Wararka

Mid Ka Mida Somalida Ku Nool Dalka Norway Oo Ka Mid Noqday Bahda Garsoorka Ee Dalkaasi

0 Visits: 658 | Saturday June 11, 2016 - 08:31:50
Xildhibaan Cabdirisaaq Cali Xasan oo ka tirsan golayaasha degaanka ee gobolka Hedmark iyo magaalada Stange ee dalka Norway ayaa waxaa markii labaad loo doortey inuu muddo afar sano ah in xubin ka sii noqdo gudigga garsoorka ee isla gobolkaasi Hedmark.

Read More »

Hargaysa:Xisbiga Wadani Oo Canbareeyay Dhalinyaro La Xidh-dhay, Ku Waas Oo Ka Soo Horjeestay Heshiiska DP World.

0 Visits: 749 | Saturday June 11, 2016 - 08:27:05
Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa kala faquuqay dhallinyaro ay xukuumaddu dhawaan xabsiga u taxaabtay, kuwaas oo naqdiyey heshiiskii Dp World iyo Somaliland, waxaana Masuuliyiinta Xisbigani ay cunsuriyadi ku dheehan tahay u kala faquuqeen da'yartaas iyaga oo si gaar ah uga hadlay uun xubno…

Read More »

Daawo Muqaal:Sheekh Aadan Siiro Oo Si Adag Uga Hadlay Xasuuqii Ka Dhacay Deegaanka Jaamac Dubbad.

0 Visits: 664 | Saturday June 11, 2016 - 08:23:25
-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Aadan Siiro) oo ka mid ah culimada waaweyn ee Somaliland ayaa ka hadlay xasuuqi foosha xumaa ee dhowaan ciidamada itoobiyaanka ahi ka gaysteen deegaanka Jaamac Dubbad ee kililka shanaad ee Itoobiya

Read More »

Maalqabeenka Caanka Ah Ee Bill Gates Ayaa Shaaca Ka Qaaday In Digaag Aad U Badan Ugu Deeqayo Wadamo Kuyaala Qaarada Afrika

0 Visits: 600 | Saturday June 11, 2016 - 08:16:08
Maalqabeenka caanka ah ee Bill Gates ayaa shaaca ka qaaday in Digaag aad u badan ugu deeqayo wadamo kuyaala Qaarada Afrika si ay u dhaqdaan Digaagaasi Maalqabeenka caanka ah ee Bill Gates ayaa shaaca ka qaaday in Digaag aad u badan ugu deeqayo wadamo kuyaala Qaarada Afrika si ay u dhaqdaan Digaagaasi…

Read More »

Feedhyahanki Maxamed Cali Kalaay Oo Si Wayn Lagu Aasay Gobolku Ku Dhashay Iyo Madax Badan Oo Kasoo Qayb Galay.

0 Visits: 592 | Saturday June 11, 2016 - 08:11:03
Aaska Muxamad Cali, oo ahaa mid ay kasoo qeybgaleen kumannaan qof oo kala diimo ah, ayaa waxaa lagu furay aayado Qur'aanka kariimka ah oo uu aqriyay Imam Hamzah Abdul Malik.

Read More »

Daawo: Barnamjika Haga Qoyska Xalqadi 4aad.

0 Visits: 522 | Friday June 10, 2016 - 18:51:22
Hargeysa (AFSH)B Halkan ka daawo,arnamjika Haga Qoyska Xalqadi 4aad.

Read More »

Xildhiban ka tirsan Golaha Degaanka Burco oo Madaxda Cisbitalka Hargeysa ku Eedeyey Wiil 4 Bilood komo ku jira oo Xaaladdiisa Caafimaad khatar ku jirto Farriina u DIray Wasirka Cafimadka

0 Visits: 657 | Friday June 10, 2016 - 14:07:41
Xildhibaan Cabdilaki Oo Ka Tirsan Mudanayaasha Golaha Degaanka Burco Ayaa Ka Hadley Xaalada Wiil Yar Oo Lagu Magacaabo Sacad Maxamed Cali Oo Muddo Afar Bilood Ah Koomo Ku Jira

Read More »

Daawo: Su'aalo iyo Jawaabo ku saabsan Bisha Ramadaan, Sh Maxmed Umal iyo Sh Maxamed Shibille oo ka jawaabaya

0 Visits: 1597 | Friday June 10, 2016 - 13:52:37
Nadwo ku saabsan Bisha Ramadaan ayaa Su'aalo tiro badan lagu Waydiiyey Sh Maxmed Umal iyo Sh Maxamed Shibille iyago bulshada somaliyeed si waafiya ugaga jawaabay

Read More »

Tartankii Ciyaaraha Yurub Oo Faransiiska Ka Furmay Iyo Maaradoona Oo Sifeeyay Ciyaaryahan Messi

0 Visits: 915 | Friday June 10, 2016 - 13:49:50
Tartanka ciyaaraha ee Euro 2016 ayaa caawa ka furmaya dalka Faransiiska, waxaana xulka dalkaasi uu ciyaarta furitaanka la yeelan doonaa dalka Romania, xilli aad loo adkeeyay ammaanka Faransiiska.

