Maqaallo

Xukuumadda Buuhoodle Qancin Kari Weyday, Washington Ma Qancin Kartaa?

0 Visits: 1025 | Friday October 12, 2018 - 13:29:12
Kala fikir duwanaannta Isaaqa iyo Harti gaar ahaan Dhulbahante iyo Habarjeclo amaba Habaryoonis iyo Dhulbahante waxay

Read More »

Madaxtooyada Somaliland Oo Dawanaysa Awood Sheegashada Aan Sharciga Waafaqsanayn Ee Lagula Kacay Mareeyaha Hay'adda Wadooyinka -

0 Visits: 900 | Friday October 12, 2018 - 13:25:32
Inta badan bulshada la socota dhaqdhaqaaqa siyaasadeed ee dalkan ka jira, waxaynu website yada, tv yada iyo social media ha ka aragnaa warar aanan mustaqbalka Somaliland ku haboonayn,

Read More »

Tirtiraadda Dadkii Magaca Lahaa Taariikh-Doodu Waa Wax Laga Xishoodaa ( Abdi-Shotaly)!

0 Visits: 1217 | Friday October 12, 2018 - 13:22:23
Abaal-kiinii hadba maala caana-heedda dhante, xinkii halkaas buu idin dhigaye. Askartan caqli gaab-nima-doodda waynu

Read More »

Maalinti Arbacada Ee11/10/2018 Laba Hadaf Oo Dahabi Ah , Hadana Iskusidkan Somaaliland U Noqonaysa Guulaha

0 Visits: 1021 | Friday October 12, 2018 - 13:19:36
Saamaynta Ku Yeelanaysa Horimar Aygaadhay , Beesha Caalamkuna Kuso Dhiiranayso Haday Tahay Maalgashi Iyoictiraafba. By Mire Cali Xasan Nuur

Read More »

Filanwaa: sheeko taxana Ah Qaybtii 4aad W/Q: Yaasiin Xasan.

0 Visits: 1536 | Friday October 12, 2018 - 13:18:04
Canab waxaa u yeedhay hooyadeed waxayna ku tidhi: "Naa dhaqso oo wiilka macasalaame gabadhii cilaanka kuu saari lahayd ayaa ilaa maantoo dhan kuu xiyaran".

Read More »

maansadii 6aaad ee silsilada doogley (Dal-dhis ) By Abwan Baashe Bugeeye

0 Visits: 1148 | Wednesday August 22, 2018 - 20:25:08
maansadii 6aaad ee silsilada doogley (Dal-dhis ) By Abwan Baashe Bugeeye

Read More »

Sisilada Dogley maansadii 5aad (Danley) By Abwaan Murti Dhuux

0 Visits: 1061 | Tuesday August 21, 2018 - 21:41:14
Sisilada Dogley maansadii 5aad (Danley) By Abwaan Murti Dhuux

Read More »

Daawo: Maansadii 4aad ee Silsilada Doogley Iyo Abwaan C/Raxman Jidhon Oo Kuso Glay Maansada Daan-daansi Ma Ogoli.

0 Visits: 943 | Sunday August 19, 2018 - 18:25:20
maansadii 4aad ee silsiladii taxanaha ahayd ee uu dhawaan daah furay abwaan baashe bugeeye ayaa marba marka ka danbeeya kusii siqaysa geyiga somalida waxaana markan maanso la magac baxday daandaansi ma ogoli kusoogalay abwaan c/raxmaan jidhoooon.

Read More »

Qaybtii 2aad Waxqabadkii G/C/risaaq Sh.C/Laahi W/Q C/Kariin Kaariye

0 Visits: 1052 | Monday August 06, 2018 - 19:13:13
qaybta 2aad ee maqaalkan waxaan ku eegi doonaa waxyaabaha wanaagsan ee uu mudanyahay inlagaga daydo gudoomiye cabdirisaaq sh cabdilaahi g/d/, allayday lasoco...........

Read More »

Qaybtii 2aad Fadeexad dul hoganaysa wasaradda horomarinta biyaha Shaqaale tiro badan oo laga caydhiyay,Sirta Ka Danbaysa Iyo Faahfaahinta Xogtan.

0 Visits: 1270 | Monday August 06, 2018 - 17:11:05
Warbixin diirda saarysa qaab dhismeedka wasardda biyaha ee somaliland oo isu bedashay hay'ad beelaysan sida laga warqabo haykalka guud ee qaranku lee yahay wuxuu salka ku hayaa nidamka isku dhafka ah ee bulshada qeybeheeda kala duwan.

