Wararka

Daawo: Tv-ga Sucuudiga Oo Shaaciyay Geerida Boqorkii Dalkaas Cabdalla Bin Cabdi Casiis Iyo Boqorka Cusub

0 Visits: 759 | Friday January 23, 2015 - 13:03:47
Waxa kale oo warka telefishanku sii daayay oo tacsi u badnaa lagu cadeeyay in boqorka cusub ee dalkaasi noqday, ninkii dhaxalka lahaa Amiir Salman Bin Cabdi Casiis

Read More »

Arday Reer Somaliland Ah Oo Ka Qalin Jabiyay Jaamacada Makarere Ee Dalka Uganda

0 Visits: 756 | Friday January 23, 2015 - 12:59:41
Jaamacada Makarere ayaa ah mid kamida jaamacadaha ugu fiican bariga iyo badhtamaha Africa ay adagtahayna sida loogu biro.

Read More »

Guddida Jidka DAWGA-CAD Oo Deeq Lacageed La Soo Gaadhsiiyey Iyo Dardarta Dhismaha Wejiga Labaad

0 Visits: 628 | Friday January 23, 2015 - 12:58:06
Axmed Yuusuf iyo Cali Aaden Samatar, oo iyaguna guddida xubno ka ah, ayaa waxay kula dardaarmeen shacabka reer Somaliland guddo iyo dibadba in aanay u kala

Read More »

Madaxtooyadda Somaliya Oo Ku Dhawaaqday Inuu Baaqday Safarkii Madaxweynaha Turkigu Ku Iman Lahaa Muqdisho.

0 Visits: 686 | Friday January 23, 2015 - 12:54:16
Madaxtooyadda looga arrimiyo dalkaasi Somaliya ayaa dabooka ka qaaday inuu baaqday safar la filaayey inuu magaalada Muqdisho ku yimaado madaxweynaha dalkaasi Turkigu Recep Tayyip Erdogan .

Read More »

Dawladda Itoobiya Oo Xukun Adag Ku Ridday Saddex Nin Oo Midkood Hargeysa Ku Noolaan Jiray, Magacyadooda Iyo Waxa Lagu Eedeeyay

0 Visits: 673 | Friday January 23, 2015 - 12:52:27
Maxkamad ku taalla dalka Itoobiya ayaa xukunno kala duwan ku ridday saddex nin oo Soomaali ah, kuwaasi oo lagu eedeeyay falal argagixiso oo ka dhan ah hanaanka ay u dhisan tahay dawladda Itoobiya.

Read More »

Daawo Sawirada'' Ciidamadii ugu badnaa ee Ukraine oo faaruqiyay Fariisimihii ugu weynaa Donetsk

0 Visits: 737 | Friday January 23, 2015 - 12:48:50
Ciidamada Militariga Ukraine, ayaa waxaa goor dhow lagu khasbay inay isaga baxaan fariisimihii ugu weynaa, ee ay ku lahaayeen Garoonka Magaalada Donetsk ee Bariga Ukraine.

Read More »

Wasiirka Khaarajiga Oo Ka Hadlay Su'aalo Midawga Yurub Ka Waydiiyeen Qaddiyadda Somaliland

0 Visits: 693 | Friday January 23, 2015 - 12:47:15
Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa sheegay in Kulankii wefti uu hogaaminayay la yeeshay Baarlamaanka Yurub lagu waydiiyay Su'aalo badan oo ay si fiican uga jawaabeen.

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada Oo Ka Hadlay Rajada Jidka Ceerigaabo Fariin Adag-na U Diray War-xumo Tashiilka

0 Visits: 660 | Thursday January 22, 2015 - 22:13:49
Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ka hadlay halka ay marayso rajada laga qabo in la dhameeyo jidka isku xidha magaalooyinka BURCO iyo CEERIGAABO kaasoo la bilaabay muddo sannad badh ku dhowaad ka hor wasiirka oo war qoraal ah soo dhigay barta Facebook-ga uu ku leeyahay ayaa…

Read More »

Dawo Muqalka Jimcaha:Telefishan Farnasiis Ah Oo Warbixin Xiiso Badan Ka Diyaariyay Somaliland Sannadka 2015

0 Visits: 575 | Thursday January 22, 2015 - 22:02:18
Telefishan Farnasiis Ah Oo Warbixin Xiiso Badan Ka Diyaariyay Somaliland Sannadka 2015

Read More »

Daawo:Cuqaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Saraar Oo Taageero U Muujiyey Waxqabadka Xukumada Siilaanyo

