Wararka

Daawo:Masuliyiinta Gobolka iyo Degmada Burco oo Dhagax Dhigay Dhismaha Mashaariic khayriya oo laga Hirgeliyey Xaafadda Cusub ee Caqilyare Burco

0 Visits: 727 | Saturday August 15, 2015 - 15:55:37
Masuliyiinta Gobolka Togdheer, iyo degmada burco, isuduwayaasha wasaaradda dib u dejinta iyo diinta iyo awqaafta, xildhibaano, odayaal iyo waxgaradka xaafadda caaqil yare ee magaalada Burco ayaa saaka si wada jira u dhagax dhigay ...

Read More »

Xisbiga Waddani Oo Beeniyay Inuu Khilaaf Ka Dhex Jiro, Baahinta

0 Visits: 618 | Saturday August 15, 2015 - 14:42:56
Hargeysa(Cadceed) – Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa si adag u beeniyay warar ay qaar warbaahinta ka mid ahi shalay baahiyeen oo sheegaya inuu xisbiga Waddani ka dhex jiro khilaaf balaadhan oo u kala jebiyay laba garab kaas oo salka ku haya xulashada murashaxa madaxweyne-xigeen ee xisbigaas oo…

Read More »

Daawo:Cali Khaliif Galaydh Oo Soo Gaadhey Buuhoodle ,Soona Gaadhsiyay Dirays iyo Hub

0 Friday August 14, 2015 - 23:11:27
Cali Khaliif Galaydh ayaa kasoo degay magaalada Buuhoodle,isaga oo sita dirays iyo Hub ciidamada Federalka ahi ay lee yihiin,sheegayna in ay Iman doonaan ciidamo ka socda Dawlada Federalka ah.

Read More »

Daawo:Maayirka Degmada Gar-adag Oo Ka Qayb Galay Kulan Ay Hay'ada World Concern Soo Qaban Qaabisay Oo U Qabatay Bulshada Deegamadaasi.

0 Friday August 14, 2015 - 23:10:14
Maayirka Degmada Gar-adag Oo Ka Qayb Galay Kulan Ay Hay'ada World Concern Soo Qaban Qaabisay Oo U Qabatay Bulshada Deegamadaasi.

Read More »

Daawo:Diyaarad Cargo Ah Oo Jabouti Lee Dahay Oo Duulimaadyo Ka Bilawday Muqdisho.

0 Friday August 14, 2015 - 23:08:03
Diyaarada Air Jabouti ee wadanka Jabouti ,gaar ahaana Cargo-ga ayaa duulimaadyo cusub ka bilawday garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Daawo:Ciidamada Itoobiya Ee Ku Sugan Wadanka Somaliya Oo Dad Rayid ah Ku Laayey Deegaano Ka Mid ah Gobolka Hiiraan.

0 Friday August 14, 2015 - 23:02:38
Ciidamada Itoobiya Ee Ku Sugan Wadanka Somaliya Oo Dad Rayid ah Ku Laayey Deegaano Ka Mid ah Gobolka Hiiraan.

Read More »

Daawo sheikh aadan siiro oo ka hadlay dilalka toogashada ah ee ciidanku ku fuliyaan shacabka

0 Visits: 901 | Friday August 14, 2015 - 18:30:57
Daawo sheikh aadan siiro oo ka hadlay dilalka toogashada ah ee ciidanku ku fuliyaan shacabka

Read More »

Khilaafkii ugu Xooggana ee ka dhex qarxa masuliyinta ugu sarraysa Xisbiga WADANI oo soo if baxay iyo heshiisyo qarsoodi ah oo lagu haysto guddomiye cirro

0 Visits: 711 | Friday August 14, 2015 - 14:46:41
Sida uu Daabacay Wargeysa Waaheen waxa khilaafkii ugu xoogaana ka dhex qarxay madaxda ugu sarraysa xisbiga WADANI kaasoo ka dhashay

Read More »

Daawo:Gabadh aad u Da'Yar oo ka Yaabisay Kumanaan Qof oo Reer Somaliland ah

0 Visits: 624 | Friday August 14, 2015 - 14:42:07
Gabadh aad u da Yar oo ka Yaabisay Kumanaan Qof oo Reer Somaliland ah Maxaad Ka Filaysaa Gabadhan Yar

Read More »

Hargaysa:Jaamacadda Caalamiga Ah Ee Beder Oo Soo Casuuntay Professor Iqra Oo Aqoon Korodhsi Cilmi Baadhista Ku Saabsan Ardayda U Jeediyay.

0 Friday August 14, 2015 - 14:35:27
Guddoomiye ku xigeenka jaamacadda Beder ayaa isna Professorka u Mahad naqay isaga oo tilmaamay Cilmi Baadhis Lasameeyaa muhiim tahay jaamacaduna in Ay samaysaa Waajib tahay.

