Wararka

Kulan lagu Dhiirigelinayey in ubadku ku tartamaan Quraanka oo Wasaaradda Diinta iyo Awqaaftu u Qabatay Culimada iyo macaliminta malcaamadaha Hargeysa

0 Visits: 808 | Wednesday February 11, 2015 - 16:33:28
Wassaarada diinta iyo awqaafta Somaliland Oo maanta kulan u Qabtey maamulayaasha ,macalimiinta , iyo culimada magaalada hargeysa

Read More »

Wasaarada Hawlaha Guud oo Xarun Nooceedu ku cusub yahay Dalka ka furtay Hargeysa

0 Visits: 964 | Wednesday February 11, 2015 - 15:50:37
xaflad balaadhan oo lagu daah-furayey xarunta hubinta tayada Gaadiidka Somaliland ayaa lagu qabtay Hotelka Maan-soor ee magaalada Hageysa,

Read More »

Xukuumada Somaliland oo Xabsiga Dhigtay Abukar Cawaale Qaad-diid oo 2 habeen kahor laga soo daayey Xabsi ku yaala Djibouti iyo CID- da oo su'alo waydiinaysa

0 Visits: 1176 | Wednesday February 11, 2015 - 15:31:12
Ciidamada dabagalka iyo baadhista danbiyada ee loo yaqaano CID-da ee Somaliland ayaa goordhaweyd jeelka u taxaabay Abuukar Cawaale Qaadiid oo ah nin si weyn ugu ololeeya inay dadku joojiyaan cunista Qaadka

Read More »

Daawo: "Ninkii nin waxyeelaa Qarankoo Dhan bu waxyeelay, Noloshu waa Nabadda ee..." Gudomiyaha Guurtida

0 Visits: 590 | Wednesday February 11, 2015 - 15:25:46
Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somailand Mud.Saleebaan Maxamed Aadan ayaa Maanta ka Hadlay Xiisada Kasoo Cusboonaatay Deegaanka Baliga Diiriye Guuleed Ee Dhinaca Waqooyi Ee Magaalada Burco

Read More »

Maraykanka Oo Albaabada U Laabaya Safaaradiisa YEMEN

0 Visits: 575 | Wednesday February 11, 2015 - 15:08:12
Saraakiil Mareykan ah ayaa sheegay in safaaradooda Yeman la xidhayo, ayna weydiisanayaan Turkey iyo Algeria inay ka caawiyaan danahooda dalkaasi.

Read More »

Tahriibayaal Dhaxan ugu Dhintay Talyaaniga

0 Visits: 660 | Wednesday February 11, 2015 - 11:43:17
Ugu yaraan 29-qof oo tahriibayaal ah ayaa dhaxan awgeed ugu dhintay xeebaha dalka Talyaaniga,

Read More »

Gabadh Maraykan ah oo ku dhimatay Suuriya iyo Dawladda Maraykanka oo Xaqiijisay

0 Visits: 490 | Wednesday February 11, 2015 - 11:41:21
Haweenay u dhalatay dalka Maraykanka oo lagu magcaabi jiray Kayla Mueller oo gacanta ugu jirtay ururka Daacish ayaa....

Read More »

Daawo:Akadamiyada Bandhiga Cilmiga iyo Caqliga ADKAW oo Wacdaro kuso Bandhigay Carwadii Borama ka socotay+SAWIRO

0 Visits: 1337 | Wednesday February 11, 2015 - 11:15:25
Magaalada Boorama Ee Xarunta Gobolka Awdal Carwadii Borama Bussness Fair ayaa lagu soo Gabagabeeyey Waxay Akaadamiyada Horumarinta Cilmiga iyo Caqliga Ku soo bandhigeen buug

Read More »

Daawo: Jaaliyada Somaliland Ee Dalka Norway Oo Wasiirka Caafimaadka Ku Bogaadiyay Waxqabadkiisa.

0 Visits: 545 | Tuesday February 10, 2015 - 22:47:29
Jaaliyada Somaliland ee Dalka Norway, ayaa Wasiirka Caafimaadka Dr. Saleebaan Ciise Xaglatoosiye ku bogaadiyay dadaalada Wax qabad ee uu Wasaaradda Caafimaadka ka Mujiiyay. Boogaadinta Jaaliyada

Read More »

Dalka Sudaan Oo Madnuucday Basaaborka Somaliya ee Dalkeeda Lagu Maro

0 Visits: 635 | Tuesday February 10, 2015 - 22:43:19
Dawladda Sudan ayaa sheegtay inaanay dal-ku-gal siin doonin wixii hadda ka dambeeya Soomaalida doonaysa inay dalkooda tagaan, waxaanay go'aankaas ku sababay kaddib markii sida ay sheegtay dadka Soomaalida ahi ku xawli ah ugu qul-quleen dalkeeda.

