Wararka

Madaxweynaha Somaliland Oo Shacabka Tacsiyadeeyay Geerida Fanankii Weynaa Ee Maxamed Axmed Kuluc.

0 Visits: 835 | Saturday January 17, 2015 - 18:13:18
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo isagoo ku hadlaya Magaciisa ka Xukuumada iyo Ka Golayaasha Qaranka waxa uu dhanbaal tacsi ah u dirayaa Qoyskii, Qaraabadii iyo Guud ahaan Shacabka Somaliland iyo dadka

Read More »

Maxaad Ka Taqaanaa 8 Nooc Ee Hubka Ruushka Kamidka Ah Kuwaas Oo Si Xawli Ah U Horumaraaya.

0 Visits: 1163 | Saturday January 17, 2015 - 18:12:01
Wadankaasi Ruushka ayaa noqday wadan horumar balaadhan ku sameeya dhinaca hubka,taas oo keentay inay dawlado badani sas ka qaadaan marka la soo bandhigaayo,taas oo uu kor usii kacaayo horumarkiisu.

Read More »

Togdheer: Wafti Ballaadhan Oo Ka Socda Xildhibaanada Golaha Degaanka Sheffield Oo Booqday Jaamacada Burco. +Sawiro

0 Visits: 753 | Saturday January 17, 2015 - 18:08:18
Wafti balaadhan oo ka socday Golaha deegaanka Sheffield oo booqasho ku joogay maanta magaalada Burco, ayaa Booqday Meelo Badan Oo Muhiima oo Kamida Magaalada Burco,Waxaana Waftigaasi Si Weyn Usoo dhaweeyay Una Qaabilay Xildhibaan Mubarak Bidhi,

Read More »

Ujeedooyinka Ku Gadamaan Wafti Kedis Ah Oo Xukumadda Somaliland U Dirtay Wadanka Itoobiya

0 Visits: 653 | Saturday January 17, 2015 - 18:07:09
Wasiirrada Arrimaha Dibada iyo Daakhiliga Somaliland, Maxamed Biixi Yoonis iyo Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa shalay socdaal ugu ambo-baxay dalka Itoobiya, halkaasoo ay ku tageen booqasho aan hore loo shaacin oo kedis ah.

Read More »

DAAWO: Muuqaal : Afka Shacabka Tv Afhayeenka Xisbiga Mucaaradka ah Ee Waddani Oo ka Hadlay Safarka Madaxweyne Siiraanyo

0 Saturday January 17, 2015 - 14:47:02
DAAWO: Muuqaal : Afka Shacabka Tv Afhayeenka Xisbiga Mucaaradka ah Ee Waddani Oo ka Hadlay Safarka Madaxweyne Siiraanyo

Read More »

Wargeys kamida Wargeysyada ka so Baxa Kenya oo Raali-gelin Ka Bixiyey Sawir Aflagaado Ku Ah Nebi Muxamed (CSW)

0 Visits: 693 | Saturday January 17, 2015 - 09:44:51
Wargayska The Star oo ka mid ah kuwa ugu afka dheer dalka Kenya ayaa raalli-galin ka bixiyay sawir af-lagaaddo ku ah Nabigeenna Muxamed (NNKHH) oo wargeyska lagu daabacay Arbacadii lasoo dhaafay,

Read More »

Kulankii Waayo arag Ganacsade Cabdirashiid iyo Dhalinyarada Burco ee Xalay iyo Xogwarranka Dhabta ah ee Qurbaha loo Tahriibayo oo uu Xalay So Bandhigay

0 Visits: 682 | Saturday January 17, 2015 - 09:08:18
Masuliyinta Ururada Dhalinyarada Gobolka Togdheer iyo Ardayda Jamacadaha oo Wada jir u soo qaban qaabiyey kulan Lagu Martiqaaay Ganacsade Qurbajoog ahaan jiray oo Dhalinyarada ka Wacyigelinayey Tahriibta

Read More »

Wafti Ka Socda Golaha Deegaanka Sefeild Oo Caawa Soo Gaadhay Magaalada Burco iyo Xildhiban Bidhi oo Burco ku so Dhoweeyey

0 Visits: 610 | Saturday January 17, 2015 - 08:21:07
Wafti Balaadhan oo Ka Socota Golaha Deegaanka Shefeild Ayaa Caawa Soo Gaadhay Magaalada Burco,

Read More »

Dawladaha Maraykanka Iyo Ingiriiska Oo Ka Wada Hadlaya Amniga

0 Visits: 590 | Friday January 16, 2015 - 23:11:31
Mr Cameron ayaa sheegay inay muhiim tahay in dhan looga soo jeesto kuwa loo arkey inay duullaanka ku yihiin.

