ka hawlgala Cisbitaalada Hargeysa oo si khalad ah Haweeney uga saaray Makaanka Xilli aanu baadhitaan ku samayn Haweenaydaas

0 Visits: 760 | Sunday March 30, 2014 - 15:49:22
Wasiir-ku-xigeenka Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland marwo Nimco Xuseen Qawdhan, ayaa shaaca ka qaadday in dhakhar ajnebi ah si khaldan makaanka uga saaray gabadh xaalad caafimaad u booqatay cusbitaal ku yaal caasimadda Hargeysa.

Read More »

Wasiir Cukuse oo sheegay inaany ogeyn Raaligelin Warbaahintu Daabacday oo la sheegay in Universal Tv Bixisay kana warramay Xaaladiisa Caafimaad

0 Visits: 918 | Sunday March 30, 2014 - 15:30:44
"Ma Ogi Meel Ay Raali-Galin Ku Bixiyeen Balse Arrinta Uiversal Waa Arrin Aanu Dariiqii Sharciyada Marinay Oo Dacwadooda Waxa Aanu U Gubinay Xeer Ilaalinta, Wixii Sharcigu Gooyo Ayuun Baanay Noqonaysaa.."

Read More »

Daawo Video: Wasiirkuxigenka Ganacsiga Bashiir Abdi Xarir oo ka qaybgalay kulan lagaga heshiiyey Dilkii Taliyiihii Degmada Xajisaalax

0 Visits: 1287 | Saturday March 29, 2014 - 12:46:37
Taliyiihii Degmada Xaaji Saalax oo dhowaan la dilay ayaa laga gaadhay Heshiis Rasmiya, waxana heshiiskaas goob joog ka ahaa Wasiirkuxigenka Ganacsiga Bashiir Cabdi Xarir

Read More »

"Argagaxisonimadu ma shaqeyn karto. Waxaan diyaarinnay qorshe cusub oo lagu wacyi-gelinayo dhallinyarada, kooxaha aan diyaarinnay waxay tegi doonaan goob walba oo cibaado sida Masaajidda iyo kaniisadaha. Umana dulqaadanayno falalka argagaxisada," Kenyatta

0 Visits: 597 | Saturday March 29, 2014 - 12:32:16
Uhuru Kenyatta ayaa kulankii shalay ugu yeeray Soomaalida inay argagaxisada dagaal kala hor-tagaan. Iyadoo dowladda Kenya ay tan iyo sannadkii 2011 ka cabanaysay weerarro ay Al-shabaab ka geysanaysay gudaha dalkaas.

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada oo xadhiga ka jaray Guryo Hay'adda NRC ka dhistay Kaamka Cali Xuseen iyo weedhii wasiirka

0 Visits: 919 | Saturday March 29, 2014 - 11:15:26
"Waxaa run ah in horumarku maalin iyo habeen ku iman, balse waxaa muhiim ah in aynu leenahay niyad dhisan, samir badan iyo qalbi hiigsanaya hammi sare.." ayu yidhi Wasiirku

Read More »

Shirkadihii Laydhka ee Magaalada Burco oo ku midoobay Shirkad ay u Bixiyeen HECO iyo Madal lagu soo Bandhigay Midowga shirkadahan +SAWIRO

0 Visits: 974 | Saturday March 29, 2014 - 10:05:58
Waa markii u horeysay ee Shirkadaha Ugu waaweyne ee Bixiya adeega korontada ay ku midoobaan Hal shirkad lana baxaan magac keliya, taasoo masuliyiinta iyo bulshaduba si wada jir ah u soo dhoweeyeen, kana muujiyeem rajo fiican

Read More »

"Somaliland waa deegaan ku haboon Maalgashiga, tusaale ahaan waxaanu leenahay dawlad wanaagsan, waxaanu leenahay hanaan cad oo dimuqraadiya ah, waxaanu leenahay oo jira xafiis qaabilsan diwaangalinta Maalgashadayaasha"Wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga JSL