Read More »

Daawo:Madaxweynihii Hore Ee Maraykanka Jimmy Carter Oo Sheegay In Cudurka Kansarku Ku Dhaca

0 Friday August 14, 2015 - 14:32:50
Madaxweynihii Hore Ee Maraykanka Jimmy Carter Oo Sheegay In Cudurka Kansarku Ku Dhaca

Read More »

Xukuumadda Oo Jarmalka Ku Boorisay In Mashaariicda Horumarineed Ee Uu Somaliland Ka Wado Ku Kordhiyo Maalgashi

0 Friday August 14, 2015 - 14:30:09
Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland, Axmed Aaden Ismaaciil (Axmed-kayse) oo ay weheliyaan qaar ka mid ah diblomaasiyiinta Somaliland ee wadamada dibadda ayaa habeen hore kulan casho sharaf ah ku qaabilay Danjiraha dalka Jarmalka u qaabilsan Somalia…

Read More »

Wasiir-ku-xigeenka Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah JSL oo kulan casho sharaf ah ku qaabilay Safiir-ku-xigeenka Jarmalka u qaabilsan Somalia iyo Somaliland.

0 Friday August 14, 2015 - 14:28:03
Wasiir-ku-xigeenka Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah JSL, Mudane Axmed Aaden Ismaaciil (Axmed-kayse) oo ay weheliyaan saraakiil ka mid ah agaasimayaasha waaxaha,

Read More »

Shirweyne Borama Lagu Qabtay Oo Lagu Shaaciyey Maalgalin Loo Helay Dekeda Lughaya

0 Friday August 14, 2015 - 14:26:42
Shirweyne Borama Lagu Qabtay Oo Lagu Shaaciyey Maalgalin Loo Helay Dekeda Lughaya Yaa Maalgashaday Dowladu Se Ma Ogtahay?

Read More »

Daawo:Madaxweynaha Somaliya Oo Ka Hadlay Mooshinka Barlamaanku Kasoo Gudbiyey.

0 Visits: 686 | Friday August 14, 2015 - 14:21:55
Madaxweynaha Somaliya ayaa ka hadlay markii ugu horeysay mooshin uu dhowaan kasoo gudbiyey Barlamaanka Somaliya ,kaas oo la doonaayo in xilka lagaga qaado.

Read More »

Duqa Degmada Berbera oo Xabsiga Dhigay Mid kamida Ganacsatada ugu waaweyn Berbera, iyo Musuqii ugu weyna oo ka dhex qarxay Dawladda Hose Berbera

0 Visits: 650 | Friday August 14, 2015 - 14:07:33
Maayerka magaalada Berbera Cabdishakuur Maxamuud Xasan (Cidin), ayaa Xabsiga u taxaabay xalay fiidkii

Read More »

Guddomiye Cirro oo Cisbitaalka Hargeysa ku Booqday Dhalinyaro ku dhaawacmay Rasaas Boolisku ku fureen, Baaqna u diray Xukumadda

0 Visits: 634 | Friday August 14, 2015 - 14:05:12
Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilllaahi (Cirro), Guddoomiyaha Golaha wakiillada Somaliland, ahna Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa shalay Cisbitaalka guud ee Hargeysa ku booqday

Read More »

Daawo: Dood kulul oo aan waxba la isu hanbayn oo Xalay Dhex martay Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada, Xukumada iyo xisbiyada mucaaradka

0 Visits: 643 | Friday August 14, 2015 - 13:58:05
Doodan oo lagaga hadlayey Doorashada Golaha Wakiiladda iyo Qaadacaadda Gobolka awdal ayay ka qaybqaadanayeen Xildhiban Axmed yasin, Xildhiban Buuba, Xildhiban Maxmed jamac, Cabdinasir qodax oo kasocday UCID iyo Maxmed Qabo oo ka socday Xukumadda

Read More »

Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliya Ee Maanta Oo lagu Soo Qaaday Mooshinka laga keenay Madaxweynaha

0 Visits: 759 | Thursday August 13, 2015 - 19:05:03
Muqdisho(AFKA)Shirkii Golaha Wasiirrada Xukuumadda Somaliaee maanta ayaa looga dooday Xaaladda Siyaasadeed iyo midda Amni ee Dalka; iyagoo sidoo kale kaga hadlay Mooshinkaka Dhanka ah Madaxweyaha Somalia, Xasan Sh. Maxamuud oo ay wadaan xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

Read More »

Layaabka Maanta:Sarkaal ka tirsan Ciidamada AMISOM Oo Dilay Gabar Ay Saaxiibo Ahaayeen Isaguna is-dilay

0 Visits: 788 | Thursday August 13, 2015 - 18:17:48
Sarkaal ka tirsan Ciidamada AMISOM ayaa Axadii lasoo dhaafay ku dilay Muqdisho Muqdisho Gabar Askariyad ah oo ayaa saxiib ahaayeen, isagoo markii dambena is-dilay

Read More »