Wararka

Akhri: Waxyaabaha Salka u ah Khilaafka Xooggan ee HCTV iyo Xukuumadda soo dhex galay iyo Wararkii weriyasha Hargeysa so Bandhigi jireen oo Nayrobi iyo Muqdisho laga so codeeyey

0 Visits: 1039 | Wednesday November 05, 2014 - 19:47:25
Mulkiilaha TVga Farxaan Xaji Cali ayaa xukuumaddu ku dartay liiska dad shacab ah oo guryo kaga jira dawladda oo guryihii dawladdu u baahatay, waxana amarka guriga lagaga saaray farxaan xaji cali bixisay wasaaradda hawlaha guud taasoo sal u noqotay in mulkiilaha HCTV ka xanaaqo Saarista ay xukuumaddu…

Read More »

Daawo: Xildhiban Xoog oo Baaq ujeediyey Golayaasha Baarlamaanka, si adagna uga hadlay Suxufiyiinta Xidhan

0 Visits: 619 | Wednesday November 05, 2014 - 19:43:15
Xildhibaan Xoog wuxuu sheegay inaan Guddomiye cirro khalad uu hore u galay sixin sida ay shegen hogaanka xisbiga kulmiye, sido kale wuxu digniin u jeediyey golayaasha qaranka oo uga digay inu shacabku ku kaco

Read More »

Dhalinyarada Abaabulaysa Shirka Cadaadley oo xalay guryahooda loogu daatay, kuna baaqay inaan shirkoodala siyaasadayn xilli ay shegen inay ku samaynayaanDallad siyaasadeed oo dhalinyarp

0 Visits: 568 | Wednesday November 05, 2014 - 19:22:08
Ciidamada Ammaanka ayaa xalay guryahooda ugu daatay qaar ka mid ah dhallinyarada ku mashquulsan qabashada shirweynaha dhallinyarada Somaliland ee qorsheysan inuu ka qabsoomo degmada Cadaadley ee gobolka Maroodi-jeex.

Read More »

Daawo Afkashacabka TV;SHikhii 6-AAD OO LAGU DILAY MAGAALADA MOMBAZA EE DALKA KENYA

0 Visits: 581 | Wednesday November 05, 2014 - 19:20:41
Sheikh Salim Bakari, oo u dhaqdhaqaaqi jiray arrimaha nabadda, una ololeynaayay sidii "xagjirnimada" loo joojin lahaa, ayaa la toogtay isagoo ka yimid masaajidka kuna sii jeeday gurigiisa.

Read More »

Madaxweynaha Faransiiska, oo Sheegay in uu Madaxweynihii Xilka ka Degay ee Burkina Faso Blaise Compaore Kula taliyay in uu u Baxsado Dalka Ivory Coast.

0 Visits: 582 | Wednesday November 05, 2014 - 19:10:11
Madaxweynaha Faransiiska, Francois Hollande, ayaa sheegay in dalkiisa uu ka caawiyay madaxweynihii xilka ka degay ee Burkina Faso Blaise Compaore in uu u baxsado dalka Ivory Coast.

Read More »

"Arimaha doorashooyinka, Dimuqraadiyada, Qaddiyadda Somaliland iyo warbixinaha guud ee Somaliland ayaanu ka wada hadalay" Guddomiye Cirro

0 Visits: 549 | Wednesday November 05, 2014 - 19:04:34
Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Ka Hadlay Kulan Uu La Yeeshay Qadhaan Bixiyayaasha Taageera Somaliland.

Read More »

DHibka kala haysta lamanaha is qaba iyo mobilada ama sms

0 Visits: 1714 | Wednesday November 05, 2014 - 17:24:42
Isku soo Duuboo Dhibaatooyinka ka dhex dhaca Lamaanayaasha is doortey ee uu sababo Mobil-ka ayaa abuura Muran iyo kala Shaki sababi kara Aakhirkii kala tag ,

Read More »

Daawo AfkashacabkaTV: Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL oo ka hadlay Shaqaaqadii ka dhacday Berbera iyo Cidda loo qabtay

0 Visits: 459 | Wednesday November 05, 2014 - 16:13:56
Wasiirku wuxu uga mahadceliyey Badhasabka Gobolka Saaxil Doorkii uu ka qaatay Xal u helidda Shaqaaqadaasi ka dhacday Berbera Shalay isago ka hadlay Askartii la dagaalantay Xildhibanada Golaha Deganka Berbera

Read More »

Daawo:AfkashacabkaTV: Maareeye Kuxigeenka Dekeda Berbera Oo Saaka Dekeda Ku Qaabilay Maalgashadaashii Ugu Horeeyay Ee Booqasho Ku Yimaada Dekeda Berbera

0 Visits: 533 | Wednesday November 05, 2014 - 16:02:06
maareeye Kuxigeenka Dekeda Berbera Oo Saaka Dekeda Ku Qaabilay Maalgashadaashii Ugu Horeeyay Ee Booqasho Ku Yimaada Dekeda Berbera

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Maayirka Caasimada Hargeysa Oo Hortagay Gudida Joogta ah Ee Golaha Guurtida Oo Warbixin ka dhageysty

0 Visits: 602 | Wednesday November 05, 2014 - 15:44:24
Halkan Ka Daawo Maayirka Caasimada Hargeysa Oo Hortagay Gudida Joogta ah Ee Golaha Guurtida Oo Warbixinka ka Dhageysata

Read More »

Hordhaca Group G: Chelsea Oo Indhaha Ku Heysa Wareega 16ka Champions League.

