0 Visits: 1499 |
Monday February 24, 2014 - 10:07:46
Tababaraha kooxda Swansea City Garry Monk oo ka hadlay guul daradii soo gaartay kooxdiisa ayaa sheeagay inaysan u qalmin in laga badiyo isagoo taabadal keeda sheegay inay u qalmeen ugu yaraan inay ciyaarta bar baro ku dhamaato.
0 Visits: 1440 |
Monday February 24, 2014 - 09:57:35
Kooxda Osasuna ayaa guul daro xanuunbadan dhabaraka u saarisay caawa kooxda Atletico Madrid oo marti u aheed, Osasuna ayaa ciyaarta hurdo u dirtay qaybteedii hore kadib markii ay dhalisay 3 gool iyadoo ka hor istaagtay Atletico Madrid fursad ay hogaanka kula qaban laheed kooxda Real Madrid
0 Visits: 1502 |
Thursday February 20, 2014 - 11:53:16
Kooxda Arsenal oo intii ugu badnayd Tobon Ciyaaryahan ku ciyaaraysay
Holland (Afka Shacabka) Kooxda Arsenal ayaa gurigeeda loogu awood sheegtay kadib markii ay Bayern Munich ka badisay Tartanka Champions League.
0 Visits: 2083 |
Wednesday February 19, 2014 - 18:45:11
Kooxaha ay kala wataan tababarayaasha Holland iyo Argentine Clarence Seedorf iyo Diego Simeone ayaa ku kulmaya koobka horyaallada qaaradda Yurub ee Champions league.
0 Visits: 1807 |
Wednesday February 19, 2014 - 18:36:26
Kaddib guushii Liverpool, Gunners ayaa ku soo dhaweyn doonta garoonkeeda kooxda heysata Champions league ee Bayern Munich lugta koowaad ee wareegga 16-ka koobka horyaallada qaaradda Yurub.
0 Visits: 1628 |
Friday February 14, 2014 - 22:50:34
Kooxda heysata horyaalnimada Bundesliga Ee Bayern Munich ayaa tartan xoogan la gali doonta kooxda hogaanka u heysa La Liga Ee Barcelona tartankaa oo ku aadan suurta galnimada ay kula soo wareegi karaan daafaca kooxda Chelsea David Luiz marka uu dhamado xilli ciyaaredkan.
0 Visits: 1562 |
Monday February 03, 2014 - 09:39:39
Kadib markii Kolo Toure uu sabab u noqday in kooxdiisa Liverpool ay ka badin weyso naadiga West Brom sidoo kalena ka qasaariyay fursad ay ugu sii dhawaan laheed safka hore ee Premiership-ka.....
0 Visits: 1499 |
Monday February 03, 2014 - 09:39:39
Kubad sameeyaha xulka Jarmalka Toni Kroos waxaa siweyn loola xariirinaayay naadiga Man United sidoo kalena xagaaga nagu soo fool leh inuu garoonka Old Trafford ka cayaari doono ayaa sadaaliyay.
0 Visits: 1582 |
Monday February 03, 2014 - 09:39:39
Kadib markii kooxda Barcelona ay guuldaro la yaab leh garoonkeeda ayadoo ku cayaareyso ay kala kulantay naadiga Valencia macalin Gerardo Tata Martino ayaa qirtay in kooxdiisa xaalkeeda uusan wanaagsaneyn
0 Visits: 1718 |
Monday February 03, 2014 - 09:39:39
Daafaca naadiga B. Dortmund Mats Hummels kana mid ah xidigaha xulka Jarmalka ugu muhiimsan ayaa si dadban u weeraray falsafada macalinkiisa Joachim Low kadib markii uu Hummels ka dhawaajiyay in inta badan xidigaha Bayern Munich ku sugan ee u dhasheen dalka Jarmalka marwalbo la siiyo fursad ay xulka…
0 Visits: 1537 |
Monday February 03, 2014 - 09:39:39
Naadiga horyaalka England ugu weerarka wanaagsan waxay caawo garoonkeeda Etihad ku marti galin doontaa kooxda haatan kaalinta 3-aad taaga ee Chelsea inkastoo kulankan adag aan la sadaalin karin natiijada kao bixi doonto hadana macalin Jose Mourinho ayaa ka dhawaajiyay in kooxdiisa guul u noqon doonto…