Wararka

Daawo:"Dadka Kenya Marka Ay Maqlaan Magaca Somalia, Way Ka Argagaxaan, Laakiin Ma Ogtahay Somaliland In Ay Tahay Meel Nabad Ah Oo Horumar Ka Jiro"

0 Friday April 24, 2015 - 22:05:43
TV-ga caalamiga ah ee KTN ayaa barnaamij xiiso leh oo uu ka diyaariyey Somaliland kaga waramay sida ay Somaliland u noqotay hoyga ay ku nabadgalaan dadka ajaanibka ahi.

Read More »

"Haddii ay Doorashaddu Wakhtigeedii Ku Dhici Weydo Golaha Wakiiladda Ayaa Danbigaas Leh". Gudoomiye Faysal Cali Waraabe

0 Friday April 24, 2015 - 21:55:46
Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID,Eng. Faysal Cali Waraabe,ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka safar in muddo ah uu ugu maqnaa wadamadda dibadda.

Read More »

Daawo:Maxadka Ibnu Kasiir Oo Shahaadooyin Guddoonsiyey 21 Arday Oo Quraanka Xifdiyey.

0 Friday April 24, 2015 - 21:55:42
Maxadka Ibnu Kasiir ee magaalada Ceerigaabo ayaa shahaadooyin guddoonsiiyey 21 arday oo dhameeyey xifdiga Quraanka Kariimka ah.

Read More »

War Deg Deg Ah: Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose Degmada Burco Oo Si Cad U Hor Istaagay Maxaadiro Diinaya Oo Sheekh Faysal Cali Ka Jeedin Lahaa Hoolka Dawlada Hoose+Dadwaynahi Ka Soo Qayb Galay Oo Eedo Kulul Ujeediyay

0 Friday April 24, 2015 - 19:30:54
Maxaadiro Diini Ah Oo Jeedin Lahaa Sheekh Faysal Cali Faarax Oo Si Cad Uga Hor Istaagay Xoghayaha Fulinta Ee Dawlada Hoose Cismaan Maxmed Sheekh Isla Markaana Ay Soo Qabanqaabiyeen Nadiiga Akhriska Iyo Qoraalka Ee Halkaraan Oo Ka Qabsoomi Lahaa Hoolka Dawlada Hoose Taasina Waxa Ay Saababtay Inay Baaqato…

Read More »

DAAWO Tuulo Mar Keliyaata Dadkeedu Diinta Islaamka Wada Qaateen.

0 Friday April 24, 2015 - 16:06:29
DAAWO Tuulo Mar Keliyaata Dadkeedu Diinta Islaamka Wada Qaateen.

Read More »

Dalka Maraykanka Oo Dhallinayro Somali Ah Oo Maxkamad La Soo Taagay Iyo Eedaymaha Loo Soo Jeediyey.

0 Friday April 24, 2015 - 11:01:03
Qareenno ka tirsan dowladda federaalka ee Mareykanka ayaa dacwad ku soo oogey afar dhallinyaro Soomaali ah kuwaasoo lagu soo eedeeyey in ay dooneyeen in ay ku biiraan ururka Daacish, oo uu Mareykanku u daray ururrada argagixisadda.

Read More »

Dawladda Denmarka Oo Lataliyaha Arrimaha Dibeda Ee Madaxweyne Siilaanyo kala Hadashay Dilalka Qisaasta Ah, Dibu-Dhaca Doorashooyinka Iyo Wadahadalada Somaliya

0 Friday April 24, 2015 - 10:31:42
Lataliyaha Arimaha Dibada Ee Madaxwayanaha Somaliland Md Cabdo Axmed Aayir Ayaa Maanta Kulan La Qaatay Wasarda Arimaha Dibada Ee Dalka DenmarkOo Ay Weheliyaan Madaxa Samaflka Somaliland Iyo Soomaliya AndersHansen. iyo Madaxa Arimaha Afrika u qabilsan Denmark iyo Hanna cleaver madaxa macaawinooyinka…

Read More »

Shirkii 56-aad, Ee Golaha Difaacayaasha Xuquuqal Inasaanka Afrika, Oo Lagu Soo Bandhigay Xadgudubyada Ka Dhaca Soomaaliya, Iyo Sudan

0 Friday April 24, 2015 - 10:31:37
Guddoomiyaha Guddiga Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha ee Bariga iyo Badhtamaha Qaaradda Afrika Dr. Hassan Shire, oo ka hadlay shirweynihii 56-aad, ee Golaha difaacayaasha xuquuqul Insaanka Afrika, (The African Commission on Human and Peoples' Rights (ACHPR) ee ka socda caasimadda dalka Gambia ee…

Read More »

Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Somaliland Oo Ka Hadlay Xadhigga Guddoomiyaha Xarunta Xuquuqal Iinsaanka

0 Friday April 24, 2015 - 10:31:29
Hay'adda Human Rights Watch, Xarunta Daraasaadka Siyaasadda ee CPA iyo qaar ka mid ah hay'adaha u dooda xuquuqda aadamaha ayaa Somaliland ugu baaqay inay sii daayaan Guuleed Axmed Jaamac oo ah Guddoomiyaha xarunta xuquuqda aadamaha ee Somaliland oo ku xidhan Hargeysa.

