Wararka

DAAWO Masuuliyiinta Madaxweyne Siilaanyo U Kala Magacaabay Wasiir Ku Xigeenka Arimaha Dibada Iyo Safiirka China Oo Ka Hadlay Magacaabidooda Maxayse Soo Kordhin Karaan

0 Visits: 779 | Thursday July 02, 2015 - 14:17:42
Hargeysa(AFKA)Masuuliyiinta Madaxweyne Siilaanyo U Kala Magacaabay Wasiir Ku Xigeenka Arimaha Dibada Iyo Safiirka China Oo Ka Hadlay Magacaabidooda

Read More »

Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Dhaawac U Yaala Cusbitaalka Hargeysa Ka Dib Markii Ay Garaaceen Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada Iyo Askarta Ilaalada U Ah Waran-Cadde

0 Visits: 681 | Thursday July 02, 2015 - 13:58:34
Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Dhaawac U Yaala Cusbitaalka Hargeysa Ka Dib Markii Ay Garaaceen Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada Iyo Askarta Ilaalada U Ah Waran-Cadde

Read More »

Xildhibaan ka tirsan Dawladda Somalia oo lagu Xidhay magaaladda Boorama

0 Thursday July 02, 2015 - 13:51:21
Borame(Afka)Xukuumadda Somaliland ayaa Xabsiga u Taxaabtay xildhibaan ka tirsan Dowladda Fadaraalka Somalia oo si qarsoodiya ku yimid Magaalada Boorama ee gobolka Awdal.

Read More »

Ciidamada Qaranka Somaliland oo Gaadhay Widhwidh kana caydhiyey Maleshiyadka Khatumo oo halkaas kuso dhowaaday

0 Thursday July 02, 2015 - 08:17:27
Ciidamada Qaranka jamhuuriyada Somaliland ee ku sugnaa jiidda hore ee Gobolka Sool ayaa shalay gaadhay degmada Widhwidh ,

Read More »

"Qur'aanka Allaa Sharfay , Ardayda Laabta Ku Xafidayna In La Sharfo Qaran Ahaan Waa Inoo Sharaf" Wasiir Xirsi

0 Thursday July 02, 2015 - 08:10:20
Wasiirka oo qoraal kooban soo dhigay barta uu ku leeyahay Shebekedda Xidhiidhka Bulshada ee Facebook-ga ayaa kaga dareen celiyey abaalmarinti madaxweynuhu siiyey xufaaddi tartanka quranka kaalmaha hore ka gashay waxaana uu qoraalkiisa ku yidhi sidan:

Read More »

Ban Ki-moon oo Somalia Ku Hanbalyeeyay Maalinta Xoriyadooda.

0 Thursday July 02, 2015 - 07:45:05
Ban Ki-moon ayaa xalay ka qeyb galay Munaasabad loogu dabaal degayey 55-guuraddii ka soo wareegtay Maalinta Xornimada Somalia oo ku beegnayd shalay oo ay bisha Luulyo ahayd kow.

Read More »

Daawo:Sheekh Dirir Oo Ka Hadlay Halku Dhigyo Ka Hor Imanaaya Dhaqanka Iyo Diinta Oo Lagu Xardhay Boodhadhka Suuqyada Hargaysa.

0 Thursday July 02, 2015 - 07:33:10
Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir Oo kamida culumada waawayn ee reer soomaaliland ayaa ka hadlay boodhadh waawayn oo lagu dhajiyay...

Read More »

Petr Cech Oo U Jawaabay Taageerayaashii Chelsea Ee Dilka Ugu Hanjabay, Muxuuse Ka Yidhi ?

0 Wednesday July 01, 2015 - 17:07:21
London(AFKA)Petr Cech ayaa u jawaabay qaar kamid ah taageerayaasha Chelsea oo ugu hanjabay iney dili doonaan maadaama u kooxdooda ka doorbiday kooxda ay aadka u xifaaltamaan ee Arsenal.

Read More »

Daawo:Badhasaabka Gobolka Gabileyoo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wafti Ka Socday Jaaamacada Al -Azhar Ee Masar

0 Visits: 742 | Wednesday July 01, 2015 - 16:58:31
Gabiley(AFKA)Badhasaab gobolka gabiley mustafe cabdi ciise "mustafe shiine " oo uu waheliyo badhasaab ku xigeenka gobolka gabiley Cali Cabdi Cabdilaahi Cali case oo Maanta wafti balaadhan oo ka socday Dalka masar ku soo dhaweeyey Gobolka Gabiley ,

Read More »

Daawo:Qaar Kamida Golaha Wasiirka Somaliland Oo Kulan La Qaatay Maamula Gobolka Iyo Degmada Kana Hadlay Halka U Maraayo Mashruuc Biya Galinta Magaalada Burco

0 Wednesday July 01, 2015 - 15:54:38
Burco(AFKA)Qaar Kamida Golaha Wasiirka Somaliland Oo Kulan La Qaatay Maamula Gobolka Iyo Degmada Kana Hadlay Halka U Maraayo Mashruuc Biya Galinta Magaalada Burco

Read More »

Daawo:Wasaarada Maaliyadda Gobolka Togdheer Oo Tacsi U Diray Sexdii Qof Ee Ku Dhintay Shilkii Baabur Axadii

0 Wednesday July 01, 2015 - 15:42:57
Burco(AFKA)Masuliyiinta Wasaaradaha Maaliyadda, Ganacsiga iyo Ciidanka Ilaalada Cashuuraha ee Gobolka Togdheer, ayaa Tacsi u diray Ehelada,Asxaabti iyo Guud ahaanba Qarankii ay ka baxeen 3dii Marxuum ee dhowaan shilka Baabuur ugu dhintay Duleedka Hargeysa.

