Maqaallo

Daawo :- Siyaasi Ismail Yusuf '' Ismail Yare'' Oo Kabaha La Dul Maray Guddoomiyaha Xisbiga Wadani , Madaxweynaha , Iyo Golayaasha Sharci Dejinta.

0 Sunday February 22, 2015 - 22:56:29
Daawo :- Siyaasi Ismail Yusuf '' Ismail Yare'' Oo Kabaha La Dul Maray Guddoomiyaha Xisbiga Wadani , Madaxweynaha , Iyo Golayaasha Sharci Dejinta

Read More »

Da'yartu Maxay Iskugu Khaldaan Dhagax-tuurkii Ardayda iyo Dhaqdhaqaaqii UFO?

0 Visits: 1184 | Friday February 20, 2015 - 14:12:39
Maadaama ay maalinta Jimcaha ay ku beegantahay 20kii.Feebarwari.1982dii, oo ah sanad guuradii 33aad ee dhacdadii taariikhiga ahayd ee maalintii la' magac baxday dhagax-tuurkii ardayda,

Read More »

Bandhig hibeedku sidan miyaa?! W/Q: Sahra Ladan Maxamed Cali

0 Visits: 1250 | Wednesday February 18, 2015 - 15:46:23
Dhammaan barnaamijyada aan kor ku soo xusnay oo ah barnaamijyo ay dadku ku soo bandhigaan hibooyinkooda, waa barnaamijyo aad looga tixgeliyo adduunka aadna looga jecel yahay.

Read More »

Waan Ooyayaa..!!!! W/Q: Mohamed Hassan Daacad‏

0 Visits: 1364 | Wednesday February 18, 2015 - 13:08:05
Waxaan Ahay 7 Jir Rajay ah,Hooyadayna sanad ka hor ayay xijaabatay.Labadayda Waalid Wax caruur ah kaligay bay ila haayeen.

Read More »

Maxaa Sababay Dadka Qaar Inay Siyaasada U Arkaan Been Iyo Khiyaamo?! W/Q: Ustaad Asad Muuse Kibaar‏

0 Visits: 1213 | Wednesday February 18, 2015 - 13:03:48
Marka hore siyaasad maxaa la yidhaahda?

Read More »

Toban Astaamood oo lagu garto Meesha ay maamusho Dawladda Xummi‏

0 Visits: 869 | Tuesday February 17, 2015 - 12:19:38
Dawladnimadu waa hanaan abuura jawi kala danbayn iyo isla xisaabtan ku qotoma, kaasoo ay hagayaan shuruuc iyo qawaaniin ay isku raacsan..

Read More »

Wuu Bogsan Karaa!!!! W/Q:Khadar Gureyte

0 Visits: 1030 | Tuesday February 17, 2015 - 09:30:25
Mar walba waa sidan xaalkiisu, marka aad aragto qalbiga ayaa ku damqanaya, intaa waa uu socanayaa, milicda iyo kulaylaha dhacayaana cagahiisa cagaagan la wahel ayey noqdeen,

Read More »

Rashiid Dabadii Reerka Yaw Hadhay ( SOLJA ) qalinkii cali mahdi jibriil

0 Monday February 16, 2015 - 16:19:53
Rashiid Dabadii Reerka Yaw Hadhay ( SOLJA ) qalinkii cali mahdi jibriil

Read More »

Bandhig Hibeedku Yuu Habaabin!!!.WQ: Cabdisatar Sabri

0 Visits: 1095 | Monday February 16, 2015 - 15:31:31
Barnaamijka bandhig hibeedka Tv-ga qaranka Somaliland waa barnaamij qiimo badan qaranka u leh una baahan yahay. Waa Farriin xoog badan oo Dhiirigalinaysa in badan oo dhallinyaro iyo duqayba leh.

