Wararka

Sampdoria Oo Taako U Dhigtay Juventus Barbardhaca ku Kula Baxeen

0 Visits: 632 | Sunday December 14, 2014 - 16:58:28
Manolo Gabbiadini ayaa guul u diiday Juventus kulan ka dhacay Juventus Arena madama uu gool barbardhac ah u keenay kooxdiisa Sampdoria qeybtii dambe ciyaarta wuxuuna barbareeyay gool uu bilowgii ciyaarta dhaliyay Patrice Evra. Alvaro Morata ayaa u dhawaaday inuu hogaanka u dhiibo Juventus daqiiqadii…

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Xildhibaan Aaraaye Oo Ka Hadlay Xaalada Gobalka Awdal

0 Visits: 541 | Sunday December 14, 2014 - 16:43:05
Daawo Xildhibaan Aaraaye Oo Ka Hadlay Xaalada Gobalka Awdal

Read More »

Daawo Afkashacabka tV Arin Naxdin leh Nin Tegay Xabaalaha Magaalada Ceerigaabo Oo Is Gubay

0 Visits: 712 | Sunday December 14, 2014 - 16:32:53
Daawo Arin Naxdinleh Nin Tegay Xabaalaha Magaalada Ceerigaabo Oo Is Gubay

Read More »

Madaxweynaha Puntland oo Maanta u duulay Dalka Ethiopia

0 Visits: 656 | Sunday December 14, 2014 - 16:20:59
Garoowe(afka)Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Maamul Goboleedka somaliyeed Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta u duulay dalka Ethopia, Iyagoo ku wajahan magaalada Adis Ababa.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Wasiirka Maaliyada Oo Golaha Ka Hor Jeediyey Korodhka Odoroska Miishaaniyada 2015-Ka

0 Visits: 521 | Sunday December 14, 2014 - 16:03:27
Daawo Wasiir maliyada cabdicasiis Samaale Oo Maanta Mar Kale Golaha Wakiilada Hortagay Iyo Dooda Miisaanyiyada Oo La Gudo Galay

Read More »

Waa Kuma Xidiga Xili Cayaareedkan Bayern Munich Kulan Walbo U Saftay!

0 Visits: 771 | Sunday December 14, 2014 - 15:45:37
Juan Bernat xagaagan ayuu Bayern Munich kusoo biiray waxayna kooxda reer Jarmal xidigan dhalinta yar 10-milyan oo euro ah kaga soo iibsatay naadiga Valencia. Laacibkan ka cayaaro garabka bidix ee daafaca waxaa Bayern kusoo biiriyay macalin Pep Guardiola oo uu qorshihiisa ahaa inuu xidigan u noqdo badal…

Read More »

Super Sunday: Man United vs Liverpool: Kooxaha Ugu Guulaha Badan Ingiriiska Oo Ku Balansan Old Trafford

0 Visits: 735 | Sunday December 14, 2014 - 15:32:31
Maanta waxaa Old Trafford ka dhici doona kulan xiiso, xamaasad iyo xifaaltan gaar ah xambaarsan waxaana isku wajahi doona kooxaha ugu guulaha badan dalka Ingiriiska ee Manchester United iyo Liverpool. Waa kulankii 15-aad ee kulamada EPL-ka xili ciyaareedkaan. Man United wax guuldaro ah lama kulmin shantii…

Read More »

Dadka Saacadaha Badan Dul Fadhiya Cumputerka Oo La Ogaaday Inay Dhabar Xanuun Halis U Yihiin.

0 Visits: 747 | Sunday December 14, 2014 - 15:20:39
Dadka inta badan wax ku qora kombuyuutarada casriga ah iyo Ipod shaashada laga isticmaala ayaa ay ka cawda muruqyo xannuun iyo dhabar xannuun sida cilmi-baadhis cusub lagu iftiimiyey.

Read More »

Wasiirka Wasaaradda Duulista hawada iyo gaadiidka Cirka Somaliland, Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sharaxaad ka bixiyey Qorshaha Wasaaradiisa ee dib u dhis lagu sameeyo Madaarka diyaaradaha Boorama.

0 Sunday December 14, 2014 - 13:46:18
Wasiirka Wasaaradda Duulista hawada iyo gaadiidka Cirka Somaliland, Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sharaxaad ka bixiyey Qorshaha Wasaaradiisa ee dib u dhis lagu sameeyo Madaarka diyaaradaha Boorama.