Read More »

Daawo:Maayir Ku Xigeenka Degmada Borame Oo Ka Waramay Mashaariicdi Dawlada Hose ee Ka Hadhay Sannadkii Hore

0 Visits: 476 | Tuesday February 10, 2015 - 22:40:37
Maayirk ku xigeenka degmada Borame ayaa maanta kormeer ku tagay mashaariicda magaaladaasi ka socota ee ka hadhay mashaariicdii sannadkii tegay ,kuwas oo hadda gebo gebo ku dhow.

Read More »

Duufaano Baraf ah oo markale saameeyey Maraykanka

0 Visits: 604 | Tuesday February 10, 2015 - 22:37:57
Qeybo kamid ah Bariga dalka Maraykanka ayaa looga dhawaaqay xaalad deg deg ah kadib markii ay halkaasi ku habsadeen duufaano baraf wata oo todobaadkii labaad ka da'aya bariga wadankaasi

Read More »

Golaha Wasiirada Soomaaliya Oo Yeeshay Kulankoodi Ugu Horeeyay.

0 Visits: 641 | Tuesday February 10, 2015 - 22:28:55
Muqdisho (afka) Golaha Wasiirada dalkaasi Soomaaliya, ayaa yeeshay kulankoodi ugu horeeyay, kadib intii ay ansixiyeen Golaha Barlamaanku, waxaana kulankaas shir gudoominayay Raysal Wasaaraha dalkaasi, Cumar Cabdirashiid Sharmaarke, sida lagu sheegay War-saxafadeed ka soo baxay xafiiska Raysal

Read More »

Daawo: Wasiirka Caddaalada JSL oo Si kulul u weerary Warbaahin uu sheegay inay Been ka qortay, Beeniyeyna inu xeer Diinta islamka kuu Lid ah Ansixiyey

0 Visits: 678 | Tuesday February 10, 2015 - 20:47:07
Wasiir Xuseen Axmed Caydiid wuxu tilmaamay inay Been tahay waxa ay qoreen warbaahintaasi

Read More »

Daawo:Badhasabka Togdheer oo Xilkii u kala Wareejiyey Badhasakuxigenki hore iyo Badhasabkuxigenka Cusub

0 Visits: 988 | Tuesday February 10, 2015 - 20:21:37
Xafladan Xilka loogu kala Wareejinaayay Gudoomiyihii Hore Ee Togdheer Maxamed Maxamuud Yuusuf Ubaxle Iyo Gud/kuxigeenka Cusub

Read More »

Daawo: Maamulka Dekedda Berbera oo Soo Dhoweeyey Maalgashi lagu Sameeyo Dekedda,kana hadlay Markabkii Hubka siday ee Dhowaan laga celiiyey Dekedda

0 Visits: 650 | Tuesday February 10, 2015 - 20:03:17
Maareeyaha Dekedda Berbera Eng Cali Xoorxoor oo shir jaraaid ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka waramay sida ay u socdaan hawlaha Dekeddu.

Read More »

"Shaqaalaha cabanayay wasaaradana may iman, anigana iimay iman, anagaa..."Wasiirka Hawlaha Guud

0 Visits: 630 | Tuesday February 10, 2015 - 19:52:42
Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay cabasho ka soo yeedhay shaqaalaha ka hawl-gala Wakaaladda Korontada Hargeysa, oo Axaddii dorraad bannaan-bax ka hor-sameeyey Xaruntaas,

Read More »

Daawo: Yoonis Cali Nuur oo Tababar u furaya 20 Xubnood oo ka tirsan Qaybaha Kala Duwan ee Wasaaradda warfaafinta

0 Visits: 855 | Tuesday February 10, 2015 - 19:12:58
Saxafigan oo kamid ah dadka ugu aqoonta badan culuumta Saxaafadda, waxaa ka faa'iidaysan doona casharadiisa dhalinyaro badan oo Wasaaradaas ka hawl gala.

Read More »

Wasiirka Dhallinyarada iyo cayaaraha Somaliland Oo Muddeeyay Tartanka Ciyaaraha Gobollada Somaliland

0 Visits: 534 | Tuesday February 10, 2015 - 19:07:05
Wasiirka wasaaradda Dhallinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska Somaliland, Cali Siciid Raygal, ayaa War-saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Daawo: Badhasabka Togdheer oo shaaciyey Bilowga Diiwaangelinta Madaniga ah, Bulshadana Togdheer Baaq U Diray

0 Visits: 639 | Tuesday February 10, 2015 - 15:53:09
Daawo Afkashacabka Tv :Badhsaabka Gobolka togdheer Oo Ku Dhawaaqay y In Diiwan Galintii laga Bilaabi Doono Togdheer

Read More »