Read More »

Daawo Muqaal:Wadadii Ceerigaabo Oo Maanta Si Rasmiya Loo Bilaabay Ku Shubista Daamurka

0 Visits: 601 | Friday January 16, 2015 - 23:07:45
Wadadii Ceerigaabo Oo Maanta Si Rasmiya Loo Bilaabay Ku Shubista daamurka +U Quusgoynta Dadkii Ka Soo Horjeeday

Read More »

War Deg Deg Ah:Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Ee Xisbiga Ucid Oo Xilkii Ka Qaaday Gudoomiyihi Garabka Dhalinyarada Ee Degmada Burco -

0 Visits: 590 | Friday January 16, 2015 - 23:05:01
Warsaxafadkan usoo saaray Gudomiyahu ayu ku Shageeay Xilki Inuu Ka Qaaday

Read More »

Daawo: "Gobolka Awdal Waa Mid Nabdoon Waxaana Lagu Faafiyay Dacaayado Madaxweynaha Way Is Arkeen Madax Dhaqameedka". Wasiir Cukuse.

0 Visits: 625 | Friday January 16, 2015 - 21:14:14
Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa ka hadlay socdaalkii Madaxweynaha Somaliland ku tagay Gobolka Awdal. Wasiirka oo Saxaafadda kula hadlay Magaalada Wajaale

Read More »

Wararkii U Danbeeyay Ujeedadda Wasiiradda Wasaaradaha Khaarajiga Iyo Daakhiliga Somaliland, Oo Shalay Safar Kadis Ah Ku Tagay Dalka Ethiopia

0 Visits: 610 | Friday January 16, 2015 - 21:08:19
Illo-wareedyo arrimahan u dhuun-dalloola, ayaa tibaaxaya n ay Labadan Wasiir ay Masuuliyiinta dhiggooda ah ee daka Ethiopia, ay kala hadli doonaan

Read More »

Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA oo Cambaareeyay Dib-u-xayiraada Wargeyska HUBAAL‏

0 Visits: 656 | Friday January 16, 2015 - 21:05:23
Uruka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, oo ah urur u taagan difaaca Saxaafadda iyo Xoriyatal Qawlka, waxa uu Cambaaraynayaa Xayiraada Cusub ee la saaray Wargeyska HUBAAL

Read More »

Ethiopia Oo Xukun Ku Riday Rag Lagu Eedeeyay Isku Day Bedelaada Dastuur Dalkaasika

0 Visits: 618 | Friday January 16, 2015 - 20:44:49
Wararka naga soo gaadhaya dalka Ethiopia ayaa sheegaya inMaxkamada dalkaasi Ethiopia ayaa xukun sanado ah ku riday seddex muwaadin Itoobiyaan ah,kuwaasi oo lagu eedeeyay inay wadeen Qorshe ay sharciga islaamka ugu soo rogi lahaayeen dalka Ethiopia, sida laga soo xigtay saraakiil ka tirsan wasaarada…

Read More »

Real Madrid Oo Laga Yaabo Iney Ganaax Dhanka Suuqa Kala Iibsiga Ah Kala Kulanto FIFA

0 Visits: 1290 | Friday January 16, 2015 - 20:40:22
Real Madrid ayaa lagu wadaa in lagu sameeyo baaritaan qoto dheer oo dhanka soo iibsashada ciyaartoyda da'yarta ah taasoo suuragal ka dhigi karta iney la kulanto ganaaxii ay FIFA kal hore kusoo rogtay Barcelona.

Read More »

Dad lagu dilay dalka Belgium Iyadoo ay socdaan halwgalo Ciidanku Sameeyeen

0 Visits: 543 | Friday January 16, 2015 - 20:34:41
-Toban howlgal oo lagu bartilmaameedsanayay dad argagixiso looga shakiyay ayaa ka dhacay dalka Bilgium. Dadkan ayaa looga shakinaayaa inay ka soo laabteen dalalka bariga dhexe gaar ahaan Suuriya.

Read More »

Man United Iyo Chelsea Oo Isha Ku Hayaan Xaalada Luka Modric Oo Doonayo Inuu Real Madrid Isaga Hayaamo

0 Visits: 2330 | Friday January 16, 2015 - 20:32:03
Sida aan kasoo xiganay Le 10 Sport, laacibka khadka dhexe kaga cayaaro kooxda Real Madrid Luka Modric ayaa doonayo inuu xagaaga dambe kooxdiisa isaga hayaamo.

Read More »

Ramos "Real Madrid Wax Jah Wareer Iyo Qas Kama Dhex Taagno"

0 Visits: 853 | Friday January 16, 2015 - 19:39:14
Tan iyo markii ay Real Madrid kasoo laabatay dalka Morocco oo ay kaga qayb qaadatay tartankii Naadiyada Aduunka kooxdan weli cagaha dhulka lama helin.

Read More »

Kutladda Toosinta Talada Qaranka ee Baarlamaanka federaalka oo mar kale sheegtay in aanay Kalsooni siin doonin Xukuumadda Cumar Cabdirashid Sabtida.

0 Visits: 626 | Friday January 16, 2015 - 19:33:42
Cabdiraxman Xoosh Jibril oo ah afhayeenka kutladda Toosinta Talada Qaranka ayaa shir jaraa'id uu qabtay ku sheegay in kutladooda iyo Badbaado Qaran ku heshiiyeen in aanay kalsooni siinin xukuumadda Sabtida.

Read More »