Wararka

C.karin axmed moge oo madal ilyartu is qabatay ka sheegay inu madaxweynuhu u dhibban yahay dad qabyalad wax ku doonaya oo wax walba sheganaya

0 Visits: 838 | Friday August 28, 2015 - 14:21:23
"Madaxweynuhu Wuu Dhiban Yahay Aniga Lasoo Shaqeeyay Oo…" Ex Wasiir kuxigenki qorshaynta Cabdikarin Axmed Mooge

Read More »

Wasiirka Duulista Hawada oo lagu dhex arkay isagoo lugaynaya shaaracyada Burco , Makhaayadahana kala shaahaynaya Dadweynaha Burco+SAWIRO

0 Visits: 517 | Friday August 28, 2015 - 14:11:34
Wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi Oo Labadii Maalmood u Danbeyayba ku Sugnaa Gudaha Magalada Burco ayaa sidii Cadada u ahayd Waxa Uu Maalintii Labaad si Caadiya iskaga Dhex Soconayay Gudaha Magalada isla markaasna waxa uu goobaha ay bulshadu ku kulanto Uu si Caadiya ugula…

Read More »

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Hantidhowraha qaranka somaliland oo isku khilaafsan kabka laga joojinayo dawladaha hose siyabo is khilaafsana uga hadlay

0 Visits: 605 | Friday August 28, 2015 - 14:09:10
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Hanti-dhowrka Guud ee Somaliland, ayaa siyaabo is-khilaafsan uga hadlay warar sheegaya in hakad la galiyey bixinta kharashaadka Kabka ah ee dowladda Dhexe siiso Dowladaha Hoose ee dalka.

Read More »

Xasan Sheekh Maxamud oo ka hinaasay Buug uu Qoray Madaxweynihi ka horeyey ee Cabdilahi yusuf ballanqaadayna inu isna Buug qorayo

0 Visits: 850 | Friday August 28, 2015 - 14:04:51
Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan SH. Max'uud ayaa ka qeybgalay Carwada Bandhigga Buugta Muqdisho oo maalintii labaad ka socota halkaasi.

Read More »

"Ujeeddada safarkayga Hargeysa waxa weeyaan waxaan goostey inaan gurigeygii ku noqdo, waayo..."Ismaciil Hurre Buubaa

0 Visits: 736 | Friday August 28, 2015 - 13:52:07
Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa oo ah siyaasi dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland,

Read More »

"Waxaan La Tiigsanaya Sharciga Dalka U Yaala Wargeyska Foore…"Wasiirkuxigenka cusub ee qorsheynta

0 Visits: 794 | Friday August 28, 2015 - 13:46:34
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Somaliland, Cabdi Yuusuf Ismaaciil (Cabdi Wadaad) oo dhawaan uu Madaxweynaha Somaliland xilkaas u magacaabay ayaa si kulul uga jawaabay ...

Read More »

Daawo: Muuse Biixi oo Arrimo Xaasaasiya ka hadlay Markii u horeysay

0 Visits: 604 | Thursday August 27, 2015 - 17:08:48
Guddomiye muse bixi cabdi oo khudbad ka jeediyey munasibad machad cusub lagu furayey ayaa ka hadlay arrimo xaasaasiya oo wakhtigan taagan

Read More »

Madaxwayne OBAMA Oo Taageeray Qorshaha Jarmalka Ee Ku Aadan Qaabilaada Qaxoontiga .

0 Visits: 969 | Thursday August 27, 2015 - 16:41:22
Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama ayaa khadka teleefonka kula xiriiray raysal wasaaraha dalka Jarmalka

Read More »

Daawo:Wefti ka socday Imaaraatka oo soo Gaadhay Burco iyo Maayarka Magaalada oo So DHoweyey

0 Visits: 776 | Thursday August 27, 2015 - 16:21:23
Weftigan aya kormeer ku tagey mashaariic ay ka wadaan burco oo ay ugu horeyso cisbitaalka hooyada iyo dhallaanka, ceelal biyood, madaaris iyo masaajido, waxana faahfaahiyey ujeedada booqashada waftigan iyo mashaariicda ay magaalda ka wadaan mayarka burco maxamed muaad

Read More »

Afhayeenka Madaxweynaha Dalkaasi Somalia Daa'uud Aways Oo La Filaayo Inuu Iscasilo.

0 Visits: 1032 | Thursday August 27, 2015 - 16:16:58
Khilaaf, adag ayaa soo kala dhexgalay Madaxweynaha Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Afhayeenkiisa, Daa'uud Aweys Jaamac, xilli uu xilkaasi ku magacaaban yahay wax ka yar hal sano.

