Wararka

Madaxweynaha Djibouti oo Maryakanka ka codsaday in laga caawiyo siddii ciidamo Afrikaan ah loo keeni lahaa xuduuda Somaliland iyo Djibouti iyo Madaxweynaha Somaliya oo Soo dhaweyay

0 Visits: 1102 | Saturday July 19, 2014 - 10:39:01
Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee UCID, Mudane Yusuf Budle oo ka hadlay arrintaa: Ismaciil Cumar Geele anigu waxaan u arkaa in uu yahay nin aad u neceb Somaliland, run ahaantiina haddii uu awood u yeelan lahaa siddii Siyaad Barre ayuu dhulka ku simi lahaa oo baa'in lahaa.

Read More »

Wadamada P5+1 Iyo Iran Oo Heshiiska Barnamijka Nuclear Iran Wakhtiga U Kordhiyay

0 Visits: 1003 | Saturday July 19, 2014 - 10:34:07
Wadamada loo yaqaan lixda wadan ee quwada dhaqale ee calamka ugu badan leh ee Russia,China,Uk,France, USA Iyo Germany

Read More »

Safiirkii Somaliland U Fadhiyay Itobiya oo Xilki Iska Casilay

0 Visits: 904 | Saturday July 19, 2014 - 09:54:41
Safiirkii dawladda Somaliland u fadhiyi jiray Magaalada Addis-ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, Aaden Nuux Dhuule, ayaa xilkaasi laga qaaday, ka dib markii sida la sheegay ay hoos u dhacday shaqadii Safaaradda uu masuulka ka ahaa u haysay Qaranka Somaliland.

Read More »

Daawo: Dhalinyarada Ururkii Dhowaan lagu dhawaaqay ee JIIDALI oo Casho sharaf u samaysay Masuuliyiinta Wargeysyada Xayiran Ee Haatuf Iyo Hubaa

0 Visits: 1064 | Saturday July 19, 2014 - 09:10:40
Daawo: Dhalinyarada Ururkii Dhowaan lagu dhawaaqay ee JIIDALI oo Casho sharaf u samaysay Masuuliyiinta Wargeysyada Xayiran Ee Haatuf Iyo Hubaal

Read More »

Jamaal Ali Husein oo Bulshada ugu Baaqay in la isku naxaiirsto oo Dabaqadaha Hoose ee Bulshada hoos loo eego

0 Visits: 1428 | Saturday July 19, 2014 - 09:07:45
Musharaxa Madaxwaynaha ee xisbiga UCID, Jamaal Cali Xuseen, ayaa dadweynaha reer Somaliland ugu baaqey in la isku naxariisto, oo qofka qofwalba Qofka ka hooseeya uu ku caawiyo wixii uu heli karayo.

Read More »

Goleyaasha Deegaanka Ee Sheffield Iyo Burco Oo ka Wada Hadlay Sidii loo Mataanayn lahaa Labada Magaalo iyo Xildhiban Bidhi oo Metelayey Golaha Deganka Burco +SAWIRO

0 Visits: 1157 | Saturday July 19, 2014 - 06:46:47
Xildhibaan Mubaarik Yuusuf Cilmi (Bidhi) ayaa maanta kulan la yeeshay Xoghayaha lord, maayarka Sheffeild Mrsanne flounders,oo uu kula kulmay xaruntooda Sheffeild city council,

Read More »

Daawo Muqaal:Tartanka Qur,aanka Kariimka Ah Oo Ka Bilaabmay Magaalada Burco

0 Visits: 752 | Saturday July 19, 2014 - 00:04:04
Tartanka Qur,aanka Kariimka Ah Oo Ka Bilaabmay Magaalada Burco ayaa Sanadkasta La qabta Bisha Barajaysan ee Ramadan

Read More »

Daawo Sawiro maalintii labaad ee Wafti Wasiirka Duulista Somaliland Hoggaaminayo Shir Amniga Looga Hadlayo London Kaga Qayb Galay.

0 Visits: 1053 | Friday July 18, 2014 - 23:47:17
Wafti uu hoggaaminayey Wasiirka Duulista & Hawada Somaliland Maxamud Xaashi ayaa Ka Qayb Galay Shir lagaga hadlayey Arrimaha Amniga oo London ka dhacay.

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Beeniyay Warbixin Ay Ka Qoreen Guddiga Qaramada Midoobay U Qaabilsan La Socodka Cunaqabataynta Hubka Ee Dalka Soomaliya,

0 Visits: 728 | Friday July 18, 2014 - 23:38:26
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa beeniyay warbixin uu qoray guddiga Qaramada midoobay u qaabilsan la socodka cunaqabataynta hubka ee dalalka Soomaaliya iyo Ereteriya, taasoo ahayd lunsashada lacag ay dowladdu lahayd.

Read More »

Ururka Duulimaadyada Calamka Oo Air Ugandha Ka Mamnucday Duulimaadyada Caalamka

0 Visits: 742 | Friday July 18, 2014 - 23:35:24
Warbixin kasoo baxday Ururka Duulimaadyada Caalmka, ayaa waxaa lagu sheegay inaysan suuragal aheyn in Air Ugandha ay sameyso duulimaadyo caalami ah.