Read More »

Daawo: Madaxweyne Obama Oo Si Rasmi Ah U Taageeray Musharaxnimada Hillary Clinton Ka Dib Markuu La Kulmay Bernie Sanders

0 Visits: 504 | Friday June 10, 2016 - 13:44:53
Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa si rasmi ah u shaaciyay taageerada Hillary Clinton oo ku adkaatay is reeb reebkii gudaha xisbiga Dumuqraadiga ee

Read More »

Saxaafadda Faransiiska oo Baroordiiq iyo mudaharaad ka sameeyey Dilkii Suxufiyad Sagal Salaad oo Muqdisho lagu Dilay

0 Visits: 569 | Friday June 10, 2016 - 13:41:43
Bahada Saxafiyiinta Dalka Faransiiska ayaa socod lug ah ku maray shaaracyada Caasimadda dalkaas ee Paris,

Read More »

Falaanqeynta Kulanka Caawa Ee Furitaanka Euro 2016 Ee France Vs Romania.

0 Visits: 969 | Friday June 10, 2016 - 13:39:02
Waxaa caawa si rasmi ah magalaada Paris garoonka Stade de France ee Saint-Denis ee dalka France kaga furmi doono tartanka Euro 2016

Read More »

Dawladdaha Shiinaha Iyo Japan Oo Isku Haysta Jasiirado

0 Visits: 697 | Friday June 10, 2016 - 13:36:35
Dawladda Japan ayaa u yeertay safiirka Shiinaha u fadhiya Tokyo, si ay ugu gudbiso cabashadeeda ku

Read More »

Sucuudiga iyo Qaramada Midoobay Oo Is Khilaafay.

0 Visits: 526 | Friday June 10, 2016 - 13:34:53
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-moon, ayaa sheegay in uu cadaadis xoogan la kulmay, si uu dalka Sacuudi Carabiya iyo qaar ka mid ah xulafadiisa uu

Read More »

Baarlamaanka Kenya Oo Ka Shiraya Cabashada Mucaaridka Ee Guddiga Doorashada

0 Visits: 687 | Friday June 10, 2016 - 13:32:30
Baarlamaanka Wadanka Kenya ayaa maanta fadhi ka yeelanaya rabshadaha ka dhashay iyo kacdoonka xisbiyada mucaaridka uga soo horjeedaan guddiga Doorashada.

Read More »

Daawo: Dab Xoogan Oo Kacay Suuqa Ceel Afweyn Iyo Khasaraha Ka Dhashay Naf Iyo Maal

0 Visits: 568 | Thursday June 09, 2016 - 20:34:53
Daawo: Dab Xoogan Oo Kacay Suuqa Ceel Afweyn Iyo Khasaraha Ka Dhashay Naf Iyo Maal

Read More »

Daawo:- Maareeye Ku Xigeenka Wakaalada Biyaha Hargaysa Muxuu Ka Yidhi Mashruucii Biyo Balaadhinta Caasimadda.

0 Visits: 629 | Thursday June 09, 2016 - 20:08:00
Daawo:- Maareeye Ku Xigeenka Wakaalada Biyaha Hargaysa Muxuu Ka Yidhi Mashruucii Biyo Balaadhinta Caasimadda.

Read More »

Daawo: Barnamjiki Xiisaha Badna Ee Haga Qoyska Iyo Qeybtii 3aad.

0 Visits: 609 | Thursday June 09, 2016 - 18:45:45
Hargeysa (AFSH)Halkan Ka Daawo Barnamjiki Xiisaha Badna Ee Haga Qoyska Iyo Qeybtii 3aad.

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Tacsi U Diray Eheladii Dadkii Lagu Laalay Degaanada Gaashaamo.

0 Visits: 616 | Thursday June 09, 2016 - 15:38:50
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, Isagoo ku hadlaya magaciisa,

Read More »

Naadiga Halkaraan Oo Furay Tartan Aqooneed Dugsiyada Hoose Dhexe Ee Bisha Ramadaan Magaalada Burco Iyo Maasuliyiinta Gobolka Togdheer Oo Ka Qayb Galay +Sawiro

0 Visits: 1018 | Thursday June 09, 2016 - 15:12:31
Munaasibada Balaadhan oo lagu daah furaayey Tartan Aqooneed Loogu Magac daray Maxamuud axmed cali ee Dugsiyada Hoose Dhex Ee Magalada Burco Oo Bisha Ramadaan Ay Qabato Naadiga Akhriska Iyo Qoraal ee Halkaraan

Read More »