Wararka

Daawo:"Madaxwaynuhu Musharax ayuu idiin Yahay Marka Uu Dhamaystana Hadla Laakiin Iminka Waqtigiinii Ma Joogto" Xildhibaan Xoog

0 Visits: 645 | Saturday January 03, 2015 - 20:46:36
waxa uu xildhibaanku madaxwaynaha kula dardaaramay in uu edbiyo wasarida isaga oo sharaxan sheegaya inay iyaguna sharaxan yahiin

Read More »

Daawo:Salaadiinta,Cuqaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Sanaag Oo Ka Hadlay Shaqaaqo Dhowan ka Dhacday Gobolka Sanaag.

0 Visits: 883 | Saturday January 03, 2015 - 20:43:53
Odayaasha,Cuqaasha iyo waxgaradka gobolka Sanaag ayaa ka hadlay shaqaaqo dhowaan ka dhacday gobolkaasi.

Read More »

Daawo:Oodweyne: Taliyahii Qaybta Booliska oo Xilkii Ku Wareejiyey Taliyaha Cusub

0 Visits: 798 | Saturday January 03, 2015 - 20:39:49
Magaalada oodweyne waxa lagu qabtay munaasabad ay xilka kula wareegayeen Taliyihii hore ee Qaybta Booliska iyo Taliyaha Cusub ee dhowaan loo magacaabay xilkaasi.

Read More »

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Madaxweynaha Djabouti Ku Bogaadiyay Soo Afjarida Khilaafkii Mucaaradka Dalkiisa

0 Visits: 696 | Saturday January 03, 2015 - 20:38:07
Gabagabadii wuxuu Salaan iyo Hambalyo udirayaa Madaxwaynaha Jabuuti iyo shacabkiisa Curashada sanadka cusub ee miiladiga

Read More »

Xildhibaanada Degmada Boorama Oo Ku Kala Qaybsamay Booqasho Lagu Tagayay Xildhibaano Ku Xidhan Xabsiga Mandheera -

0 Visits: 682 | Saturday January 03, 2015 - 20:32:31
13kaas xildhibaan ayaan u xilsaarnay furdaaminta xiisadan ay u xidhan yihiin xildhibaanadan degmada Boorama ka soo jeeda, waxa aanan qorshaynaynaa inay guda galaan arinta

Read More »

Boolis Loo Diray Hooyo 5 Xabbo Oo Beed Ah U Xadday Ubadkeeda + SAWIRRO

0 Visits: 553 | Saturday January 03, 2015 - 20:29:38
Gabadh ka mid ah Qoysaska Midowga ah ee ku dhaqan gobolka Alabama ee dalka Maraykanka oo lagu Magacaabo Hellen ayaa oohin qabsatey ka dib markii askari boolis ah oo muddo raadinayey uu gurigeeda ugu soo galay.

Read More »

Puntland Oo Sharci Ka Soo Saartey Ka Faa'ideysiga Khayraadkeeda

0 Visits: 724 | Saturday January 03, 2015 - 20:24:29
Hay'adda baadhista iyo qodidda shidaalka ee maamul goboleedka Puntland ayaa maanta war-saxaafadeed ka soo saartay arrimaha kheyraadka dabiiciga ah ee ku jira dhulka Puntland ay maamusho.

Read More »

Daawo: Jilayaasha Ugu Da'da yar Somaliland oo Burco lagu Waraystay iyo Jawaabaha Su'alaha la Waydiiyo Amran yar

0 Visits: 2299 | Saturday January 03, 2015 - 18:50:01
Amran yar oo ah Gabadha ugu yar ee wax la jisha Jawaan iyo Sooraan, isla markaasna ugu qosolka Badan iyo khalid bakayle oo isna ah Wiilka ugu yar jilayaashan ayaa waraysi qosol leh uu la yesha wariye cabdisatar sabri Daawasho wacan. Qaybta 2aad

Read More »

Bankimoon oo Telefoon kula Hadlay Raisulwasaaraha Somaliya .Muxuu kala Hadlay?

0 Visits: 602 | Saturday January 03, 2015 - 18:41:54
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-Moon oo shalay telefoonka kula hadlay raysul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya,

Read More »

Markab ay shaqaalihii ka caraareen oo ay saarnaayeen 450 qof oo muhaajiriin ah ayaa ku xirtay Dekadda Taliyaaniga ee Corigliano Calabro

0 Visits: 722 | Saturday January 03, 2015 - 18:10:01
Kooxaha Badbaadada ayaa howshan bilaabay kaddib markii qof markabka oo nooc ganacsi ah saarnaa uu diray qeylo-dhaan xilligaas oo ay ku sugnaayeen meel ka yara durugsan xeebaha Taliyaaniga.

