Wararka

Daawo :Gudoomiye Ku xigeenka xisbiga wadani oo digniin culus u diray golaha guurtida In Mudo Kordhin Ay U Sameeyaan Xukumada Siilanyo

0 Tuesday April 21, 2015 - 13:24:10
Gudoomiye Ku xigeenka xisbiga wadani oo digniin culus u diray golaha guurtida In Mudo Kordhin Ay U Sameeyaan Xukumada Siilanyo

Read More »

DAAWO Komishanka Dooroshooyinka Qaranka Somaaliland oo Ku Dhawaaqay Maalintay Dhacayso Dooroshooyinka Somaliland

0 Tuesday April 21, 2015 - 13:17:10
kumishan ka doorashooyinkoo ku dhawaaqay xiligay qabanayaan doorashada madaxweynaha IYO barlamaanka

Read More »

Maxkamad Ku Taala Dalka Masar Oo Madaxwaynihii Hore Ee Dalkaasi Maxamad Mursi Ku Xukuntay 20 Sano Oo Xadhig Ah.

0 Tuesday April 21, 2015 - 13:04:36
Waxaa Lagu Eedeeyey, Isaga Iyo Masuulyiin Kale Oo Ka Tirsan Hogaamiyeyaasha Ururka Akhwaanul-Muslimiinka, Inay Kiciyeen Taageerayaashooda

Read More »

Dawlada Maraykanka Oo Shaca Ka Qaadaay Inay Xeebaha Dalka Yaman Usoo Dirayso Laba Markan O Kuwa Dagaalka

0 Tuesday April 21, 2015 - 13:04:36
Xukuumada Maraykanka ayaa shaaca ka qaaday in labo maraakiibta dagaalka ah ay u dirayso, xeebaha dalka Yemen, talabadaas oo lagu sheegay mid loogu diyaar garoobayo, haddii dagaalada ka socda dalkaasi ay xoogaystaan.

Read More »

Wasiir ku xigeenka Duulista Oo tababar ku saabsan Gargaarka degdega ah (First Aid) u Furay Qaar ka mida Hawl wadeenada Madaarka Cigaal

0 Tuesday April 21, 2015 - 13:04:35
Wasiir Ku Xigeenka Wasaarda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta tabar u furay Shan iyo toban ka mid ah shaqaalaha madaarka Cigaal, tababar ku saabsan gargaarka degdega ah (First Aid).

Read More »

Sidee Lagu Soo Dhaweeyay Madaxwayne ku Xigeenka Somaliland Magalada Ottowa+Sawiro

0 Tuesday April 21, 2015 - 12:54:07
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Mudane C/raxman Saylici oo Ottawa Siwayn Loogu Soo Dhaweeya

Read More »

Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Ka Yidhi Muranka Ka Aloosan Dakada Berbera

0 Tuesday April 21, 2015 - 12:43:48
Musharaxa Madaxwaynaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa luuqad adag ku naqdiyey nidaamka ay dawladu u dhaxal-wareejinayso dekadda magaaladda Berbera oo la filayo inay dhawaan ku wareejiso shirkad Imaaraati ah.

Read More »

Doon Siday Dad Tahribayaal ah oo Tiradooda Lagu Qiyaasay 800 oo qof ayaa ku Dagtay xeebaha Liibiya

0 Tuesday April 21, 2015 - 12:43:46
QM ay ayaa sheegtay in ay ka cabsi qabto in sideed boqol oo qof ay dhinteen markii dooni la ciirciiraysay muhaajiriin ay ku dagtay xeebaha Liibiya axaddii. Hay'adda Qaxootiga ee UNHCR ayaa la hadashay qaar ka mid ah kuwii ka badbaaday masiibadaasi oo ku sugan jasiirada Siisili.

Read More »

Warar Dheerada Oo Ka Soo Baxaya Qaraxii Shalay Ka Dhacay Magalada Garoowe Iyo Ajaanibki La Beegsaday Dalalkay Kasoo Jedeen Akhriso

0 Visits: 804 | Tuesday April 21, 2015 - 12:43:42
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qaraxa shalay ka dhacay xarunta Puntland ee Garoowe kaasoo lagu dilay 7 ka mid ah shaqaalaha hay'adda UNICEF ee Qaramada Midoobay, iyadoo mas'uuliyaddiisa ay sheegatay kooxda Al-shabaab.

