Wararka

Daawo:Masuulinta xisbiga ucid Oo Ka Hadlay inuu Soo Dhaweeyey Gudoomiye Qabo

0 Visits: 706 | Thursday March 24, 2016 - 18:19:14
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Iyo Xoghayaha Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Xisbigaas Oo Maanta Ka Haadlayaayey Munaasibada Xisbi Ucid U Sameeyey Taageerayaal Xisbigaasi Oo Ay Ku Qabteen Magaalada Burco Ayaa Ka Hadlay Warara Warbaaihintu Ka QORATAY oo Sheegeen In Uu Soo Dhaweeyey Gudoomiyaha Gobolka Toghdeer…

Read More »

Daawo:Xukumada Somliland Oo Deeq Raashin Gaadhsiisay Deegaano Ka Tirsan Gobolka Togdheer

0 Visits: 596 | Thursday March 24, 2016 - 18:13:39
Burco(AFKA) in ka badan laba boqol oo qoys ayaa maanta la soo gaadhsiisay kaalmo raashin oo ay xkumada somaliland ugu tala gashay dadka talaabaysan ee ay abaaruhu saameeyeen kaalmadan raashinka ayaa dowladu uu qaybiyey dadwaynaha ku dhaqan degmada qoyta iyo deegaanada ku hareeraysan , wasiirka deegaanka…

Read More »

Daawo Afkashacabka Tvl:Madaxwaynaha Somaliland Oo Kulan La Qaaatey Gudida Abaaraha Dalka

0 Visits: 651 | Thursday March 24, 2016 - 17:59:52
Madaxwaynaha Somaliland Oo Kulan La Qaaatey Gudida Abaaraha Dalka Kana Hadlay Halka Uu Marayo Xalada Abareed ee Dalka

Read More »

Daawo: Haweenay Gaajo Iyo Haraad Ugu Dhimatay Duleedka Hargaysa Iyo Dadka Deegaanka Oo Erayo Ilmo Kaa Imanayso Baaq Ugu Diray Xukuumadda.

0 Visits: 550 | Thursday March 24, 2016 - 17:45:44
Haweenay Gaajo Iyo Haraad Ugu Dhimatay Duleedka Hargaysa Iyo Dadka Deegaanka Oo Erayo Ilmo Kaa Imanayso Baaq Ugu Diray Xukuumadda.

Read More »

Daawo:Munaasibada Balaadhan Oo Lagu Soo Dhaweeyey Taageerayaal Tiro Badan Oo Ku Soo Biiraay xisbiga ucid Magaalada Burco+Sawiro

0 Visits: 901 | Thursday March 24, 2016 - 17:33:50
Burco(AFKA)Munaasibaddan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay isla markaana ay soo buux dhaafiyeen taageerayaasha baaxadda leh ee Xisbiga Ucid ayaa waxaa Xisbigu ku soo Dhaweenayay Taageerayaal Xisbigaasi ku soo biiray .

Read More »

Dhakhaatiirta Waddanka Ingiriiska Oo Balaadhiyay Shaqo Joojintii Ay Ku Jireen.

0 Visits: 682 | Thursday March 24, 2016 - 17:25:59
Dhaqaatiirta Egland ayaa balaarinaya shaqo ka fadhiisi ay samaynayaan bisha danbe iyagoo ku dari doona caafimaadka deg dega inaysan qaban.

Read More »

Maxkamada Hargeysa Oo Wasaarada Arimaha Gudaha Ka Diiday In Waaran Loo Jaro Laba Saxafi

0 Visits: 619 | Thursday March 24, 2016 - 17:23:49
Maxkamadda gobalka Maroodi-jeex ayaa wasaaradda arrimaha gudaha ka diiday in waaran qabasho ah loo jaro guddoomiyaha iyo tifaftiraha wargeyska Hubaal Maxamed Axmed Jaamac (Calooley) iyo Xasan Xuseen Cabdillaahi (Keef-keef).

Read More »

Isbahaysiga KULMIYE Oo Soo Saaray War-murtiyeed Ay Kaga Jawaabayaan Warsaxaafadeedkii Xisbigooda Ee Shalay.

0 Visits: 548 | Thursday March 24, 2016 - 17:23:43
Jahmhuuriyada Somaliland "War-murtiyeed"-Date, 24-Mar-2016- Ref. KDC/08/012/2006 Ujeedo: Dedefayn Qoraalka ka soo baxay Garabka Gudoomiyaha Muuse Biixi.

Read More »

"Siyaasadu Ma Taqaano Naxariista Ee Salaadiinta Imika Joogta Waxaan Ku Baraarujin Lahaa Inay Ka Fogaadaan, Haddii Kale Siyaasadu Cadaabaha Ayey Ka Waraabinaysaa"..Jaamaac Shabeel

0 Visits: 596 | Thursday March 24, 2016 - 17:18:15
Guddoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga talada Haya ee Kulmiye Garyaqaan Jaamac Ismaaciil Cige (Shabeel) ayaa shacbiga ku dhaqan gobolka Maroodi-jeex ugu baaqay in ay u diyaar garoobaan ka qayb qaadashada tirakoobka codbixiyeyaasha doorashooyinka oo dhawaan la filayo in hawsheedu ka bilaabanto goboka.

Read More »

Daawo:Nuxurka Khudbad Uu Wasiirka Caafimaadku Ka Jeediyay Munaasibad Lagu Xusayay Maalinta Qaaxada Adduunka.

