Wararka

Khilaafka Xasbi Xaakimka Kulmiye oo Curyaamiyey Hawlihii Qaranka fursad-na siiyey Cadawga Somaliland

0 Visits: 950 | Friday February 14, 2014 - 06:41:22
War-sxaaafadeedka uu soo saaray Afhayeenka Difaacayaasha Madaxabanaan Ee Xuquuqda Aadamiga Somaliland Saleebaan Ismaaciil Bullaale waxa uu u dhignaa sidan:-.

Read More »

2500 Oo Dhalinyaro ah Oo u Tartamaya 45 Shaqo oo ka Banaan Daakhiliga

0 Visits: 1178 | Friday February 14, 2014 - 06:35:13
Dhalinyaro Fara Badan Oo Somaliland ayaa shaqo 250 ah oo ka soo baxaday wasaarada arimaha gudaha u tartamaysa.

Read More »

Jaaliyad Shahaado sharaf gudoon Siisay Wasiirka Caafimaadka

0 Visits: 903 | Friday February 14, 2014 - 06:25:35
Agaasimaha guud waxa uu ku bogaadiyey jaaliyadda Somaliland ee dalka jabuuti dhiirrigelinta ay u muujiyeen madaxda Somaliland ee umadeeda sida wanaagsan ugu shaqaysa

Read More »

Jidka Ceerigaabo: Qorshe Lagu Shirabayo Xooga iyo Xoolaha Somaliland

0 Visits: 1431 | Friday February 14, 2014 - 06:09:56
Jidka Ceerigaabo: Qorshe Lagu Shirabayo Xooga iyo Xoolaha Somaliland

Read More »

Ha'yadda Kalmooyinka dibada u Qaabilsan Ingiriiska oo Shir balaadhan Addis-ababa ugu Qabtay Guddida qiimaynta Shaqaalaha Dawladda Somaliland

0 Visits: 939 | Thursday February 13, 2014 - 19:35:53
Ha'yadda Kalmooyinka dibada u Qaabilsan Ingiriiska oo Shir balaadhan Addis-ababa ugu Qabtay Guddida qiimaynta Shaqaalaha Dawladda Somaliland

Read More »

Daawo AfkashacabkaTv: Urur Dhalinyareer Olole Nadaafadeed ka fuliyey Magaalada Oodweyne iyo Badhasabka Gobolkaasi oo ammaanay

0 Visits: 962 | Thursday February 13, 2014 - 18:53:54
Daawo AfkashacabkaTv: Urur Dhalinyareer Olole Nadaafadeed ka fuliyey Magaalada Oodweyne iyo Badhasabka Gobolkaasi oo ammaanay

Read More »

"Haddii uu Deyn waayo wada Noolaanshaha iyo Nabadda Dadka Jaarka ah Ballan waxaanu ku qaadnay inu dhadhamin doono wuxu doonayo" Wasiirudawlaha Maaliyadda oo uu Hanjabay Maamulka Puntland

0 Visits: 929 | Thursday February 13, 2014 - 18:05:41
DAAWO WASIIRU DAWLAHA MAALIYADDA SOMALILAND OO DIGNIINTII UGU CUSLAYD U DIRAY MAAMULKA PUNTLAND

Read More »

Daawo AfkashacabkaTv: Agaasimaha Guud ee Cisbitaalka Burco oo ka warbixiyey xaaladda xisbitaalka iyo faraqa u dhexeeya markii hay'adda Msf gacanta ku haysay iyo imminka

0 Visits: 818 | Thursday February 13, 2014 - 17:57:27
Daawo AfkashacabkaTv: Agaasimaha Guud ee Cisbitaalka Burco oo ka warbixiyey xaaladda xisbitaalka iyo faraqa u dhexeeya markii hay'adda Msf gacanta ku haysay iyo imminka

Read More »

"AL-SHABAAB MEEL WALBA WAAN KULA DAGAALAMAYNAA"RAYSAL WASAARAHA ITOOBIYA:

0 Visits: 964 | Thursday February 13, 2014 - 15:57:46
Ra'iisul wasaaraha Itoobiya ayaa ka hadlay ciidamada Itoobiya ee ku biiray AMISOM markii ugu horreysay, isagoo sheegay in sababtu ay tahay sidii ay uga qaybqaadan lahaayeen dagaalka Al-shabaab looga saarayo deegaannada ay kaga sugan yihiin Soomaaliya.

Read More »

Diyaaradii ugu waynayd ee Air Buss A321 oo qaada rakaab dhan 230 qof ayaaa maanta soo caga dhigatay Madaarka Cigaal International Airport ee Caasimada Hargeysa.

0 Visits: 1157 | Thursday February 13, 2014 - 08:17:16
Diyaaradii ugu waynayd ee Air Buss A321 oo qaada rakaab dhan 230 qof ayaaa maanta soo caga dhigatay Madaarka Cigaal International Airport ee Caasimada Hargeysa.

