Wararka

Ra'iisul Wasaare Ku Xigeenka Cusub Ee Soomaaliya Oo Baarlamaanka Ka Dalbaday In Xukuumadda Ay Meelmariyaan

0 Visits: 672 | Friday January 16, 2015 - 19:26:52
Ra'iisul wasaare Ku xigeenka cusub ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa ka dalbaday xildhibaanada Baarlamaanka in wasiirada cusub ay siiyaan codka kalsoonida ah.

Read More »

Wasiirkii Hore Ee Kalluumeysiga Iyo Kheyraadka Badda Oo Muqdisho Lagu Aasay (Sawiro)

0 Visits: 665 | Friday January 16, 2015 - 19:12:31
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu aasay Ku Sii hayihii xilka wasiirka Kallumeysiga iyo Kheyraadka Badda Maxamuud Colow Barrow, kaa oo xanuun hayay u geeriyooday.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Madaxweynaha somaliland Axmed Siiilaanyo oo Wajaale Mashaariic Ka Dhagax Dhigay Qaaarna ka jaraay Xadhiga

0 Visits: 607 | Friday January 16, 2015 - 19:03:22
Daawo Afkashacabka Tv Madaxweynaha somaliland Axmed Siiilaanyo oo Wajaale Mashaariic Ka Dhagax DhigAY Qaaarna ka jaraay Xadhiga

Read More »

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Faafiyey Ka Bixiyey Socdaal Madaxweynaha somaliland

0 Visits: 549 | Friday January 16, 2015 - 18:54:29
Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa ka hadlay socdaalkii Madaxweynaha Somaliland ku tagay Gobolka Awdal. Wasiirka oo Saxaafadda kula hadlay Magaalada Wajaale

Read More »

Guddoomiyaha WADDANI Oo Hambalyo U Diray Garaadka Lagu Caleemo Saaray Buuhoodle

0 Visits: 537 | Friday January 16, 2015 - 18:50:24
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland MD Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro)

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Ururka Jimciyada Horumarinta Bulshada Oo Munaasibad Sagootin Ah u Qabtay Culimo Wacdi Diini Ah Ka Waday Masaajidada Magaalada Berbera

0 Visits: 646 | Friday January 16, 2015 - 16:20:22
Berbera(Afkashacabka.com) Ururka Jimciyada Horumarinta Bulshada Oo Munaasibad Sagootin Ah u Qabtay Culimo Wacdi Diini Ah Ka Waday Masaajidada Magaalada Berbera

Read More »

Ciraaq: Magacyada Soomaali Ku Dhintay Dagaalladii U Dambeeyay Ee DAACISH Iyo Xoogagga Kurdiyiinta

0 Visits: 903 | Friday January 16, 2015 - 12:14:34
Labo ka mid ah dhallinyarada Soomaalida ah ee qurbaha kaga biiray kooxda ISIS ayaa la soo wariyey inay ku dhinteen dagaalladii ugu dambeeyey ee ka dhacay dhulka buuraleyda ah ee Sinjar ee waqooyiga dalka Ciraaq.

Read More »

Muxuu Carlo Ancelotti Ka Yidhi Kulankii Ay Atletico Madrid Kooxdiisa Real Madrid Kaga Reebatay Copa Del Rey?

0 Visits: 936 | Friday January 16, 2015 - 11:04:14
Tababaraha Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa kadib markii kooxdiisu ay barbaro 2:2 ah la gashay kooxda Atletico Madrid isla markaan ay celcelis ahaan 4:2 kaga hadhay koobka Copa Del Rey ayaa ka hadlay arimo badan oo kooxdiisa iyo kulakanba ku aadan.

Read More »

Wax Ka Ogaw Waqtiga La Ciyaari Doono Kulanka Sideed Dhamaadka Copa Del Rey Ee Barcelona Vs Atletico Madrid

0 Visits: 2604 | Friday January 16, 2015 - 10:59:57
Kadib markii ay kooxaha Barcelona iyo Atletico Madrid xalay tikidhaanta u goosteen wareega sideed dhamaadka tartanka Copa Del Rey, ayay labadan kooxood markale iskaga hor iman doonaan laba kulan oo Copa Del Rey ah.

