Wararka

Daawo:Hablaha Ururka Barwaaqo Ee Waddanka NORWAY Oo kaalmo isugu jirtay Raashin iyo Lacag u qaybiyey Dadka Danyarta Ah Ee Magaalada Burco

0 Visits: 1740 | Tuesday July 05, 2016 - 16:47:48
Qaarkamida Hablaha Ururka Barwaaqo ee Waddank NORWAY ayaa kaalmo isugu jirtay Raashin iyo Lacag u qaybiyey DHOWR iyo LABATAN Qoys oo ka mida qoysaska Danyarta ee Magalada Burco, Waxana ay ka warrameen duruufaha ay ku soo xuleen qoysaskan iyagoo baaqna u diray haweenka kale ee dhigooda ah ee adduunka…

Read More »

Daawo: Muxadaradii Axkaamta Ciidul Fidriga iyo Sh Xudayfa

0 Visits: 1564 | Tuesday July 05, 2016 - 15:51:36
Waxaan halkan idiinku soo gudbin doona muxaadaro uu cinwaankeedu yahay ciidul fidriga waxaan soo jeedinaya Sheekh Xudayfa Raage Cali ee ka faa'iidaysi wanaagsan

Read More »

Daawo: Haween Qurbajoog ah oo Soo Caawiyey Xarunta Darbijiifta SOS iyo Xildhiban Bidhi oo Dhar iyo Xoolo ugu So iibiyey una Qaybiyey

0 Visits: 732 | Tuesday July 05, 2016 - 15:49:02
Xildhiban Mubarik Yusuf Cilmi Bidhi aya dharkii ciidk iyo xoolo ugu soo iibiyey kalmoyin lacag ah oo ay hablo qurbajoog ahi soo gaadhsiyey caruurta ku xaraysan xarunta daryeelka darbijiifta SOS

Read More »

Daawo: Jamciyatul Axbaab oo Tartan Quraank kariimka ah usoo Gabagabaysay Qaar Kamida Malcaamadaha Quraanka Burco

0 Visits: 711 | Tuesday July 05, 2016 - 15:45:16
Jamciyata Axbaab oo ay ku midaysan yihiin dhowr iyo labatan Malcamadood oo kamida madaarista quraanka karimka ah ee Gobolka Togdheer aya soo gabagabaysay Tartan quranka kaariimka ah oo ka dhex socday ardayda madarasadahaas Bishii ramadaan

Read More »

"Waxaan Si Qoto Dheer Uga Naxay Ugana Murugooday Weerarkii Argagixisinimo Ee Lagu Qaaday Dhulka Barakeysan"Madaxwaynaha Somaliya

0 Visits: 633 | Tuesday July 05, 2016 - 15:41:31
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyey qaraxii xalay ka dhacay magaalada barakeysan ee Medina ee dalka Sacuudiga.

Read More »

Daawo: Gudomiyaha SOLJA oo Bahda Saxaafada ku hambalyeyey Munasibdda Ciidulfidriga awgeed kana Hadlay Weriyaha ku Ciidaya Xabsiga Itoobiya

0 Visits: 566 | Tuesday July 05, 2016 - 15:33:27
Guddoomiyaha ururka suxufiyiinta Somaliland Maxamud Cabdi Jaamac Xuuto ayaa xukuumadda Somaliland ku canaantay inay ka gaabisay sii daynta Wariye Mukhtaar Nuux Ibraahim oo in muddo ah u xidhan dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya kuna ciidaya xabsiga itoobiya

Read More »

Daawo:Jaaliyada Reer Somaliland Ee England Oo Deeq lacageed Soo Gaadhsiiyey Xarunta Cisbitalka Dhimirka Mandhaye Agomaha URTAHEGAN iyo Darbijiifta

0 Tuesday July 05, 2016 - 14:52:32
Burco(AFKA)Jaaliyada Reer Somaliland Ee England Oo Deeq lacageed Soo Gaadhsiiyey Xarunta Cisbitalka Dhimirka Mandhaye Agomaha URTAHEGAN iyo Darbijiifta

Read More »

Daawo: Madaxwaynaha Somaliland Oo Hambalyo U Diray Shucuubta Islaamka Maalinta Ciidul Fidriga Awgeed.

0 Visits: 729 | Tuesday July 05, 2016 - 12:50:19
Madaxwayanaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa hambalyo hawada u mariyay shucubta islaamka ah munasibada ciidul fidriga

Read More »

Neymar Oo Ka Hadlay Dacwadaha Loo Haysto.