0 Visits: 942 | Wednesday November 05, 2014 - 15:25:30
Labo isbuuc ka hor markii 6-0 looga soo badiyay kulankii Stamford Bridge, NK Maribor ayaa martigelineysa Chelsea kuwasoo hogaanka u haya Group G islamarkaana shan dhibcood ka sareeya kooxda reer Slovenia oo kaalinta seddexaad kaga jirta group-ka.

Read More »

Twitter Oo Lagu Amaanay Kolo Toure: Wuxuu Jeeb Ku Ritay Weeraryahanadii Real Madrid. (Sawiro)

0 Visits: 1268 | Wednesday November 05, 2014 - 14:49:18
Ronaldo waxa uu soo kacayaa saaka isagoo rajeynaya inay xalay u aheyd kaliya riyo xun. Ma waxaa jeebka gashaday Kolo Toure? Twitter ayaa arintaas xalay ilaa iyo maanta lagu hadal hayaa

Read More »

Hordhaca Group F: Barcelona Iyo PSG Oo Haminaya Inay U Soo Baxaan Wareega 16ka Champions League

0 Visits: 1063 | Wednesday November 05, 2014 - 14:34:25
FC Barcelona ayaa heli doonta weeraryahankii hore ee Ajax Luis Suarez kulanka ay u safrayaan Amsterdam halkaasoo ay ay ku xaqiijisan karaan booskooda wareega 16ka haddii ay guul labaad oo isku xigta ka gaaraan Ajax.

Read More »

Natiijooyinka Champions League: Anderlecht Oo Arsenal Ka Yaabsatay, Juventus Oo Gaadhay Guul Ay UBaahnayd Iyo Real Madrid Oo Guul La Filayay Ka Gaadhay Liverpool

0 Visits: 1026 | Wednesday November 05, 2014 - 14:07:22
Waxaa caawa la ciyaaray kulamada afraad ee heerka groupyada ee Champions Leaquega, Anderlecht ayaa barbaro cajiib ah ku qabatay kooxda Arsenal oo saddex gool uga hormartay halka kooxda Juventus ay Olympaicos ka gaadhay guul ay u dagaalantay isla markaana ruuxda dib ugu soo celisay si ay baaqi ugu sii…

Read More »

Daawo Muuqaal "Soomaalida ku Nool Magaalada Denver ee Mareykanka oo cabsi iyo Wel wel baaxad Weyn Soo wajahday!

0 Visits: 770 | Wednesday November 05, 2014 - 12:39:04
Soomaalida ku nool magaalada Denver ee gobolka Colorado ee dalkaas Mareykanka ayaa waxaa la sheegay inay cabsi iyo wel wel baaxad weynsoo wajahday ka dib markii laba gabadhood oo Soomaali ah oo walaalo oo dhawaantaan u safraayey dalka Siiriya si ay uga biiraan jabahada ISIS gacanta lagu dhigay iyadoona…

Read More »

Xildhibaanno Ka Tirsan Barlamaanka Somalia Oo Dhaliilay Nicholas Kay, Kana Dalbaday Raalli-Galin

0 Visits: 691 | Wednesday November 05, 2014 - 12:38:57
Xildhibaan, Maxamed Cabdi Maareeye oo kamid ah xubnihii ka hadlay kulankii ayaa sheegay in Soomaaliya ay tahay jamhuuriyad xor ah oo leh dowlad rasmi ah

Read More »

Xogyaha Qaramada Midoobay oo Isku Khalday Magacyada Laba Waddan, Raalligelina ka Bixiyey

0 Visits: 620 | Wednesday November 05, 2014 - 12:29:52
"Dalka Austria ma laha Kanguruuu, khaladkana mararka qaar wuu dhaca, waxaanan rajaynayaa inaad i fahanteen," ayuu yidhi Xogyaha Qaramada Midoobay

Read More »

Xukuumadda Oo Dhiseysa Guddiga La Socodka Wararka Warbaahinta Iyo Saxaafadda Oo Loo Fasaxey Ku Dhaqan Xeer Muddo Laga Hor-joogay

0 Visits: 729 | Wednesday November 05, 2014 - 12:23:21
Wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland, Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa sheegay in xukuumaddu ay saxaafadda ku dhaqeyso xeerka saxaafadda ee uu dhaqan-galiyey Madaxwaynihii hore ee Somaliland, Daahir Rayaale Kaahin (Xeer Lr 27/2004). Waxayna xukuumaddu ka noqotey xeer kale oo warbaahintu…

Read More »

"Shirkii Brussels Fikirkii La Iskula Qaatay In Ficil Loo Rogo Muddo Ayay Qaadanaysaa Wasiirka Qorshaynta Dr,Sacad

0 Visits: 648 | Wednesday November 05, 2014 - 12:18:39
Shir lagu qiimaynayo waxyaabaha ka hirgalay lacagihii iyo mashaariicdii Somaliland u gaarka ahaa ee shirkii sanadkii horeka qabsoomay magaalada Brussels lagaga yaboohay ayaa maalintii saddexaad ka socda Huteelka Ambassador ee magaalada Hargeysa.

Read More »

"Wixii siyaasadayda taageeraw, Wixii magacayga yaqaanow, Wixii Salacalee-dayda ka heloow ku soo biira WADDANI" Xildhiban Sicid Cilmi

0 Visits: 808 | Wednesday November 05, 2014 - 12:12:08
Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee xisbiga KULMIYE uga soo baxay gobolka Saaxil, ayaa doraad shaaciyey inuu ka baxay xisbigaasi isla-markaana u guurey xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI.

Read More »