Wararka

DAAWO Xildhibaan Axmed Diiriye Nac Nac Oo Ka Tirsan Golaha Wakiilada S/land Ayaa Ka Hadlay Arimaha Doorashooyinka Somaliland Ku Soo Fool Leh

0 Monday March 16, 2015 - 14:57:43
Daaawo Afkashaacbka Tv: Xildhibaan Axmed Diiriye Nac Nac Oo Ka Tirsan Golaha Wakiilada S/land Ayaa Ka Hadlay Arimaha Doorashooyinka Somaliland Ku Soo Fool Leh

Read More »

Seddex Dhalinyaro British ah oo lagu xidh xidhay Dalka Turkiga

0 Monday March 16, 2015 - 10:34:46
Saddex dhalinyaro u dhalatay Britain ayaa lagu qabtay dalka Turkiga, kadib markii looga shakiyay inay damacsanaayeen inay u safraan dalka Suuriya, si ay ugu biiraan Daacish.

Read More »

Dawladda Congo Oo Xabsiga ka buuxisay Suxufiyiin Iyo Diblomaasiyiin Caalami Ah.

0 Monday March 16, 2015 - 09:50:43
Booliska dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo ayaa xabsiga dhigay weriyayaal caalami ah, diblomaasiin,

Read More »

Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL oo Kulan la yeeshay Masuliyiinta Shirkadah Xawilaada Lacagaha iyo Nuxurka Wixi kulankas lagaga Wada hadlay

0 Monday March 16, 2015 - 09:45:16
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jamhuuriyadda Somaliland Ayaa kulan albaabadu u xidhan yihiin Magaaladda Hargeysa kula yeeshay Masuuliyiinta Shirkadaha Xawila Lacagaha.

Read More »

Shacabka Dalka Brazil oo ku mudaharaaday Madaxweynahooda

0 Monday March 16, 2015 - 09:44:14
In kabadan hal milyan qof oo reer Brazil ah ayaa ka qaybqaadanaya mudaaharaad lagaga soo horjeedo

Read More »

Xildhiban Cabdirashiid Maxed Xaji Yusuf oo ka tirsan Golaha Deganka Berbera oo Maayarka Gabilay ku Bogadiyey Xilka Wasiirnimo ee lo magacaabay Fariina u Diray Golaha Deganka Gabilay

0 Monday March 16, 2015 - 09:22:20
Gudomiyaha guddida arimaha bulshadaGolaha Deeganka BerberaXildhiban Cabdirashid Maxamed Xaji Yusuf ayaa Wasiirka Cusub ee Warshadaha ee madaxweynaha somaliland Md Silaanyo u magacaabay shalay ku hambalyeey Xilka loo igmaday.

Read More »

Afghanistan Oo Sheegtay Inay Dishay Taliyihii Labaad Ee Ururka Daacish.

0 Monday March 16, 2015 - 09:09:37
Ciidamada Afghanistan ayaa sheegaya in ay Daacish ka dileen taliyhii labaad oo ku sugan Afghanistan.

Read More »

Wasiir Warancade oo Xadhiga ka jaray Guryo Cusub oo ay Shirkadda Dahabshiil u Dhistay Qoysas Danyar ah

0 Monday March 16, 2015 - 07:40:28
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Md. Cali Maxamed Warancadde, ayaa xadhigga ka jaray 42 guri oo

Read More »

Haween Ka Ganacsan Jiray Maandooriyaha Loo Yaqaano Xashiishada Oo Ku Nool Magalada Hargaysa Oo Xukun Lagu Riday+Sawiro

0 Sunday March 15, 2015 - 21:50:48
Maxkamada Gobolka Oo Xukunu Iskugu Jira Lacag Iyo Xadhig Ku Riday Laba Dumar Ah Oo Lagu Qabtay Maan-Dooriye.

Read More »

Daawo:Bulshada Ku Dhaqan Gabilay Oo Aragtiyo Kala Duwan Ka Bixiyey Xilka Loo Magcaabay Maayirkii Gebiley.

0 Sunday March 15, 2015 - 21:42:51
Dadweynaha reer Gebiley ayaa siyaalo kala duwan uga hadlay xilka cusub ee loo magcaabay maayirkii magaalada Gebiley.

Read More »

Raysal Wasaarha Somaliya Oo Maanta Furay Kulan Soconaya Labo Maalmood Oo Looga Doodayo Qorsha Xukuumadda Ee 100-Ka Maalmood (Sawiro)

0 Visits: 640 | Sunday March 15, 2015 - 21:42:50
Ra'iisul Wasaaraha ayaa sheegay in u jeedka laga leeyahay kulankaan ay tahay dar-dar galinta iyo isku xirka howlaha xukuumadda iyo in la xaqiijiyo adeegyada

Read More »

Daawo:Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Sheegay In Aanu Jirin Doonin Qof Lacag Xawaaladaha Kaga Qaata Bilaa Aqoonsi.

