Wararka

Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Gaas Oo Ku Wajahan Muqdisho maxaa sababay?

0 Visits: 611 | Wednesday February 04, 2015 - 09:28:13
Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee xarunta gobalka Nugaal ayaa waxay sheegayaan in magaalada Muqdisho uu kusoo wajahan yahay madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

Read More »

Al-shabaab oo weerartay saldhig boolis oo ku yaal magaalada Bosaso

0 Visits: 687 | Wednesday February 04, 2015 - 09:22:10
Kooxo ka tirsan Al-shabaab ayaa caawa soo weeraray mid kamid ah saldhigyada booliska ee magaalada Boosaaso. Saldhigga la weeraray oo lagu magacaabo Baalade wuxuu ku yaallaa dhanka koonfureed ee magaalada laga soo galo gaar ahaan xaafadda New Bosaso

Read More »

Guddoomiyihii xaafada Garsoor ee magaalada Galkacayo oo la diley

0 Visits: 610 | Wednesday February 04, 2015 - 09:10:37
Magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug waxaa caawa lagu diley guddoomiyihii xaafadda Garsoor Maxamuud Diiriye Bidaar.

Read More »

Daawo: Safiirka Somaliland u fadhiya Ingiriiska iyo Mulkiilaha Hotel Mansoor oo u weheliyo Garyaqanka u Dooda Qaddiyada Somaliland aya ka Xog warramay Shir ay ka Qaybgaleen

0 Visits: 600 | Wednesday February 04, 2015 - 09:07:56
Shirkaas oo lagu Soo Qaaday Qaddiyadda Madaxbanaanida Somaliland Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa xog-waran ku saabsan Ictiraafka Somaliland.

Read More »

Nuxurka Ka Soo Baxay Kulankii Ay Yeesheen Taliyaa Ciidanka Booliiska Maayir Ku Xigeenka Iyo Wailba Gudidayada Xaafadaha Hargeysa

0 Visits: 1190 | Tuesday February 03, 2015 - 22:43:04
Qaar ka mida Sarakiisha Sar Sare Ciidamada Bilayska Somaliland Oo uu Hogaaminaayo Taliyaha Ciidanka Bilayska Somaliland Sareeye Guuto C/laahi Fadal Iimaan

Read More »

Xisbiga Wadani Laantiisa Sheffield oo Hogaan Cusub Doortay

0 Visits: 762 | Tuesday February 03, 2015 - 22:38:36
Sheffield xisbiga wadani ayaa shir ay isugu yimaadeen garabkiisa sheffield ku doirteen hogaan cusub AKHRIKu : guddomiyaha xisbiaga wadani ee uk

Read More »

Daawo:Shirwaynihii Xisbiga KULMIYE Ee Sacuudiga Oo La Soo Gababayay

0 Visits: 586 | Tuesday February 03, 2015 - 22:35:26
Shirwaynihii Xisbiga Kulmiye Ee Dalka Sacuudiga Oo La Soo Afmeeray Iyo Socdalkii Madaxwaynaha Oo Ay Si Baaxad Lehi Isugarab Taageen.

Read More »

Laba Hablood Oo Mattaano Soomaali Ah Kana Tagay Dalka Ingiriiska Oo Ku Biiray Kooxda DAACISH+SAWIRO

0 Visits: 1638 | Tuesday February 03, 2015 - 22:33:18
Laba hablood oo Mattaano ah, haysta dhalashada dalka Ingiriiska balse asalkoodu ahaa Soomali, laguna kala magaabo Sahra iyo Salma Xalane ayaa ku soo bandhigay sawiro baraha bulshada iyagoo tababar qaadanaya.Labadan gabdhood oo 17 jiro ah ayaa ka tegey gurigooda oo ku yaal Chorlton, Manchester bishii…

Read More »

Shir Ayatashiya Oo Badhasabka Gobolka Hawd iyo Isu_Duwayasha Wasaradaha Gobolkaasi Ay Manta Ku Yasheen Magalada Baligubadle

0 Visits: 890 | Tuesday February 03, 2015 - 22:26:05
Badhasaaka Gobalka Hawd, ayaa maanta shir loo balansanaa kula yeeshay xarunta gobalka, ee Baligubadle, isu-duwayaasha laamaha kala duwan ee dawlada ee gobalka Hawd.

Read More »

Madaxweynaha Somaliya Oo Safiirka Serbia Ka Gudoomay Waraaqaha Aqoonsiga.

