Wararka

Daawo: Faysal Cali Waraabe Oo Xisbiyada Kale Ku Eedeeyay Inay Ka Wadaan Goobaha Diiwaangalinta Hargeysa iibsiga Kaadhadhka Codbixiyayaasha

0 Visits: 513 | Sunday May 08, 2016 - 09:00:57
Sido kalena sheegay in sannadkan soomaali oo dhan lagu casuumayo xuska 18ka may sida Soomalida Djibouti, Itobiya, NFD Kenya iyo Somalia si ay uga marag kacaan go'aanka shacabka somaliland

Read More »

Daawo :Shil Argagax Leh Oo Ka Dhacay Degaanka Kalasharka Oo Sababay Dhimashada Todaba Ruux Iyo Maamulka Gobolka Oo Ka Tacsideeyay Shacabka Gobolka.

0 Visits: 756 | Saturday May 07, 2016 - 21:24:31
Maamulka Goblka iyo Degmada aya Tacsiyadeeyey Marxuuminta dhintay iyagoo shaaciyey magacyada 7qof ee ku geeriyooday shilkaasi

Read More »

Daawo: Mujaahid Xasan Ciise Jaamac Oo Bulshada Caasimada Hargeysa Ugu Baaqay Inay Ka Qayb Galaan Diwaan Gelinta Codbixiyayaasha

0 Visits: 539 | Saturday May 07, 2016 - 17:49:33
Mujaahid Xasan Ciise Jaamac Oo Bulshada Caasimada Hargeysa Ugu Baaqay Inay Ka Qayb Galaan Diwaan Gelinta Codbixiyayaasha

Read More »

Ururka Solja Oo Ka Hadlay Doorka Ay Guddida Doorashada, Xisbiyada, Xukuumada Iyo Shacabku Ku Leeyihiin Gaabiska Diwaan Gelinta Iyo Baaq Ay Dirayaan

0 Visits: 518 | Saturday May 07, 2016 - 17:28:25
ururka suxufiyiinta somaliland ee Solja ayaa ka hadlay gaabiska ilaa hada ka muuqda diwaan gelinta codbixiyayaasha ee gobolka Maroodi Jeex.

Read More »

Daawo:Xaaji Cabdi Waraabe Oo Farriin U Diray Ciidamada Booliska Si Qoto Dheerna Uga Hadlay Ammaanka iyo Aafada Tahriibka

0 Visits: 567 | Saturday May 07, 2016 - 17:20:32
Xildhibaan Xaaji Cabdikariin ayaa si qoto dheer uga hadlay aafada tahriibta waxaanu ciidamada booliska Somaliland ku amaanay

Read More »

Golaha Wakiilada Somaliland Oo Dood Aadag Ka Yeeshay Xeerka Hayada Qandarasyada Codna Ku Diiday.

0 Visits: 858 | Saturday May 07, 2016 - 16:16:35
golaha wakiilada somaliland ayaa cod aqlabiyad ah ku hor istaagay inay ansixiyeen xeerka hay'adda qandaraasyada qaranka oo in mudo ah hor taalay.

Read More »

Madaxwaynaha Maamulka Puntland Oo Uu Dhoofay Dalka Jabuuti Oo Ay Ka Dhacayso Xaflada Caleemo Saarka Madaxwayaha Dalkaas.+Sawiro

0 Visits: 651 | Saturday May 07, 2016 - 16:13:07
Wafdi uu hoggaaminayo madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Cali ayaa maanta oo Sabti ah u ka dhoofay garoonka diyaaradaha magalada Bosaso, ka dib markii lagu caasumay xaflada caleemo saarka madaxwaynaha marka 3-aad lasoo doortey ee Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Gaas oo hadal kooban warbaahinta ku siiyay…

Read More »

Daawo :Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Ka Dayriyay Qabilada Qadashada Kadhadhka Codbinta Gobolka Maroodijeex

0 Visits: 580 | Saturday May 07, 2016 - 16:06:40
Komishankii Doorashoyinka Oo Hanjabaad Udiray Musharaxiinta Boodhadhka Isku Dhajiyay + Faah Faahina Kabixiyay Gaabis Kajira Is Diwaangalinta Shacabka Hargeysa

Read More »

Sheekh:-Khasaaraha Ka Dhashay Shaqaaqo Dhex-martay Dhallinyarro Dalxiisayaal Ahaa Iyo Booliska Degmada Sheekh.

0 Visits: 705 | Saturday May 07, 2016 - 16:03:16
Taliyaha Saldhigga Booliska Degmada Sheekh Ammiin Maxamed Cabdi, ayaa ka hadlay shaqaaqo dhex martay booliska degmada iyo koox dhalinyarro ah oo dalxiisayaal ah oo ka yimid magaaladda Burco oo tegay Buurta Sheekh.

Read More »

Hargaysa:Saddex Wasiir Iyo Maareeyaha Dekeda Oo Madaxweynaha Kaga Sii Horeeya Dalka Imaraadka.

