Wararka

Daawo: Madaxweynaha Somaliland oo Ciidama Qaranka Sannaguuradooda 21aad kula Xusay Dararweyne iyo Mashaariic uu Xadhiga uga Jaray Ciidamada Qaranka

0 Visits: 927 | Tuesday February 03, 2015 - 09:52:44
Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), Madaxweynaha Qaran Somaliland waxa uu maanta ka qaybgalay Sanad Guurada 21aad ee Ciidanka Qaran Somaliland oo lagu qabtay Kuliyadda tababarka saraakiisha ee deegaanka Dardarweyne.

Read More »

Xukuumada Somaliland, Oo Walaac Ka Muujisay Wadahadalada Somaliand Iyo Soomaliya, Baaqna U Diray Dawladaha Calamka

0 Visits: 701 | Monday February 02, 2015 - 21:50:38
Xukuumada Somaliland, ayaa markii ugu horaysay ka hadashay mawqifkeeda ku wajahan qodobadii ay ku heshiiyeen

Read More »

Kooxda Boko Xaram iyo Dowlada Nigeria Oo Dagaalo Ku Dhexmaray Magaaloyin Halbawlo ah

0 Visits: 726 | Monday February 02, 2015 - 21:43:04
Kooxda Boko Xaram ayaa markii labaad Axadii shalay ku guuldareysatay inay la wareegto magaalada Maiduguri oo ah caasimada gobalka Borno.

Read More »

Baraf Xoogan Oo Markale Ku Dhuftay Gobolo Ka Mid Ah Maraykanka iyo Walac Soo Wajahay Dad Dalkaasi

0 Visits: 675 | Monday February 02, 2015 - 21:38:08
Baraf xoog badan ayaa todobaadkii labaad ka da'aya qeybo kamid ah Waqooyiga iyo Bariga dalka Maraykanka. Duufaanahan barafka sita ayaa Axadii shalay ku habsaday magaalada Chicago ee caasimada gobalka Illinois halkaasi oo isu-socodkii hakad ku yimid.

Read More »

Madaxweynaha Koonfurta Sudan Iyo Hogaamiyaha Falaagada Dalkaa Oo Qalinka Ku Duuqay Heshiis Cusub Iyo Urrurka IGAD, Oo Digniin U Diray Labada Dhinac

0 Visits: 608 | Monday February 02, 2015 - 21:35:49
Madaxweynaha koonfurta Suudaan Salva Kiir iyo hoggaamiyaha mucaaridja dalkaa ee fallaagada ah Riek Macha,r ayaa qalinka ku wada duugay saxeexa heshiis dhigay in in shanta bisha Saddexaad ee March, ee sannadkan ay labada dhinac soo af-jaraan colaada iyo dagaaladda dhiiga badani ku daatay ee muddada soo…

Read More »

Daawo Wasiirka Caafimaadka Somaliland Xaglatoosiye Oo Xadhiga Ka Jaray Dhismayaal Lagu Kordhiyay Cisbitaalka Boorama

0 Visits: 552 | Monday February 02, 2015 - 21:32:46
Wasiirka Caafimaadka Somaliland Xaglatoosiye Oo Xadhiga Ka Jaray Dhismayaal Lagu Kordhiyay Cisbitaalka Boorama -

Read More »

Wasiirka Ganacsiga Somaliland Oo Sheegay In Cidii Shidaal Jaban Dalka Keenta Ay Soo Dhawaynayaan.

0 Visits: 664 | Monday February 02, 2015 - 21:30:56
Wasiirka Ganacsiga Somaliland Dr Muuse Qaasim, ayaa markii u horaysay ku baaqay inay u furan tahay cidii dalka keenaysa Shidaal ka jaban ka hadda Shirkadduhu keenaan. Wasiirka oo Maanta la kulmay Baarlamaanka ayaa markii uu ka soo baxay warfidiyeennadu waydiiyeen sababta keentay in Somaliland laga dareemi…

Read More »

Daawo:Maayirka Hargeysa Oo Soo kormeeray Dhismayaal Uu Ka Hirgaliyey Xeridhitii Hore Ee Hargeysa

0 Visits: 645 | Monday February 02, 2015 - 21:26:22
Maayirka Hargeysa Oo Soo kormeeray Dhismayaal Uu Ka Hirgaliyey Xeridhitii Hore Ee Hargeysa

Read More »

"waar haddaynaan xumaha iska qabanayna horta maxaa keligay i xiijiyey, Subxaanaka yaa cadiim" Cabdi Good

0 Visits: 763 | Monday February 02, 2015 - 19:53:32
"waar haddaynaan xumaha iska qabanayna horta maxaa keligay i xiijiyey, Subxaanaka yaa cadiim" Cabdi Good

Read More »

Safiirka Turkiga ee Somalia iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo gaadhay Magaalada Baydhabo

0 Visits: 622 | Monday February 02, 2015 - 18:48:59
Wafdi uu hoggaaminayo safiirka Turkiga ee Somalia, Olgan Bekar ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee gobolka Bay, waxaana garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay mas'uuliyiin uu ka mid yahay madaxweynaha Koonfur-galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Read More »

Iska-horimaad Khasaare Nafeed Sababay oo ka Dhacay Koonfurta Gaalkacyo

0 Visits: 1014 | Monday February 02, 2015 - 18:31:25
Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay mid kalena wuu ku dhaawacmay iska-horimaad kooban oo xalay Koonfurta Gaalkacyo ku dhexmaray koox burcadbadeed ah iyo ciidamada maamulka Galmudug oo ka taliya deegaankaas.

