Wararka

Guddoomiye Ku-xigeenka Golaha Wakiilada iyo Wasiirka Hawlaha Guud & wafti Ballaadhan ayaa Lagu Soo Dhaweeyay magaalada Buhoodle

0 Visits: 597 | Wednesday January 14, 2015 - 18:48:36
Wafti uu hoggaaminaayo Guddoomiye Ku-xigeenka Golaha Wakiilada Baashe Maxamed Faarax, oo ay weheliyaan Wasiirka Hawlaha guud Cabdirisaaq Khaliif Axmed iyo Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan ayaa si ballaadhan loogu soo dhaweeyay Magaalada Buhoodle

Read More »

Daawo Afkashacabka TV Wasiiru Dawlaha Maaliyada Iyo Badhasaabka Gobolka togdheer Oo Soo Kormeeray Goobo Dhawaan Dab Ku Qabsaday Gudaha magaalada Burco

0 Visits: 467 | Wednesday January 14, 2015 - 18:17:14
Daawo Afkashacabka TV Wasiiru Dawlaha Maaliyada Iyo Badhasaabka Gobolka togdheer Oo Soo Kormeeray Goobo Dhawaan Dab Ku Qabsaday Gudaha magaalada Burco

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Mudaharaada Balaadhan Oo Gilgilay Magaalada Berbera

0 Visits: 531 | Wednesday January 14, 2015 - 18:04:50
Daawo Afkashacabka Tv Mudaharaada Balaadhan Oo Gilgilay Magaalada Berbera

Read More »

Daawo afkashacabla Tv "fadhigii golaha degaanka berbera waxuu ahaa fadhi been oo shacbka lagu qancinaayey " xildhibaan maxamed cali dheer

0 Visits: 656 | Wednesday January 14, 2015 - 17:03:59
"fadhigii golaha degaanka berbera waxuu ahaa fadhi been oo shacbka lagu qancinaayey " xildhibaan maxamed cali dheer

Read More »

Daawo wasiirka caaafimaadka somaliland Iyo Wefti uu Hogaaminaayo Ayaa si Balaadhan Loogu Dhaweeyey Magaalada Buhoodle

0 Visits: 616 | Wednesday January 14, 2015 - 16:52:38
wasiirka caaafimaadka somaliland Iyo Wefti uu Hogaaminaayo Ayaa si Balaadhan Loogu Dhaweeyey Magaalada Buhoodle

Read More »

Daawo: Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Togdheer oo Ka Warbixiyey Xaaladda Nabadgelyo ee Gobolka

0 Wednesday January 14, 2015 - 15:36:32
Taliye Cabdi Muse Cabdilaahi ayaa faahfaahiyey hawlgalo ay sameeyen ciidaamada Boolisku sida bulshada gobolku ciidamada booliska ula shaqeeyaan

Read More »

Daawo:Xatooyada Heesaha Oo Tiro Batay Iyo Fanaanba Fanaankuu Ka Danbeeyo Oo Heesihiisa Qaadaayo

0 Visits: 692 | Wednesday January 14, 2015 - 14:35:19
Daawo Xatooyada Heesaha Oo Tiro Batay Iyo Fanaanba Fanaankuu Ka Danbeeyo Oo Heesihiisa Qaadaayo Fanaanka Axmed Daahir Ayaa SOo Saaray Hees Uu Hore U Lahaa Fanaan Reer Burco AH Oo agu

Read More »

War Deg Deg ah: Mudaharaad Gilgilay Magaalada Berbera oo lagaga soo Horjeedo Wareejinta Wershaddii Laydha oo Ganacsato lagu wareejinayey

0 Wednesday January 14, 2015 - 12:54:07
Saaka Arooryadii Hore Ayaa Waxa Jidadka Waaweyn Ee Magaalada Berbera Isugu Soo Baxay Kumanaan Kun Oo Kamid Ah Shacabka Reer Berbera Kuwaasi Oon Ukala Hadhin Mudaharaadkani

Read More »

Doorashooyinka ka Dhacaayay DDSI iyo Xisbiyada ku Tartamaaya oo kala ah ESPDP iyo NGP

0 Visits: 725 | Wednesday January 14, 2015 - 09:55:32
Madaxa xafiiska doorashada ee DDSI, Maxamad Xabiib, ayaa shaaca ka qaaday in dad ka badan 700 oo kun ay mudo 4 maalmood ah isu diiwangaliyeen doorashada gobolka ka dhacaysa.

Read More »

puntland oo Xukunno ku Riday Siyaasin Shir maamul loogu samaynayo kaga Qaybgalay Cadaado

0 Wednesday January 14, 2015 - 09:42:50
Maxkamad ku taalla magaalada Garoowe ayaa xukunno culus ku ridday 14 qof oo la sheegay inay ka qaybgalayan

Read More »

Daawo: Maayarada iyo Xildhibanada Golayasha Deganka oo ka Qaybgalay Kulan lagu Gorfaynayo Xeernidaamiyaha Golayasha Degaanka

0 Visits: 597 | Wednesday January 14, 2015 - 09:32:43
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL, Maayarka Caasimadda Somaliland iyo Xildhiban Mubarik Bidhi oo ka socday Golaha Deganka Burco oo kulankaas ka hadlay ayaa sharaxay Muhiimadda Xeerkani u leeyahay Golayaasha Degaanka Dalka.