0 Sunday March 15, 2015 - 21:35:37
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade ayaa sheegay in aanay dib u ogolaan doonin in qof bilaa aqoonsi ahi xawaaladaha lacag ka qaato,sidoo kalena magaalada iska dhex maro.

Read More »

Radio Afkashacabka:Dhagayso Warkii Cawaysnimo ee Dalka Iyo Dibadiisa Aan Idan Haynay

0 Visits: 607 | Sunday March 15, 2015 - 19:41:09
Waxana Soo Jeedinayaa Wariye C/risaaq Koronto

Read More »

Daawo Muuqaalka :Gudoomiyaha Gobolka Sool Oo Xadhiga Ka Jaray Xafiis Cusub Oo Xusbiga Kulmiye Ku Yeelanayo Magaalada Laas Caanood

0 Visits: 657 | Sunday March 15, 2015 - 18:27:43
Laascaanood(afkashacabka)Gudoomiyaha Gobolka Sool AYaa Dardar Galin Xoog Leh Ka Bilaabay Gobolka Sool Isagoona Ugu Horayn Furay Xafiis Uu Xisbiga Kulmiye Ku Yeelanayo Magaalada Laas Caanood

Read More »

DEG DEG Shirweynihii Dhalinyarada Xisbiga Waddani Ayaa Lagu Doortay Guoomiye Iyo Gudoomiye Ku Xigeen Akhriso Meelaha Ay Ka Soo Kala Jeedaan

0 Sunday March 15, 2015 - 17:28:28
Hargeysa(AFKA)Shirwaynihii dhalinyarada heer qaran ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani oo ilaa subaxnimadii saaka ka Socday Huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa ayaa gebo-gabadii si rasmi ah loogu doortay guddoomiye, ku xigeen iyo hogaanka garabka dhalinyarada heer qaran ee xisbiga Waddani.

Read More »

Agaasimihii Waaxda Farsamaada Ee Wasaarada Warfaafinta Somaliland Oo Iscasilay

0 Sunday March 15, 2015 - 17:12:33
Hargeysa(BTN)-Agaasimihii Waaxda Farsamadda ee Wasaaradda Warfaafinta Eng Axmed Saleban Weyne oo Ka mid ahaa Tiirarka ugu Muhiimsan ee ay ku duusho Wasaaradda Warfaafintu ayaa iscasilay Kadib markii sidda uu sheegay Wasiirka Warfaafintu mudane Cukuse tacadiyo kula Kacay Shaqaale Hoosaad Wasaaradda Warfaafinta…

Read More »

Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Ismaaciil Mirre ayaa kulan wacyigelina Jaamacadda Laascaanood ku qabtay+Sawiro

0 Sunday March 15, 2015 - 16:54:46
Laascaanood Nadiga Aqriska Qoraalka Ismaaciil Mirre oo loo soo gaabiyo NAQIM ayaa kulan ay ku qabteen Jaamacadda Nugaal xarunteeda magaaladda Laascaanood waxay ku soo bandhigeen bugaag iyo suugaan dulucdoodu tahay iimaanso afkaaga iyo dhulkaaga.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Tabo Bar Loofuray Shaqaalaha Wasaaradda Caafimaadka Goboladda Togdheer Iyo Saaxil.

0 Sunday March 15, 2015 - 16:30:22
Agaasimahii Xilka Laga Qaaday Habeenkii Xalay ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Cismaan Warsame, ayaa tabobar u furay Shaqaalaha wasaaradda Caafimaadka ee Gooladda Saaxil iyo Togdheer.

Read More »

Ciidamada Badda Ee Turkiga Oo Rasaas Ku Furay Markab Siday qaxoonti Reer Suuriya Ah.

0 Sunday March 15, 2015 - 16:24:00
Ciidamada Bada ee Wadanka Turkiga ayaa rasaas ku furay Markab siday dad u tahriibayey Yurub oo ka yimid Siiriya.

Read More »

R-Afkashacabka:Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Oo Faaf faahin Ka bixiyey Dhisme Cusub Oo Loo SameenayoWasaaradiisa

0 Sunday March 15, 2015 - 16:12:57
R-Afkashacabka:Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Oo Faaf faahin Ka bixiyey Dhisme Cusub Oo Loo SameenayoWasaaradiisa

Read More »