Wararka

Layaabka maanta Gabar ka lugeysay shil diyaaradeed

0 Visits: 692 | Sunday January 04, 2015 - 20:15:54
Booliska Mareykanka ayaa sheegaya in gabar yar oo ka bad baadiyay shil diyaaradeed, hadda laga saaray cisbitaal ay ku sugneyd.

Read More »

Dhegayso: Warkii Caweysnimo ee Caawa ee Shebekedda Caalamiga ah ee Afkashacabka.com 04-01-2015

0 Visits: 1200 | Sunday January 04, 2015 - 20:13:42
Warka Caawa waxaa inoo Akhrinaya Ibraahin Xamari oo ku sugan Studioga Afkashacabka.com ee magaalada Burco Dhegaysi wanaagsan

Read More »

Fernando Torres Oo Lagu Soo Bandhigay Vincent Calderon, 45,000 Taageere Ayaa Soo Xaadiray Garoonka Daawo sawirada

0 Visits: 2167 | Sunday January 04, 2015 - 19:36:06
Fernando Torres ayaa dib u xirtay maaliyada Atletico Madrid 8-sano kadib markii uu kooxda ka hayaamay waxaana Vincent Calderon kusoo dhaweeyay 45,000 taageerayaal ah kuwaas oo u hamuun qabay iney arkaan El-Nino oo mar kale xiran maaliyada Atletico.

Read More »

Golaha Guurtida Oo Maanta Dood Adag Ka Yeeshay Xeerka Haay'adda Tayada Soona Jeediyay In Qodobo Ka Mid Ah La Badalo.

0 Visits: 543 | Sunday January 04, 2015 - 19:18:38
Golaha Guurtida Oo Maanta Dood Adag Ka Yeeshay Xeerka Haay'adda Tayada Soona Jeediyay In Qodobo Ka Mid Ah La Badalo.

Read More »

War Deg-Deg:Qarax Ka Dhacay Agagaarka Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho

0 Visits: 830 | Sunday January 04, 2015 - 19:10:07
Qarax Ismiidaamin ah ayaa goor-dhowayd ka dhacay meel ku dhow garoonka diyaaradaha Muqdisho, kaasoo lagu weeraray ciidammo ka tirsan kuwa dowladda Somalia, iyadoo qaraxa laga maqlay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir.

Read More »

"Guul la taaban karo ayaa laga gaaray dagaalladii kooxda Al-shabaab lala galay 2014-kii" Nickolas kay

0 Visits: 587 | Sunday January 04, 2015 - 18:31:29
Ergeyga Qaramada Midoobay Uqaabilsan Somaliya Oo Daboolka Ka Qaaday Guulo Uutilmaamy In Laga Gaadhay Dagaalka Alshabaab Lagu Hayo

Read More »

Dawlada Israa'il Ayaa joojisay Kharashaadka Canshuurta Ee Ay Siin Jirtay Maamulka Falastiin

0 Visits: 692 | Sunday January 04, 2015 - 18:29:29
Dawlada Israa'il Ayaa joojisay Kharashaadka Canshuurta Ee Ay Siin Jirtay Maamulka Falastiin Waxa ay sheegtay in ay tallaabadani jawaab u tahay codsiga uu maamulka madaxweyne Maxamud Cabaas uu xubinta uga noqonaya maxkamada dembiyada caalamiga ah (ICC).

Read More »

Fadhigii Golaha Wakiilada Ee Maanta Oo Kooram la'aan Qabsoomi Waayey

0 Visits: 605 | Sunday January 04, 2015 - 18:10:10
Tan iyo Markii Gudoomiyaha Aqalka Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro dalka ka dhoofay ayaanay wax hawl ah qaban Golaha wakiiladu. Waxaa Kooram la'aan u baaqanayay fadhiyada Golaha intii ka dambeysay 28-kii bishii December.

Read More »

Wasaarada Duulista Hawada Oo Wax Ka Badashay Lacagaha Laga Qaado Dadka Dhoofaya Iyo Kuwa Soo Degaaya

0 Visits: 658 | Sunday January 04, 2015 - 18:07:17
Maamulka garoonka Diyaaraddaha Hargeysa, ayaa sheegay inay wax ka badaleen hanaankii loo qaadi jiray Cashuuraha

Read More »

Xarunta Xuquuqal Insaanka oo walaac ka muujisay Xeerka Diiwaangelinta Codbixiyayaasha islamaarkasna Sheegtay inuu Caqabad Ku Yahay In Doorashadu Ku Dhacdo Waqtigeedii..