Read More »

Daawo Afkahscabka TvAgaasimayaal Idaacadeed Radio Hargeisa oo Xilalka la kala Wareegay

0 Visits: 536 | Friday January 16, 2015 - 10:50:17
Daawo Afkahscabka TvAgaasimayaal Idaacadeed Radio Hargeisa oo Xilalka la kala Wareegay

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv"Garaadadii Hore waxay Ku Milmeen Siyaasada Ee Garaad Dhaqan Noqo " Wasiir xagla toosiye

0 Visits: 624 | Friday January 16, 2015 - 10:24:34
Daawo Afkashacabka Tv"Garaadadii Hore waxay Ku Milmeen Siyaasada Ee Garaad Dhaqan Noqo " Wasiir xagla toosiye

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Caawa U Hoyday Magaalada Wajaale

0 Visits: 661 | Friday January 16, 2015 - 10:07:57
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud(siilaanyo),iyo wafti kamid ah Golaha Xukuumada ayaa caawa kusoo hoydey Degmada Tog-Wajaale ee kutaala Xuduuda udhexeysa Somaliland iyo Itoobiya.

Read More »

Magaalo Ka Tirsan Dalka Itoobiya Oo Laga Laga Mamnuucay Cabida Sigaarka

0 Visits: 1612 | Thursday January 15, 2015 - 22:37:13
Magaalo Ku Taal Waqooyiga Dalka Itoobiya Ayaa Laga Mamnuucay In Sigaarka Lagu Cabo Goobaha Dadweynuhu Isugu Yimaado.Xarunta Dowlad Deegaanka Tigraay Ee Makele Ayaa Laga Soo Saaray Sharci

Read More »

Dhegayso: Warkii Caweysnimo ee Caawa ee shebekedda afkashacabka, iyo weriye C/risaaq koronto Oo inoo akhrinaya

0 Visits: 613 | Thursday January 15, 2015 - 21:43:03
Warkan Caawa 15-01-2015 oo ka imanaya Studioga afkashacabka.com ee magaalada Burco

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Mashariico Cusub Ka Hirgaliyay Degmooyinka Dila, Baki Ee Gobolka AWDAL.(Daawo Sawirada)

0 Visits: 926 | Thursday January 15, 2015 - 21:31:42
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Silaaanyo oo hogaaminaaya wefti balaadhan ayaa subaxnimadii maanta ka amba-baxay Caasimada Somaliland ee Hargeysa, isaga oo ku sii jeeda gobolada Gabiley, Awdal iyo deegaamada hiis yimaada goboladaas.

Read More »

Dalagyo beereed oo markii u horeysey degaanada lagu guulaystey inay ka baxaan degaanka Ceegaag.(Daawo Sawirada)

0 Visits: 1620 | Thursday January 15, 2015 - 21:26:14
Magaaladda Ceegaag oo ah goob biyo ka dheer ah isla markaana ay ku adag tahay in qof ugu badheedho inuu beer ka yagleelo ayaa hada maraysa in lagu tijaabiyo dhir aan laga quudarayn in degaanada waqooyi lagula tahanbaabo inay faa'iido keeni karaan. C/kariin Cali Abokor oo ka mid ah dadkii aasaasay…

Read More »

Guddida Dhismaha Jidka DAWGA-CAD Oo Deeq Lacageed La Soo Gaadhsiiyey

0 Visits: 830 | Thursday January 15, 2015 - 21:21:35
Guddida dhismaha jidka DAWGA-CAD ee waqooyiga Magaalada Hargeysa oo bilaabay abaabulka wejiga labaad ee dhismaha waddadaasi, ayaa shalay guddoomay deeq lacageed oo la soo gaadhsiiyey.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Gudoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga Mucaaradka ah WADANI Ee Gobolka Togdheer Oo Iska Casisha

0 Visits: 617 | Thursday January 15, 2015 - 18:50:05
Gudoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga Waddani Ee Gobolka Togdheer Marwo: Aamina Xasan Samatar ( Aamina Saado) Ayaa Maanta Iska Casishay Xilkii iyo xubinamadii ay ka haysay xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani. aamina saado somalilandtoday Gudoomiyaha Garabka Haweenka Waddani Ee Gobolka Togdheer Oo Maanta…

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Madaxweynaha somaliland iyo Wefti Hogaminaayo oo Gaadhan Magaalada Borama

0 Visits: 596 | Thursday January 15, 2015 - 17:56:10
Daawo Afkashacabka Tv Madaxweynaha somaliland iyo Wefti Hogaminaayo oo Gaadhan Magaalda Borama

Read More »

R-Afkashacabka "Caliyoow Waxbadanbaa Lagu Xishoonayaaye Inaad Xishotaa Way Kuu Wanaagsantahay Ka Tanaasulbaanu Ku Leenahay Wa Arin Lab La Kacee" Xildhibaan Xasan Shahar

0 Visits: 874 | Thursday January 15, 2015 - 17:48:43
"Caliyoow Waxbadanbaa Lagu Xishoonayaaye Inaad Xishotaa Way Kuu Wanaagsantahay Ka Tanaasulbaanu Ku Leenahay Wa Arin Lab La Kacee" Xildhibaan Xasan Shahar

Read More »