Wararka

Daawo: Guddomiyaha Jamacadda Camuud oo Ka Warbixiyey Marxaladihi ay soo Martay Jamacadda Camuud iyo Xaaladihi ay ku soo shaqaysay

0 Visits: 652 | Wednesday October 22, 2014 - 18:38:10
Wuxu kaloo ka hadlay Ciddii maalgelin jirtay, faaidada ay u leedahay Qaranka iyo Waxyaabaha ay Dalka ku so kordhisay

Read More »

Daawo: Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Tababar 4 Maalmood Socday u Soo Xidhay Xoghayaasha Dawladaha Hose ee Degmooyinka Dalka

0 Visits: 602 | Wednesday October 22, 2014 - 18:31:14
Wuxu kula dardaarmay Xoghayaasha Degmooyinka Dalka inay iska dedejiyaan qorshayaasha horumarineed ee dhinacyada waddooyinka iyo bilicda magaalooyinka

Read More »

Daawo: Tirada Dadka ku laba jeer celiyey Diiwangelinta Madaniga ah ee sida Tijaabada ah uga socota Caasimadda

0 Visits: 673 | Wednesday October 22, 2014 - 18:20:24
Masuliyiinta Xarunta laga maamulo Diiwangelinta ee magaalada hargeysa ayaa ka warbixiyey tirada dadka ay u qabteen inay ku noqnoqdeen diwangelinta iyo halka dadkaasi la geeyey ama talaabada laga qaaday

Read More »

Daawo:Xisbiga UCID oo beeniyey Wararka Shegaya In Gudomiye Faysal Ali Warabe kulan La qaatay Raisulwasaaraha Somaliya

0 Visits: 779 | Wednesday October 22, 2014 - 17:52:47
Murashaxa Madaxweyne kuxigenka ee Xisbiga UCID oo saaka warbaahinta kula hadlay magaalada hargeysa aya sheegay in faysal ali waraabe ahayn shakhsi loga biqi karo qaranimada somaliland shacabkuna markhaati ka yahay halka qaddiyadu ka taagan tahay

Read More »

"Xeerka Xukuumaddu noo soo Gudbisay iyo Xeerka Guddomiyuhu u Gudbiyey Guurtidu isku Mid maaha, Markanu ogaanay.."Xildhiban Abdirahman

0 Visits: 690 | Wednesday October 22, 2014 - 16:37:19
Khilaaf u dhexeeya Xildhibaanada Golaha wakiilada ee Xukumadda iyo Mucaaradka kala taabacsan ayaa dib u curtay, waxaana Eedaymo is waydaarsaday Xildhibaano ka kala tirsan Kulmiye iyo Waddani.

Read More »

Dawladda Sweden Oo Ku Hanjabtay Inay Gacanta Ku Soo Dhigi Doonaan Markab Dagaal Oo Ruushku Leeyayay Oo Soo Galay Biyaha Dalkeeda.

0 Visits: 683 | Wednesday October 22, 2014 - 16:15:30
Hawsha baadhitaanka markabkan ayaa gashay maalintii 5aad iyada oo taliyaha ciidanka bada ee dalka Sweden

Read More »

Xildhibaan Iftiimiyey Sababah Guurtidu u soo celisay Xeerkii Diiwangelinta iyo Xildhibano Dacwad xeerkii Diwaangalinta ka dhan ah u gudbiyey Guurtida

0 Visits: 854 | Wednesday October 22, 2014 - 15:20:18
"Dhawr iyo afartan Xildhibaan iyo Xukumaddu waxay ku heshiin waayeen barlamaanow idinku naga hor gala doorashada iyo ha la ino wada kordhiyo, markaa...."Xildh-Sicid Cilmi Rooble

Read More »

Madaxweynekuxigenka Somaliland oo ka qaybgalay Qalinjebinta Boqolaal Arday oo ka Qalinjebiyey Jamacadda HOPE University+SAWIRO

0 Visits: 860 | Wednesday October 22, 2014 - 12:22:16
Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta Shahaadooyin Gudoonsiiyey Ardayda Jaamacada Hope University.

Read More »

Daawo: Dhegoolayasha Burco Hamigooda Waxbarasho, Sida ay u Haasaawaan iyo Duruufaha ay kula nool yihin Bulshada

0 Visits: 2603 | Wednesday October 22, 2014 - 11:57:25
Barnaamij Gaar ah oo ku saabsan Hanka Dadka Dhegaha la, Sida ay ula haasaawan dhalinyarada dhegaha Qaba ee Damacu ka galo, Fursadaha Waxbarasho ay helen iyo Caqabadaha Bulshada ay kala Kulmaan Daawo

Read More »

Hordhaca Kulamada caawa Ee Champion_ka Yaa Ka Maqan Yaase Ciyaari doona Iyo Xogaha ku duugan

0 Visits: 1197 | Wednesday October 22, 2014 - 11:06:02
Waxa Caawa la ciyaari doona groupda A,B Iyo D halkan ka akhriso iyagoo dhamaystiran

Read More »

Daawo: Dawladda Hoose ee Caasimadda oo Lanbaro gaar ah u samasay Tagaasida Xaafadaha ka dhex shaqeya

0 Visits: 806 | Wednesday October 22, 2014 - 10:01:56
Shirgadda Tagaasida ee SUGAN aya noqotay shirkaddii ugu horeysay ee Dawladda hose numbero cusub u samayso, kana qaado cashuur.

