Wararka

Hordhac: Germany v Italy Ee Wareega 8 Euro 2016 – Jarmalka Oo Raadinaya Guushoodii Ugu Horeysay Ee Tartan Caalami Ah Oo Ay Ka Gaaraan Azzurri.

0 Visits: 829 | Saturday July 02, 2016 - 17:57:35
Kulanka: Germany v Italy Garoonka: Matmut Atlantique Waqtiga: 10pm Saacada Geeska Afrika Garsoore: Viktor Kassai (Hungary)

Read More »

Milkiilaha Chelsea Roman Abramovic Oo Ka Caawiyay 55 Caruur Xanuunsan Safarkooda Riyada Ee Tartanka Euro 2016.

0 Visits: 877 | Saturday July 02, 2016 - 17:55:33
Milkiilaha Chelsea Roman Abramovich ayaa ka caawiyay inuu 55 caruur aad u xanuunsan ka bixiyo safarkooda riyada ee ay ku tageen tartanka Euro 2016.

Read More »

Dawro La Magac Baxayday Dawrul Xiftul Matun Oo Sanadkii Shanaad Gashay Oo Lasoo Gaba Gabeey Magaalada Burco+Sawiro

0 Visits: 872 | Saturday July 02, 2016 - 17:46:11
Dawradani Ayaa Waxa Soo Qabanqaabiyay Mu Asasaul Karam Oo Ku Hawlan Hormatinta Dacwada Islaamka Taas Oo Ay Qabtaan Sanadkasta Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Waxana Maalgalisa Shirkada Wadaniga Ee Telelsom Iyo Ifitin Ee Magalada Burco,

Read More »

Daawo:Xaalada Amaan Ee Magalada Gaalkacyo Oo Faraha Ka Baxsan Iyo Maamulada Gobaladeeda Labada Dhinac Oo Aaan Ka Hadal

0 Visits: 650 | Saturday July 02, 2016 - 17:12:55
Xaalada Amaan Ee Magaalada Gaalkacayo Faraha ka baxday Iyo Madaxda Puntland Iyo galmudug Oon Wali Ka Hadal

Read More »

Daawo:Gaadhigii Hadyadda Loo Siiyay Hoodo Ayaan Oo Dib Ugu Deeqday Danyarta Tageerada U Baahan Ee Somaliland.

0 Visits: 680 | Saturday July 02, 2016 - 17:09:39
Hoodo Ayaan Suldaan Faarax ayaa maanta gaadhigii uu ugu deeqay Maayarka Magaalada Burco Maxamed Muraad ee uu abaal marinta u siiyay in ay ka shaqayso Danta guud Ayaa maanta iyaduna ku dhawaaqday in ay ugu deeqday qoysaska danyarta ah ee ku dhaqan gobolada Somaliland.

Read More »

Wasaaradda Haweenka Oo Ka Hadashay Sharci La Sheegay In Uu Liddi Ku Yahay Diinta Islaamka Oo Ay U Gudbisay Golaha Wasiiradda.

0 Visits: 544 | Saturday July 02, 2016 - 17:07:52
Wasaaradda Haweenka Somalia, ayaa intii lagu guda jiray bilihii hore ee Sannadkan waxa ay Golaha Wasiiradda hore geeyeen Qoraalka Siyaasadda Qaran ee Jinsiga kaasoo ka halayo Waxyaabo badan oo illaalinayo Gender-ka – Jingsiga oo ah qoyska, ee ka kooban Hooyadda, Aabaha iyo Caruurta.

Read More »

Daawo Muqaal:Kumanaan Dadwaynha Oo Ibsnayaa Dharkii Ciida Oo Soo Buux Dhaafiyay Suuqa Wayn Ee Magalada Burco

0 Visits: 670 | Saturday July 02, 2016 - 17:06:04
Magaalada Burco Oo Siweyn Looga Dareemayo Dhaq-dhaqaaqa Diyaargarwga Munaasibada Ciida.

Read More »

Nuxurka Kulan Dhex Maray Ururada Bulshada Rayidka Ah(Sonsaf) Iyo Hogaanka Xisbiga Waddani

0 Visits: 785 | Saturday July 02, 2016 - 17:03:47
Dallada ay ku midaysan yihiin ururada bulshada rayidka ah ee Sonsaf ayaa ka hadashay kulan maanta dhex maray xisbiga Waddani.

Read More »

"Miyaanaan Xaq U Lahayn Inaan Ciido Oo Aan La Sinaado Caruurta " Waa Muqaal Fariin Xanbarsan

0 Visits: 604 | Saturday July 02, 2016 - 17:02:03
Ciidsii Caruurta Aan Awoodin Inay Ciidaan Si Aad Uga Farxiso Muqaalkan Ayaa Soo Bandhigaya Duruufaha Ay Ku Noolyihiin

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Xilkii Ka Qaaday Guddoomiyahii Xisbiga UCID Ee Gobolka Saaxil Rooda Axmed Yaasiin.

