Wararka

Hay'adaha Xaquuqul Insaanka Oo Maraykanka Ugu Baaqay Inuu Joojiyo Taageerida Militari Ee Soomaaliya.

0 Visits: 631 | Thursday May 12, 2016 - 09:25:41
Dowlada Maraykanka ayaan weli ka jawaabi eedeynta ah in dowlada Soomaaliya oo ay dhanka militari ka taageerto ay adeegsato ama askareysay caruur aan qaan gaarin, arrintaasi oo ka horimaaneysa shuruucda wadanka Maraykanka.

Read More »

Africa:Xildhibaan Ka Soo Jeeda Dalka Jabuuti Oo Loo Doortay Madaxwayne Ku Xigeen Barlamaanka Afrika+Sawiro

0 Visits: 691 | Thursday May 12, 2016 - 09:24:33
Shirka Baarlamanka Afrika Pan African oo lagu qabtay doorashada madaxweyne ku xigeenka labaad ee Pan African ee xildhibaanada Gobolka Afrikada Bari, ayaa waxaa ku loolamaayay Laba Xildhibaan oo kasoo kala jeeda Dalalka Djibouti iyo South Sudan.

Read More »

Golaha Wakiilada Dalka Barazil Oo U Qorshaynaya Inay Ka Takhalusaan Madaxwayanaha Dalkaasi.

0 Visits: 569 | Thursday May 12, 2016 - 09:22:28
Madaxweynaha Brazil, Dilma Rousseff, ayaa waxa ay bilaabaysaa maalin noqon karta maalintii ugu dambaysay ee ay xafiiska maamusho, xilli wakiilada aqalka odayaasha ay isu diyaarinayaan in ay u codeeyaan in la guda galo dhageysiga xil ka qaadisteeda iyo inkale.

Read More »

Duqa Magaalada London Oo Sheegay In Aanu Booqan Doonin Mareykanka, Haddii La Doorto Murrashax Donald Trump.

0 Visits: 552 | Thursday May 12, 2016 - 09:21:13
Duqa cusub ee Magaalada London, Sadiq Khan, ayaa wuxuu shaaca ka qaaday inuusan booqasho ku taggi doonin dalka Mareykanka, haddii uu madaxtinimada dalkaasi ku guuleysto Donald Trump.

Read More »

Daawo:Maxkamada Magaalada Hargeisa Oo Xukun Isugu Jira Ganaax Iyo Mastaafuris Ku Riday Dad Tahriibyaal Ah.

0 Visits: 664 | Thursday May 12, 2016 - 09:19:28
Maxkamada Magaalada Hargeisa Oo Xukun Isugu Jira Ganaax Iyo Mastaafuris Ku Riday Dad Tahriibyaal Ah Iyo Kuwo Iyagu Wax Tahriibiya

Read More »

Daawo Muqaal:Musilyinta G/Saraar Oo Ka Warbixiyey Halkay Marayso Udiyaar Garowka Xuska 18MAY Ee Gobolkaasi

0 Visits: 473 | Wednesday May 11, 2016 - 22:46:16
Maamulka G/Saraar Oo Ka Warbixiyey Halkay Marayso Udiyaar Garowka Xuska 18MAY Ee Gobolkaasi

Read More »

Guddida Daba-galka Hantida Qaranka Golaha Wakiillada oo Xog-waraystay Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa -

0 Visits: 616 | Wednesday May 11, 2016 - 22:43:31
Guddida Dabagalka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa 11/May/2016 kulan xog-waraysi ah la yeeshay Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Md. Ibraahim Siyaad Yoonis.

Read More »

Xildhibaan Ka Mida Golaha Barlamaanka Somaliland Oo Tageeray Ibinta Dekada Berbera

0 Visits: 549 | Wednesday May 11, 2016 - 22:39:09
Xildhibaan Nacnac oo ka hadlay Heshiiskii Dubai AMB Bashe Cawilka ku Hambalyeeyey Hawshaa adag

Read More »

Hargaysa:Ganacsato Soo Dhawayay Baladhinta Dakada Berbera

0 Visits: 973 | Wednesday May 11, 2016 - 22:37:05
Qaar ka mid ah ganacsatadda Somaliland ee badeecadaha kala soo dega waxna ka dhoofiya dekadda magaaladda Berbera ayaa si weyn u soo dhaweeyay heshiiska hor-dhaca ah ee lagu balaadhinayo dekadda ee ay wada gaadheen xukuumadda Somaliland iyo shirkadda caalamiga ah ee Dubai World.

Read More »

Daawo Muqaal:Deeq Waxbarasho Oo Dibada Oo Ay Haleen Ardayda Ka Mida Abaars Teach

0 Visits: 552 | Wednesday May 11, 2016 - 22:34:52
Deeq Balaadhan oo Schoolarship Ardayda Abaarso Tech Dibedda Loogu Dirayo

Read More »

Daawo :Duqa Burco Oo Ka Mashquulay Shaqadi Loo Igmaday Iyo Dadwaynaha Xafadaha Danyarta Burco Oo ka Qaylo Dhaaminaya Xashiish Buxdhafiyay.

