Wararka

Xildhibaan Indho indho oo si kulul u weerary IGAD iyo Dawladda Somalia, Soona jeediyey in La laalo Wadahadalka Somaliland iyo Somalia

0 Tuesday January 13, 2015 - 19:11:26
Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Indho-Indho) ayaa sheegay in Wada hadalkii La doonayay in Laga Wada hadlo ee dhinaca Masiiriga ahaa Loo Badalo Bad iyo Hawooyiin Aan Macno Badan ku fadhiyin Sida uu sheegay.

Read More »

Reysal Wasaarihii Hore Ee Soomaaliya Md Farmaajo Oo Si Weyn U Dhaliilay Xukuukamad Uu Soo Dhisay Reysal Wasaare Cumar C/rishiid.

0 Visits: 566 | Tuesday January 13, 2015 - 15:58:13
Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa isagoo ku sugan dalka Mareykanka waxa uu si weyn u dhaliilay Xukuumada uu habeen hore soo dhisay Ra'iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid, isagoo cadeeyay inay ka dhex muuqdaan xubnihii horay u riday labadii xukuumadood.kuna tilmaamay…

Read More »

Mourinho Oo Ku Qeyliyay Garsoore Phil Dowd: Waad Cayilan Tahay Garsoore Ma Noqon Kartid.

0 Visits: 874 | Tuesday January 13, 2015 - 15:49:04
Jose Mourinho ayaa weerar culus ku qaaday garsoore Phil Dowd isagoo ku qeyliyay: "Waad cayilan tahay garsoore ma noqon kartid"

Read More »

Daawo Afkashacbka Tv Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland oo Kana Hadlay Daandaansiga Qaawan Ee Fadaralka Somalia.

0 Visits: 530 | Tuesday January 13, 2015 - 15:36:21
Daawo Afkashacbka Tv Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland oo Kana Hadlay Daandaansiga Qaawan Ee Fadaralka Somalia.

Read More »

Daawo Cristiano Ronaldo Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Qeyladii Uu Sameeyay Ka Dib Markii Uu Gudoomay Abaalmarinta Ballon d'Or Xalayto.

0 Visits: 699 | Tuesday January 13, 2015 - 15:17:21
Cristiano Ronaldo ayaa shaxaraad ka bixiyay qeyladii uu sameeyay markii uu dhameystay hadalkii uu ku aqbalay abaalmarinta Ballon d'Or isagoo sheegay inay tahay wax uu ku bartay garoonka tababarka Real Madrid. Ronaldo ayaa abaalmarinta ku qaaday Zurich markii seddexaad xalayto, ka dib markii la siiyay…

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Wareega Ciyaaraha Heerka 1aad Oo Lagu macdaray la Dagaalanka Qabyaalda Isdhex galka Bulshada ayaa Bilaabmay Garoonka ALAMZEY STADIUM Burco

0 Visits: 1336 | Tuesday January 13, 2015 - 15:05:19
Daawo Afkashacabka Tv Wareega Ciyaaraha Heerka 1aad Oo Lagu macdaray la Dagaalanka Qabyaalda Isdhex galka Bulshada ayaa Bilaabmay Garoonka ALAMZEY STADIUM Burco

Read More »

Daawo Rugta Ganacsiga Togdheer Oo Lacag Gdhaasiiyey Ganacsato Dhawaan Dab Ka qabsaday Meheradahooda Gudaha magaalada Burco

0 Visits: 605 | Tuesday January 13, 2015 - 14:46:36
Daawo Rugta Ganacsiga Togdheer Oo Lacag Gdhaasiiyey Ganacsato Dhawaan Dab Ka qabsaday Meheradahooda Gudaha magaalada Burco

Read More »

Maanta Oo Salaasa Ah Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Ay Suuqa Kala Iibsiga Ka Qoreen Wargeysyada Ingariiska

0 Visits: 657 | Tuesday January 13, 2015 - 14:01:57
Suuqa kala iibsiga horyaalka Ingariiska ayaa furan iyadoo kooxaha ay bilaabi doonaan inay xoojiyaan kooxdooda qeybta labaad ee xilli ciyaareedka. Waxaana idiin soo uruurinay maanta wararkii ugu waa weynaa ee ay wargeysyada Ingariiska ka qoreen suuqa kala iibisga ciyaartoyda.

Read More »

Cristiano Ronaldo Oo Markiisii Saddexaad Ku Guulaysatay Ballon d'Or-ka, Muxuuse Ka Yidhi Guusha Uu Gaadhay? Daawo Sawiro

0 Visits: 1699 | Tuesday January 13, 2015 - 10:56:01
waxaa la soo gabagabeeyay xafalada lagu shaacinayay xidiga aduunka ugu fiican isla markaana ku guulaystay abaal marinta shaqsiga ah ee Ballon d"Or. Cristiano Ronaldo ayaana markiisii saddexaad ku guulaystay abaal marinta FIFA BALLON D"OR 2014.

