Wararka

Boorama:Qoysas Degan Boorama Oo Biyo La'aan Ku Habsatay Baaqna Udiray Xukumada

0 Saturday June 20, 2015 - 20:57:59
Qaar ka Mid ah Dadweynaha Ku dhaqan Magaaladda Boorama ayaa dibada ugu soo baxay sidii ay bulshada ula wadaagi lahaayeen biyo la'aan ku habsatay.

Read More »

Oradyahanka Mo Faarax Oo Beeniyey Warar Sheegaya In Daroogo Laga Baadhaayo.

0 Saturday June 20, 2015 - 20:55:46
Orodyahanka reer Somaliland ee u orda wadanka Ingiriiska Mo Faarax ayaa beeniyey warar sheegaayey in looga shakiyey isticmaalka Daroogooyin iyo dawooyin ,waxaanu sheegay in aanu weli isticmaalin dawooyinka jidhka awooda siiya.

Read More »

Xarakada Alshabaab Oo Soo Bandhigtay Sawiro Muujinaaya Ciidamo Ethiopian Ah Oo Ay Laayeen.

0 Saturday June 20, 2015 - 20:54:26
Xarakada Alshabaab ayaa soo bandhigtay sawiradda maydad ciidamo Ethiopian ah iyo gaadiid dagaal oo laga gubay ciidamadaasi,kuwaas oo lagu gubay meel u dhow Jameeco ee duleedka degmada Buurhakaba oo ku taala gobolka Baay.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:- Guddida Wanaag Farista Iyo Xumaan Reebista Oo Hawlgal Sameeyay Bulshadana Baaq Ugu Diray

0 Saturday June 20, 2015 - 20:51:35
Guddida Wanaag Farista Iyo Xumaan Reebista Oo Hawlgal Sameeyay Bulshadana Baaq Ugu Diray

Read More »

Somaliland Oo Kamid Noqotay Wadamada Ugu Ammaanka Wanaagsan Adduunka, Khariirada Somaliana Laga Reebay

0 Saturday June 20, 2015 - 20:49:39
Xarunta caalamiga ah ee Peace and collaborative development Network (PCDN) oo ah xarun caalami ah, ayaa soo bandhigay liiska wadamada ugu nabaada wanaagsan iyo kuwa ugu nabada xun adduunka.

Read More »

Madaxweyne Somaliya Xasan Sheekh Oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta Dawladda Hoose Ee Muqdisho.+Sawiro

0 Saturday June 20, 2015 - 20:47:09
Madaxweynaha dalkaasi Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah xadhiga uga jaray Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Muqdisho (Ex Ufficio Governo) oo dhowaan maamulka gobolka Banaadir uu dayactir ballaaran ku sameeyay.

Read More »

War Deg Deg Ah: Neymar Oo Seegi Doona Dhamaan Kulamada Ka Hadhsan Copa America Kadib Ganaaxay lagu Riday Maaxase Sababay?

0 Visits: 973 | Saturday June 20, 2015 - 16:59:23
Hargeysa(AFKA)Neymar JR ayaan gabi ahaan ciyaari doonin Copa America xitaa hadii Brazil ay gaaDdho kama dambeysta tartankaan madama afar kulan oo ganaax ah gadha loo galiyay.

Read More »

War iyo Wacaal..Barnaamij Ruxay Quluubta Dhalinyarada Somaliland oo Xalay Mud Sharma'arke Gelle ku qabtay Hargeisa+SAWIRO

0 Visits: 1149 | Saturday June 20, 2015 - 16:35:52
Kulan si heersare ah loo soo agaasimay ayaa xalay ka qabsoomay Caasimada Jamhuuriyada Somaliland ee Hargeisa.

Read More »

Wilshere Oo Bartilmaameed U Noqday Man City & Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda Maanta Oo Sabti Ah

0 Saturday June 20, 2015 - 16:19:59
Hargeysa(AFKA)Waxaan jecalnahay inaan idiin dulmarno wararkii ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda iyo waxyaabhii xanta ahaa ee la qoray maanta oo SABTI ah.

Read More »

Daawo:Dallada Syna Oo Dhalinyarada Gobolka Togdheer U Furtay Koobkii Bisha Ramadaan Ka Socon Doona Gudaha Magaalada Burco

0 Visits: 827 | Saturday June 20, 2015 - 15:51:10
Dallada Syna Oo Dhalinyarada Gobolka Togdheer U Furtay Koobkii Bisha Ramadanka Socon Doona Gudaha Magaalada Burco Waxaan Ka Soo Qayb Galay Xildhibaan Mubaarig Bidhi Iyo Masuulinta Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Gobolka Togdheer

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Guddida dhismaha wadada Guban Iyo ceeb Oo Lagu Wareejiyey Deeg Lacag

0 Saturday June 20, 2015 - 15:47:49
Burco(AFKA)Guddida dhismaha wadada Berbera iyo Raari Buul ayaa lacag lagu wareejiyey ,taas oo xadigeedu gaadhaayo 2000 oo lacagta Maraykanka ah.

