Wararka

Daawo:Caruurta Agoonta Ah Ee Muqdisho Oo Dayacooda Suugaan Ugu Gudbiyay Madaxweynaha Soomaliya Iyo Xasan Sheikh Maxamuud Oo Ilmeeyay

0 Visits: 525 | Monday July 04, 2016 - 14:47:02
Caruurta Agoonta Ah Ee Muqdisho Oo Dayacooda Suugaan Ugu Gudbiyay Madaxweynaha Soomaliya Iyo Xasan Sheikh Maxamuud Oo Ilmeeyay

Read More »

Daawo:Wasiirka Warfaafinta Somaliya Oo Sheegay Xukumadiisu Ka Gaabisay Wadahadalada Somalia Iyo Somaliland

0 Visits: 644 | Monday July 04, 2016 - 14:40:44
Wasiirka Warfaafinta Somaliya Oo Sheegay Xukumadiisu Ka Gaabisay Wadahadalada Somalia Iyo Somaliland

Read More »

Daawo:FLY DUBAI Oo U Dabaal-degtay Sanad Guuradda 1-aad Ee Ka Soo Wareegtay Markii Ay duulimaadyadda Ka Bilawday Hargaysa

0 Visits: 825 | Monday July 04, 2016 - 14:36:04
Shirkadda duulimaadyadda ee FLY DUBAI oo ka mid ah shirkadaha u kala goosha magaalooyinka Hargaysa iyo Dubai ayaa xalay waxay magaaladda Hargaysa ku qabatay munaasibad afur ah oo ay ugu dabaal-degaysay sanad guuradii koowaad ee ka soo wareegtay markii ay duulimaadyadda ka bilawday Somaliland.

Read More »

Daawo:Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Fariin Ku Aadan Ilaalinta Amniga Ee Maalmaha Ciida U Diray Shacbiga Reer Somaliland.

0 Visits: 559 | Monday July 04, 2016 - 13:49:17
Taliyaha ciidanka booliska Somaliland Cabdillahi Fadal Iiman ayaa fariin ku aadana ilaalinta ammaanka ee maalmaha ciida u diray shacbiga ree Somaliland

Read More »

War Deg Deg:Sami Khedira Oo Seegi Doono Inta Ka Dhiman Euro 2016 Ka Dib Dhaawac Soo Gaadhay

0 Visits: 681 | Monday July 04, 2016 - 11:47:27
Germany ayaa lagu soo waramayaa in uuka maqnaan doona ciyaaryahanka khadka dhexe ee Sami Khedira inta ka dhiman Euro 2016 kadibdhaawac muruqa ah oo kasoo gaaray kulankii xalay guusha ay ka gaareen xulka Italy.

Read More »

Daawo:"Waxa Soo Socda Wakhtigii Ololaha Xisbiga Inala Tartamayaa Waa Afar Jir " Muuse Biixi Oo Meesha Ka Saaray Inay Wax Tartan Ah La Galayaan Xisbiga UCID.

0 Visits: 928 | Monday July 04, 2016 - 11:39:20
Guddoomiyaha hna murrashaxa madaxweyne ee xisbiga KULMIYE Mud. Muuse Biix Cabdi ayaa si badheedh ah meesha uga saaray in xisbigeesu wax tartan ah la galayo xisbiga UCID waxaanu sheegay in xisbiga ay la tartamayaan uu yahay xisbi saddex jir amma afar jir yahay isaga oo u jeeda xisbiga WADDANI,

Read More »

"France Waxa Ay Dooneysaa Inay Germany Ka Aargudato Guuldaradii Koobka Adduunka"Oliver Giroud

0 Visits: 1040 | Monday July 04, 2016 - 11:38:15
Olivier Giroud ayaa sheegay in xulkiisa uu doonayo inuu ka aarguto Germany ka dib markii ay isku soo aadeen semi-finalka Euro 2016 xilli ay 5-2 ku xasuuqeen xulka Iceland ciyaartii xalayto ka dhacday Paris.

Read More »

Marti Galiyaasha Euro 2016 Oo Gumaaday Xulka Qarankii Yaabka Euro 2016 Ee Iceland Iyo France Oo Afar Dhamadka La Ciyaari Doonta Germany

0 Visits: 793 | Monday July 04, 2016 - 11:21:42
Xulka qaranka France ayaa si xarago leh ugu soo baxay afar dhamaadka tartanka qaramada Yurub ee ay marti galinayaan kadib markii ay si xun u xasuuqeen xulka qaranka Iceland. France ayaa muujisay sababta ay ugu cad cad yihiin ku guulaysiga Euro 2016 waxayna 5:2 ku gumaadeen xulka qaranka Iceland oo ka…

Read More »

Koobka Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Ayaa Lagu Soo Gabgabeeyey Degmada Arabsiyo Ee Ka Tirsan Gobolka Gabiley

0 Visits: 846 | Monday July 04, 2016 - 10:34:24
Waxa maanta si rasmiya usoo Gabagaboobay Koobkii Ramadaanta ee kasocday Dagmada Arabsiyood Kasoo uu Dhigay Xildhibaan usharaxan Doorashada Soo Socota ee 2017

Read More »

Hawl-gallo lagu Raadinayo Xubno ka tirsan Al-shabaab oo ka soconaya Degmada Balad-xaawo

0 Visits: 702 | Monday July 04, 2016 - 10:32:06
Ciidamada Dowladda Somalia, ayaa Hawl-gallo Kawada Degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo, iyadoo saraakiishu ay sheegeen inay ku baadi-goobayaan xubno ka tirsan Al-shabaab.