0 Visits: 756 | Thursday January 22, 2015 - 21:47:01
cuqaasha iyo salaadiinta g/saraar ayaa si buuxda u taageeray wax qabadka xukuumda s/land sidoo kale waxay soo dhaweeyeen sahaminta shidaalka ee laga wado g/saraar iyo waxkama jiraan ku sheegan hadalak ka soo yeedhay qaar ka mid ah qurba joogta g/saraar ee ku aadana in aan laga baadhi karin g/saraar…

Read More »

Dawlada Hoose ee Berbera Oo Olole Nadaafadeed Ka Fulisay Xeebta Bataale

0 Visits: 734 | Thursday January 22, 2015 - 19:27:54
Olole nadaafadeed ayaanu qaadnay oo aanu ka fulinay xeebtan loo soo dabaal tago ee Batalaale, taas oo mudooyinkii danbe qashinka caagadaha biyaha

Read More »

Daawo: Urur Samo-fal Oo Deeq Gaadhsiiyey Cisbitaalka Dhimirka Ee Hargeysa

0 Visits: 564 | Thursday January 22, 2015 - 19:25:17
Urur Samo-fal oo Lagu Magacaabo MAAN-KAAB oo xaruntiisu tahay cariga Ingiriiska, ayaa maanta deeq gaadhsiiyey Cisbitaalka Dhimirka ee Magaalada Hargeysa.

Read More »

Daawo:Ururka Iskaashatada Iska Rogooyinka Hargeysa Oo Heshiis La Gaadhey Badhasaabka Maroodi Jeex.

0 Visits: 616 | Thursday January 22, 2015 - 19:22:52
Badhasaabka gobolka Maroodijeex iyo ururka Iskashatadam oo Gaadhay Hees Rasmi ah

Read More »

Ciidamada Booliska Angola Oo Dhibaato Ku Haya Soomaalida -

0 Visits: 648 | Thursday January 22, 2015 - 19:20:13
Maxamed wuxuu sheegayaa haddii Somalidu Safaarad ku lahaan laheyd Magaalada Luanda, uu iska yaraan lahaa culeyska kaga imaanaaya Ciidanka Booliska.

Read More »

Daawo:Xisbiyada Qaranka Oo Kalsooni U Muujiyey Guddida Dorashoyinka

0 Visits: 526 | Thursday January 22, 2015 - 19:16:49
Saddex xisbi qaran ee Somaliland ee UCID, WADDANI iyo KULMIYE, ayaa kalsooni buuxda u muujiyey guddida doorashooyinka Qaranka, ka dib kulan ay maanta la yeesheen.

Read More »

Maamul Goboleedka Putland oo Warqad Calaacal ah kasoo Saaray Safarka Madaxweyne Axmed Siilaanyo ee Gobolka Sool

0 Visits: 631 | Thursday January 22, 2015 - 19:15:07
Maamulka Putland ayaa soo Saaray Warqad ay Ku Cambaareynayaan Socdaalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda somaliland ee Gobolka SoolWarqad Kasoo Baxay Xafiiska Madaxtooyadda ee Maamulka Putland ayaa Lagu Cambaareeyay Socdaalka Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ee Gobolka Sool Warqadani ayaa U Qornayd…

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv: Madaxweynaha Somaliland Oo Si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Deegaanada U Dhexeeya Burco Iyo Berbera Degmooyinka Qaarna Mashaariic Xadhiga Ka Jaray

0 Visits: 574 | Thursday January 22, 2015 - 18:59:09
Madaxweynaha Somaliland Oo Si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Deegaanada U Dhexeeya Burco Iyo Berbera Degmooyinka Qaarna Mashaariic Xadhiga Ka Jaray

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Tabshoyinka awdal

0 Visits: 550 | Thursday January 22, 2015 - 17:49:21
Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Tabshoyinka awdal

Read More »

Faahin Dheeri ah: Weerarkii ka dhacay Hotel SYL oo lagu weeraray wafdi Turki ah OO Ka Horeysay Erdogan

0 Visits: 1128 | Thursday January 22, 2015 - 17:28:24
Hargeysa(Afkashacabka)Qaraxii ismiidaaminta ahaa ee maanta lagu weeraray hoteelka SYL oo kasoo horjeeda madaxtooyada Somalia ayaa la sheegayaa inuu ahaa mid lagu weeraray wafdi Turki ah oo hordhac u ahaa booqashada madaxweynaha dalka Turkiga Erdogan oo hoteelkaas deggenaa.

Read More »

Daawo Soo dhaweyntii Balaadhnayd ee Shacabka Degmada Qoyta Ay Ku Qaabileen Weftiga Madaxweynaha Somaliland.

0 Visits: 676 | Thursday January 22, 2015 - 17:08:33
Daawo Soo dhaweyntii Balaadhnayd ee Shacabka Degmada Qoyta Ay Ku Qaabileen Weftiga Madaxweynaha Somaliland.

Read More »