Wararka

Togdheer:Wali Waxa Socota Ciyaarti Udhaxaysay Xulka Gobolka Togdheer iyo Daadmadheedh Waxa Qaybti Hore Ku Dhamaatay 0:0

0 Monday October 05, 2015 - 17:00:43
Wali Si Habsamiya Usocanaysa Ciyaartii Dhexmaraysay Xulalka Gobolka Togdheer iyo Daadmadheedh Waana Ciyaar Habsima Leh Wana Wareer iyo Wareer Celis Labada Koxood ee Ku Ciyaaraya Labada Gobolka ayaan Midna Ogalayn In Ay Ku Hormarto Goolka Waxase Hada Dhacay Qaybtii Hore ee Ciyaarta Waxana La Galay Nashasho

Read More »

Daawo: Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Somaliland iyo Wefti uu hogaaminayo oo Kormeer ku Tegey Goobaha Waxbarashada Togdheer

0 Visits: 583 | Monday October 05, 2015 - 16:31:14
Wasaaradda Waxbarashada Somaliland ayaa kormeero kala Duwan ku marayey saaka goobaha waxbarashada kala duwan ee Gobolka Togdheer,

Read More »

Daawo: Akadamiyada Akhriska iyo Qoraalka Borama ee ADKAW oo Hoggaan Cusub Dooratay iyo magacyada masuliyinta cusub

0 Visits: 625 | Monday October 05, 2015 - 16:18:59
Akaddamiyada Bandhiga Cilmiga iyo Caqliga ADKAW ee Borama Waxay Guddomiye u Dooratay Ayaanle Abdirahman Ibraahin, Gudomiye kuxigenkana Xamda, Halka Agaasimaha na Loo doortay Abwan Mustafe Barkhad Dhinbiil, kadib Doorasho Xor iyo Xalaal ahayd oo ka dhacday hoolka akadamiyadda

Read More »

Hada Waxa Si Rasmiya Ubilaabmatay Ciyaarti Udhaxaysay Togdheer iyo Daadmadheed

0 Monday October 05, 2015 - 16:14:01
Hada Waxa Si Toosa Uu Bilaabmay Ciyaarti Dhexmaraysay Xulka Gobolka Togdheer iyo Xulka Gobolka Daad Madheedh Waxa Hada Daqiiqadahi Hore ayay Maraysa Waa Wareer iyo Wareer Calis Waxa Kale Oo Barbar Socota Xaflada Furitaanka Ciyaraha Gobolada Somaliland ee Wajiga Kowaad ee Koobka Gobolada,

Read More »

Shirkada Somtel Oo Qalab Ciyaared Ku Gudoonsisay koxda ku ciyaaraysa xulka gobolka togdheer oo ay ugu talo gashay dhirigalinta iyo ka qayb qaadashada ciyaraha kubada cagta ee Ka Bilamaysa Magalada Burco

0 Monday October 05, 2015 - 16:05:13
Qaybinta Qalabkani Ayaa Waxa loo Samayay Munasibad Kooban ayaa waxa kazoo qayb Galay Maamulka Gobolka Togdheer iyo Sarakiil Sare Oo Ka Socday Wasarada Ciyaaraha Somaliland ee Gobolka Togdheer iyo Madaxda Shirkada Somtel Ee Gobolka Togdheer ,

Read More »

Daawo Sawiro Ku Saabsan Hada iyo Garoonka Kubadda Cagta ee Magalada Burco Oo La Filayo In Gordhaw Ay Bilaabmaan Ciyaraha Gobolkada iyo Masuliyin Hada Sugan Goobta

0 Monday October 05, 2015 - 15:59:35
Diyaargarobay Dawashada Ciyaraha Gobolada Somaliland Wajigii Kobaad ka Bilamayso Gobolada Togdheer iyo Awdal Hada waxa Garoonka Soogalay Qaar Ka Mida Xulalka Gobolada Ku Ciyaaraya Magalda Burco Oo Ay Ka Mid Yahiin Saraar,Sanaag,Burco ,Daadmadheedh iyo Xaysimo iyo Badhan ,

Read More »

Dagaal ku dhexmaray Suuqa Bakaaraha Ee magaalada Muqdhisho Askar ka tirsan Ciidamada Dowladda Somalia

0 Visits: 694 | Monday October 05, 2015 - 08:31:31
Askari ayaa dhintay, saddex qof oo uu ku jiray askari ayaana ku dhaawacmay iska-horimaad maanta askar kawada tirsan kuwa dowladda FS ku dhexmaray waddada koowaad ee suuqa Bakaaraha.

Read More »

Weftigii Balaadhanaa Ee Madaxweynaha Somaliland Oo Gaadhay Dalka Ireland Si Balaadhana Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Dublin.

0 Visits: 689 | Monday October 05, 2015 - 08:25:49
Waftigii uu hoggaaminaayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa gaadhay dalka Ireland, waxaana garoonka Caalamiga ah ee Caasimadda Dublin ku soo dhaweeyay Masuuliyiin ka socda Wasaaradda

Read More »

Akhriso Siday Iskugu Beegmeen Xululka Ku Wada Ciyaaraya Magalada Burco iyo Gobolka Togdheer iyo Daadmadheedh Oo Bari Lagu Furayo

0 Sunday October 04, 2015 - 22:32:49
Iyada Oo Maalinta Berri ah La Filaayo Inay Si Rasmi ah Ciyaaraha Gobolada Somaliland Ka Bilaabmaan Gobolada Awdal Iyo Togdheer Ayaa Waxaa Maanta Si Rasmi ah U Soo Gaadhay Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer Todobada Gobol Ee La Filaayo Inay Wareega Koowaad Ku Ciyaaraan Magaalada Burco.