Read More »

Daawo:Magaalada Gabiley Oo Si Weyn Looga Dareemayaa Udiyaargawga Xuska Ciida

0 Visits: 615 | Monday July 04, 2016 - 10:26:13
Waxa Magaalada Gabiley Ee Xarunta Gobolka Gabiley Laga Dareemaya U Diyar Garowga Munaasibad Cidu Fid Riga

Read More »

3 Maamlmood oo Baroor Diiq ah oo Ka Bilaabatay Ciraaq

0 Visits: 569 | Monday July 04, 2016 - 10:24:38
Kadib markii shalay qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa magaalada Baqdaad ay ku dhinteen in ka badan boqol qof dawlada Ciraaq ayaa ku dhawaaqday baroor diiq qaran in muddo saddex maalmood ah la sameeyo.

Read More »

Isku Aadka Wareega Semi-finalka Koobka Euro 2016 Iyo Waqtiga La Ciyaarayo.

0 Visits: 1106 | Monday July 04, 2016 - 10:00:25
Waxaa xalayto soo dhamaaday wareega 8da ee koobka Qaramada Yurub ee Euro 2016 iyadoo haatan ay afar kooxood isagu soo hareen tartanka ka socda dalka Faransiiska.

Read More »

Daawo:Barnamijkii Hagha Qoyska Qeybtii 26aad.

0 Visits: 764 | Sunday July 03, 2016 - 20:02:14
Halkan Ka Daawo Barnamijkii Hagaha Qoyska Qeybti 26.

Read More »

Daawo: Culumada, Maamulka iyo Waxgaradk Togdheer oo Baaq ka Diray Dayaca Xabaalaha Burco iyo Dayactir lagu samaynayo

0 Visits: 861 | Sunday July 03, 2016 - 17:18:01
Guddi ka kooban Culumawdiin, masuliyiinta degmada, madaxdhaqmeed iyo qurbajooga dalka oo ku hawlan dayactirka iyo daryeelka xabaalaha Burco ayaa si guud farriin wada jir ah ugu diray Bulshada Gobolka Togdheer kuwaso ugu baaqaay inay ka qaybqaatan Daryeelka Xabaalah Burco.

Read More »

Riiggii Biyaha Ee Banka Qool-cadey Ee Deegaanka Sallaxlay Oo Si Rasmi Ah Loo Dhagax-dhigay+SAWIRRO

0 Visits: 778 | Sunday July 03, 2016 - 17:14:06
Waxaa Maanta si rasmi ah loo dhagax dhigay Riig Biyo ka soo saari doonaa Banka Qool-caday kaas oo qeyb ka ah Mashruuca banka qoolcaday.

Read More »

Daawo:Abwaan Axmed Tarbi Oo Si Baladhan Loogu soo Dhaweeyey Burco

0 Visits: 887 | Sunday July 03, 2016 - 16:42:59
Burco(AFKA)Gadiidi yo dad tiro badan aya duleedka magaald Burco ku so dhoweyey abwan axmed tarabi jamac ookamida abwanada

Read More »

Daawo:Rood Axmed Yasin oo Dadafaysay Xilkaqaadisteedi Xaalna ka Siisay Marwada Qaranka Hadal uu Faysal sheegay inu kula Kaftamay oo Dumarka Somaliland Wax u dhimayey

0 Visits: 967 | Sunday July 03, 2016 - 16:11:20
Guddoomiyihii Xisbiga UCID ee Gobolka Saaxil Marwo Rooda Axmed Yaasin, oo Faysal Cali Waraabe sheegay inuu xilkii Gobolkaas ay uga haysay Xisbiga uu ka qaaday, ayaa

Read More »

Daawo:Caasimada Hargeysa Oo Siweyn Looga Dareemaayo Diyaar Garowga Munaasibada Ciida Iyo Mashquulka Suuqyada.

0 Visits: 739 | Sunday July 03, 2016 - 16:08:50
Warbixin Laga Diyaariyay U Diyaar Garowga Ciida.

Read More »

Sirdoonka Somalia oo Gacanta ku dhigay Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa iyo Hub

0 Visits: 595 | Sunday July 03, 2016 - 16:06:33
Ciidanka Nabadsugidda DF, ayaa sheegay in ay Xaafadda Sey-biyaano ee Degmada Hodan ku qabtay baabuur Waxyaabaha Qarxa iyo Hub laga soo buuxiyay, kaasoo ay sheegeen in la doonayay in lagu laayo shacabka Soomaaliyeed.

Read More »