Read More »

Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Wadani Oo Xilkii Ka Xayuubiyay Guddoomiyihii Xisbiga Ee Degmada Sheekh, Bedelkiisii Oo Ku Meel Gaadh ahna Magacaabay

0 Sunday December 14, 2014 - 13:46:18
Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Wadani Oo Xilkii Ka Xayuubiyay Guddoomiyihii Xisbiga Ee Degmada Sheekh, Bedelkiisii Oo Ku Meel Gaadh ahna Magacaabay

Read More »

"Ciidanka RRU Waa Geesiyaal Naftooda u Hura Ilaalinta Amaanka Dalkeena, Siyaasiyiintana Waxa Ku Waajib ah inay Ka Gaabsadaan Ka Hadalka Arrimaha Ciidanka" Safiirka Wareega ee Jamhuuriyada Somaliland

0 Sunday December 14, 2014 - 13:46:18
"Ciidanka RRU Waa Geesiyaal Naftooda u Hura Ilaalinta Amaanka Dalkeena, Siyaasiyiintana Waxa Ku Waajib ah inay Ka Gaabsadaan Ka Hadalka Arrimaha Ciidanka" Safiirka Wareega ee Jamhuuriyada Somaliland

Read More »

Madaxweynaha Dalka Suudan Oo Sheegay Inay Ka Guulaysteen Maxkamadda Denbiyada Dagaalka Ee ICC.

0 Visits: 655 | Sunday December 14, 2014 - 13:25:50
Madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir, ayaa sheegay inuu ka guulaystay Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada, kaddib markii ay hakisay baadhitaano ay ka wadday dambiyo dagaal oo laga gaystay gobolka Daarfuur.

Read More »

Daawo: Abwaan Aadan Muuse Haybe Iyo Gabaygiisii Qosolka Badnaa Ee uu Kaga Hadlaayey Dhibaatada Qurbaha Iyo Noolaanshahiisa

0 Visits: 1307 | Sunday December 14, 2014 - 13:21:38
Abwaan Aadan Muuse Haybe Iyo Gabaygiisii Qosolka Badnaa Ee uu Kaga Hadlaayey Dhibaatada Qurbaha Iyo Noolaanshahiisa

Read More »

Dhakhaatiir Sheegtay In Nus Malyuun Qof Ay U Dhiman Doonaan Isticmaalka Maandooriyaha

0 Visits: 708 | Sunday December 14, 2014 - 13:20:06
Kulliyadda Caafimaadka Royal College, ayaa ka digtay in 20-ka sano ee soo socda in ku dhaw laba boqol oo kun oo ka mid ah dadka ku nool England iyo Wales ay u dhiman doonaan isticmaalka maandooriyaha.

Read More »

Daawo: Xildhibaano Ka Tirsan Barlamaanka Spain Oo Iyagoo Afka Xidhan Ku Mudaharaaday Dood Golohoodu Ka Lahaa Xakamaynta Dibad Baxyada

0 Visits: 748 | Sunday December 14, 2014 - 13:17:38
Mudanayaashan ayaa wallow tiradoodu yarayd haddana ku guulaystay in indha war fidiyeenada ay soo jiitaan, isla markaana

Read More »

Daaawo: Hees Cabiraysa Wax Qabadka Madaxweynaha Iyo Xukuumadiisa.

0 Visits: 540 | Sunday December 14, 2014 - 13:14:27
Hees Tilmaamaysa Wax-qabadka Madaxweyne Siilaanyo Iyo Dhaliilaha Mucaaridka

Read More »

Daawo Muuqaal/Sawiro : Madaxwaynaha Somaliland Oo Koob La Gudoonsiiyay

0 Visits: 684 | Sunday December 14, 2014 - 12:59:22
Madaxweynaha oo isna uga mahadnaqay muwaadinkan sida uu u dhirigeliyey da'a yarta dalka ayaa sheegay inuu u qushuucay ka dib markii uu indhihiisa

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Maamulka Gobolka Togdheer Oo Digiin Culus Hawada U Mariyay Dhalinyaro Amni Daro Ka Wada Burco

0 Visits: 650 | Sunday December 14, 2014 - 07:17:31
Maamulka Gobolka Togdheer Oo Digiin Culus Hawada U Mariyay Dhalinyaro Amni Daro Ka Wada Burco

Read More »

Daawo Muqaal:Wasiir Abgaal Oo Ku Sifeeyay Mid Riyoonaya Suldaanka Buuraha Galay Gobolka Adwal Galay Ee Sheegay Inay Somaliland Ka Go'ayaan.

0 Visits: 916 | Sunday December 14, 2014 - 07:06:45
Wasiir Abgaal Oo Ku Sifeeyay Mid Riyoonaya Suldaanka Buuraha Galay Gobolka Adwal Galay Ee Sheegay Inay Somaliland Ka Go'ayaan.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Madaxwaynaha Somaliland Oo Aan Wax Ilaalo Ah wadanin Ayaa Dhex Lugeeyay Shacabkiisa Iyo Nabada Jahmuuriyada Somaliland Ka Hanaqaaday Oo Sii Kordhaysa Maalinba Maalinta Ka Danbaysa.

0 Visits: 622 | Sunday December 14, 2014 - 06:41:05
Madaxwaynaha Somaliland Oo Aan Wax Ilaalo Ah wadanin Ayaa Dhex Lugeeyay Shacabkiisa Iyo Nabada Jahmuuriyada Somaliland Ka Hanaqaaday Oo Sii Kordhaysa Maalinba Maalinta Ka Danbaysa.

Read More »