Wararka

WFP "700 Kun oo Soomaali ah Ayey Soo Wajihi Doontaa Cuno Yaraan"

0 Visits: 589 | Wednesday December 17, 2014 - 19:00:52
UN World Food Programme (WFP) oo sheegtay in sanadka cusub Soomaaliya ka dhici doonto dhibaato aad u weyn oo xaga baniin-aadamnimada ah. WFP ayaa warbixinteeda ku sheegtay in 700,000 Soomaali ah ay u baahan doonaan gargaar banii-aadamnimo sida Cunto yari iyo nafaqo la'aan. Abaartan ayaa laga yaabaa…

Read More »

Madaxweynaha DDSi oo Caawa Booqasho Shaqo Ku Soo Gaadhay Magaalada Dhagaxbuur

0 Visits: 1053 | Wednesday December 17, 2014 - 18:50:54
Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafdi oo wehelinaya Ayaa Maanta Galinkii Danbe ka Anbabaxay Xarunta DDSI ee Magaalada Jigjiga.

Read More »

War Deg Deg AhCumar C/rashiid oo loo magacaabay Ra'iisul Waasaraha Cusub ee Somalia

0 Visits: 620 | Wednesday December 17, 2014 - 18:38:26
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa goor-dhow u magacaabay xilka ra'iisul wasaaraha cusub ee Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke, kaasoo bedeli doona ra'iisul wasaarihii hore, C/weli Sheekh Axmed. Xasan Sheekh ayaa markii uu ku dhawaaqayay ra'iisul wasaaraha sheegay…

Read More »

Khilaaf Ka Taagan Maraakiib Iyo Doonyo Ciidanka Ilaalada Xeebuhu Ka Qabteen Xeebaha Somaliland

0 Visits: 779 | Wednesday December 17, 2014 - 17:22:22
Ciidamadda Illaaladda xeebaha Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa gacanta ku soo dhigay oo soo qabtay maraakiib iyo doonyo aad u tiro badan oo siyaabo kala duwan oo sharci darro ah uga Kaluumaysanay xeebaha Badda Somaliland, sidaana waxa Shabakadda wararka ee caalamiga ah ee Hadhwanaagnews, u xaqiijiyay…

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Xisbiyadda Mucaaradka iyo Madasha Wadatashiga Oo Wada Jir Uga Hadlay Xaaladda Gobolka Awdal, Xukuumadana Talo U Soo Jeediyey

0 Visits: 512 | Wednesday December 17, 2014 - 17:05:58
Xisbiyadda Mucaaradka iyo Madasha Wadatashiga Oo Wada Jir Uga Hadlay Xaaladda Gobolka Awdal, Xukuumadana Talo U Soo Jeediyey

Read More »

Kulan Laga Hadlayey Mataanaynta Magaalooyinka Bristol Iyo Berbera Oo Ingiriiska Ka Dhacay

0 Visits: 684 | Wednesday December 17, 2014 - 16:57:57
Kulan balaadhan oo ay iskugu yimaaden xubno muhiim ah oo ka tirsan jaaliyada Somaliland ee magaalooyinka BrIstol iyo Cardiff

Read More »

Daawo Afkashcabka Tv Dugsiyada Ileys Oo Wasiirka Waxbarashada Gudoon siiyey deeq lacag ah oo lagu Talo Galay wadada Ceerigaabo

0 Visits: 608 | Wednesday December 17, 2014 - 16:43:43
Daawo Dugsiyada Ileys Oo Wasiirka Waxbarashada Gudoon siiyey deeq lacag ah oo lagu Talo Galay wadada Ceerigaabo

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv: Dhismaha Barxad Cusub Oo Hab Iskaa Wax U Qabso Ah Shaqaalaha Dekedu Ku Dhiseen Oo Ay Saaka Soo Kormeereen Maamulka Dekeda Berbera

0 Visits: 526 | Wednesday December 17, 2014 - 15:29:53
Berbera(Afkashacabka.com) Dhismaha Barxad Cusub Oo Hab Iskaa Wax U Qabso Ah Shaqaalaha Dekedu Ku Dhiseen Oo Ay Saaka Soo Kormeereen Maamulka Dekeda Berbera

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Jaamacada Golis Ayaa Shirweyne Qorshaha Horumarinta Ugu Furmay Magaalada Burco

0 Visits: 874 | Wednesday December 17, 2014 - 14:54:08
Daawo Afkashacabka Tv Jaamacada Golis Ayaa Shirweyne Qorshaha Horumarita Ugu Furmay Magaalada Burco

Read More »

Green Plaza Summer-time Hool Casriya oo Hudheelka Summer time ka hirgeliyey Hargeysa iyo Madaxweyne kuxigenka JSL oo Xadhiga ka Jaray

0 Visits: 1750 | Wednesday December 17, 2014 - 07:45:29
Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaciil (Saylici) ayaa caawa xadhiga ka jaray Hooll casriya

Read More »

Daawo: Fanaanad Sahra Halgan oo madaxweyne Siilaanyo Fariin Codsi Ah u Direysaa

0 Visits: 1595 | Tuesday December 16, 2014 - 23:09:17
Fanaanada Caanka ah ee Sahra halgan oo fariin codsi ah uu dirtay Madaxweyne siilaanyo ..