0 Visits: 630 | Sunday January 04, 2015 - 18:04:53
Xarunta Xuquuqal Insaanku waxay aad uga walaacsan tahay Xeerka Diiwaangelinta Codbixiyayaasha ee dhowaan la ansixiyay. Xeerkaas oo dib u dhigaya doorashada mudaysan June 2015. Madaxwaynuhu wuxuu 23kii December 2014 saxeexay marshuuca sharci kadib markii baarlamaanku ansixiyay.

Read More »

Xildhibaanada Golaha Guurtida Oo Maanta Dood Adag Ka Yeeshay Xeerka Haay'adda Tayada Soona Jeediyay In Qodobo Ka Mid Ah La Badalo.

0 Visits: 508 | Sunday January 04, 2015 - 17:57:16
Fadhigii Maanta ee Golaha Guurtida somaliland oo uu shirguddoominayay Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee golaha Guurtida siciid jaamac Cali Ayaa Mudanayaashu Dood Adag ka yesheen Xeerka Haay'adda ilaalinta Tayada oo Maal-mahanba Horyaala fadhiga Golaha.

Read More »

Daawo Afkashacbka Tv Arday Ka Qalin Jabisay Kuliyada Caafimaadka Shaafi Ee Magaalada Hargaysa

0 Visits: 550 | Sunday January 04, 2015 - 17:22:55
Daawo Arday Ka Qalin Jabisay Kuliyada Caafimaadka Shaafi Ee Magaalada Hargaysa

Read More »

Madaxwayne Silaanyo Oo La Filaayo In Todobaadka Uu Isku Shandhayn Ku Sameeyo Xubnaha Golihiisa Wasiiradda.

0 Visits: 707 | Sunday January 04, 2015 - 17:07:05
Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa la filayaa inuu dhawaan xil ka qaadis, magacaabis iyo isku shaandhayn ku sameeyo golihiisa wasiirada.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv: Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Maanta Kormeer Kedis Kusoo Maray Xuramaha Dakhli Ururinta Ugu Badan Ee Magaalada Berbera

0 Visits: 544 | Sunday January 04, 2015 - 16:06:19
Berbera(Afkashacabka.com) Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Maanta Kormeer Kedis Kusoo Maray Xuramaha Dakhli Ururinta Ugu Badan Ee Magaalada Berbera

Read More »

sooraan iyo jawaan oo si heer sare ah loogu soo dhaweyay magaalada jigjiga

0 Visits: 991 |
sooraan iyo jawaan oo si heer sare ah loogu soo dhaweyay magaalada jigjiga

Read More »

Daawo + Akhriso : Qoomiyada Jaarso oo Si Rasmi Ah uga Mid noqotay Dadka Deegaanka ku Ah Caasimada Somaliland Ee Hargeisa ...

0 Visits: 6948 | Sunday January 04, 2015 - 12:45:44
.Hargeysa(Afkashacabka.com)-Caaqil cusub oo ka soo jeedda Qoomiyada Jaarsada ee Degta Dalka Itoobiya , ayaa calaamo-saarkiisa shalay lagaga dhawaaqay Magaalada Hargeysa, kaasoo ka mid noqon doona Cuqaasha Gobolka Maroodi-jeex

Read More »

Daawo Afkashacbka Tv Booliska Turkiga Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Bambo Ku Weeraray Qasriga Madaxtooyada Istanbul

0 Visits: 668 | Sunday January 04, 2015 - 12:06:18
Booliska Turkiga Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Bambo Ku Weeraray Qasriga Madaxtooyada Istanbul

Read More »

" Dagaalkeenu qof la dilo uma joogsanayo wuuna soconayaa" SH. CALI DHEERE:

0 Visits: 741 | Sunday January 04, 2015 - 11:52:44
Iyadoo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee dowladda Mareykanka ay duqeymo ku dileen saraakiil ka tirsanaa Xarakada Al-shabaab oo uu ku jiro hoggaamiyahoodii Axmed Cabdi Godane oo billowgii bishii September 2014-ti

Read More »

RASMI: West Ham Oo Dhameystirtay Saxiixa Henry,

0 Visits: 1063 | Sunday January 04, 2015 - 11:44:17
Kooxda West Ham ee ka dhisan dalka Ingiriiska ayaa dhameystirtay saxixia daafaca kooxda Apollon Limassol ee ka dhisan dalka Cyprus Doneil Henry.

Read More »

Hordhac: Chelsea vs Watford: Drogba Oo Ku Taamaya Inuu Koobkii 5-aad Oo FA Cup Ah La Qaado Chelsea

0 Visits: 1775 | Sunday January 04, 2015 - 11:39:50
In badan oo ka mid ah ciyaartoyda safka hore ee Chelsea ayaa la nasin doonaa kulanka ay Stamford Bridge ku qaabili doono kooxda Watford kulan ka tirsan FA Cupka wareegiisa sadexaad.

Read More »