Wararka

Daawo"Fariin Toos Ah Oo Uu Xoghayaha Arrimaha Dibada Maraykanku U Diray Hogaamiyayaasha Soomaalida,"Waxa Naga Go'an In 2016-ka Aanu Aragno Somalia Oo Mid Ah"

0 Tuesday May 05, 2015 - 20:54:32
- Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka John Kerry, ayaa maanta oo Salaasa ah Magaalada Muqdisho ku yimi socdaal aan hore loo sii shsscin, waxaanu kulano la yeeshay Madaxweynaha Somalia, Raysal Wasaaraha, Madaxweynayaasha dawlad goboleedyada Somalia, iyo madaxda urrurada bulshada rayidka ah, waxaanu…

Read More »

Safiirka Somaliland U Fadhiya Dalka Itoobiya Oo Safaarada Ku Qaabilay Shaqaale Ka Tirsan Wasaaradda Duulista

0 Tuesday May 05, 2015 - 20:51:04
Safiirka Somaliland ee Dalka Ethiopia ayaa Safaarada Magaalada Adisa ababa ku qaabilay xubno ka tirsan shaqaalaha Wasaaradda Duulista Hawada Iyo Gaadiidka Cirka ee halkaa u jooga

Read More »

Daawo:Dagaalada Yemen Iyo Saamaynta Ay Ku Yeesheen Dhoofka Xoolaha Somaliland.

0 Tuesday May 05, 2015 - 20:51:00
Madaxda sarsare ee Maxjarada Somaliland ,gaar ahaana kuwa ku yaala magaalada Berbera ayaa ka hadlay saamaynta ay dagaalada Yemen ku yeesheen xoolaha Somaliland ka dhoofa oo ay sheegeen inay samayn ku yeesheen dagaaladaasi.

Read More »

Urur Ay Ku Midoobeen Ardayda Reer Somaliland Ee Ethiopia Oo Lagaga Dhawaaqay Magaaladda Addisa Ababa Iyo Arday Ka Soo Qayb Gashay Doorashadii Gudomiyaha Cusub+Sawiro

0 Tuesday May 05, 2015 - 20:44:55
Urur ay Ku Midoobeen Ardayda reer somaliland ee Waxka Barata Wadanka Ethiopia ayaa Lagaga dhawaaqay magaaladda Addis ababa ee Xarunta Dalka Ethiopia.

Read More »

Daawo:Kulan Lagaga Hadlaayo Ka Hortagga Xaalufka Deekaanka Oo Maanta Laga Furay Magaaladda Hargaysa

0 Tuesday May 05, 2015 - 20:41:27
kulankan oo socon doono muddo laba cisho ah ayaa waxa kasoo qeyb galay Wasiiradda Wasaaradaha Deeganka,Xananada

Read More »

War Deg Deg Ah:Qasabadihii Ceelka Dameero Boob Ee Biyaha Soo Gaadhsiinayay Allaybaday Oo Xalay Lala Baxay Iyo Gudoomiyaha Degmada Oo Falkaasi Lagu Eedaynayo.

0 Tuesday May 05, 2015 - 20:37:30
Qasabadihii Biyaha soo gaadhsiinayay Magaalada Allaybaday ee Ceelka Dameero Boob ee Galbeedka Magaalada Allaybaday ayaa Xalay lagu qabtay qaar ka mid ah oo lala baxay,Xaalada Magaalada Allaybaday oo cakiran iyo masuuliyiintii Ceelka dameero Boob oo Hadhwanaagnews uga Waramay sida falkaasi ku dhacay,inta…

Read More »

John Kerry oo Muqdisho kula kulmay Madaxda dowladda Somalia iyo Kuwa Maamullada Goboleedyada

0 Tuesday May 05, 2015 - 18:39:19
Muqdisho(afka)Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka, John Kerry iyo wafdi uu hoggaaminayo oo duhurnimadii maanta soo gaaray Muqdisho, isagoo kulamo la qaatay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh iyo RW-ha Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke, isagoo intaas kaddibna la kulmay madaxda maamullada…

Read More »

Gudoomiyaha Olonbikada Somaliland Oo Hargaysa Ka Anba Baxay Kana Qayb Galaya Koob Lagu Xusayo Maalinta Qaran Ee 18 May Iyo Wadanka Uu Ka Dhacayo

0 Tuesday May 05, 2015 - 16:41:37
Gudoomiyaha Olonbikada Somaliland Oo Hargaysa Ka Anba Baxay Kana Qayb Galaya Koob Lagu Xusayo Maalinta Qaran Ee 18 May Iyo Wadanka Uu Ka Dhacayo

Read More »

DAAWO Diyarad Sida Qaadka Miiroga OO Soo Caga-Dhigtay Magalada Laascanood + Khilaaf ka Dhex Taagan Wasaradda Maaliyada iyo Qaadwalayasha

0 Tuesday May 05, 2015 - 16:16:47
Diyaraad qaad ayaa maanta muran xoogan ka dhex dhalisay dadk ka ganacsada qaadka iyo masuuliyiinta wasaarada maaliyada ee gobolka sool

Read More »

Akhriso: Nuxurka Warqadii Labadda Xisbi Mucaarad U Gudbiyeen Golaha Guurtidda Somaliland.