Read More »

Daawo Muqaal: 298 Qof Oo Diyaarad Malazia Leedahay Ku Dhintay Kadib Markii Gantaal Lagaga Dhutay Hawada Ukriane.

0 Visits: 1429 | Friday July 18, 2014 - 23:30:49
298 Qof Oo Diyaarad Malazia Leedahay Ku Dhintay Kadib Markii Gantaal Lagaga Dhutay Hawada Ukriane.Diyaarad ay leedahay dalka malazia ayaa

Read More »

Urursiyaasadeed Cusub Oo Lagaga Dhaawaqay Magalada Minneapolis ee Carigga Maraykanka

0 Visits: 789 | Friday July 18, 2014 - 23:24:27
Waxa maanta oo bishu tahay 07/17/2014 laga dhawaaqay Magaalada Minneapolis ee Dalka Maraykanka Urur Siyaasadeed Cusub

Read More »

Xabad Joojintii Kumeelgadhka Ahayd Ee Isreal Iyo Hamas U Dhaxaysay Oo Burburtay Iyo Isreal Oo Gudaha Gaza U Gashay Askarna Lagaga Dilay

0 Visits: 935 | Friday July 18, 2014 - 23:19:58
Xabad joojin socotay shan sacadood ayaa jabtay tasoo u dhaxaysay ururka dagalyahanada reer falastine iyo military wadanka isreal kasoo lagu waday in waji labaad looga gudbo isla markana mid rasmi ah laga dhigo.

Read More »

Dhagayso:Muftiga Wayn Ee Sheekh Cali Warsame Oo Su,aalo ka Jawabaya Manta Lagu waydinayay Musujamaha Magalada Burco

0 Visits: 1602 | Friday July 18, 2014 - 23:11:58
Muftiga Wayn Ee Sheekh Cali Warsame Oo Su,aalo ka Jawabaya Manta Lagu waydinayay Musujamaha Magalada Burco

Read More »

Daawo:Qoysas aan ciida u diyaar garoobin duruufo dhaqaale awgeed iyo Qoysas Caruurtodu si fiican ugu diyaar garoobeen

0 Visits: 859 | Friday July 18, 2014 - 18:04:04
iyo Nolosha Qoysaska Reer Somaliland oo ad u kala fog, Weriye Cumar Seerbiya ayaa Warbixin ka diyaariyey

Read More »

Daawo: Siyaasiga Cismaan Hindi Oo sheegay In Beeshiisu aanay ka tanaasulin Murashaxnimada Xisbiga Kulmiye Xilli Muse Bixi Tanaasulay

0 Visits: 764 | Friday July 18, 2014 - 17:22:19
Siyaasigani Wuxu shegay in xukumaddu ka shaqaynayso Furfurka Beeshiisa balse ma sheegin cid kale oo u sharaxan Kursiga Madaxtinimada oo Beeshiisa ah

Read More »

DAAWO:Wiil Yar Oo Shansano jir Ah Oo Muujiyey Arin Geesinimo Ah isaga oo la leg damaya Yaxaas

0 Visits: 813 | Friday July 18, 2014 - 16:24:34
Aabaha wiilkan yar dhalay ayaa u tababaraya inankiisa yare e shanta sano jira ganacsiga qoyskoodu ku dhisan yahay oo ah ciyaar siinta yaxaasyada oo ku nool beer loogu soo dalxiist tago

Read More »

Daawo: Faysal Ali Warabe oo lala yeeshay Waraysi Xaasaasiya laguna yeeshay Barnamijka HardTalk kana hadlay Arrimo badan

0 Visits: 1457 | Friday July 18, 2014 - 16:02:30
"Annagu Somalia wanu Dagaalanay, Waanaanu ka awood roonaanay ilaahay amarkiis, Markaa ..."Faysal Ali warabe

Read More »

Daawo: Dr Maxamed Cabdi Dauud Oo Ka Warbixiyay Hawshii Diwaan Galinta Muwaadiniintta Reer Somaliland Halka Ay Marayso Iyo Xiliga La Qabanaayo Codbixinta.

0 Visits: 828 | Friday July 18, 2014 - 15:40:43
Dr Maxamed Cabdi Dauud oo u warramay Tvga Qaranka Somaliland ayaa Ka Warbixiyay Hawshii Diwaan Galinta Muwaadiniintta Reer Somaliland isla markaasna ay ku guuleysatay Shirkad Qof muwaadin ahi leeyihiin

Read More »

Murankii Golaha Wakiilada oo soo laba kacleeyay iyo xurguf siyaasadeed oo mar kale ka dhex curatay Xildhibaanada Wadani iyo Kulmiye

0 Visits: 897 | Friday July 18, 2014 - 15:13:50
Mudanayaasha Aqalka Wakiilada Somaliland ee ka soo kala jeeda Xisbiyada Kulmiye iyo Wadani ayaa labadii cisho ee ugu danbeeyay laga dareemayay xurguf siyaasadeed, taasi oo ay xildhibaanada ka soo kala jeeda labadaasi xisbi ay isku marinayeen warbaahinta.

Read More »