Read More »

Shalay, Jidkan Isku Xidhaya Hargeysa iyo Berbera riyo Ayuu ahaa Maantana waad arkaysaan, Waxaa hubaal ah Jidka Ceerigaabo oo sidan u dhisana in aynu dhawaan arki Doono" Wasiir Xirsi Cali X.xasan

0 Visits: 1109 | Thursday February 13, 2014 - 07:48:19
"Shalay, Jidkan Isku Xidhaya Hargeysa iyo Berbera riyo Ayuu ahaa Maantana waad arkaysaan, Waxaa hubaal ah Jidka Ceerigaabo oo sidan u dhisana in aynu dhawaan arki Doono" Wasiir Xirsi Cali X.xasan

Read More »

Daawo: Waraysi aad u xiiso badan oo HCTV la yeeshay Boqorka Dhaantada Alfanaan Cali Dhaanto oo ku sugan Hargeysa

0 Visits: 11570 | Wednesday February 12, 2014 - 19:45:30
Daawo: Waraysi aad u xiiso badan oo HCTV la yeeshay Boqorka Dhaantada Alfanaan Cali Dhaanto oo ku sugan Hargeysa

Read More »

Wasiirka Warfaafinta, Wacyigelinta Iyo Dhaqanka Jamhuuriyada Somaliland, Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) waxa uu Hambalyo Meher wacan u dirayaa Wasiir Aadan Xasan Aadan iyo Amb Muha Daahir Faarax Jire oo meherkoodu ka dhacay 11/02/2014 Dalka Jabuuti.

0 Visits: 1454 | Wednesday February 12, 2014 - 18:05:14
Wasiirka Wasaarada Warfaafinta, Wacyigelinta Iyo Dhaqanka Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) waxa uu Hambalyo Meher wacan u dirayaa Aadan Xasan Aadan iyo Muha Daahir Faarax Jire oo meherkoodu ka dhacay 11/02/2014 Dalka Jabuuti.

Read More »

Daawo: Wasiirka Madaxtooyada Somaliland oo saaka kormeer ku tegey waddada isku xidhaysa Berbera iyo hargeysa oo Dib u dhis ballaadhani ka socdo +SAWIRO

0 Visits: 943 | Wednesday February 12, 2014 - 17:19:15
Wasiirka Madaxtooyada Somaliland ayaa saaka kormeer ku tegey waddada isku xidhaysa Berbera iyo hargeysa oo Dib u dhis ballaadhani ka socdo

Read More »

Daawo: Afkashacabkatv. Xoghayaha Dawlada Hoose ee Burco oo mar kale baaq u direy Qaybaha kala Duwan ee Bulshada Togdheer, kuna baaqay inay kala shaqeyaan ilaalinta Nadaafadda Degmada

0 Visits: 885 | Wednesday February 12, 2014 - 16:22:17
Daawo: Afkashacabkatv. Xoghayaha Dawlada Hoose ee Burco oo mar kale baaq u direy Qaybaha kala Duwan ee Bulshada Togdheer, kuna baaqay inay kala shaqeyaan ilaalinta Nadaafadda Degmada

Read More »

Dhegayso Abwaan Fartaaq oo Gabay la yidhaa Daawe ugu jaawabay Abwaan Dhako iyo Jamac Riyo

0 Visits: 1536 | Wednesday February 12, 2014 - 13:02:05
Dhegayso Abwaan Fartaaq oo Gabay ugu jaawabay Abwaan Dhako iyo Jamac Riyo

Read More »

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo Digniintii ugu Adkayd u direy Maamulgoboleedka Puntland

0 Visits: 1041 | Wednesday February 12, 2014 - 11:37:19
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay haddii uu Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland Cabdiwali Gaas joojin waayo faro-gelinta iyo hanjabaadda uu ku hayo Somaliland inuu Faysal ahaan Dirayska Ciidammada Ku Labbisan doono.

Read More »

Mareykanka oo ka digay weeraro qaraxyo ah oo ka dhaca dalka Uganda.

0 Visits: 873 | Wednesday February 12, 2014 - 11:16:53
Safaarada dowlada Mareykanka ee caasimada Uganda ayaa ka dibtay suurtogalnimada weeraro ka dhaca caasimada dalkaasi, weeraradaasi oo lala bartilmaameydsado goobaha dadka ay ku kulmaan sida ajaaniibta ku sugan dalkaasi.

Read More »

Xukuumadda Somaliland Oo Soo Bandhigtay Heshiiskii Uu TV-Ga Universal Ka Baxay Ee Sababay in laga mamnuuco Dalka

0 Visits: 1213 | Wednesday February 12, 2014 - 11:13:46
Xukuumadda Somaliland Oo Soo Bandhigtay Heshiiskii Uu TV-Ga Universal Ka Baxay Ee Sababay in laga mamnuuco Dalka

Read More »

MAXKAMADDA GOBOLKA MAROODIJEEX OO XORRIYADDOODII USOO CELISAY XUBNO KA TIRSAN SIRDOONKA SOMALILAND OO MUDDO SANNAD AH KU XIDHNAA SOMALILAND

0 Visits: 960 | Wednesday February 12, 2014 - 08:22:18
MAXKAMADDA GOBOLKA MAROODIJEEX OO XORRIYADDOODII USOO CELISAY XUBNO KA TIRSAN SIRDOONKA SOMALILAND OO MUDDO SANNAD AH KU XIDHNAA SOMALILAND

Read More »