Wararka

ICC-Da Oo Hakinaysa Baaritaanka Dambiyada Dagaal Ee Daarfuur

0 Visits: 839 | Saturday December 13, 2014 - 13:14:57
Maxkamaddan uu saldhigeedu yahay magaalada The Hague ayaa 2009-kii waxa ay ku eedaysay madaxweynaha Suudaan Cumar Al-Bashiir inuu galay dambiyo dagaal.

Read More »

Daawo:Wasiir Ka Tirsan Dawlada Serbia Oo Isaga Oo Waraysi Bixinaaya Baraf Madaxa Kaga Dhacay,Naxdina Ku Abuuray

0 Visits: 563 | Saturday December 13, 2014 - 13:12:08
kamid ah wasiiradda dalkaasi Serbia oo lagu magcaabo Alexander ayaa xili uu waraysi bixinaayey isaga oo ku sugnaa dhulka Baraflayda ah ,waxa mar qudha madaxa ka qabsaday bara,kaas oo keentay inuu dhinac u ciiro.

Read More »

Midawga Yurub Oo Ka Digtay Qorshe Ay Britain Kula Dhaqmaysa Shaqaalaha Ajnabiga Ah

0 Visits: 660 | Saturday December 13, 2014 - 13:08:08
Madaxweynaha cusub ee Guddiga Midowga Yurub, Jean-Claude Juncker, ayaa uga digay dowladda Britain inay marmarsiyo ka dhigato shaqaalaha ka soo jeeda Bariga Yurub.

Read More »

Madaxwayne yaasha Somaliland Iyo Soomaaliya Oo La Filayo In Wada Xaajod Hordhac Ah Uu Ku Dhex Maro Wadanka Jabuuti.

0 Visits: 678 | Saturday December 13, 2014 - 13:03:02
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa la filayaa inuu u socdaalo dalka Djabuuti, halkaasi oo uu wada hadal kula yeelanayo Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud.

Read More »

“Sebenkii xumaadaba dar baa sahayda naanayse”Cali Guray

0 Visits: 564 | Saturday December 13, 2014 - 12:47:40
Dhalinyarada aan muxaafidka ahayn ee isbedel doonka ah ma metalo mana meteli karno ayay cod dheer ku sheegeen.Dhalinyarada aan

Read More »

Dhegeyso: Dood BBC du u Qabatay Dhalinyaro ka kala socotay Gobolada iyo Masuliyiinta SONYO iyo Caqabadaha Dhalinyarada Haysta oo lagaga hadlay

0 Visits: 0 | Saturday December 13, 2014 - 09:01:57
Dooda Waxa ka qaybgalay Guddomiyaha SONYO Mubarik Ismail, Sahra Ladan Maxmed Cali oo ka socotay Halkaraan Burco, Ayaanle Abdirahman oo ka socday ADKAW Borama iyo Gabadh Naafo ah oo u hadlaysay Naafada

Read More »

Madaxweynaha Dalka Uganda Oo Ugu Baaqay Madaxweynayaasha Qaaradda Afrika In Ay Ka Baxaan Maxakamada Caalamiga Ah Ee Danbiyada Ee ICC -

0 Visits: 680 | Friday December 12, 2014 - 23:35:08
Madaxweynaha dalka Uganda, waxa uu xusay in shir madaxeedka u soo horeeya ee ay isugu imman doonaan madaxda

Read More »

Madaxwayne Siilaanyo Oo Caawa Booqday Goobaha Dadweynaha Caasimaddu Ku Caweeyaan

0 Visits: 634 | Friday December 12, 2014 - 23:33:18
Axmed Maxamed Siilaanyo, Madaxweynaha Somaliland ayaa caawa si shaqsi ahaaneed u booqday qaybo ka tirsan Caasimadda isla markaana suuqyada kulamo la yeeshay dadka muwaadiniinta ah.

Read More »

WHO, Oo Baadhaysa Dheecaano Ay Ka Qaaday Dadkii Sumoobay Iyo Maamulka Gobalka Banaadir Oo Xidhay Ceelashii Biyaha Ee Degmada Yaaqshid

0 Visits: 602 | Friday December 12, 2014 - 23:30:05
Mar ay war-fidiyeenadu waydiiyeen su'aal ahayd in biyaha ceelashani ay sumaysnaayeen iyo in kale, waxa uu ka gaabsaday

Read More »

Saddex Askarta Puntland Ah Oo Ku Dhintay Qarax Ka Dhacay Galgala

0 Visits: 528 | Friday December 12, 2014 - 23:27:14
Saddex askari oo ka tirsanaa ciidamada Puntland ee fadhigoodu yahay buuraleyda Golis ayaa la xaqiijiyey inay ku geeriyoodeen qarax duhurnimadii maanta ka dhacay meel u dhow tuulada Galgala. Waxaana ku dhaawacmay afar kale

Read More »

Madaxweynayaal Afrikaan Ah Oo Ka Qeyb Galay Dalka Kenya Oo Maanta Ugu Dabaal-degay Sanad-guuradii 51-aad Ee Ka Soo Wareegtay Maalinta Xornimada -

0 Visits: 701 | Friday December 12, 2014 - 23:24:17
Guud ahaan maanta oo ku beegan maalin Jimce ah waxa dalka Kenya looga dabaad-degay xuska munaasibadda sdanad-guuradda Kow Iyo Kontonaad ee ka soo wareegtay maalintii uu dalkaasi xoriyadiisa ka qaatay dalka Britain.