0 Visits: 572 | Thursday March 24, 2016 - 17:15:33
Wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo-toosiye ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay munaasibad Magaalada Hargeysa loogu qabtay oo lagu xuska maalinta qaaxada adduunka.

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Dawlada Imaaraadka Carabta Uga Mahad Celiyey Gargaarka Ay Soo Gaadhsiiyeen Dadka Abaaruhu Saameeyeen

0 Visits: 733 | Thursday March 24, 2016 - 15:25:03
Hargeysa(AFKA):-Madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa dhambaal mahad celin ah u diray dawlada isku taga imaaraadka carabta.

Read More »

Isbahaysiga kulmiye oo Warmutiyeed ka soo saaray Qoraal lagu Baahiyey oo Warbahinta oo Xubno isbahaysiga ah lagaga caydhiyey xisbiga

0 Visits: 625 | Thursday March 24, 2016 - 15:19:25
Warmurtiyeed ay ku Saxeexan yihin Guddomiyekuxigenada 2aad iyo 3aad ee Xisbiga kulmiye oo ka tirsan Isbahaysiga kulmiye ayaa lagu dadafeeyey Qoraal hore loogu Baahiyey Warbahinta oo Xubno isbahaysiga ah lagaga caydhiyey xisbiga kulmiye

Read More »

Weftigii Wasiir Warancadde ee ku Maqnaa Djibouti oo Dalka ku Soo Laabtay iyo Wasiirka oo Warbaahinta la hadlay

0 Visits: 554 | Thursday March 24, 2016 - 15:10:33
Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancadde iyo wafti uu hogaaminayo oo muddo hawlo shaqo ugu maqnaa dalka jabuuti ayaa manta kusoo guryo noqday magaalada hargeysa ee caasimada dalka Somaliland.

Read More »

Ciidamada Booliska Magaalada Hargeysa Oo Xabsiga U Taxaabay Neef Xoolo Ah Iyo Danbiga Loo Haysto.

0 Visits: 851 | Thursday March 24, 2016 - 14:54:14
Wan hirdiyey Wan kale ayaa saldhiga xaafadda Daami loo taxaabay kadib markii uu hirdi xoog badan madax kala eegtay isla markaana uu halkaas ku naf waayey Wankii kale.

Read More »

Daawo:Eng Faysal Cali Waraabe Muxuu Ka Yidhi Inuu Qabo Soo Dhaweey In Kale?

0 Visits: 886 | Thursday March 24, 2016 - 14:23:31
Burco(AFKA)Gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada Eng Faysal Cali Wraabe AYaa Ka Hadlay In Uu Soo Dhaweeyey Gudoomiyaha Gobolka Toghdeer Maxamed Ibraahun Aadan Qabo Soo Dhaweeyeen Waftigii uU Hogaaminaayey Gudoomiye Faysal Cali Waraabe

Read More »

Muslimiinta Ku Nool Belgium Oo Saamayn Baladhan Ku Yeelatay Weeraradii Lagu Qaaday Magaalada Brussels+Sawiro

0 Visits: 617 | Thursday March 24, 2016 - 09:02:36
Muslimiinta ku nool Caasimadda Belgium-ka, ayaa waxaa saamayn guud ku yeeshay labadii weerar ee Talaadadii ka kala dhacay Garoonka Zaventem iyo boosteejada laga raaco tareenada dhulka hoostooda mara.

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo Oo Xalay xafiiskiisa kula kulmay, safiirka Ingiriiska u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya

0 Visits: 554 | Thursday March 24, 2016 - 08:57:00
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa caawa xafiiskiisa kula kulmay, safiirka Ingiriiska u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Ambassador

Read More »

Madaxwayne Obama Oo Daha Ka Fayday Qorshaha Ugu Muhiimsan Inta Uu Madaxwaynaha Yahay

0 Visits: 544 | Thursday March 24, 2016 - 08:54:37
Madaxweyne Obama oo booqanayay dalka Argentina ayaa sheegay in muhiimadiisa koowaad ay tahay in laga adkaado kooxda Khilaada Islaamka.

Read More »

Dawlada Turkiga Oo Sheegay In Mid Ka Mid Ah Raggii Fuliyay Weerarkii Brussels Ay Qabteen Sannadkii Hore.

0 Visits: 671 | Thursday March 24, 2016 - 08:51:40
Mid ka mid ah raggii fuliyay weeraradii Talaadadii la soo dhaafay gil gilay magaalada Brussels ee dalka Belgium ayaa lagu qabtay Turkiga bishii June ee sanadkii hore 2015, isla markaana la musaafuriyay.

Read More »

Siyaasi Boobe Oo Ka Hadlay Xubin Cusub Oo Guddoomiyaha WADDANI U Xulay Guddida Ictiraaf-raadinta Oo Isaga Hore Madaxweynuhu Ugu Magacaabay.

0 Visits: 629 | Wednesday March 23, 2016 - 22:16:25
Xoghayihii hore ee Warfaafinta ee Xisbiga WADDANI Boobe Yuusuf Ducaale oo Wargeyska Himilo waydiiyey sida uu u arko in Xisbiga WADDANI buuxiyo Xubintii Guddida Ictiraaf-raadinta ee isaga hore loogu Magacaabay, ayaa sheegay inaan isaga Shaqsi ahaan aan Guddida loogu darin, laakiin uu matalayey Xisbiga…

Read More »