Read More »

Hambalyo Meherka Xamse Sicid Hugur iyo Najax Cabdi Diriye

0 Visits: 1241 | Monday February 16, 2015 - 12:28:30
Lamanahaas oo Maanta 15/02/2015 Meherkoodu ka dhacay Huteel ABCO EE Magaalada Burco waxay ugu

Read More »

Ogaysiiis Ogaysiis Ogaysiiis

0 Visits: 1115 | Monday February 16, 2015 - 12:15:06
Dhammaan bulshaweyntasoomaaliyeedwaxala ogaysiinayaameelkasta oo ay caalamka ka joogaan inuu diyaariyey machadk alfurqaan ee barshada Qur,aanka iyo diinta islaamka inuu diyaariyey course-yadan hoos kuqoran

Read More »

Maxaa Sababay Tahriibka? W/Q:Cabdiqani Iid Cilmi

0 Visits: 1508 | Sunday February 15, 2015 - 19:06:15
Hadii aan odhan lahaa jawaabtu waa shaqo la'aan, waxaan filayaa in dad badani igu raaci lahaayen jawaabta. Lakiin ...

Read More »

Munaafaqnimada siyaasadda iyo Dhaqanada Cusub ee Dhalinyarada Maanta WQ: Mustafe Teacher

0 Visits: 1107 | Sunday February 15, 2015 - 15:51:23
Waano Walaalnimo iyo Wax isu sheeg oo galabta idin holladay walaalkiin mustafe magaalo

Read More »

Khadra X.Gaydh: Xiddig Ka Dhex Hilaacday Haweenka Somaliland - WQ: Hamse Rantiisi

0 Visits: 1394 | Sunday February 15, 2015 - 08:21:20
Ugu horeyn Mahad oo dhan aan u celiyo Rabbi SWT oo ay isaga kaligii u sugnaatay. Aan hoos u daadego, dulucdana abaaro'e,

Read More »

Caashaq inaabti galay cillankiisa lama saaro.. . W/Q Xuseen-Mahdi Xasan Xuseen

0 Visits: 1444 | Sunday February 15, 2015 - 08:15:23
Sida dhaqanka Ummada lagu aqoon jiray waxa dhaamka kaxeeya dumarka, saddex afar awr oo laba dhoomo horaad iyo laba dhoomo dabeed labada dhinac looga kala riday,

Read More »

Tobanka Shay Ee Dadku Ugu Qoomamada Badanyihiin Wakhtiga Ay Dhimanayaan; - WQ: Cabdiraxman Cade

0 Sunday February 15, 2015 - 08:05:49
-Noloshu albaab laga soo galo iyo mid laga baxo ayay leedahay – Dhalasho iyo Dhimasho. Wakhtiga aad noolaanaysaa ma cadda.

Read More »

HAKU SHIILMIN AAKHIRO W: Curisay Kaltun Mahmed Muse

0 Visits: 1165 | Saturday February 14, 2015 - 10:50:06
Maansadan maga ceedu waa HAKU SHIILMIN AAKHIRO waa bayd ka mida maansada oo Digniin ah waxay ku socotaa dhaman Bulshada gaar ahaan Suxufiyiinta iyo siyaasiyiin

Read More »

Duruufaha Qadhaadh ee Haysta Dadkeena Qaba Xanuunka Dhimirku Waa Mid u Baahan Wax ka Qabasho Deg-deg ah!WQ: Amb.kaysar

0 Visits: 1512 | Saturday February 14, 2015 - 10:05:39
Inbaa Dooxyada dhex jiifta, Inbaa Derbiyada ku laaban, Inbaa Daranyeysan Gaajo,

Read More »

Abdo Ayiir Badhasaabkii Ugu Tayada Iyo Aqoonta Badnaa Ee Soo Mara Somaliland

0 Visits: 1124 | Saturday February 14, 2015 - 10:00:24
Badhasaabkii horee Gobolada Awdal iyo Togdheer Mr Abdo Axmed Aayir wuxuu ahaa masuul aad loo wada qadeeriiyo leh xishmaad dhaqan wanaag Akhlaq suuban iyo aqoon mamuul iyo mid diimeed intaba.

Read More »

mawduuca afka iyo suugaanta oo ah barnaamij aad u qiima badan Qalinkii: Maxaxmed Axmed Caydiid

0 Visits: 1717 | Friday February 13, 2015 - 13:45:11
Mawduucan ah afka iyo suugaanta waa mid duluc aan dhawayn xanbaarsan oo aan ka soo xigtay rag looga dameeyo farshaxamynta afkeena iyo suugaanta oo ay hormuud ka ahaayeen iyagu oo uu ka mid yahay Marxuum: Maxamed xaashi dhamac gaarriye ahaana ninkii sameeyay "miisaanka maansada".

Read More »