Wararka

Daawo Afashacabka Tv:Orodyahanka Mo Farah Oo Uu Waraysi La Yeeshay Tvga Caalamiga Ah Ee ITV Iyo Su'aalaha La Waydiiyey

0 Saturday September 12, 2015 - 21:18:55
Orodyahanka Mo Farah Oo Uu Waraysi La Yeeshay Tvga Caalamiga Ah Ee ITV Iyo Su'aalaha La Waydiiyey

Read More »

Hargaysa:Marwo Edna Aaden Oo Lagu Daray Liiska Dadka U Sharraxan Abaal Marin Caalami Ah Oo Uu Baarlamanka Yurub Bixiyo

0 Saturday September 12, 2015 - 21:15:44
Marwo Edna Aaden Ismaaciil oo hore u ahayd wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, isla markaana ah shakhsiyad caalamiya oo u dhinaca caafimaadka haweenka iyo daryeelkooda lagu yaqaan ayaa lagu daray liiska dadka sannadkan 2015ka u sharraxan abaal-marinta Xoriyadda Fikirka ee uu Baarlamanka Midowga Yurub…

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Maxkamada Degamada Hargeysa Oo Xukun Kala Duwan Ku Riday Haweenay Sifo Khaldan U Bixinaysay Diinta Islaamka

0 Saturday September 12, 2015 - 21:14:19
Maxkamada Degamada Hargeysa Oo Xukun Kala Duwan Ku Riday Haweenay Sifo Khaldan U Bixinaysay Diinta Islaamka

Read More »

Daawo Sawiro:Roob Saacado Badan Ka Da,ay Tog-Wajaale iyo Biyo Laxaad Leh Oo Kasoo Rogmadey

0 Saturday September 12, 2015 - 21:10:48
Roob aan duufaan iyo dabeylo culus midna wadan ayaa Saacado badan ku da,ayay Magaalada Tog-Wajaale ee kutaala Xuduuda u dhexeysa Somaliland iyo Itoobiya.

Read More »

Sport: Everton oo 3 iyo 1 ku Garaacday Chelsea iyo Steven Naismith oo sadexlay dhaliyay

0 Visits: 945 | Saturday September 12, 2015 - 18:01:44
Sport: Everton ayaa 3 iyo 1 ku Garaacday Chelsea iyo Steven Naismith oo sadexlay dhaliyay

Read More »

Daawo:Suldaan Sabayse Iyo Siyaasi Axmed Like Oo XuKumada Ku Eedeyay Dagaalkii Ka Dhacay Golaha Wakiilada Somaliland

0 Visits: 1179 | Saturday September 12, 2015 - 17:25:54
Suldan Sabayse Iyo Siyaasi Axmed Like Oo Xumada Ku Eedeyay Dagaalkii Golaha Wakiilada Somaliland

Read More »

Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Lag Diyaariyey Saylada Xoolaha Ee Magaalada Burco

0 Visits: 760 | Saturday September 12, 2015 - 16:57:45
Saylada Xooolaha Ee Magaalada Burco Oo Ah Ta Baiga Afrika Ugu Weyne Ayaa Hada Waxa ka socda dhaqdhaqaaq balaadhan loogu kula iibsanaay xoolaha nool

Read More »

Daawo: Gabadhii ugu horaysay ee isusoo Sharaxda inay Somalia Madax weyne ka noqoto

0 Visits: 654 | Saturday September 12, 2015 - 16:53:50
Daawo: Gabadhii ugu horaysay ee isusoo Sharaxda inay Somalia Madax weyne ka noqoto

Read More »

Daawo:Wakaalda Biyaha Burco Oo Biyo Gaadhsiisay Xaafada Koosaar Ee Magaalada Burco

0 Visits: 772 | Saturday September 12, 2015 - 16:45:40
Wakaalda Biyaha Burco Oo Biyo Gaadhsiisay Xaafada Koosaar Ee Magaalada Burco Maareyaha Biyaha Burco Ayaa Faahfiyey Ka Bixiyey Biyahan Ay Gaadhsiiyeen Xaafadasi

Read More »

Daawo:Dowlada Hoose Ee Burco Qado Shareed U Sameesay Qurbo joog reer Filand ah+Sawiro

0 Visits: 643 | Saturday September 12, 2015 - 16:26:56
Masuliyiinta Gobolka iyo Degmada Burco oo Qado sharaf u sameeyey Xubno ka socday Jaaliyadda Somaliland ee Finland iyo Dhakhaatiir wax ka qabanaysa adeeyada caafimaad ee Cisbitaalka Burco

Read More »

Daawo:"Waan Ceebownay Maanta Oo Ceebaa Nagu dhacday "Xildhibaan Nacnac

0 Visits: 1088 | Saturday September 12, 2015 - 14:46:36
Qaar kamida Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somalialnd Oo Hadlay Muuqii Maanta Hadheeyey Golaha Wakiilada

Read More »

Daawo Sawiro Ku Saabsan Dagaal Gacan Ka Hadala Oo Dhexmaray Ciro iyo Baashe iyo Xildhibaano La Kale Saftay