0 Visits: 556 | Saturday May 07, 2016 - 16:01:38
Saddex wasiir oo kala ah wasiirada madaxtooyada Maxamuud Xaashi, arrimaha dibadda Sacad Cali Shire iyo qorshaynta Cali Salaan Jirde, oo uu weheliyo maareeyaha dekedda Berbera eng. Cali Xoor-xoor, ayaa khamiistii socdaal ku tagay dalka isu tagga Imaaraadka Carabta.

Read More »

Maamulka Puntaland Oo Wasir Ka Dhawacmay U Diray Dalka Jabuuti

0 Visits: 681 | Saturday May 07, 2016 - 15:57:24
Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) oo maalmo ka hor ku dhaawacmay is rasaaseyn dhex martay ciidamo ka tirsna Puntland loo qaaday dalka Jabuuti.

Read More »

Daawo:Faysal Cali Waraabe Oo Cali Khaalif Naar UGA Digay Muxuuse Ku Yidhi?

0 Visits: 624 | Saturday May 07, 2016 - 15:32:08
Gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeela Ee Ucid ayaa hogaamiyaha nabad diidka khaatumo ugu baaqay in aanu naarta ku galin cadaawada somliland u hayo

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Iyo Wafti Uu Hoggaaminayo Oo U Dhoofay Waddanka Jabuuti+SAWIRRO

0 Visits: 912 | Saturday May 07, 2016 - 15:26:50
Socdaalka Jabuuti, Madaxweynaha, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo iyo wefdiga weheliyaa waxay kaga qaybgalayaan caleemo-saarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti,

Read More »

Daawo:Munaasibado Loo Sameey Buug Qoraa Reer Awdal Iyo Suugaanta Hal Abuur Reer Saaxil Iyo Weedhii laga Soo Jeediyey

0 Visits: 704 | Saturday May 07, 2016 - 14:52:03
Burco(AFKA)Masuliyinta Gobolka iyo Degmada Burco ayaa Kaqaybgalay Munasibado lagu soo Bandhigayey Buugaag uu Qoray Mid kamida Aqoonyahanada Gobolka AWDAL oo la yidhaa Proff Dheeg iyo Suugaanta Mid kamida hal abuurada Dhalinyarada ah ee Gobolka Saaxil oo layidha Cabdinasir Afrika.

Read More »

Hayada Amnesty International oo Cambaareysay Go'aanka Dawlada Kenya Ee in La Xidho Xeryaha Dhadhaab

0 Visits: 741 | Saturday May 07, 2016 - 12:37:10
Hayadaha udooda xaquuqul insaanka ee caalamiga ah ee Amnesty international iyo Human Rights Watch ayaa cambaareeyay kana soo horjeestay go'aanka dawlada Kenya ay dhawaan ka dhawaajisay ee ah in la xiro xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab.

Read More »

Sare u kac ku yimid sarifka Doollarka oo sababay inay xirmaan suuqyada Garoowe

0 Visits: 636 | Saturday May 07, 2016 - 12:33:18
Ganacsatada yar-yar eeMagaalada Garoowe, ayaa maanta Albaabbada u laabay Ganacsigoodii kaddib markii uu kor usii kacay Sarrifka Doollarka oo loo sababaynayo lacago cusub oo soo galay suuqyada Puntland.

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Oo Kulan la Qaatay Gudida Qaban Qaabada Xuska 18May gobolka togdheer

0 Visits: 528 | Saturday May 07, 2016 - 12:07:38
gudoomiyaha gobolka togdheer maxamed ibraahin aadan qabo ayaa kulan maanta la qaatay gudida xuska 18 may ee gobolka togdheer waxan diirada lagu saaray qaabkii loo diyaarin lahaa munaasibadan

Read More »

Madaxwaynayashi Hore Ee Dalka Somaliya Iyo Maamulka Puntland Oo Si Rasmi Ah Loogu Casuumay Maalinta Dabaal-Degga Qaranimada Somaliland.

0 Visits: 659 | Saturday May 07, 2016 - 10:08:46
maamulka Puntland Cabdiraxmaan Faroole ku martiqaaday dabaal-degga maalinta qaranimada Somaliland ee 18 May ee sannadkan. Ilo xogogaala ayaa wargeyska Geeska Afrika u sheegay in labada siyaasi ee reer Somaliya si rasmi ah loo gaadhsiiyay martiqaadkan islamarkaana ay si rasmi ah u soo aqbaleen, cadeeyeena…

Read More »

Muqdisho:Gudoomiyihi Hore Ee Maxkamada Sare Dalka Somaliya Oo Ka Hadlay Xilka Qaadiskii Lagu Samayay.

0 Visits: 637 | Saturday May 07, 2016 - 09:50:01
Guddoomiyihii hore ee Maxkamada Sare ee dalka, Ceydiid C/llaahi Ilka-Xanaf oo shir jaraa'id xalay ku qabtay Madaxtooyada Somalia, ayaa sheegay inuusan doonayn in dartiisu uu dalku qalalaaso siyaasadeed iyo mid dastuur u galo.

Read More »

Askari Ka Tirsan Ciidamada Puntland Oo Ku Geeriyooday Qarax Ka Dhacay Buuraha Galgala

0 Visits: 591 | Saturday May 07, 2016 - 09:11:54
Wararka ka imaanaya Buuraha Galgala ee gobolka Bari ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada Puntland uu ku dhintay qarax miino.

Read More »