0 Tuesday May 05, 2015 - 15:42:31
Hargeysa(AFKA)Xisbiyadda Mucaaradka ah ee WADDANI iyo UCID,ayaa maanta warqad u gudbiyay Gudiga ay golaha guurtiddu

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Gudoomiyaha Xisbga Ucid Oo Faahfaahin Ka Bixiyey Kulan Ay Layeesheen Golaha Guurtida Somaliland

0 Tuesday May 05, 2015 - 15:28:24
HARGEYSA(afka)Kulankan oo ay warbaahintu dibadjoog ka hayd ayaa markii uu soo dhamaaday waxa uga qeybaha Warbaahinta uga xog-waramay Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:: Xoghayaha Warfaafinta Ee Xisbiga WADDANI Oo ka Warbixiyey Nuuxurka Kulan Maanta Xisbigoodu La Qaatay Golaha Guurtidda

0 Tuesday May 05, 2015 - 15:10:48
Hargeysa(AFKA)Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI,ayaa maanta kulan al-baabadu u xidhnaayeen la yeeshay guddigii ay golaha guurtiddu u saareen inay soo lafaguraan muddo kordhinta loo samaynayo Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. Markii kulankaasi soo dhamaaday ayaa waxa warbaahinta la hadlay

Read More »

DAAWO Laascaanood Oo Markii Ugu Horaysay Laga Hirgaliyey Garoon Kubadeed Oo Nooca Casriga Ah

0 Tuesday May 05, 2015 - 11:30:22
Magaalada laascaanood ayaa markii ugu horeesay Laga hirgaliyey garoon casri ah oo rooga goglan ah

Read More »

Al-shabaab oo xalay soo weerartey fariisin ciidan iyo qaraxyo Boosaaso ka dhacay

0 Tuesday May 05, 2015 - 11:00:43
Bosaaso(AFKA)Dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab ayaa xalay weerar gaadmo ah kusoo qaadey fariisin ciidamada Daraawiishta Puntland ku leeyihiin deegaanka Yalho oo qiyaastii 45km magaalada Boosaaso dhanka koonfur bari kaga beegan.

Read More »

Xasan Guure oo ku hanjabay haddii loo kordhiyo Xukumada inaanay Dhisnaan Doonin Daaraha Dhaadheer ee caasimadu iyo Wasiir Dhinbiil oo u jawaabay

0 Tuesday May 05, 2015 - 10:28:56
Guddoomiyaha Siyaasiyiinta la baxay Madasha Wada Tashiga, Xasan Guure Jaamac ayaa

Read More »

Xildhibaan Indho Indho oo Xisbiyada iyo komishanka ka codsaday inay Doorashada Gaadhsiiyaan Gobolada Bariga oo aanay is Xambaar ku imanin Mudanayasha Sool iyo Buuhoodle ugelaya Golaha Wakiialda

0 Tuesday May 05, 2015 - 10:12:11
Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamuud Xasan (Indho-indho) oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa sheegay haddii ay doorashooyinku ka dhici waayaan deegaanada

Read More »

Taliyaha Milleteriga Itoobiya iyo Wasiirka Khaarajiga Somaliland oo ku kulmay Addis Ababa

0 Tuesday May 05, 2015 - 10:08:42
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Somaliland, Maxamed Biixi Yoonis iyo Taliyaha guud ee Ciidamada Milletariga dalka Itoobiya ayaa shalay gelinkii dambe kulan qaatey Saacad iyo badh ku qaatey Caasimadda Addis Ababa.

Read More »

Ciidamada Qaranka oo Gudaha u Galay Degmada Tuko Raq , kuna sugnaa Saacado Kooban

0 Tuesday May 05, 2015 - 10:05:50
Cutubyo katirsan Ciidamada qaranka Somaliland Shalay fiidkii soo galay Gudaha Tuulada Tukarraq ee Gobolka Sool, kuwaas oo waxoogaa kadib iskaga baxay halkaas, kuna noqday fadhiisimadoodii ay kasoo baxeen.

Read More »

Xildhibaan Saleeban Cali Koore oo ka hadlay Shaqaaqada Degaanka Taleex iyo Nabadaynta Ay Wadaan

0 Tuesday May 05, 2015 - 10:00:34
Ergadda ka socota dawladda Somaliland ee hawlaha nabadaynta iyo xalinta u jooga shaqaaqo dhawaan laba ardaa ku dhex martay magaalada Taleex ,

Read More »

Laascanood:Cashuurta Qaadka Oo La Kordhiyay iyo Ganacsada Keenta Oo Ka Mudaharaday+Daawo

0 Monday May 04, 2015 - 19:52:36
Wasaaradda Maaliyadda Somaliland ayaa cashuurtii ku kordhisay qaadka yimaada magaalada Laascaanood.

Read More »