Wararka

Fadhigii Golaha Wasiiradda Ee Djibouti Oo Mar Kale Tageero U Muujiyay Dawladda Dalka Yaman .

0 Thursday May 14, 2015 - 21:39:19
Fadhigii golaha wasiiradda ee Jabuuti ayaa laga hadlay xalaadda dagaal ee ka aloosan dalka yemen iyadu xalaaddaha amni iyo bi'ni aadamino ay aad uga sii darayaan.

Read More »

Duqa Caasimada Hargaysa Oo Dalka Ku Soo Laabtay Si Weyna Losoo Dhaweeyay.+Sawiro.

0 Thursday May 14, 2015 - 21:28:01
Waxa manta dalka dib ugu soo laabaty duca caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Solteco oo safar shaqo ugu maqnaa wadamada Yurub gaar ahaan wadanka Swedan, maayir Solteco Waa si niyad sami ah u soo dhaweeyay Qaar ka mida golihiisa xildhibaanada, ku xigeenka duqa caasimada ,iyo boqolaal shacabka…

Read More »

Muslimiin U Dhashay Dalka Myanmar Oo Ku Cadilan Badda Thailand iyo Deeranada Ku Xeeran

0 Thursday May 14, 2015 - 21:27:59
Boqolaal tahriibayaal u dhashay Myanmar, ayaa waxa ay ku xaniban yihiin muddo todobaad ah badda Andaman, kuwaas oo aanan heysan cuno, biyo, waana dad quustay oo cabaya kaadidooda.

Read More »

Daawo Gud.Kuxigeenka G/awdal Ahna Gud.Gudiga Qaban qaabada 18ka May Oo ka Warbixiyay Sida Loogu Diyaargarowbay Xuska 18ka May

0 Thursday May 14, 2015 - 21:27:56
Gud.Kuxigeenka G/awdal Ahna Gud.Gudiga Qaban qaabada 18ka May Oo ka Warbixiyay Sida Loogu Diyaargarowbay Xuska 18ka May

Read More »

Dawladda Britain Oo Xalka Lagu Joojin Karo Muhajiriinta Yurub U Hayaamaya Ku Sheegtay In Kuwooda Yurub Galay Dalalkooda Dib Loogu Celiyo.

0 Thursday May 14, 2015 - 21:27:52
Wasiirka Arrimaha Gudaha Ingiriiska Theresa May, ayaa gaashaanka ku dhufatay qorshe Midowga Yurub ugu soo jeediyey inay qaabbilaan Tahriibayaashii laga badbaadiyey Badda, isla markaana soo jeedisay in waddamadoodii lagu celiyo dadkaas.

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Gobolka Sool Oo Ka Hadlay Mudo Kordhintii Loo Sameeyey Xukuumada Somaliland Iyo Golaha Guurtida Oo uu Aad Ugu Amaan Xilkas Nimadooda

0 Thursday May 14, 2015 - 21:27:49
Gudoomiyaha Gobolka Sool Oo Ka Hadlay Mudo Kordhintii Loo Sameeyey Xukuumada Somaliland Iyo Golaha Guurtida Oo uu Aad Ugu Amaan Xilkas Nimadooda

Read More »

Madaxweyne Silaanyo Oo Kor Meer Kadis Ah Ku Soo Maray Goobaha Ganacsiga Ee Magaalad Hargeysa+ Sawiro - Waxaanu madaxweynuhu socod lug ah

0 Thursday May 14, 2015 - 21:23:29
Waxa galabta si kedis ah suuqyada agaalada Hargeysa loogu dhex arkay madaxweynaha Somaliland oo dadka dhex lugaynaaya,taas oo dadkii ku noqotay mid la yaab ah ,waxaana suuqa markeliyaata is qabsaday sacab iyo mashxarad .

Read More »

Burco:Dhalinyarada Gobolka Togdheer Oo Barnaamijka Hal Na Dheh Ku Soo Marti Qaaday Aqoonyahan Ismaciil Yare +Sawiro

0 Thursday May 14, 2015 - 18:06:13
-Siyaasi Ismaaciil Yuusuf Adan oo soo gaadhay maagalada Burco xarunta Gobolka Togdheer ayaa Dawlada Hoose ku qabtay Barnaamijka Wadniyada iyo ahmiyada ay leedahay isku xidhnaantuAqoonyahan Ismail Yusuf Adam "Ismail Yare" OO Mudooyinkii ugu dambeeyeyba waday olole Wacyigalineed oo Balaadhan Kuna…

Read More »

Wireless Ka Mobiles-ka Iyo Computers-ka Oo La Sheegay Inuu Samayn Caafimaad Ku Lee Yahay Dadka.

0 Thursday May 14, 2015 - 11:51:02
Daraasad ay dhowaan sameeyeen kooxo saynisyahano ah ayaa lagu sheegay in radiation-ka kasoo baxa wireless ka mobile iyo Computers-ka ee internet ka inta badan usoo qabtaa uu samayn xun ku yeesho caafimaadka dadka,sidoo kalena uu xaalad nafsi ah ku abuuro dadka.