Read More »

Daawo: Wasiirka Deegaanka Somaliland Oo Soo Kormeertay Deegaanka Ilimaha Ee Waqooyiga Hargaysa.

0 Visits: 654 | Tuesday December 16, 2014 - 21:58:36
Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Miyiga iyo Deegaanka Marwo Shugri Xaaji Ismaaciil Baandare ayaa maanta Kormeer ku soo martay Deegaanka Ilimaha ee Waqooyiga Caasimada Hargaysa.

Read More »

Garabka Haweenka Xisbiga WADDANI Oo Munaasibad Hadhimo Sharafeed U Sameeyey Guddoomiyaha Mareykanka Ee Xisbiga Wadani Marwo Muna Cali Fidhin

0 Visits: 2715 | Tuesday December 16, 2014 - 21:52:07
Garabka haweenka xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa munaasibad soo dhaweyn iyo hadhimo sharafeed ah magaalada Hargeysa ugu sameeyey guddoomiyaha wadanka Mareykanka ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Marwo:Muna Cali Fidhin oo socdaal kooban ku timi dalka.

Read More »

Daawo:Madaaradda Dalka Chine Oo Noqday Kuwo Si Fudud Loo Maro Iyo Dawlada Oo Awood Saartay Shaqaalaha.

0 Visits: 779 | Tuesday December 16, 2014 - 21:18:30
madaaradda dalkaasi Chine ayaa noqday kuwo si fudud lagu dhaafo ,iyada oo lagu maraayo siyaalo kala duwan,gaar ahaan habab lagu jidhaayo iyo kuwo qarsoodiyaba,taas oo keentay in dawladu awood saarto shaqaalaha.

Read More »

Booliska dalka Mareykanka ayaa ku daba jira nin dil u geystay xaaskiisii hore iyo shan qof oo ehaladeeda ah

0 Visits: 873 | Tuesday December 16, 2014 - 21:14:07
Booliska dalka Mareykanka ayaa ku daba jira nin dil u geystay xaaskiisii hore iyo shan qof oo ehaladeeda ah

Read More »

226 Caruur Ciyaala Iskuul Ah Oo Lagu Xasuuqay Gobolka Peshawar Ee Dalka Pakistan. + Sawiro

0 Visits: 794 | Tuesday December 16, 2014 - 21:10:53
Ilaa 226 ruux oo u badan caruur ayaa lagu dilay weerar ay kooxda Taliban ku qaaday iskuul uu maamulo milateriga oo ku yaal magaalada Peshawar ee dalka Pakistan

Read More »

Maamulka Dekada Berbera Oo Ku Guulaystay Qaybtii Kowaad Ee Balaadhinta Dekada Berbera, Badeecadihii U Horeeyayna La Dhigay

0 Visits: 840 | Tuesday December 16, 2014 - 21:07:29
Dekada magaalada Berbera ayaa ka Koobnayd labo Qaybood oo ay kala dhiseen wadamada Ruushka iyo Maraykanku

Read More »

Daawo Salaadiinta Gobolka Awdal Oo Markii Uhorayasay ka hadlay Arinta Sul Wabar Ee Hogaaminteeda Loo Xilsaaray

0 Visits: 640 | Tuesday December 16, 2014 - 21:03:06
Salaadiinta Gobolka Awdal Oo Markii Uhorayasay ka hadlay Arinta Sul Wabar Ee Hogaaminteeda Loo Xilsaaray

Read More »

Dagaalo Maalintii Saddexaad Ka Socda Afghanistan

0 Visits: 714 | Tuesday December 16, 2014 - 21:00:34
Dagaalo u dhaxeeya ciidamada amaanka ee Afqanistaan iyo dagaalyahanada Taalibaan ayaa maalintii seddexaad ka socda deegaanada buuraleyda ah ee Gobolka Kunaaar oo ku dhaw xuduudda dalka Pakistan

Read More »

Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Kawarbixiyay Ujeedada Ay Kaleeyihiin Lacag Dolar Ah Oo Ay Saaka Galiyeen Suuqyada Hargeysa

0 Visits: 820 | Tuesday December 16, 2014 - 20:58:01
Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Kawarbixiyay Ujeedada Ay Kaleeyihiin Lacag Dolar Ah Oo Ay Saaka Galiyeen Suuqyada Hargeysa

Read More »