Read More »

Daawo Madaxweynaha Somalialnd Oo Ka Qayb Galaya Sanad Guurada 21 AAd Ee Aasaska Ciidanka Qaranka Somalialnd

0 Visits: 735 | Monday February 02, 2015 - 16:20:26
Madaxweynaha Somalialnd OO Ka Qayb Galaya Sanad Guurada 21 AAd Ciidanka Qaranka Somaliland

Read More »

Wasiir Arimaha Guhada Somaliland Oo xaqiijiyay inay Markabkii hubka siday xukumadu la wareegtay

0 Visits: 602 | Monday February 02, 2015 - 16:08:48
Wasiir Arimaha Guhada Somaliland Oo xaqiijiyay inay Markabkii hubka siday xukumadu la wareegtay

Read More »

Ceel-biyood laga Hirgeliyay Deegaan ka Tirsan Magaalada Taleex (Daawo Sawirad )

0 Visits: 1731 | Monday February 02, 2015 - 15:49:13
Ceel-biyood ayaa laga hirgeliyay tuulada God-aallo oo ka tirsan degmada Taleex ee gobolka Sool, taasoo 160-km ka xigta dhinaca waqooyi-bari degmada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Read More »

Xukumada Somaliland Ayaa Markabkii Hubka Saarna Ka Rotay(Daawo Sawiro)

0 Visits: 1212 | Monday February 02, 2015 - 09:28:26
markabkii MV shaakir ee saanada Hubka ah ee kala Duwan Kula soo xidhay Dekada Berbera ayaa habeenkii xalay ahaa Xili danbe oo ku Dhawayd Kow iyo tabankii habeenimo Laga Rogay saanadaa Milatari ee sida sharci darada ah ula soo galay Dekada Berbera,

Read More »

"xuska 2da February waxa ay asaas U tahay Astaanka Ciidanka Qaranka Somaliland, waxaan Hambalyo u dirayaa Dhamaan Ciidanka Qalabka"Suldaan Cumar Suldaan Maxamed

0 Visits: 702 | Monday February 02, 2015 - 08:51:24
Hargaysa(Afkashacabka)Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax, aabihii kamid ahaa Saladiintii ka shaqeeyay qaramayntii maleeshiyaadka, ayaa ka hadlay Maalinta oo ku Beegan Maalintii Hubka Lag Dhigay Jab-hadihii Hubaysanaa ee loo Badalay Ciidanka Qaranka Somaliland.

Read More »

Ivory Coast Oo Iska Xaadirisay Wareega Afar Dhamaadka Koobka Qaramada Afrika Iyo Algeria Oo Laga Reebay

0 Visits: 787 | Monday February 02, 2015 - 08:44:10
Xulka qaranka maroodiyaasha ee Ivory Coast ayaa iska xaadiriyay wareega afar dhamaadka koobka qaramada Afrika kadib guul wayn oo ay ka gaadheen xulka qaranka Algeria. Ivory Coast ayaa guushan muhiimka ah ku gaadhay 3:1, waxaana goolasha u kala dhaliyay Wilfried Bony oo laab gool dhaliyay iyo Gervinho…

Read More »

Daawo: Wasiirka Arrimaha Debedda JSL oo Dalka Dib ugu soo Laabtay Kana Warbixiyey Shirkii uu kaga Qaybgalay Burazels

0 Visits: 590 | Monday February 02, 2015 - 08:13:48
Wasiirku wuxu sharaxay waxyaabihii shirkaas lagaga hadlay, meelihii kale ee uu soo maray, Madaxdii uu kula kulmay iyo weliba Arrinta Markabki hubka siday ee lagu qabtay Dekedda Berbera, sido kale wuxu marki uhoreysay Taageerada Turkigu siiyo Somaliland iyo Dhaliilaha Mucaaradku ugu jeediyeen Dhexdhexaadinta…

Read More »

Daawo: Safiirka Talyaaniga u Qaabilsan Arrimaha Somaliland iyo Somalia oo kulan lagaga Hadlayey Nabadgelyada ka furay Jamacadda Hargeysa

0 Visits: 629 | Monday February 02, 2015 - 08:06:42
Tababarkan oo ay iska kaashadeen jaamacad ku taalla Dalka Talyaaniga iyo Jaamacadda Hargeysa aya socon Doona Muddo Todobaad ah, Waxana halkaasi lagu kala saxeexday heshiisyo u dhaxeeya labada jamacadood

Read More »

Daawo:"Markii la kala Garan waayey Music gii idacada iyo Tvga Xamar iyo keeni, aya laga guuray ee Mucaaradku markay yimadan Kursiga Calanki Buluuga aha iyo Music ga ba ha so celiyan"Xasan M Yusuf

0 Visits: 534 | Monday February 02, 2015 - 07:52:38
Agaasimaha Idaacadaha Radio Hargeysa, Xassan Maxamed Yuusuf ayaa sheegay inaanay ahayn mid meesha qabata in la siyaasadeeyo Astaantii Muusiga warka ee...

Read More »