Read More »

Gudida Wanaag Farista Oo Hawl Galo Ay Sameyeen Ku Qabqabtay Dad Xaraan Ku Cunayay Magaalada Hargeysa +. Baad U Diray Dada Ka Shaqeeyea Ka Ganacsanaaya

0 Saturday June 20, 2015 - 15:20:19
Hargeysa(AFKA) 1Gudida wanaag Farista iyo Xumaan reebista Jamuuriyada somaliland ayaa Hawl Galo ay ku ilaalinayaan dadka Xaraanta kariya ka sameeyay Magaalada hargaysa,Kuwaas oo gacanta ku soo dhigay laba qof oo xaraan ku hor cunayay dadka sooman.

Read More »

Xoogag ka tirsan Al-shabaab oo xalay Weeraray degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada Hoose

0 Saturday June 20, 2015 - 15:14:58
Xoogag ka tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa Saqdii Dhexe ee Xalay Weeraray degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada Hoose oo Muqdisho u jirta 30-km, iyadoo ay u suuro-gashay inay gudaha u galaan degmadaas.

Read More »

Daawo:Qaybtii Labaad Su'aalo Iyo Jawaabo Axkaamta Soonka Waxa Soo Jeedinaya Sh.Maxamed Sh.Cumar Dirir

0 Visits: 711 | Saturday June 20, 2015 - 14:59:34
Haregysa(Afka)Sheekh Maxamed Sh. Cumar Dirii Ayaa Maanta Inoo Soo Jeedinaaya Su'aalo Iyo Jawaabo Axkaamta Soonka Waa Qaybtii Labaad

Read More »

Madaxweynaha Maraykanka oo Markii uhoreysay Safar ku tegaya Dalka Itobiya

0 Visits: 599 | Saturday June 20, 2015 - 09:46:33
Barack Obama ayaa noqon doona madaxwaynihii ugu horeeyay ee Maraykan ah oo isaga oo xilhaya booqda dalka Itoobiya sida laga sheegay aqalka cad ee Maraykanka.

Read More »

Xoghayaha Qaramada Midoobay Oo Magacaabay Ku Xigeenka Ergayga Soomaaliya

0 Visits: 584 | Saturday June 20, 2015 - 09:04:22
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki- moon, ayaa Peter de Clercq u magacaabay ku xigeenka ergeyga Qaramada Midoobay u

Read More »

Haldoor Barkhad Jamac oo ka tirsan Masuliyinta Xisbiga WADANI Horena u aha lataliyaha Madaxweynaha aya ka dareen celiyey dib u helidda xoriyadisa

0 Visits: 775 | Saturday June 20, 2015 - 08:57:03
Haldoor Barkhad Jaamac Xirsi, la taliyihii hore ee Madaxwaynaha Somaliland, haatanna ah xubin ka tirsan xisbiga WADDANI ayaa goordhowayd xorriyadiisii loo soo celiyey ka idb ,markii habeenkii xalay xabsiga loo taxaabay.

Read More »

Wasiirka Ciyaaraha & Guddoomiye Xigeenka Xisbiga Kulmiye Oo Furay Tartanka Koobka Ramadaanta Ee Garoonka Xawaadle.+Sawiro

0 Visits: 1095 | Saturday June 20, 2015 - 08:45:55
Guddoomiye xigeenka xisbul-xaakimka Kulmiye Muj. Maxamed Kaahin Axmed iyo wasiirka dhallinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska Somaliland Md. Axmed Cabdi Kaahin ayaa ...

Read More »

Buubbaa oo Calankiisa Beddelay: Faallo Yuusuf Garaad

0 Visits: 919 | Saturday June 20, 2015 - 08:40:33
Goobtu waa Djibouti. Waa garoonka dayaaradaha Ambouli. Waa bisha April sannadkuna waa 1994.

Read More »

Daawo Muqaal: Gudoomiyaha Gobolka Awdal Oo soo Kormeeray Mashruuc Biyo Galineed Oo ka Socda Degaanka Baki

0 Visits: 652 | Friday June 19, 2015 - 21:51:46
Badhasaabka Awdal Oo soo Kormeeray Mashruuc Biyo galineed Oo ka Socda Deg. Baki -

Read More »