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Tacsi U Diray Mujaahid Cabdi Kiinaal Oo Geeriyooday

0 Visits: 562 | Friday December 12, 2014 - 21:48:28
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa Qoyskii,

Read More »

Nuxurka War Murtiyeed Laga Soo Saaray Shirweynihii Dhalinyarada Somaliland

0 Visits: 632 | Friday December 12, 2014 - 21:42:06
Shirweynuhu waxa uu dhammaan da’yarta dalka ugu bushaaraynayaa in dalkoodu yahay mid dihin oo mustaqbalkiisuna iftiimayo, iyadoo uu shirweynuhu da’yarta

Read More »

Qaramada Midoobay Oo Ku Baaqay In Gargaar Loo Fidiyo Malaayiin Soomaali Ah

0 Visits: 421 | Friday December 12, 2014 - 21:38:55
Afhayeen u hadlay Jimciyadda quruumaha ka dhexaysa ayaa sheegay in ku dhawaad saddex Milyan oo qof oo Soomaali ahi u baahan yihiin gargaar bani'aadanimo oo degdeg ah.

Read More »

Laanta Socdaalka Tog-Wajaale Oo Uga Digtay Dadka Aan Muwaadiniinta Aheyni In Ay Qaataan Kaadhka Diiwaangalinta

0 Visits: 711 | Friday December 12, 2014 - 21:33:42
Taliyaha Laanta Socdaalka Gobolka Gabiley Gaashaanle Cabdirashiid Xaaji Axmed Xasan oo hadhwanagaanews uga waramey talaabada ay ka qaadayaan dadka aan muwaadiniinta ahayn ee doonaya

Read More »

Daawo : Golaha Degaanka Magaalada Berbera Oo Munaasibad U Qabtay Arday Qalin Jabisay.

0 Visits: 472 | Friday December 12, 2014 - 21:28:29
Dawlada Hoose ee Magaalada Berbera ayaa munaasabad lagu maamuusayo u qabatay Ardaydii dhowaan ka qalin jebisay Jaamacadda Golis Faraceeda Magaalada Berbera.

Read More »

Daawo- ''Safaaradda Dalka Britain Ee Dalka Ethiopia, Waxa Aanu Ka Wada Hadalnay Arrimo Khuseeya Doorashooyinka Somaliland'' Guddoomiye Cirro

0 Visits: 448 | Friday December 12, 2014 - 21:23:40
Guddoomiyaha Golaha Wakilada Ee Somaliland, iyo ku-xigeenkiisa Koowaad, ayaa maanta dalka Ku soo guryo noqday, waxaanay tafaasiil dheeraad

Read More »

Daawo: Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir Oo Muxaadirro Qiima Badan U Qabtay Bulshadda Berbera.

0 Visits: 674 | Friday December 12, 2014 - 21:18:18
Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir oo ka mid ah Culimada Somaliland mudooyinkana ku sugnaa Magaalada dekedda ah ee Berbera ayaa Xarunta Jaamacadda Berbera ku qabtay muxaadaro diini ah

Read More »

Jaaliyadda Somaliland ee Magaaladda Cardiff Oo Munaasibad Soo Dhaweyn Ah U Samaysay Murashaxa Jagada Madaxweyne Ee Xisbiga UCID

0 Visits: 1092 | Friday December 12, 2014 - 21:14:50
Waxanu idin soo gudbin doonaa xafladii Birmingham ka dhacday 10/12/2014 ee ay ku soo dhaweeyeen Jamaal Cali Xuseen,

Read More »

Xisbiga Kulmiye Laantiisa Birmingham Oo Beeniyay In Taageerayaal Ka Mid Ah Ay Ku Biireen Ucid.

0 Visits: 533 | Friday December 12, 2014 - 21:12:15
Taageerayaasha Xisbiga Taladda haya ee KULMIYE Laantiisa magaaladdaBirmingham ayaa beeniyay war ku soo baxay warbaahinta qaarkood kuwaasi oo sheegayay in tageerayaasha Xisbiga KULMIYE eeBirmingham qaar ka mid ah ay ku biiren xisbiga cadaaladda iyo daryeelka ee UCID sidaana waxa ay ku sheegen nuqul ay…

Read More »