Read More »

Golaha Guurtidda oo ku kala Qaybsamay Xeerka Duur-joogta iyo Keymaha

0 Tuesday April 21, 2015 - 12:38:37
Fadhiyaddii u dambeeyay ee Golaha Guurtidda Somaliland ayaa dood kululi ku dhex-martay Xubnaha Mudanayaasha Golahaasi kuwaasi oo aragtiyo kala fog-fog ka dhiibtay Xeerka Duur-joogta iyo Keymaha oo dhowaan uga soo gudbay dhinaca Golaha Wakiiladda.

Read More »

Ururka Qareennada Somaliland Oo Madaxwaynaha Kula Taliyey Inaanu Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ka Soo Dhex Xulin Beesha Dhexe

0 Tuesday April 21, 2015 - 12:38:32
Guddoomiyaha Ururka Qareenada Somaliland ee (SOLLA), Garyaqaan Fawsi Sheekh Yoonis Xasan ayaa Madaxweynaha kula taliyey inuu masuulka loo soo Magacaabayo Guddoomiyaha Maxkamadda sare laga soo xulo sharci-yaqaannada gobolka Sool, isla-markaana aan doorkan laga soo xulin beesha dhexe.

Read More »

War Deg Dega:Koomiishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Ku Dhawaaqay Xiligay Dhacayso Doorashadu.

0 Tuesday April 21, 2015 - 12:38:24
Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa ku dhawaaqay xiliga ay dhici doonto doorashada madaxtinimada iyo golaha wakiilada Somaliland,sida ay ku sheegeen shir jaraa'id oo ay saaka ku qabteen magaalada Hargeysa.

Read More »

Ban Ki Moon Oo Ka Hadlay Weerarkii Xarunta UN-ka Ee Garoowe.

0 Visits: 377 | Tuesday April 21, 2015 - 12:28:46
Bayaan ka soo baxay xafiiska Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki-moon ayaa si adag loogu

Read More »

"Mucaaradku Hadday Ku Adkaystaan Oo Ay Yidhaahdaan Shir Qaran Baanu Qabanaynaa Tallaabo Ayaa Laga Qaadayaa, Waayo.." Jamac Shabeel

0 Visits: 624 | Tuesday April 21, 2015 - 12:23:56
Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel), Guddoomiyaha Golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE ayaa sheegay in xukuumaddu ay tallaabo ka qaadeyso ...

Read More »

War Deg deg: Ciidanka Amaanka Togdheer Oo Xabsiga Faarax Omaar u Taxabay Suldan Maxamed Cune

0 Monday April 20, 2015 - 19:09:50
Ciidanka Amaanka Gobalka Togdheer Gaar ahaana Ciidanka Saldhiga Faarax Omar Ee Magalada Burco Oo Kashanaya Gudomiyaha Maxkamada Degmada Burco ayaa Maanta Duhurkii Xabsiga u Taxabay Suldaan Maxamed Muuse Cune

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:maayirka burco muxuu ka yidhi mashruuca JPLG ga Maanta hargeysa Ka Furmay

0 Monday April 20, 2015 - 18:14:04
maayirka burco muxuu ka yidhi mashruuca JPLG ga Maanta hargeysa Ka Furmay

Read More »

Daawo Afkahsacabka Tv: maayirka berbera oo ku dhawaaqay in dakada lagu wareejiyay shirkado shisheeye

0 Monday April 20, 2015 - 18:01:38
maayirka berbera oo ku dhawaaqay in dakada lagu wareejiyay shirkado shisheeye

Read More »

Daawo Afkashacabka TV:Maayaradda Dalka Oo Maanta Kulan Uga Furmay Magaaladda Hargaysa Oo Hadlaayay Mashruuca GBLG-ga

0 Monday April 20, 2015 - 17:56:38
Maayaradda Dalka Oo Maanta Kulan Uga Furmay Magaaladda Hargaysa Oo Hadlaayay Mashruuca GBLG-ga

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Kulan balaadhan oo Lagu Eegayye Muranka Dhulka Ayaa Lagu Qabtay Magaalada Burco

0 Monday April 20, 2015 - 17:36:50
Kulan balaadhan oo Lagu Eegayye Muranka Dhulka Ayaa Lagu Qabtay Magaalada Burco

Read More »

Dawo Afkashacabka Tv: Maareeyaha Dekadda Berbera Oo Ka Hadlay Hadal Haynta Dekadda Berbera

0 Monday April 20, 2015 - 17:23:34
Mareeyaha Dekadda Magaaladda Berbera,oo Xafiiskisa ugu waramayay Warbaahinta Gobolka Saaxil,ayaa sheegay inay Xukuumadda Somaliland ka go'antahay in maal-galin loo helo dekadda,waxaana uu sheegay inay Dadka qaar carqaladaynayaan higsigaas.

Read More »