0 Visits: 988 | Tuesday July 05, 2016 - 12:14:11
Xiddiga Barcelona ayaa ka hadlay sida uu uga xun yahay sida ay u la dhaqmeen qeybo ka mid ah saxaafada ee la xiriira

Read More »

Qaad Sifo Sharci Darro ah looga dhoofinayey Dalka oo Madaarka Hargeysa Lagu Qabtay

0 Visits: 980 | Tuesday July 05, 2016 - 12:10:39
Masuuliyiinta madaarka Hargeysa ee Cigaal International Airport ayaa qabtay qaad si sharci darro ah looga dhoofinayay madaarka Hargeysa,

Read More »

Ozil, Payet, Ramsey & Giroud Oo Hogaaminaya Shaxda Kooxdii Ugu Fiicneed Quarter Finalka Euro 2016, Yaa Kale Oo Ku Jira?

0 Visits: 794 | Tuesday July 05, 2016 - 10:18:48
Xalayto ayaa lasoo afjaray wareegga sideed dhamaadka tartanka qaramada qaaradda yurub (Euro 2016) waxaana lagu soo xiray kulan ay martigaliyayaasha tartanka shan gool ku xasuuqeen xulkii ka yaabiska ahaa ee Iceland kuwaas oo horay daaqadda uga tuuray England.

Read More »

Cristiano Ronaldo Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Niyad Jabka Lionel Messi & Ka Fariisashadiisa Xulka Qaranka

0 Visits: 906 | Tuesday July 05, 2016 - 10:17:01
Lionel Messi ayaa taageero aan in badan la rajeyneynin ka helay ninka ay aadka u xifaaltaman ee Cristaino Ronaldo kadib niyad jabkii uu ka qaaday xulka qaranka Argentina.

Read More »

Tartanka Qur'aanka Bisha Ramadaan oo lagu soo Gunaanaday Dalka Koonfur Afrika

0 Visits: 743 | Tuesday July 05, 2016 - 10:13:21
Tartankan Qur'aanka Kariimka ah oo ahaa kii afaraad oo ay soo Qaban-qaabiyeen Golaha Culummada Soomaaliyeed ee Al-bayaan ee Dalka Koonfur Afrika oo sannad walba bisha Ramadaanka la qabto, ayaa lagu soo gunaanaday Masjidka Imaamu Shaafici ee Magaalada Johannesburg.

Read More »

Daawo:Sida Adag ee Loo ilaaliyo Imtixaanaadka, (Xogta Dahsoon)

0 Visits: 643 | Tuesday July 05, 2016 - 10:09:01
Sida Adag ee Loo ilaaliyo Imtixaanaadka, (Xogta Dahsoon)

Read More »

Madaxweynaha Yuweri Museveni Sheegay Inay Qorshe Xumo Haysato Ciidamada AMISOM Ee Ku Sugan Soomaaliya.

0 Visits: 770 | Tuesday July 05, 2016 - 10:06:22
Madaxweynaha Yuganda Yuweri Museveni ayaa sheegay in qorshe xumo ay haysato istiraatiijyada howlgalka AMISOM, taasina ay keentay in dowladdiisu go'aamiso in ciidanka Uganda Soomaaliya ay ka baxaan sannadka danbe.

Read More »

Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Kala Diray Golihii Deegaanka Gaalkacyo

0 Visits: 718 | Tuesday July 05, 2016 - 10:03:34
Madaxweynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Wareegto ku kala diray Golahii Deegaanka ee degmada Gaalkacyo, Wxaaana loo magacaabay Gaalkcayo Duq Magacabo oo KMG ah.

Read More »

Daawo:Dowlaha Hoose Hargaysa Oo Olole Nadaafadeyd Ka Bilowday Goobaha Lagu Tukanaayo Ciid Fidriga

0 Visits: 705 | Tuesday July 05, 2016 - 09:59:26
Dowlaha Hoose Hargaysa Oo Olole Nadaafadeyd Ka Bilowday Goobaha Lagu Tukanaayo Ciid Fidriga

Read More »

Qarax weyn oo ka dhacay Masjidka Nabiga ee Dawladda Sucuudiga

0 Visits: 601 | Tuesday July 05, 2016 - 08:29:01
Qarax Ismiidaamin ah ayaa goor dhow ka dhacay meel ku dhow saldhigga Ilaalada ee Masaajidka Nabi Muxamad (NNKH) ee

Read More »

Daawo: Shirkadd Dahabshiil Group ee Burco oo Kaalmo Lacag ah ku Ciidsiiyey Carruurta Lagu Daryeelo Xarunt URTAHEGAN

0 Visits: 1951 | Tuesday July 05, 2016 - 08:20:15
Madaxda Shirkadda Dahabshiil aya sheegay in u jeedkoodu yahay in carruurtani la faraxdo oo la mid noqoto caruuraha kale balse aanay dabooli karin baahiyad badan oo caruurtani qaban

Read More »

Shirkadda SOMTEL oo Hal mar so Wada xidhay Koobkii Tartan Cayaareedka 4G Cup iyo Barnaamijki Kasmaal+Sawiro

0 Visits: 702 | Tuesday July 05, 2016 - 08:16:40
Shirkadda Somtel ayaa bishan barakaysan ee ramadaan xoog usoo jiidatay qaybaha kala duwan ee Bulshada kadib markii

Read More »