Read More »

Hargaysa:Taliska Booliska Oo Xabsiga Ku Guray Saraakiil Saluugay Qaabka Loo Maamulay Darajoyinka.

0 Sunday October 04, 2015 - 21:42:30
Taliska Sare ee Ciidamada Booliska Somaliland, ayaa Xabsiga u taxaabay ugu yaraan Toban kamid ah Ciidamada Booliska kuwaasoo saluug ka muujiyey Derejooyin Toddobaadkii dhammaaday uu Taliyuhu Qaybiyey.

Read More »

Daawo Muqaal:Xulalka Gobolada Maroodijeex,Geibley Iyo Hawd Oo Gaadhey Borame.

0 Sunday October 04, 2015 - 21:36:25
Xulalka kubada cagta ee gobolada,Hawd Oo Gaadhay

Read More »

Muqdisho :Wasiirka Warfaafinta Somalia Oo Caddeeyay in Suxufiyiinta Ku Xidhan Muqdisho heli doonaan Xorriyaddooda Dasuuriga ah

0 Sunday October 04, 2015 - 21:32:15
Wasiirka warfaafinta dowladda Somalia, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho ayaa ka hadlay xadhiga wariyeyaasha telefishinka Universal oo habeen ka hor lagu xidhay Muqdisho, isagoo ballanqaaday inay heli doonaan xorriyadooda dastuuriga ah.

Read More »

Daawo:Xildhibaan Waabeey Oo Qalab Ciyaaareed Gudoonsiiyey Xulka Gobolka Daadmadheedh

0 Visits: 762 | Sunday October 04, 2015 - 18:09:26
Ciyaartoyda Gobolka Daad madheedh ku ciyaari doonta koobka Gobo;lada Somaliladn ayaa Xildhibaan Waabeey Siiyey Qalab Ciyaareed

Read More »

Daawo Oday Xuseen Nuur X.IBRAAHIN (fardaale ) Oo Maanta Aas Qaran Lagu Sameeyey Magaalada Burco

0 Visits: 799 | Sunday October 04, 2015 - 18:07:03
Oday Xuseen Nuur X.IBRAAHIN (fardaale ) Oo Maanta Aas Qaran Lagu Sameeyey Magaalada Burco

Read More »

Weftigii Madaxweynaha oo ka Anbabaxay DUBAI una Jihaystay IRELAND iyo Wasiirro ku biiray Weftiga

0 Visits: 658 | Sunday October 04, 2015 - 17:40:22
Wasiirada Arrimaha Debadda, Warfaafinta Iyo Caafimaadka Oo Waftiga Madaxweynaha Kaga Biiray Dalka Imaraadka Oo Ay Saaka Ka Duuleen.

Read More »

Suldaan Mawliid Sabayse Oo La Sii Daayay

0 Visits: 722 | Sunday October 04, 2015 - 17:22:54
Suldaan Mawliid Sabayso oo maxkamadda gobolka Hargeysa ay maanta amar ku bixisay in la sii daayo maadaama cidii soo ash-kataysay ay hor iman wayday dhagaysigii dacwadii loo haystay, ayaa markii uu xabsiga kasoo baxay waxa uu warfidiyeenada u sheegay in xadhigiisa ay sabab u ahaayeen hadalo uu ku bayaamiyey,…

Read More »

WASIIRKA XANAANADA XOOLAHA OO XILALKII U KALA WAREEJIYEY AGAASIMAHII HORE IYO AGAASIMAHA CUSUB EE WASAARADA CAAFIMAADKA

0 Visits: 918 | Sunday October 04, 2015 - 17:13:47
Wasiirka Wasaarada xanaanda xoolaha Somaliland Dr.Cumar ayaa waxaa uu maanta si rasami ah xilalkii ugu kala wareejiyey agaasimihii hore iyo agaasimaha cusub ee wasaarada caafimaadka dhawaan loo soo magacaabay .

Read More »

Ururka Raxma Oo Sii Sagootiyey Ciyaartoyda Xulka Gobolka Hawd +Sawiro

0 Visits: 1029 | Sunday October 04, 2015 - 17:01:36
Maamulka Gobolka Hawd, Ururka Al Rayaan iyo gudida horumarinta Gobolada hawd iayaa sii sagootiyay ciyaaryahanada xulka gobolkaas oo ka qayb galaya tartanka ciyaaraha gobolada Somaliland.

Read More »

Madaxwaynaha Somaliland Oo Safar Ugu Sii Kicimayaan Dalka Ireland

0 Visits: 671 | Sunday October 04, 2015 - 16:56:45
Waftigii uu hogaaminayay Madaxwaynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa saaka ka ambabaxay magaalda Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta oo ay todobaadkii ina dhaafay ku sugnaayeen

Read More »

Daawo: Wasiirro ka Qaybgalay Madal Ururka HEERSARE ku soo Bandhigayey Tacaddiyada ka Dhanka Ah Dadka Waalan ee Xanuunka DHimirka Qaba

0 Visits: 612 | Sunday October 04, 2015 - 16:50:12
Wasiirka Caddaalada. iyo Masuliyuiinta Gobolka iyo Degmada Burco ayaa ka qaybgalay Munasibad Wacyigelin ah oo loo bixiyey Ha dhibin qof dhiban oo ay soo qaaban qaabiyeen urur dhalinyaro oo la yidhaa HEERSARE,

Read More »