Dagaal Mudo kooban qaatay Ayaa lagu Soo Waramay In uu Meesha loo Yaqaan XERO DAANYEERTA Ee Ka ag dhow WAQDARI ku dhex maray Kooxo ka tirsan malayshiyaadka Khaatumo Iyo Ciidamadda Qaranka Somaliland.
Mudane Madaxweyne Waxaanu kuu sheegayna in uu si badheedha Maayirka Caasimada Hargeysa noo dhacayo ,Waxaanu Madaxweyne kuu cadaynaynaa in dhulkani ay noo aqoonsanaayeen in aanu leenahay
Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo iyo guddoomiyaha KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii u horaysay xalay yeeshay kulan toos ah tan iyo kulankoodii 24 June oo aanay natiijo ka soo bixin.
Warsaxaafadeed goor dhoweyd ka soo baxay madaxtooyada ayaa lagu sheegay xilka qaadista iyo magacabista masuliyiintan waxana warsaxaafadeedkasi u dhignaa