0 Visits: 867 | Wednesday May 11, 2016 - 17:41:54
Xafad Ka Mida Ah Xafadaha Danyarta Burco Oo Baaq Uu Dirtay Xukumada Kuna Baqday In Lalaso Gaadho Meelo Ay Ka Galaan Roobka Isla Markaana Ay Uu Dheertay Goobo Xashishka Lagu Guro Uu Dhow

Read More »

Daawo:Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Faahfahiyay Cidan Puntland Kasoo Goostay Oo Ay Qabileen

0 Visits: 648 | Wednesday May 11, 2016 - 17:33:51
Wasiiru dawlaha wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Mud. Maxamed Muuse Diiriye ayaa ka hadlay ciidamo ka soo goostay maamul goboleedka Puntland oo isku soo diibay dawladda Somaliland, Hoos ka DAAWO Wasiiru dawlaha oo arrimaha ka hadlaya

Read More »

Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Guddidii Uu U Magacaabay Xuska 18-ka May Iyo Halka Ay Wax U Marayaan

0 Visits: 565 | Wednesday May 11, 2016 - 17:23:15
Munaasibada Xuska 18-may Oo Dhamaan Dalka Looga Diyaar Garoobaayo In Si Balaadhan Loo Xuso Ayaa Gudidda Qaban Qaabada Gobolka Togdheer Oo Uu Ku Dhawaaqay Badhasaabka Gobolka Ayaa Waxay Noqdeen Kuwo Aan Saamayn Balaadhan Ku Yeelan Shacabka Gobolka Togdheer Kuwaasi Oo Aan Laga Arag Dadaal Hawl Karnimo…

Read More »

Daawo Muqaal:Xafado Ka Mida Magalada Hargaysa Oo Daad Qaatay Iyo Warbixin Laga Diyaariyay .

0 Visits: 515 | Wednesday May 11, 2016 - 17:21:26
Xaafado Ka Mid ah Magaalada Hargeysa Oo Daadku Qaatay Iyo Cabashada Danyarta.

Read More »

Qaar Ka Mida Dadwaymaha Magalada Laascanood Oo Bananbax Cabasho Ah Ka Majiyay Sixirbararka Miceeshada

0 Visits: 691 | Wednesday May 11, 2016 - 17:20:16
Dadweynaha ku Dhaqan Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ee Somaliland, ayaa Shalay Sameeyay Isku soo bax Ballaadhan oo ay kaga soo horjeedaan Sicir barar ku yimid Maceeshadda, kaasi oo la sheegay inay sababtay Lacagta Shilin Soomaaliga ee Gobolka Sool ka soo gasha dhanka Puntland.

Read More »

Xukuumada Somaliya Oo Ka Digtay In La Lunsado Hantida Qaranka Wakhtiga Lagu Jiro Xaalada Kala Guurka

0 Visits: 728 | Wednesday May 11, 2016 - 17:09:56
Raysal wasaare ku xigeenka xukuumada fadaraalka ah ee Somaliya Maxamed Cumar Carte ayaa ka digay in la lunsado hantida somaliya inta lagu jiro wakhtiga kala guurka ah.

Read More »

Daawo"Waxa Jirtay Wakhti Ay Dekedda Berberi Ka Qiimo Badnayd Dubai, Oo Ka Horumarsanayd Oo Ka Qurux Badnayd" Wasiir Maxamuud Xaashi.

0 Visits: 461 | Wednesday May 11, 2016 - 17:03:16
Wasiirka wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Mud. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa si faahfaahsan uga hadlay muhiimada uu heshiiskii Somaliland iyo Imaaraadka Carabta dekedda berbera,

Read More »

Daawo: -Wasiirka Qorshaynta Qaranka Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Heshiiskii 30 Sanadood Lagu Kireeyey Dekeda Magaalada Berbera

0 Visits: 472 | Wednesday May 11, 2016 - 17:00:12
Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland Cali Shoombe ayaa Faah Faahin Ka Bixiyey Heshiiskii 30 Sanadood Lagu Kireeyey Dekeda Magaalada Berbera

Read More »

Dawladda Somalia oo Si Adag uga Hadashay Heshiiska Dekedda ee Somaliland iyo Imaaraatka una Hanjabtay Dawladda Imaraatka

0 Visits: 686 | Wednesday May 11, 2016 - 16:55:29
Nuur Faarax Xirsi wasiirka dakadaha dawlada Somalia ayaa ka hadlay heshiiskii wareejinta dakeda berbera ee dhex maray dawladaha Somaliland iyo Immaradka

Read More »

Daawo: "Ma Jiro Wax Maamul Hawda Ah Oo Lagu Wareejiyey Dawladda Soomaaliya" Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Duulista Somaliland.

0 Visits: 558 | Wednesday May 11, 2016 - 16:53:03
Wasiirul dawlaha Wasaaradda Duulista Hawada Somaliland Axmed Nuur Faahiye ayaa maanta shir jaraa' id oo uu ku qabtay Xafiiskiisa, waxa uu ku beeniyey

Read More »