Read More »

Wasiirkuxigeenkii hore Amniga Somaliland oo Markii u horeysay Faahfaahin kooban ka bixiyey Xadhigiisii iyo Soo Deyntiisii

0 Visits: 699 | Wednesday January 14, 2015 - 09:14:54
Cabdilaahi Abokor oo shalay ka hadlay Xaflad Soo Dhoweyn ah oo Xisbiga UCID u sameeyey ayaa xusay inu Buug ka qoray Dhacdooyinkii iyo arrimaha xadhigiisa

Read More »

Daawo: Wasiirka Caafimadka JSL oo Si weyn loogu Soo Dhoweeyey Buuhoodle

0 Visits: 586 | Wednesday January 14, 2015 - 09:09:12
Wasiirka iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa ka Qaybgelaya Caleemo-saarka Garaadka Guud ee Buuhoodle Garaad Cabdirisaq Garaad Soofe Durraan, waxana Wasiirku Dareen Qiiro leh kaga mahadceliyey Soo Dhoweynta Reer Buuhoodle

Read More »

Dhegayso: Wasiirka Madaxtooyada JSL oo Bulshada u Iftiimiyey inu Horumarku Gacmahooda ku jiro isla markaasna loo Baahan yahay Han iyo Himilo Dheer

0 Visits: 652 | Wednesday January 14, 2015 - 08:10:31
"Bulsho Aan Wax Qabsan Oo Aan Hankeedii La Iman Oo Aan Dhaqaale La Iman Meel Ma Gaadho" Wasiirka Madaxtooyada JSL Xirsi Cali Xaji Xasan

Read More »

Daawo: Faysal Cali Waraabe oo Weerar Toos ah ku Qaaday Dadka Siyaasadeeyey Arrinta Suldaan Wabar, kuna Baaqay in Gacan Bir ah lagu qabto Somaliland Qaranimadeda ka hor yimaada

0 Visits: 987 | Wednesday January 14, 2015 - 08:02:25
Guddomiye Faysal Cali Warabe Waxa kale oo uu ku Baaqay in la joojiyo Wadahadalada Turkiga ku dhex mari doona Somaliland iyo Somalia, Waxanu Su'aal Geliyey Halka Waddanka Turkigu ka socdo ama ka tirsanyahay isago Xusay inaanu ka mid ahayn waddamada , Africa Union, Arab Leageu, iyo Europian Union.

Read More »

Dhegayso: Warkii Caweysnimo ee Caawa ee shebekedda www.afkashacabka.com, iyo weriye Mustafe osman magaalo oo inoo akhrinaya

0 Tuesday January 13, 2015 - 19:51:24
Warkan Caawa 13-01-2015 oo ka imanaya Studioga afkashacabka.com ee magaalada Burco

Read More »

Daawo: Xildhibaan Ka tirsan Golaha Degaanka Berbera oo Dhaliilay Golihiisa iyo Xukuumadda

0 Tuesday January 13, 2015 - 19:43:29
Xildhibaan Maxamed Cali Xaji Axmed ayaa si adag uga hadlay Arrintii wershedda Korontada ee Berbera oo maalmahan muran ka taagnaa isla markaasna ay Dawladdu ganacsato gaar ah ku wareejisay, waxa uu sheegay xildhibaankani inaan golahoodu daacad ka ahayn arrinkan maayarka iyo golaha badhkiina ay xukumadda…

Read More »

Kal-fadhigii 26aad ee golaha wakiilada somaliland oo maanta la soo Gebogabeeyey iyo Xildhibano ka tirsan Golaha oo Qaabilay Wefti ka socday Shefield

0 Tuesday January 13, 2015 - 19:39:53
Kal-fadhigii 26aad ee golaha wakiilada somaliland ayaa maanta si rasmiya u soo xidhmay.

Read More »

Daawo: Madaxweynaha Somaliland iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Booqasho iyo Kormeer ku Tegey Goobta ay ka socoto Dhismaha Waddada Dawgacad

0 Visits: 890 | Tuesday January 13, 2015 - 19:21:49
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay xaflad qiimo badan oo xadhiga uu kaga jaray Wejigii koowaad ee Dhismaha Dawga-cad .

Read More »

"Arintan Xayiraada lagag qaaday wargaysku waa wax lala Yaabo oo is waydiin Mudan waana arin Tuugo Ah,"Xeer ilaaliyaha Guud ee qaranka

0 Tuesday January 13, 2015 - 19:18:52
Xeer ilaaliyaha Guud ee qaranka Xasan Axmed Aadan Ayaa sheegay in Xayiradii Shalay Laga qaadaya wargayska Hubaal Aanay waxbka Ka jirin,Xili ay shalay Maxkamada Gobolku Laashay Dacwadii loo haystay.

Read More »