0 Visits: 846 | Saturday March 29, 2014 - 09:39:50
Wasiirka Ganacsiga soo u waramay Telefiishanka CNBC, ayaa sheegay in Somaliland u diyaarsan tahay Maalgashadayaasha caalamka isla-markaana u diyaariyeen xafiis gaar ah oo qaabilsan diwaangalintooda,

Read More »

"Shalay waxay ahayd Halgan Maantana Waa Horumar" " Mashaariicdan Horumarineed Waxay Muujinayaan Sida ay Xukuumada uuga Go'an tahay Horumarinta Gobol iyo Degmo Walba" Wasiirka Madaxtoyada JSL

0 Visits: 781 | Saturday March 29, 2014 - 09:21:09
Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaji Xasan ayaa ka dareen celiyey Dhagax dhigga 9 Mashruuc oo ay xukuumaddu u dhagax dhigtay Deg.WARCIMRAAN Hal mar.Wasiirku Qoraal kooban oo uu ku baahiyey Boggiisa Facebook iyo Bloggiisa Gaarka ah ayu ku yidhi Sidan:

Read More »

Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo Shir Caalami ah kaga Qaybgalay Waddanka TANZANIGA, Shirkaas oo uu ku meteleyey Somaliland

0 Visits: 862 | Saturday March 29, 2014 - 08:58:42
Shirkan u socda African socialist international ayaa socon doona 28/29ka bishan iyadoo uu ku soo dhaweeyey martidii ka kala socotay dalalka kamidka ah africa socialist international oo ay kamid tahay Somaliland

Read More »

Cawer Xareed Iyo Qarxiye Oo Rafcaan Ka Qaatay Xukunkii Dilka Ahaa ee hore loogu xukumay oo Maanta Maxkamadda Sare Ee Ciidamada La Horgeynayo

0 Visits: 902 | Saturday March 29, 2014 - 08:29:57
Maxamed Maxamuud Cawaale (Cawer Xareed) oo dhawaan Maxkamadda hoose ee ciidamadu dil ku xukuntay iyo laba nin oo kale, kuwaasi oo iyagana lagu xukumay min 10 sanadood.

Read More »

"Dr.Cali Macaw Fiisaha Uu Dalka Ku Soo Galay Waa Dalxiis, Iskamuu Diwaangelin Wasaaradda Shaqadda Qaabilsanayd…" Wasiir ku xigeenka Caafimaadka

0 Visits: 976 | Saturday March 29, 2014 - 08:00:59
"Sababta Looga Joojiyey Waxa Weeyaan Dacwad Naga Soo Gaadhay Saddex Muwaadin Oo Ka Mid Ah Jaaliyadda London, Oo Sheekh Caan Ahi Ku Jiro.." Agaasimaha Guud Ee W/Caafimaadka

Read More »

Dhalinayro Maayarka Gabiley u Adeegsado Saxaafada Wax Ka Qorta oo Weerar Ku Qaaday Wariye Cabdiraxman Aadan Badde.

0 Visits: 913 | Saturday March 29, 2014 - 05:47:35
Dhalinayro Maayarka Gabiley u Adeegsado Saxaafada Wax Ka Qorta oo Weerar Ku Qaaday Wariye Cabdiraxman Aadan Baddelle

Read More »

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo maanta Gaaray Degmada Buula-burte

0 Visits: 868 | Saturday March 29, 2014 - 05:39:55
Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo maanta Gaaray Degmada Buula-burte

Read More »

Daawo Muqaa:Wasiirka Ganacsiga Somaliland Dr Maxamed Cabdilahi Cumar Oo Waraysi Xiiso Leh Siiyay Tvga CNBC

0 Visits: 867 | Saturday March 29, 2014 - 05:26:35
Wasiirka Ganacsiga Somaliland Dr Maxamed Cabdilahi Cumar Oo Waraysi Xiiso Leh Siiyay Tvga CNBC

Read More »