Read More »

Daawo Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ee Magaalada Berbera Oo Si Adag Uga Hadlay War Qad Uu Soo Qoray Maayirka Degmada Berbera Taas Uu Xilka Kaga Qaadayo Xaafad Uu Gudoomiye Ka Yahay

0 Thursday May 14, 2015 - 11:46:33
Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ee Magaalada Berbera Oo Si Adag Uga Hadlay War Qad Uu Soo Qoray Maayirka Degmada Berbera Taas Uu Xilka Kaga Qaadayo Xaafad Uu Gudoomiye Ka Yaha

Read More »

Halkan Ka Akhri Waraaqda Ay Beesha Caalamku Usoo Dirtay Somaliland Oo Ay Kaga Hadlayso Arrimaah Doorashooyina Iyo Muddo Kordhintii Guurtidu Samaysay

0 Thursday May 14, 2015 - 11:37:22
Beesha caalamka ayaa mar kale soo saartay qoraal ay kaga hadlayso arrimaha doorashooyinka Somaliland,iyada oo sidoo kalena ka hadashay muddo kordhintii ay dhowaan sameeyeen golaha Guurtidu.

Read More »

Wasaaradda Waxbarashada Somaliya oo sheegtay inay 30-ka May qaadayso Imtixaannada Dugsiyada Sare

0 Thursday May 14, 2015 - 11:24:31
Qoraal ay Maanta oo Arbaco ah soo saartay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya ayay ku sheegtay in 30-ka bishan May ay qaadayso Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare.

Read More »

Dagaalo ka bilowday Magaalada Bujumbura ee Dalka Burundi Kadib Af-gambigii dhacay Shalay

0 Thursday May 14, 2015 - 11:04:14
iska-horimaad culus ayaa maanta ka socda magaalada Bujumbura ee xarunta dalka Burundi, kaddib markii millaterigu ay shalay shaaciyeen inay afgambiyeen madaxweynaha dalkaas, Pierra Nukurunziza oo shir uga qaybgalayay dalka Tanzania.

Read More »

Weerar Lagu Qaaday Shiicada Pakistan Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.

0 Thursday May 14, 2015 - 10:52:40
Saraakiisha dalka Pakistan ayaa sheegaya in afartan iyo seddax qof lagu dilay weerar lagu qaaday bas ay saarnayeen dad shiico ah oo marayay magaalada Karachi

Read More »

Daawo:Kulankii Xalay Iyo Xiisaha Badnaa Ee Real Madrid Iyo Juventus +Sawiro

0 Thursday May 14, 2015 - 10:40:21
Madrid(AFKA)Juventus ayaa u soo baxday finalka Champions Leaque-ga xili ciyaareekan 2014/15, waxayna kooxda ree Talyaani finalka Champions Leaque la ciyaari doonta kooxda Barcelona oo xalay u sii baxday

Read More »

Nickolay Kay oo ka HadlayDIb u Dhaca Doorashooyinka Somaliland. Muxu ka yidhi?

0 Visits: 698 | Thursday May 14, 2015 - 09:21:13
Wakiilka gaarka ah ee Qaramadda Midoobay u qaabilsan somaliya Mudane Nicholas Kay ayaa walaac ka muujiyay dibu dhaca doorashooyinka Somaliland

Read More »

"Waxaanu u Baxaynaa Dalka "UAE" gaar ahaan Dubai si aanu uula Kulano Shirkada‪#‎Dp_World‬ oo Danaynaysa Dekedda Berbera" Wasiirka Madaxtooyada

0 Visits: 702 | Thursday May 14, 2015 - 08:06:55
Wasirka Madaxtooyada JSL oo hogaminayey wefti dorraad ka dhoofay Dalka ayaa qoraal uu soo dhigay Bartiisa Facebook kaga hadlay ujeedada socdaalka ay ku tageen Imaraatka Waxanu yidhi sidan"

Read More »

Maalintuu Qayilaan Ka Quustay W/Q: Mustafe Magaalo

0 Visits: 1494 | Thursday May 14, 2015 - 07:26:56
Waa Caweys Jimce ah, oo aanan Shaqo badan lahayn, waxan had iyo goor fiidkii iska fadhiista makhaayadaha Dhalinyaradu ku kulanto oo aanu Dood iyo falanqayn Arrimaha Dhalinyarada iyo ....

Read More »

Daawo: Cuqaasha iyo Waxgaradka Gobolka Sool oo Taageero mug le u muujiyey Muddo Kordhinta ay Golaha Guurtidu Sameeyeen

0 Visits: 687 | Thursday May 14, 2015 - 07:20:09
Cuqaasha iyo Waxgaradkan oo shir jaraaid ku qabtay Laascaanood ayaa tilmaamay in Xukuumadda Muddo kordhinta lo sameeyey ay si weyn u soo dhoweynayaan

Read More »

Daawo: Xarunta Agoomaha Magalada Ceerigaabo Oo La Dahfuray iyo Weedhihi Masuliyinti Kaso Qayb Gashay

0 Thursday May 14, 2015 - 00:29:04
Waxa magaalada Ceerigaabo laga furay xarun cusub oo ah mid lagu xanaanayn doono caruurta agoomaha ah ee gobolka Sanaag,gaar ahaana magaalada Ceerigaabo.

Read More »