Read More »

Daawo: Laascaanood oo si weyn loogu Diyaar Garoobayo Xuska Dhalashadii Nebiga CSW iyo Dadweynaha reer Lascaanood oo ka hadlay

0 Visits: 618 | Saturday January 03, 2015 - 18:01:41
Laascaanood oo si weyn loogu Diyaar Garoobayo Xuska Dhalashadii Nebiga CSW iyo Dadweynaha reer Lascaanood oo ka hadlay Xuska Dhalashada Nebiga CSW

Read More »

Daawo: Berbera oo si Ballaadhan looga Xusay Dhalashadii Nabiga Naxariis iyo Nabadgelyo Korkiisa ha ahaatee

0 Visits: 672 | Saturday January 03, 2015 - 17:51:12
Magaalada Berbera ayaa si weyn looga Dareemaya Xuska Dhalashadii Nabi Muxamaed NNKHH.

Read More »

Daawo: Boorama iyo Xuska Dhalashadii Nabi Muxamed CSW oo maanta ku beegnayd

0 Visits: 625 | Saturday January 03, 2015 - 17:46:13
Boorama oo lagu qabtay Munasibad Ballaadhan oo lagu xusayey Dhalashadii Nabi Muxamed CSW oo maanta ku beegnayd

Read More »

DUGSIGA MACAARIF EE MAGAALADA HARGEYSA OO ARDAYDA KU WARGELINAYA FURSADO WAXBARASHO

0 Visits: 830 | Saturday January 03, 2015 - 17:37:29
Dugsiga MACAARIF Ee Magaalada Hargeysa Oo Ardayda Ku Wargelinaya Fursado Waxbarasho مؤسسة المعارف للتنمية والعناية بالتعليم

Read More »

Daawo:Hargeysa Oo Si Balaadhan Looga Xusay Xuska Dhalashadii Nebiga CSW oo Maanta ku Beegnayd

0 Visits: 696 | Saturday January 03, 2015 - 17:37:06
Iyadoo Guud ahaan Caalamul islaam laga xusaayo Xuska Maalinta dhalashada Nabigeenii Subnaa,(N N K H) ayaa maanat wax si weyn looga xusay guud ahaan Dalka Somaliland Gaar ahaan Caasimada Hargeysa ,

Read More »

Wasaaradda Caafimadka Somalia oo Shaacisay Baadhitaan ay ku samaysay Nin lagu sheegay inu Qabo Cudurka EPOLA oo laga waayey Cudurkaas

0 Visits: 685 | Saturday January 03, 2015 - 17:33:22
Wasaaradda Caafimaadka oo baaritaan ku sameysay muwaadin Soomaali ah oo Warbaahinta qaar ay ku sheegeen in uu qabo cudurka Ebola kana yimid Dalka Guinea ayaa la tilmaamay in muwaadinkaasi uusan qabin cudurka lagu sheegay.

Read More »

"Madaxwaynaha Aad Ayaan ugu Mahad Naqayaa,waxaana uu dajiyay Xaalad Sifool Xun u Kacsanayd oo waliba ...."Muj Cali Gurey

0 Visits: 684 | Saturday January 03, 2015 - 16:35:19
Guddoomiye ku xigeenka Saddexaad ee xisbiga Mucaaradka Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) ayaa soo dhaweeyay Hadalka Madaxwayne Siilaanyo kaga hadlay Siyaasiyiinta ku tartamayay Doorashada Madaxwayne Siilaanyo Dabadii.

Read More »

Xaaladihii Ugu Werwerka Badnaa Ee Soo Maray Xoghayaha Qaramada Midoobay Ban Ki Moon. Maxaad ka ogtahay??

0 Visits: 559 | Saturday January 03, 2015 - 16:07:00
Sannadkii ina dhaafay ee 2014-ka waxa caalamka ka dhacay waxyaalo kala duwan oo lahaa farxad iyo naxdinba,

Read More »

Gaalkacayo:Macalimiin Reer Kenya ah oo Qarax lagu Weeraray iyo Dad ku Dhintay Qaraxaas

0 Visits: 587 | Saturday January 03, 2015 - 16:00:18
Hal qof ayaa ku dhintay, afar kalena way ku dhaawacmeen qarax lala eegtay macalimiin waxka dhigi jiray Dugsiga Sare ee Yamays ee Magaalada Gaalkacyo

Read More »

Daawo Dawlada Maraykanka Oo Soo Bandhigay Maraakiib Dagaal oo dushooda noqdeen Garoomo Diyaaradeed

0 Visits: 585 | Saturday January 03, 2015 - 09:16:06
Dowlada Mareeykanka oo lagu tiriyo wadamada ugu quwada badan Caalamka ayaa waxa ay soo bandhigtay Maraakiib dagaal oo dushooda isku badalay garoomo Diyaarad iyo Taangiyo biyaha bada hoostooda ka soo baxaya .

Read More »