Read More »

Daawo:Wasiirka Duulista Iyo Hawada Somaliland Oo Agab Ciyareed Ku Wareejiyay Kooxda Ku Ciyarta Magaca Wasaarada Ee Gobolka Togdheer

0 Visits: 930 | Wednesday July 01, 2015 - 15:34:35
Iyadoo Ahayd Sanad Guuradii Afraada Ee Kooxda Ku Ciyaarata Magac Wasaarada Duulista Iyo Hawada Ee Goblka Togdheer Ayaa Wasiirka Duulista Iyo Hawada Somaliland Oo Agab Ciyareed Ku Wareejiyay Kooxda

Read More »

Daawo Sawirada:Al-Shabaab Oo Baahisay Bandhigtay Sawiro Ciidamadii AMISOM Ee Dhawaan Lagu Gumaaday Leego & Hubkii Ay Kala Wareegeen

0 Visits: 4390 | Wednesday July 01, 2015 - 15:01:26
xarakada Al Shabaab ayaa soo bandhigtay sawirrada meydadka ciidanka Burundi ee lagu xasuuqay dagaalkii Leego iyo weliba Saanad Millateri oo ay la wareegeen. Sawirrada la baahiyay waxaa ka mid ah ciidamada Al-Shabaab oo dagaal culus ku qaadaya saldhigyada ciidamada AMISOM, Meydadka ciidanka Burundi oo…

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Boobe Yuusuf Ducaale Oo Si Adag U Jawaabay Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Kana Hadlay Arimo Xaasasi Ah

0 Visits: 727 | Wednesday July 01, 2015 - 14:42:59
Hargeysa(AFKA)Boobe Yuusuf Ducaale Xoghaya Warfaafinta Ee Xisbiga Mucaaradka Wadani Ayaa Si Adag U Jawaabay Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Kana Xaalada Guud Ee Dalka Maraayo

Read More »

Daawo:Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga aWadani Oo Si Adag Uga Hdlay Xadhig ay Xukumadu u Geesatay Quurba joog Reer Awdal Iyo Arimaha Doorashada

0 Visits: 635 | Wednesday July 01, 2015 - 14:38:59
Borame(AFKA)Gudoomiye Ku Xigeenka Koowaad Ee Xisbiga Wadani Axmed Muumin Seed ayaa Si Adag Uga Hadlay Xadhig ay Xukumadu ay Kula Kacday Quurbajoog Reer Awdal ah Sheegayna in ay Heshiish Danbe ay Xukumada ay La Galayn

Read More »

Ciidamada Somalia iyo kuwa AMISOM oo lagu eedeeyay inay Dad ku laayeen Gobolka Galguduud

0 Visits: 697 | Wednesday July 01, 2015 - 14:32:39
Oday-dhaqameed ka tirsan kuwa Gobolka Galgaduud ayaa ciidamada Itoobiya ee AMISOM ka socda iyo kuwa dowladda Somalia ku eedeeyey inay Gobolkaas ku laayeen Macalimiin dhiga dugsiyo Qur'aan iyo dad rayid ah.

Read More »

Daawo Sawiro:Liverpool Oo Soo Bandhigtay Saxiixeeda Cusub Ee Sida Xorta Ah Kaga Yimid Bolton Adam Bogdan

0 Visits: 1228 | Wednesday July 01, 2015 - 12:27:47
Adam Bogdan ayaa soo gaaray gobolka Merseyside wuxuuna noqday xidig ka tirsan Liverpool kadib markii uu si xor ah kaga yimid kooxda Bolton. Maanta ayey ku ekeed waqtiga uu dhamaanayo heshiiska uu kula jiray kooxdiisa, wuxuuna xirtay maaliyada Reds markii ugu horeysay iyadoo lagu sawiray wuxuuna haatan…

Read More »

Barcelona Oo Maanta U Duuleysa Italy Si Ay U Soo Dhameystirto Saxiixa Paul Pogba, Immisa Ayay Ku Qarashgareynayaan?

0 Visits: 853 | Wednesday July 01, 2015 - 12:16:37
Alberto Soler oo ah agaasimaha dhanka xiriirada kooxda Barcelona ayaa maanta u safraya Italy si uu u soo xaqiijiso saxiixa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Juventus Paul Pogba.

Read More »

Daawo:Abwaan Ibraahin Xamari,Buuga Mucjisooyinka Quraanka Iyo Lambar 19 Mucjisoonka Gaar U Ah Waraysi

0 Visits: 1788 | Wednesday July 01, 2015 - 11:56:44
Wareysi Ku Saabsan Mucjisooyinka Quraanka Iyo Lambar 19 Waraysigan oo ku saabsan Mucjisooyinka Quraanka iyo xidhiidhka ka dhexeeya qur'aanka iyo lambar 19. Waxa waraysiga qaaday Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare), waxaana uu waraysiga ka qaaday Ibraahim Xamari. Waana waraysi aad kaga bogan…

Read More »

Shirkadda Sahminta Shidaalka ee African Energy oo sheegtay inay isaga baxayso Deegaannada Puntland

0 Visits: 652 | Wednesday July 01, 2015 - 11:47:09
Shirkadda African Energy ee ka Diiwaan-gashan Dalka Canada, Sahmin Shidaalna ka wadday deegaanno ka tirsan Puntland ayaa ku dhawaaqday inay isaga baxday deegaannadaas, iyadoo u sababeysay ka bixideeda Puntland arrimo amni iyo Khilaafka Sahminta macdanta ee u dhexeeya maamulka Puntland iyo Dowladda Dhexe…

Read More »