0 Visits: 744 | Saturday July 02, 2016 - 17:00:20
Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo hada war saxaafadeed uu soo saaray nuqul ka mid ah soo gaadhay xafiiska war qabadka ee shabakad Somalilandtoday ayaa waxa uu sheegayaa in gudoomiyuhu uu xilki ka qaaday Rooda Axmed Yasiin Guddoomiyihii xisiga UCID ee gobalka Saaxil.

Read More »

Daawo Muqaal: Ciidanka Dab-damiska Oo Ku Hawlan Banaynta Jidadka Waa-weyn Ee Suuqyada Hargeysa.

0 Visits: 565 | Saturday July 02, 2016 - 16:59:08
-Ciidanka Dab-damiska ayaahabeenadii ugu danbeeyey ku hawlanaa banaynta Jidadka waa-weyn Eee dhex mara suuqyada Magaalada Hargeysa

Read More »

Dablay Hubeysan Oo Weerar Ku Qaaday Maqaaxi Ku Taalla Magaalada Dhaka Ee Dalka Bangladesh+Sawiro

0 Visits: 775 | Saturday July 02, 2016 - 09:41:03
Xoogaga hubeysan, ayaa xalay weeraray maqaaxi ku taala Magaalada Dhaka ee Caasimadda Bangladesh, iyadoona la soo sheegayo in ay afduub ahaan ugu haystaan 20 qof, oo ajaaniib ay ku jirto.

Read More »

Garyaqaan U Dhashay Dalka Kenya Oo Maydkiisa Laga Helay Meel U Dhaw Magaalada Nairobi.

0 Visits: 638 | Saturday July 02, 2016 - 09:32:24
Maxkamadda Sare ee Kenya ayaa ku amartay booliska inay soo saaraan warbixin ay kaga hadlayaan eedda ah inay afduubeen oo ay dileen qareen u dooda xuquuqda aadanaha iyo laba qof oo kale.

Read More »

Wasiir Ka Tirsan Dawlada Japan Oo Boqalaal Hoteeda Iskugu Duleeyay Iyo Sababta Ka Danbaysay.

0 Visits: 802 | Saturday July 02, 2016 - 09:03:59
Wasiirka korontada ee dalka Japan ayaa sameeyey ficil ay la yaabeen in badan oo ka mid ah dadyawga adduunka gaar ahaan kuwa dunida saddexaad.

Read More »

Daawo:Dawladaha Turkiga Iyo Ruushka Oo Si Adag Uga Wada Hadlay Xaalada Dalka Suuriya Ee Hada

0 Visits: 693 | Saturday July 02, 2016 - 08:56:44
Turkey-ga Iyo Ruush-ka Oo Ka Wada Hadlay Xaalada Dalkaasi Suuriya.

Read More »

Gabadh Somaliyeed Oo Hore Uga Baxday Diinta Islaamka Oo Dawlada Norway Kale Noqotay Waraaqdii Dalku Ku Jooga

0 Visits: 887 | Saturday July 02, 2016 - 08:54:42
Dawlada Norway Aya Sharcigii Kala Noqotay Gabadh Hore Diinta Uga baxday Iyo Marxalada Ay Hada Kusugantahay Dowlada Norway oo sharcigii kala laabatay Gabar Soomaaliyeed oo horay diinta uga baxday Doowlada Norway ayaa sharciga kala laabatay Khadra Yuusuf oo ah Gabar asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya,…

Read More »

War Deg Deg Ah:Garaad Abshir Garaad Saalax Oo Ku Geeriyooday Dalka Sweden.

0 Visits: 631 | Saturday July 02, 2016 - 08:52:11
Alle hawnaxariiste Garaad Abshir Garaad Saalax oo kamid ahaa madaxd dhaqameedka ugu caansana Gobolka Sool iyo Jamhuuriyadda Somalilandba ayaa ku geeriyooday Dalka Sweden.

Read More »

Daawo Muqaal:Dawlada Iraan Oo Mar Kale Shaacisay Inay Qaarada Dunida Ka Masixi Donaan Yuhuuda

0 Visits: 615 | Saturday July 02, 2016 - 08:50:09
Iran Oo Markale Ku Celisay Inay Qariidada Caalamka Ka Masaxayso Yuhuuda,Xili Laga Xusay Dalkaasi Maalinta Qudus.

Read More »

"Xukuumadda Waxaanu Leenahay Derajooyinka Ciidanka Ka Daaya Qabyaaladda…" Sheekh Aadan-Siiro

0 Visits: 832 | Saturday July 02, 2016 - 08:47:54
Sheekha Caanka ah ee sida weyn loo dhagaysto, Sheekh Aadan Xaji Maxamuud Xiiray ( Aadan Siiro) ayaa ugu baaqay Xukuumadda inay qabyaalada ka daayaan Darajooyinka Ciidamadda Somaliland.

Read More »

Daawo Muqaal:Wariyaasha Ka Hawl Gala Degmada Ceel Afweyn Oo Ku Baaqay In La Soo Daayo Wariye Mukhtaar Nuux

0 Visits: 644 | Saturday July 02, 2016 - 00:36:53
Suxufiyiinta Degmada Ceel Afweyn Oo Ku Baaqay In La Soo Daayo Wariye Mukhtaar Nuux

Read More »