0 Saturday September 12, 2015 - 12:10:27
Fadhigii Golaha Wakiilada Somaliland ee Saaka, ayuu ka dhacay dagaalkii ugu xuma ee tariikhda Golahas soo mara, kadib markii Guddoomiyaha Wakiiladu Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo sidoo kale ah Guddoomiyaha Xisbiga WADANI iyo Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbigaasi uu dagaal gacan ka hadal…

Read More »

War Deg Deg Ah:Shirguddoonka Wakiillada Oo Is Faro Saaray, Xildhibaannada Oo Mid Mid Isku Beegsaday Iyo Jawigii guud Ee Golaha Wakiillada

0 Saturday September 12, 2015 - 12:08:17
Fadhigii golaha wakiillada Somaliland ee Saaka ayaa ku bilaabmay buuq iyo sawaxani, kadib markii ay Mudanayaasha muxaafidka ahi soo dhigeen mooshin ka dhan ah go'aankii hore ee Xildhibaannada golaha Wakiilladu ku laaleen dhaxal wareejinta kaydka Haamaha Shidaalka Berbera.

Read More »

Daawo Afkashacabka TV:Siyaasi Xasan Xuseen Codyare Oo ka Hadlay arintii Haamaha Kaydka Shiidaalka berbera iyo Xaalada Dalka

0 Visits: 672 | Saturday September 12, 2015 - 10:04:08
Daawo Afkashacabka TV:Siyaasi Xasan Xuseen Codyare Oo ka Hadlay arintii Haamaha Kaydka Shiidaalka berbera iyo Xaalada Dalka

Read More »

Wefti ka socday Xisbiga KULMIYE oo si Diiran loogu Soo Dhoweeyey Burco+SAWIRO

0 Visits: 874 | Saturday September 12, 2015 - 09:48:18
Wefti Balaadhan Oo Ka Socda Xisbil Xaakimka Kulmiye Oo Isugu Jira Xildhibaano ,Ganacsato, Aqoonyahano Iyo Ardayda Jaamacaddaha Oo Ka Soo Kici Timay Caasimada Dalka Ayaa Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweyey Magaalo Madaxda Gobolka Togdheer Ee Burco

Read More »

Warkii U Danbeeyey Ee Maka Al Mukarama In Ka Badan 107 qof oo ku dhimatay wiish ku soo dumay Masaajidka Xaramka ee Magaalada Makka iyo In Ka Badan 200 Oo Qof Oo Dhaawacu Marayo Iyo Somali Ku Jirta.

0 Visits: 760 | Saturday September 12, 2015 - 09:38:56
Warkii U Danbeeyey Ee Maka Al Mukarama In Ka Badan 107 qof oo ku dhimatay wiish ku soo dumay Masaajidka Xaramka ee Magaalada Makka iyo In Ka Badan 200 Oo Qof Oo Dhaawacu Marayo Iyo Somali Ku Jirta.

Read More »

Daawo:Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Wiish Kuwa Dhismaha Ah Oo Ku Soo Go'ay Masjidka Barakaysan Ee Magaalada Makkah Ee Saudi Arabia +Akhri

0 Visits: 698 | Friday September 11, 2015 - 21:30:41
Warar hordhac ah oo ka imanaya dalka Saudi Arabia, ayaa sheegaya in Ugu yaraan inta la ogyahay ay 65 qof ay ku dhinteen in ka badan 155 qof oo kalena ay ku dhaawacmeen maanta, kaddib markii uu wiish ku soo go'ay dhismaha Masjidka barakaysan ee magaalada,Makkah, ee dalka Boqortooyada Saudi Arabia.

Read More »

Madaxweynaha Puntland oo u Tagay Kismaayo ka Qayb-galka Caleemo-saarka Axmed Madoobe

0 Visits: 839 | Friday September 11, 2015 - 17:43:02
Wafdi uu Hoggaaminayo Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta soo Gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada hoose.

Read More »

Ciidamo kala Taabacsan Ahlusunna & Maamulka Galmudug oo isku Hor-fadhiya Mareer-gur

0 Visits: 733 | Friday September 11, 2015 - 17:41:03
Ciidammo ka kala tirsan kuwa Ahlusunna iyo kuwa Galmudug ayaa isku hor-fadhiya deegaanka Mareer-gur oo ka tirsan Gobolka Galguduud, iyadoo laga baqdin qabo inay iska-horimaadyo halkaas ku dhexmaraan.

Read More »

Dowladda Mareykanka oo Shaacisay inay Qaabili doonto Toban Kun oo Qoxooti Suuriyaana ah

0 Visits: 606 | Friday September 11, 2015 - 17:35:47
Madaxweynaha Mareykanka, Barack Obama ayaa sheegay in Mareyknaka uu isku diyaarinayo inuu sannadka soo socda qaabilo ugu yaraan 10,000 oo Qoxooti Suuriyaan ah qaabilo, sidTiradan ayaa aad uga badan 1,500 oo Qof oo Suuriyaan ah

Read More »