Wararka

"Mar haddii madaxweynuhu waxqabadkiisa iyo tamartiisaba muujiyey saylac ilaa laas-qoray, cid kaloo tartantaa kulmiye dhaawac bay u geysanaysaa"

0 Visits: 1226 | Friday May 16, 2014 - 14:13:20
Badhasaabkii dhawaan xilka laga qaaday ee Gobolka Gabiley Mr. Yuusuf Ibraahim Geeddi, Yamaarug ayaa sheegay in Madaxweyne Siilaanyo xaq u leeyahay murrashaxnimada madaxweynimo mar labaad inuu u metalo xisbiga KULMIYE

Read More »

Ribery Oo Si Ba'an U Dhalleeceeyey Siyaasadda Macalinkiisa Guardiola

0 Visits: 1037 | Friday May 16, 2014 - 09:45:39
Xiddiga dhinaca weerarka uga ciyaara kooxdaBayern Munich,Franck Riberyayaa weeraray siyaasadda isku wareejinta ciyaartooyada ee tababare Guardiola,

Read More »

AC Milan Oo Dooneyso Inay Soo Celiso Tababarihii Hore Ancelotti.

0 Visits: 1588 | Friday May 16, 2014 - 09:33:51
Saxaafadda Italy kasoo baxdo ayaa inta badan saadaaliyey in kooxda Milan ay damacsan tahay inay soo celiso tababarihii hore ee kooxda Carlo Ancelotti, khilaafaadka kadhex aloolsan tababaraha hadda ee kooxda clearence Seedorf iyo maamulka kooxd

Read More »

Daawo Muqaal Maxadka Sitco Collage oo shahadooyin ku doonsiyay 400 Oo Arday Oo Ka Qalin jabiyay Barashada ITiga

0 Visits: 1186 | Friday May 16, 2014 - 09:26:00
Dufcadan qalin jabisay ayaa noqonaysa dufcadii 32aad ee ka qalin jabiya iskuulkan sitco collage ee magalada Burco

Read More »

Magaca Marxuumad Uu Caawa Dooxa Hargeysa Qaaday Oo La Helay Maydkeeda

0 Visits: 1140 | Friday May 16, 2014 - 09:21:06
Alle ha u naxariistee waxa Caawa Dooxa Magaalada Hargeysa laga helay haweenay la sheegay inuu qaaday daad marayey dooxa, kaasi oo ka soo rogmaday roobab ka da'ay galbeedka Hargeysa.

Read More »

Wasiir Ku Xiggeenka Warfaafinta Oo Kulan Qaddo Sharaf Ah La Qaatay Masuuliyiinta Jaaliyada Somaliland Ee Wadanka Australia.

0 Visits: 1120 | Friday May 16, 2014 - 09:17:59
Ku simaha Wasiirka warfaafinta,dhaqanka iyo wacyigelinta ahna Wasiir Ku xigeenka wasaaradaasi Md. C/Waaxid C/Qaadir C/Raxmaan ayaa maanta kulan marti-qaad qado sharaf ah ugu sameeyay Huteelka Maansoor ee caasimadda Hargeysa

Read More »

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Ee Waqooyiga Amerika Oo Layla Nuur Amaan U Magacaabay Garabka Haweenka Canada.

0 Visits: 2908 | Friday May 16, 2014 - 09:14:36
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ee waqooyiga Amerika Mustafe Cabdi Cartan, ayaa u magacaabay inay guddoomiso ka noqoto garabka haweenka Canada

Read More »

Wasiirka Ganacsiga JSL oo Isku-Duwihii Diinta Iyo Awqaafta Gobolka Saaxil u Magacaabay Maareeyaha Haamaha Shidaalka, kii horena Caydhiyey

0 Visits: 947 | Thursday May 15, 2014 - 18:52:09
Wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga caalamiga ah ee Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa digreeto Wasiir oo uu maanta soo saaray waxa uu xilkii kaga qaaday

Read More »

Xog-Hayaha Hidaha Iyo Dhaqanka Ee Xisbiga Mucaaradka Ah Ee WADDANI Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Si Dag-Deg Ah Wax-Uga Qabato Dhacdadii Ka Dhacday Deegaanka Kalshaale.