Read More »

Daawo:Wasiirka Qorshaynta Qaranka JSL oo Sharaxay Ujeedada Safar wefti ka socda UK ku yimaaden Dalka.

0 Visits: 674 | Wednesday October 22, 2014 - 09:48:38
Dr. Sacad Cali Shire wuxu kaloo Beeniyey in Xukuumaddu si qarsoodiya kaga qaybgalayso shir Somaliya loogu qabanayo Copenhegan, iyo in mamulkii deeqaha caalamku siin jiray somaliland ay la wareegtay Somalia

Read More »

Daawo: Qurbajoog reer UK ah oo Deeq lacag ah soo Gaadhsiiyey Guddiga Dhismaha Waddada Ceerigabo iyo Dhismihi Wadda oo meel Wacan maraya

0 Visits: 742 | Wednesday October 22, 2014 - 09:37:17
Guddigani waxay u mahadceliyeen xubnaha Qurbajooga ah ee heeganka ugu jira sidii waddadaasi u dhismi lahayd ee mar walba qaadhaanka soo dira

Read More »

NATIIJOOYINKAb Xalay Ee Champion-ka : Gumaadkii Chelsea Ee Maribor,Xasuuqii Bayern Munich Ee Roma, IyoDamashaadkii Barcelona Ee Ajax!!, Kulama Yar Iyo Goolal badan!!!! + Daawo Sawir

0 Visits: 1316 | Wednesday October 22, 2014 - 09:04:30
Waa habeen ku wayn kubbada Cagta gaar ahaan horyaalka Yurub ee Champions League waxaa ka soo baxay kulamadii xalay la ciyaaray natiijoon layaab leh iyo goolal aad iyo aad u tiro badan. waxaana awoodooda ciyaareed iskala horyimid qaar ka mid ah kooxaha Yurub ugu awooda badan,halkan kaga bogo warbixinaha…

Read More »

Daawo: Wargeyska The Gurdian oo Madaxweynaha Somaliland Waraysi Xaasaasiya la yeeshay iyo Madaxweynaha oo Cadeyey in Somaliland Marwalba Raadin doonto Aqoonsi ay caalamka ka hesho

0 Visits: 1119 | Wednesday October 22, 2014 - 08:37:53
Waraysigii Madaxwaynaha Somaliland Ee Uu Caalamka Ugu Cadeeyay In Somaliland Raadin Doonto Aqoonsigeeda Marwalba Sida Dalalka Scotland Iyo Catalonia ay u dhacay sidan Daawasho Wacan

Read More »

Madaxa Guddiga Sare ee Midowga Afrika Dr. Nkosazana Dlamini-Zuma, Ayaa Aqbashey in Somalia loo diro Koox Baaritaan Tacdiyada Kufsiga ee Lagu edeyay Amison

0 Visits: 855 | Tuesday October 21, 2014 - 21:40:07
Madaxa Guddiga Sare ee Midowga Afrika Dr. Nkosazana Dlamini-Zuma, ayaa aqbashey in Somalia loo diro koox baaritaan ku soo sameysa eedeymo la xiriira tacaddiyo dhanka jinsiga oo ay geysteen xubno ka tirsan Hawlgalka Midowga Afrika ee Somalia (AMISOM), sida ay hore u baahisey hay'adda xuquuqda aadanaha…

Read More »

Daawo Muqaal: Gudoomiyaha Degmada Madheera Oo Maanta Xilkii Ku Wareejiyay Gudoomiye Cusub Iyo Maamulka Gobolka Saaxil Oo U Kala Wareejiyay.

0 Visits: 690 | Tuesday October 21, 2014 - 21:36:07
Mamulka Gobolka Saxil Oo Maanta Xilki Ukale Warijayay Gudoomiyaha Degmada Madheera Ee Hore iyo Ka Cusub iyo Khudbado Dhaxal Gal ah Oo Laga Jeediyay Munasibadaasi

Read More »

Midawga Yurub Oo Walaac Xoogan Ka Muujiyey Siidaynta Qaar Kamid Ah Hogaamiyeyaasha Budhcad Badeedka Oo Dawlada Somaliya Sii Daysay.

0 Visits: 956 | Tuesday October 21, 2014 - 21:32:33
Ururka midawaga Yurub ayaa qoraal ay soo saareen ku sheegay inay aad uga walaacsan yihiin warar sheegaaya in dhowaan lasii daayey hogaamiye budhcadeed ku xidhnaa magaalada Muqdisho ee dalkaasi Somaliya.

Read More »

Daawo:Maxkamada ku taala dalka Koonfur Afrika ayaa shan sano oo xerig ah ku xukuntay orodyahanka caanka ah ee Oscar Pistorious.

0 Visits: 721 | Tuesday October 21, 2014 - 21:26:02
Maxkamada ku taala dalka KoonfurAfrikaayaa shan sano oo xerig ah ku xukuntay orodyahanka caanka ah eeOscarPistorious.

Read More »

Sarkaal Sare Oo Katirsan Ciidamada Milatariyga Somaliya Iyo Wasaaradda Gashaandhiga Muqdisho Oo Goor Dhoweyd Lagu Dilay Degmada Hodan.

0 Visits: 785 | Tuesday October 21, 2014 - 21:22:35
Waxa goor dhoweyd lagu dilay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho sarkaal ka tirsan ciidamada dalkaasi Somaliya,waxaana dilkan geystay kooxo ku hubaysnaa baastoolado,iyaga oo markii ay dilkaasi geysteen meesha ka baxsaday.

Read More »