Read More »

Dawo: Masuliyinta Gobolka SAAXIL oo Bookhday Xadka Gobolada Maroodijeex iyo SAAXIL

0 Visits: 601 | Tuesday January 13, 2015 - 08:35:17
Masuliyiintan ayaa Tegey Magaalada Bulluxaar oo ayku shegeen xadk Gobolada Saaxil iyo Maroodijeex

Read More »

Daawo: Barnaamij ku Saabsan Xaflad lagu Soo Dhoweynayey Wefti uu hogaaminayey Guddomiye Cirro oo ku sugan DUBAI

0 Visits: 603 | Tuesday January 13, 2015 - 08:29:07
Munasibaddan oo ahayd Xaflad Wajiyo Badan Kulmisay Oo lagu Soo Dhaweeyey Wafti Uu Hogaaminaayo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ka qabsoontay Magaalada Dubai

Read More »

Maxkamda Rafcanka Gobolka Maroodijeex Oo Mar Kale Albaabada U Laabtay Wargayska Hubaal oo Shalay Xayiradii Saarnayd laga qaaday

0 Visits: 628 | Tuesday January 13, 2015 - 08:20:24
Maxkamada racfaanka gobolka Maroodi-jeex ayaa xayiraad Mar Kale Saartay wargeyska madaxa-bannaan ee Hubaal oo kasoo baxa magaaladda Hargeysa kaas oo isla maalintii Shalay ay maxkamada Gobolku ka qaaday xayiiradii saarneyd wargeyska

Read More »

Wariye Ka Tirsan Wargeyska Xayiran Ee HAATUF oo Xabsiga la Dhigay

0 Visits: 683 | Tuesday January 13, 2015 - 07:47:57
Ciidamada booliska ee Magaalada Hargeysa ayaa goor dhawayd xidhay Wariye Naasir Aaden (Naasir Nawaa) oo ka mid ah Suxufiyiinta Wargeyska xayiran ee HAATUF.

Read More »

Nin Uu Dhashay Maraykanka Oo Ku Guulaysatay Haaf Milyan Dollar Ka Dibna Ku Khaasaray Khad Qoraal Oo Ku Dhacay

0 Visits: 708 | Monday January 12, 2015 - 23:33:52
Nin u dhashay dalkaasi Maraykanka ayaa ku guulaystay lacag dhan haaf Million dollar,isaga oo ku helay lacagtaasi bakh tiyaa nasiib uu galay, waxaanu muddo sugaayey natiijada kasoo bixi doonta bakhtiyaanasiibkaasi,

Read More »

Daawo Xarunta Daryeel Carurta Darba jifta Ee Magalada Hargaysa Oo Deeq La Gaadhsiiyey

0 Visits: 597 | Monday January 12, 2015 - 23:29:14
Xarunta Agoomaha ee maxamed Mooge ee Magaalada hargaysa ayaa la gaadhsiiyey Deeq ku saabsan Hu'ga dhaxanta xiligan oo ay cimilo qabow ka bilaabantay caasimadda somaliland.

Read More »

Daawo:Wefdi Ganacsato Turki Ah Oo Maanta Booqasho Ku Tegay Magaalada Gabiley Iyo Maayarka Gabiley Oo Si Balaadhan U Soo Dhaweeyay.

0 Visits: 558 | Monday January 12, 2015 - 23:29:11
Wefdi Ganacsato Turki Ah Oo Maanta Booqasho Ku Tegay Magaalada Gabiley Iyo Maayarka Gabiley Oo Si Balaadhan U Soo Dhaweeyay.

Read More »

Dhegayso: Warkii Caweysnimo ee Caawa iyo Shebekedda Afkashacabka.com 12.01.2015

0 Visits: 590 | Monday January 12, 2015 - 23:17:35
Waxana Soo Jeedinaya Wariye Cabdirsaaq Korontao Oo Ku Sugan Magalada Burco ee Xarunt

Read More »

War Deg Deg ah: Mid ka mid ah Golihii Wasiirada ee Xalay uu magacaabay Raisul wasaaraha Somalia oo is Casilay

0 Visits: 787 | Monday January 12, 2015 - 18:24:54
xuseen Maxamed Sheekh (Badni) oo xalay loo magacaabay Wasiirka beeraha ayaa sheegay in uu iska casilay xilka xalayto loo magacaabay.

Read More »

Daawo: Siciid Sulub oo Su'aalo Xaasaasiya ka jawaabaya iyo Barnamijki Milicsiga Siyaasiga oo lagu Martiqaaday

0 Visits: 695 | Monday January 12, 2015 - 17:55:24
Siyaasiga weyn ee Sicid Sulub wuxu ku marti ahaa Barnaamijka Milicsiga Siyaasiga ee UNIVERSAL TV

Read More »

Daawo: Badhasabka Togdher iyo Mayarka Burco oo kulan la qaatay Haydh Tuulayaasha Tuulooyinka Burco

0 Visits: 711 | Monday January 12, 2015 - 17:45:42
Haydh Tuulayaasha Tuuloyinka ku hareeraysan Magaalada Burco ayaa saka kulan ay soo Bandhigayeen Baahiyahooda ugana mahadnaqayeen xukuumadda waxyaabaha ay deegaanada qaar ka qabatay kula yeeshay Hoolka Dawlada hoose maamulka gobolka iyo Degmada Burco

Read More »