0 Visits: 562 | Tuesday February 03, 2015 - 22:22:20
Madaxweynaha ayaa danjiraha cusub u xaqiijiyey in Soomaaliya ay soo dhoweyneyso in xiriirka labada dal uu noqdo mid iskaashi oo gacan ka geysta

Read More »

Xisbiga UCID Oo Mar Kale Edayay Wasiirka Ciyaaraha Muxeese Ku Dhaleeceeyey

0 Visits: 730 | Tuesday February 03, 2015 - 22:20:37
Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid,ayaa Xukumadda ku dhaliilay arrimaha dhalinyarada iyo ololaha dhalinyarada lagu qaqabanayo. Waxa uu Xisbigu dhaliilo xooggan u soo jeediyay Wasiirka Ciyaaraha.

Read More »

DAAWO cabdi good oo horumarka hargeysa ka socoda ku tilmaabay dhaqan xumo

0 Tuesday February 03, 2015 - 20:38:01
DAAWO cabdi good oo horumarka hargeysa ka socoda ku tilmaabay dhaqan xumo

Read More »

Sarkaal Milateri oo sheegay in Al-shabaab 27 dagaalyahan looga dilay duqeyn

0 Visits: 633 | Tuesday February 03, 2015 - 19:30:23
Sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegay in duqeyn ka dhacday duleedka Buulo-guduud oo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose lagu dilay 27-ka dagaalyahan oo ka tirsan Al-shabaab.

Read More »

Madaxwayanaha Sudan Oo Xidhiidh Rasmi Ah La Soo Sameeyey Madaxwayanaha Somaliland iyo Hubki Markabku Siday oo Go'aan Cusub laga so saaray

0 Visits: 624 | Tuesday February 03, 2015 - 17:18:40
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo,ayaa la sheegay inuu go'aamiyay in la sii daayo Markabka MV-Shaakir iyo Hubka saarnaaba

Read More »

wasiirka wasaarada arimaha debada ee somliland maxamed biixi yoonis oo shaaciyey in la fasaxay markabkii siday hubka sharci darada ah

0 Tuesday February 03, 2015 - 17:02:51
wasiirka wasaarada arimaha debada ee somliland maxamed biixi yoonis oo shaaciyey in la fasaxay markabkii siday hubka sharci darada ah

Read More »

Diyaaradaha dagaalka Kenya oo duqeymo ka geystay Gobolka Jubbada Hoose

0 Visits: 746 | Tuesday February 03, 2015 - 12:02:01
Diyaarado dagaal oo la aamisan yahay inay Kenya leedahay ayaa duqeymo ka geystay deegaanka Yoontooy oo waqooyi ka xigta magaalada Kismaayo qiyaastii 15-km, halkaasoo ay ku sugnaayeen xoogag ka tirsan Al-shabaab.

Read More »

Tahriibayaal ay doon kula dagtay Badda Cas

0 Visits: 747 | Tuesday February 03, 2015 - 11:44:56
Ciidamada badda ee Yemen ayaa badbaadiyay dad la socday doonni ku dagtay badda cas, kuwaasoo intooda badan ahaa Somali doonayay in ay tahriib ahaan ku galaan dalkaas

Read More »

Wadaadkii labaad oo Xalay lagu dilay Degmada Baydhabo ee Gobolka Bay

0 Visits: 629 | Tuesday February 03, 2015 - 11:33:48
Wadaadkii labaad ayaa lagu toogtay Baydhabo hal toddobaad gudihiis, iyadoo Sheekha labaad ee la dilay lagu magacaabi jiray Sheekh Xasan Sheekh Xuseen oo loo yaqaano (Sooma-daare), iyadoo kooxo hubeysan ay ku dhex dileen masaajid ku yaalla xaafadda Berdaaale.

Read More »

Daawo: Boobe Yusuf Ducaale oo Bahda Qalinka ka Tacsiyaynaya Qoraagi weyna ee ku Geeriyooday Muqdisho

0 Visits: 758 | Tuesday February 03, 2015 - 10:25:18
Sidoo kale Boobe wuxu ka warramaya Taariikhdii Qoraa Marxuum Xuseen Kadare iyo Intii uu ka yaqaanay Noloshiisii

Read More »

Madaxwayne Obama Oo Gudbiyey Miisaaniyadda 2016-ka Iyo Walaaca uu ka Qabo Caqabadaha Ka Hor Iman Kara Ansixinteeda

0 Visits: 653 | Tuesday February 03, 2015 - 10:06:44
Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa qorshihiisa miisaaniyada sanadka 2016ka oo dhan 4 trillion oo doolar u direy aqalka congresska si ay u ansixiyaan.

Read More »