0 Visits: 1052 | Thursday May 15, 2014 - 18:40:32
"Anagu hadaanu nahay Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI waxaanu doonaynaa in dadka deegaankaasi ee Walaalaha ahi ay nabad ku wada noolaadaan.."Jiif Caaqil Cabdi Guuleed Gaboobe

Read More »

Saddex Ka Mid Ah Dalalka Yurub Oo Ka Digay U Safridda Kenya

0 Visits: 1025 | Thursday May 15, 2014 - 18:14:15
Sidoo kale dalalkan saddexda ah ayaa muwaadiniintooda ku sugan dalka Kenya iyo kuwa haatan doonaya inay tagaan waxay ku amreen inay si degdeg ah uga baxaan dalka Kenya

Read More »

Dhiillada Colaadeed Ee Deegaanada Buuhoodle iyo Qorilugud Oo Noqotay Mid Joogto Ah, Waxa Xaalkeeda Looga Gudbi karaa Waa

0 Visits: 1029 | Thursday May 15, 2014 - 17:55:40
Hirgelinta, Gaadhsiinta,Balaadhinta iyoKa Dhaadhicinta Diinta IslaamkaDeegaanadaasi Waata Looga Gudbi Karo Dilka iyo Daadinta Dhiiga Islaamka

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Maayarka Southwark ee Koonfurta Magaalada London oo Dhowan Dalka yimi +Sawirro

0 Visits: 1009 | Thursday May 15, 2014 - 17:36:11
Waxa kulanka Madaxweynaha iyo Maayarka iyaguna labada dhinac ku kala wehelinayey Afhayenka Madaxtoyada Dhuxul, iyo xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha Cali

Read More »

XOGHAYAHA GUUD EE QARAMADA MIDOOBAY OO KA WALAACSAN ISKA HOR IMAAD DHEX MARA SOMALILAND IYO PUNTLAND

0 Visits: 1022 | Thursday May 15, 2014 - 12:12:11
Xoghayaha guud Ee Qaramada Midoobay Mr. Ban Ki Moon, ayaa ka walaacsan dagaal iska horimaad ah oo dhex mara dawladda Somaliland iyo maamul goboleedka Puntland ee Somaliya.

Read More »

Shaqo Joojin lagaga Dhawaaqay Dalka Turkiga iyo Mudaharaado Curtay

0 Visits: 1051 | Thursday May 15, 2014 - 11:59:34
Dalka Turkiga Ayaa Lagaga Dhawaaqay Shaqo Joojin Waxaana Ka Socoda Mudaharaadyo Lagaga Soo Horjeedo Shaqaalihii 270 Qof Ka Badanaa Ee Ku Dhintay.

Read More »

Daawo:Boqolaal Tahriibayaal Reer Somaliland Oo Iska Duubaya Video iyagoo Geeri Iyo Nolal U Dhaxeeya.

0 Visits: 1019 | Thursday May 15, 2014 - 10:41:05
Tahriibayaashan oo Badda Dusheeda isku maawelinaya Qaarkood ba Badda ku daadanaya, Bal Daawo Halaagga Tahriibta

Read More »

Jilayaashii JAWAAN IYO SOORAAN oo ka Baaqday Casuumaddii London looga soo diray kaddib markii Safaaradda Ingriisku u Diiday Visaha Dalku galka.

0 Visits: 1333 | Thursday May 15, 2014 - 10:14:03
Jilayaashii JAWAAN IYO SOORAAN oo ka Baaqday Casuumaddii London looga soo diray kaddib markii Safaaradda Ingriisku u Diiday Visaha Dalku galka.

Read More »

Badhasaabka Gabiley Oo Ka Waramay Waxyaabihii uu ku Soo Arkay Degmooyinka Gobolka

0 Visits: 1066 | Thursday May 15, 2014 - 09:53:21
Badhasabku wuxu sheegay in degmooyin badan oo uu soo kormeeray uu ku soo arkay xaalado laga naxo oo aad u liita.

Read More »

Marwo Faadumo Siciid oo Dhaliishay Wasaaradda Arrimaha Debedda JSL, sheegtayna inanay IGAD aqoonsanayn Somaliland Kana Baxday Shir caalmiya oo lagu casuumay

0 Visits: 1810 | Thursday May 15, 2014 - 09:22:27
Xoghayaha maaliyadda xisbiga ucid Marwo faadumo siciid iyo madaxda ucid finland oo socdaal ugu baxay wadanka sweden ayaa ka qaybgalay shir caalamiya waxayna ka warantay wixi ayla kulantay

Read More »

Muxuu Cayaaryahan Xavi ka yidhi Kulanka Atlantico madrid iyo Barcelona ee ay ku kala hantiyayaan La-Ligaha

0 Visits: 1636 | Thursday May 15, 2014 - 09:18:40
"Ma Garanayo Inay Xaaladan Oo Kale Mar Dambe Na Soo Mari Doonto."Xavi

Read More »

DAAWO OO WAXA KA BARO TOBANKII CIYAAROOD EE UGU FIICNA BPL XILLI CIYAAREEDKII DHAMAADAY

0 Visits: 1649 | Thursday May 15, 2014 - 09:14:49
Inkastoo kulamada aysan kala yareesan, qof walbana xasuus gooni ah uu leeyahay kulan gooni ah, hadana dadka qaar waxeyba jecel yihiin

Read More »