Read More »

Daawo:Dadweynaha Ku Dhaqan Magalada Ceerigabo Oo DeeranO Kale Gadisan Ka Bixiyay Go'aankii Koomiishanka Doorashooyinka Qaranka.

0 Thursday April 23, 2015 - 18:47:08
Dadweynaha reer Ceerigaabo ayaa rayi kala duwan ka dhiibtay go'aankii Koomiishanka Doorashooyinka Qaranku ka gaadheen doorashooyinka Somaliland.

Read More »

Dawlada Maraykanka Oo Iran Uga Digay Inay Maraakiibteeda Dagaalka Keento Yemen.

0 Thursday April 23, 2015 - 18:47:05
Mareykanka ayaa ka digay in Iiraan ay maraakiib dagaal u dirto Xeebaha Yemen, kadib markii ay soo baxday warar sheegaya in Maraakiib dagaal oo hub sida ay Iiraan u dirtay Gacanka Carabta, si ay u gaarsiiyaan Xuutiyiinta Yemen.

Read More »

Ciidanka Somaliland Oo Gaadhay Taleex Iyo Wasiirka Warfaafinta Oo Ka Hadlay U jeedada Ay Ciidanku U Tageen.

0 Thursday April 23, 2015 - 18:47:02
Xukuumada somaliland ayaa sheegtay in Qayb laxaadleh ka qaadan doonto Xalinta Beelaha Wada daga deegaanka Taleex ee Dagaalku ku dhexmaray Deegaankasi.

Read More »

Dawlada Hoose Ee Hargaysa Oo Wado Banayn Ka Bilawday Degmada Gacan Libaax+Sawiro

0 Thursday April 23, 2015 - 18:44:02
Maayar ku xigeenka Caasimada iyo Xo-hayaha Dawlada Hoose ee hargaysa Ibraahin Axmed Raabi ayaa ka qayb galay munaasibada degmada gacan libaax ku soo dhawaysay dawlada hoose fariimana ugu Dirtay.

Read More »

Dawladda Faransiiska Oo Fashilisay Shan Weerar Argagixiso Oo La Rabay In Dalkaas Laga Fuliyo.

0 Thursday April 23, 2015 - 18:39:56
Booliska Faransiiska ayaa sheegay inay fashiliyeen ilaa shan isku day weeraro argagixiso ah oo bilihii la soo dhaafay laga geysan lahaa dalkaas, iyadoo ciidamada ammaanka la geliyay heegan buuxa.

Read More »

Kulan Dhex Maray Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Iyo Wasiirka-ku-xigeenka Arrimaha Dibedda Ee Dalka Taliyaaniga+Sawiro

0 Thursday April 23, 2015 - 18:33:22
Wasiirka Arrimaha Dibedda Mudane, Maxamed Biixi Yoonis ayaa kulan kula yeeshay Magaalada Roma ee dalka Taliyaaniga Mudane, Lapo Pistelli Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibedda dalka Taliyaaniga.

Read More »

Daawo:Somaliland Oo Heshiis La Gashay Shirkad Weyn Oo Laga Lee Yahay Dalka Ingiriiska Oo Ka SHaqaysa Kaluunka

0 Thursday April 23, 2015 - 18:33:19
Somaliland ayaa heshiis la gashay shirkad laga lee yahay wadanka Ingiriiska,taas oo ay heshiiskasi u kala saxeexeen wasiiro iyo madax kala duwan oo labada dhinac ka kala socotay.

Read More »

Daawo: Af-hayeenka Madaxtooyadda Oo U Jawaabay Siyaasiyiinta Madasha Wadatashiga

0 Thursday April 23, 2015 - 18:31:01
Af-hayeenka Madaxtooyadda Axmed Saleebaan Dhuxul,ayaa usoo jeediyay Siyaasiyiinta Madasha inay ilaaliyaan wada jirka iyo xasiloonida umadda,is-la markaana aanay dalka qas iyo fawdo u horseedin.

Read More »

DAAWO Xisbiga Wadani oo Si Adag uga Hadlay Dib uu Dhaca Ku Dhacay Doorashada Somaliland Iyago Ku Eedeyay Ino Muddo Kordhin INtas Ka Badan Doonayso Xukuumadu

0 Thursday April 23, 2015 - 15:38:06
Xisbiga Wadani oo Si Adag uga Hadlay Dib uu Dhaca Ku Dhacay Doorashada Somaliland Iyago Ku Eedeyay Ino Muddo Kordhin INtas Ka Badan Doonayso Xukuumadu

Read More »

Daawo: Faadumo Siciid oo la waydiiyey Xilka ay ugu Jeceshay in loo Dhiibo ee ay qaban lahayd

0 Thursday April 23, 2015 - 15:32:57
Fadumo siciid oo lagu waraystay Barnaamijka HAL ADAYG ee HCTV ayaa la waydiiyey Su'aalo badan oo ku saabsan waxyabaha ay ka shaqayso hankeeda siyaasadeeda iyo xilka ay jeceshay in loo dhiibo

Read More »

Daawo Afka Shacabka Tv: Muj Cali Guray oo Ka Hadlay Dibu Dhaca Ku Yimid Doorashada Iyo Arrimo Kale Oo Xiiso Badan

0 Thursday April 23, 2015 - 15:29:51
Mujaahid Cali Guray oo Ka Hadlay Dibu Dhaca Ku Yimid Doorashada Iyo Arrimo Kale Oo Xiiso Badan

Read More »