Read More »

Daawo: Hees Cusub oo la yidhaa Haygu Soo kala Celin iyo Erayadii Abwaan Mustafe Dhinbiil

0 Visits: 1048 | Thursday August 27, 2015 - 09:45:49
Heesta Waxa ku luuqaynaya Fannaanka Qoomaal yare, Waana Ereyadii Abwaan Mustafe Barkhad Dhinbiil

Read More »

Booliska Maraykanka oo xaqiijiyey inu Dhintay Ninkii Dilay Weriyaasha Maraykanka ah

0 Visits: 620 | Thursday August 27, 2015 - 09:36:21
Taliyaha booliska ee deegaanka ayaa sheegay in ninkaasi lagu tuhunsanaa weerarkaasi oo lagu magacaabi jiray Lester Flanagan uu gaarigiisa orod ku maray jid gooye ay dhigteen booliska.

Read More »

Daawo: Dalalka Masar iyo Ruushka oo marki u horeysay soo celiyey Xidhiidhkoodi

0 Visits: 526 | Thursday August 27, 2015 - 08:31:00
Madaxweynaha dalka Masar ayaa booqasho ku jooga wadanka Ruushka,isaga oo halkaasi wada hadal kula leh dhigiisa dalkaasi Ruushka.

Read More »

Suxufiyiin u dhashay Maraykanka oo la toogtay iyagoo waraysanaya qof shacab ah+ SAWIRO

0 Visits: 802 | Thursday August 27, 2015 - 08:22:30
Nin hubeysan ayaa rasaas ku furay shaqaalaha TV Mareykanka ku yaalla iyadoo si toos ah loogaga tabinayay barnaamij muuqaal ah, waxana rasaastaas ku dhintey labo saxafi.

Read More »

Daawo: Maamulka Gobolka Saaxil ooka hadlay Wareejinta Haamaha shidaalka ee la sheegay in lagu wareejinayo shirkado gaar ah

0 Visits: 814 | Thursday August 27, 2015 - 08:12:51
Badhasabka Gobolka Fahmi Cabdi Bidaar oo warbaahinta ugu warramay xafiiskiisa ayaa ka hadlay arrintan, sidoo kale waxa qoraal uu bogga uu leyahay facebookga soo dhigay gudomiyekxigeenka gobolkaasi xamud xusen cabdilahi u dhignaa sidan

Read More »

Daawo: Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee SOMTEL oo Berbera ku daahfurtay Adeegga 4G.

0 Visits: 664 | Wednesday August 26, 2015 - 21:32:25
Masuliyiinta Gobolka iyo Degmada, Ganacsatada, Cuqaasha iyo waxgaradka Berbera ayaa si diiran u soo dhoweeyey adeeggan casriga ah ee ay shirkadda SOmtel keentay BERBERA

Read More »

Daawo:Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Xeerka Doorashooyinka Ee Muranka Keenay Iyo Fikirka Labada Madaxweyne Ku Xigeen

0 Visits: 527 | Wednesday August 26, 2015 - 21:28:17
Guddomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Xeerka Doorashooyinka Ee Muranka Keenay Iyo Fikirka Labada Madaxweyne Ku Xigeen

Read More »

Sh.Shariif Sh, Axmed oo xamar ku sii jeeda iminkana ku sugan DUBAI

0 Visits: 609 | Wednesday August 26, 2015 - 21:25:24
Madaxweynihii Dowladdii KMG ahayd Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa saacadaha soo socda ka degaya magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta Midowday.

Read More »

Madaxweynaha Somaliland oo Si Diiran logu So Dhoweyey Borama kana Qaybgalay Qalinjebinta Arday ka Qalinjebisay Jamacadda CAMUUD+SAWIRO

0 Visits: 668 | Wednesday August 26, 2015 - 16:17:17
Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa saaka subaxnimadii hore waxa uu safar ugu baxay Gobolka Awdal gaar ahaan magaalo madaxdiisa Boorama oo uu kaga qaybgalay Qalinjebinta Dufcadii 14aad ee ka baxda Jaamacada Camuud University

Read More »

Muxu Ka yidhi Wasiirkuxigeenka Maamulka Degmooyinka ee Wasaaradda Arrimaha Guduhu kabka Hantidhowruhu ka joojinayo Dawladaha hoose ee Magaalooyinka Qaar.

0 Visits: 715 | Wednesday August 26, 2015 - 16:02:35
Wasiir Ku xigeenka Maamulka iyo Degmooyinka ee Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Axmed Cadare ayaa

Read More »