Read More »

Wasiirka Deeganka Somaliland Oo Horumuud Ka Noqotay Nabadyanta Ceel-weyne

0 Visits: 1032 | Tuesday July 31, 2018 - 12:51:57
Wasiirka Deeganka Somaliland Oo Horumuud Ka Noqotay Nabadyanta Ceel-weyne

Read More »

Golaha Guurtidu Wuxuu Noqon Damal Dalka Looga Taliyi AMA Dalad Lagu Mushahar Qaato

0 Visits: 905 | Tuesday July 31, 2018 - 12:51:57
Golaha Guurtidu Wuxuu Noqon Damal Dalka Looga Taliyi AMA Dalad Lagu Mushahar Qaato

Read More »

Dayaca Ka Muuqda Wadooyinka Hargaysa Iyo Mooganaanta Dawlada Hoose.

0 Visits: 1422 | Tuesday July 31, 2018 - 12:51:57
Dayaca Ka Muuqda Wadooyinka Hargaysa Iyo Mooganaanta Dawlada Hoose.

Read More »

Ma Hogaamiyayaal Siyasadeed Mise Dayday Danaystayaa

0 Visits: 959 | Tuesday July 31, 2018 - 12:51:57
Ma Hogaamiyayaal Siyasadeed Mise Dayday Danaystayaa

Read More »

Dayac Ku Habsaday Xarunta Ciidanka Dam-damiska Gobolka Togdheer Iyo Mooganaanta Xukuumada Somaliland

0 Visits: 956 | Tuesday July 31, 2018 - 12:51:57
Dayac Ku Habsaday Xarunta Ciidanka Dam-damiska Gobolka Togdheer Iyo Mooganaanta Xukuumada Somaliland

Read More »

Warbixin: Fadeexad dul hoganaysa wasaradda horomarinta biyaha Iyo Shaqaale isku degaan ah oo laga caydhiyay wasaaradda.

0 Visits: 1398 | Monday July 30, 2018 - 10:16:43
Warbixin diirda saarysa qaab dhismeedka wasardda biyaha ee somaliand oo isu bedashay hay'ad beelaysan

Read More »

Waxqabadkii G/D/ ALLAYBADAY C/Risaaq SH Mudadii Uu Xilka Hayay,,,W/Q C/kaariye

0 Visits: 1138 | Sunday July 29, 2018 - 15:01:40
marka koobaad waxaan salaamayaa dhamaan umada reer sonalilnd gudo iyo dibadba,,,,,,,,,,, waxaynu wada ogsoonnahay in marka qof loo magacaabo xil noocuu doono ha ahaadee ka usareeya ilaa ka u hooseeya ay u adeegsadaan xoolaha umada loogu dhiibay sida ganacsi uu is leeyahay oo uu u arko jaanis uu ku cuni…

Read More »

Tacsi Dhamaan Reer Baxnaan Waxay Tacsi U Dirayaan Marxuun Jaamaac Xasan Aadan (Gurxan )

0 Visits: 1312 | Saturday July 28, 2018 - 20:42:44
Inna lillahi wa inna ilayhi raajicuun.

Read More »

Xasaasi: Daawo Maansadii labaad Ee Silsilada Doogley Iyo Abwaan Murti Dhuux Oo Maansada Daaraan Kusoo Jawaabay.

0 Visits: 1113 | Tuesday July 24, 2018 - 19:43:00
XMaansadii labaad Ee Silsilada Doogley Iyo Abwaan Murti Dhuuxu Oo Maansada Daaraan Kusoo Jawaabay. silsilada doogley oo uu iba furay abwaan bugeeye ayaa waxa si diiran uga soo jawaabay abwaan murti dhuuxu oo kusoo galay silsilada maansada Daaraan

Read More »

Daawo: Iba Furka Silsilada Doogley Iyo Abwaan Baashe Bugeeye Oo Ku Bilaabay Maansada Daahley, madaxda somaliyedna ku Eedeeyay Burburka Dawlda somaliyed.

0 Visits: 1017 | Sunday July 22, 2018 - 21:37:11
Iba Furka Silsilada Doogley Iyo Abwaan Baashe Bugeeye Oo Ku Bilaabay Maansada Daahley, madaxda somaliyedna ku Eedeeyay Burburka Dawlda somaliyed, abwaan baashe bugeeye ayaa waxa uu isla maansada ugu horaysa ee uu ku iba fuay silsilada doogley kaga hadlay burburka dawlada somaliyeed iyo waxa sababta…

Read More »