Wararka

Daawo:"Waxaanu Ka Xunahay Inaan Deeqbixiyayaashii la Kulmayno Iyada Oo Aan Komishankii la Baasmarayn, Laakiin.."Faysal Cal Warabe

0 Visits: 795 | Sunday October 19, 2014 - 17:36:52
Eng:Faysal Cali Waraabe Oo Walaac Ka Muujiyay Kulan Ay Layeelan Donaan Qadhaan Bixiye Yaasha Somaliland Ka Tageera Dorashooyinka Xilli anay somaliland weli diyargaroobin.

Read More »

Daawo: Khilaafkii iyo Buuqi ugu Adkaa oo ka Dhex Aloosan Golaha Degaanka Caasimada Xilli Maayarku maalmahan Abaabulay Kooxo Saxaafadda Ka ammaana.

0 Visits: 794 | Sunday October 19, 2014 - 17:16:21
Khilaaf xooggan ayaa ka dhex qarxay xildhibaanno ka tirsan Golaha Degaanka Hargeysa iyo Maayirka caasimadda, kuwaasoo isu jeediyey eedaymo kala duwan oo weerar iyo difaac ah.

Read More »

"Anigu Mucaarad Xisbiga UCID Ayaan U Aqaana WADANI Ileen..." Guddomiye Muse Bixi Cabdi

0 Visits: 695 | Sunday October 19, 2014 - 16:41:24
Gudoomiyaha Xisbi Xaakimka Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa Sheegay in Isagu Xisbiga Ucid uun Mucaaradka Somaliland u yaqaano islamarkaana Waddani Xukumadda iska yahay.

Read More »

Daawo:Madaxweynekuxigenka JSL oo Kormeer Kedis ah Saaka ku Tagay Wasaaradaha Dalka Qaar kamid ah iyo Xarumo Kale.+SAWIRO

0 Visits: 1059 | Sunday October 19, 2014 - 16:29:10
Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ahna ku simaha Madaxweynaha Somaliland waxa uu maanta Kormeer kedis ah

Read More »

Daawo: Guddoomiyaasha Xisbiyada Qaranka oo Dala ka Dhoofay kana Waramay Ujeedada Socdaalkooda Kenya

0 Visits: 761 | Sunday October 19, 2014 - 15:56:31
Guddomiye Muse Bixi Cabdi, Eng Faysal Ali WArabe, iyo Gudomiye Cabdiraxman Cirro ayaa Maanta u Duulay Dalka Kenya iyago faahfaahin ka bixiyey ujeedada socdaalkooda

Read More »

Ujeedada Safar ay Nairobi ku tegayaan Guddomiyaasha Saddexda Xisbi Qaran

0 Visits: 857 | Sunday October 19, 2014 - 11:26:59
Guddoomiyeyaasha saddexda xisbi qaran ee KULMIYE, UCID iyo WADDANI – Muuse Biixi Cabdi, Faysal Cali-waraabe iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) – ayaa u dhoofaya magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya gelinka hore ee maanta.

Read More »

Daawo: Xuskii Maalinta Shuhadada SNM oo si weyn looga Xusay Burco iyo Khudbado Qiiro leh oo Munasibadda laga jediyey

0 Visits: 1183 | Sunday October 19, 2014 - 10:52:51
Mujahid, Farax Gacan, Mujahid Faarax Ifiso, badhasabta Togdheer iyo Mujahidin kale ayaa khudbado ka jeediyey Fagaaraha Xarunta Sooyaal.

Read More »

Weriye Cabdi Cisman Almis oo Noqday Weriyihii ugu horeeyey ee shaaciyey Hankiisa Siyaasaded

0 Visits: 1053 | Sunday October 19, 2014 - 10:45:45
Cabdi Cismaan Almis, oo ka mid ahaa Wariyayaasha ugu caansan bahda saxaafadda Somaliland isla-markaana 15-kii sanadood ee u dambeeyay barbaamij soo saare ka ahaa Telefiishanka Qaranka,

Read More »

Daawo: Wasiir Xirsi Sidee u arkaa Hadalhaynta Badan ee Dadku hadal hayan,iyo Dhalilaha loo jediyo.

0 Visits: 700 | Sunday October 19, 2014 - 09:18:46
Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ka jawaabay su'aalo ad-adag oo Telefiishanka HCTV ku waydiiyey Magaalada London e caasimadda dalka Ingiriiska.

Read More »

Madaxwaynaha Somaliya Oo Beeniyay Edaymo Dusha Uga Tuurtay Qaraamada Midoobay

0 Visits: 683 | Saturday October 18, 2014 - 23:04:42
Sida ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters, madaxweynaha Soomaaliya ayaa beeniyay in qof asiga ku dhow uu ku lug leeyahay in hubka dowladda loo weeciyay dhanka ururka Al-shabaab,

Read More »

Ururuka Boko Xaraam Iyo Dawladda Nigeria Oo Heeshiis Kale Saxexday

0 Visits: 963 | Saturday October 18, 2014 - 22:55:18
Militariga wadanka nigeria ayaa ku dhawaaqay in ay heshiis xabad joojin ah Ay la galeen dagaalyahanada ururka boko xaram ee dalkaasi Nigeria,

Read More »

Dibad Baxayaal Lagu Xidhay Hon Kong Lona Adeegsaday Sunta Indhaha Ka Ilamaysisa

0 Visits: 862 | Saturday October 18, 2014 - 22:53:53
Dhaqdhaqaaqa dimuqraadiga Hong Kong ayaa dib ugu laabtay qaar ka mid ah goobahoodii dibadbaxa intii uu socday isku dhac dhexmaray booliska.

Read More »

Qaramada Midoobay Oo Walaac Ka Muujisay Xaalada Musuq maasuq Ee Somaliya

0 Visits: 779 | Saturday October 18, 2014 - 22:42:10
Golaha amaanka Qaramada Midoobey ayaa dhowaan loo gudbiyey warbixintii sannadlaha ahayd oo laga diyaariyo dalkaasi Somaliya, taas oo sannadkan lagu sheegay in hantida qaranka Somaliya 80% loo isticmaalo dano gaar ah.

Read More »

"Sannad Kasta Yaynaan Cabane Madaxweynaha Waxaynu Odhanaynaa Waa Mujahidiinti SNM Ee Mashruucan U Maal Gali". Guddoomiye Muuse Biixi

0 Visits: 804 | Saturday October 18, 2014 - 22:25:50
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muj : Muuse Biixi Cabdi oo khudbad ka jeediyay Xuskii maalinta shuhadada SNM, oo lagu qabtay beerta xoriyada wuxuu baaq u diray Mujahidiinti dalka xoreeyay iyo agoomihi iyo naafadi ay ka tageen, isagoo ugu baaqay inay qorshe la yimadaan wixii ka qabyo ahna saxdaan oo aanay…

Read More »

Ururka Daacish oo Gacanta ku Dhigay Diyaarado Dagaal

0 Visits: 1280 | Saturday October 18, 2014 - 22:21:02
Warbixinta ayaa sheegaysa in kooxda daacish ay tababarayso pilodyo ama duuliyeyaal diyaaradeeed oo kasoo baxsaday ciidanka cirka wadanka ciraaq

Read More »

Maayir Ku Xigeenka Degmada Burco Oo Soo Af Meeray Wajigi Kowaad Ee Dhismaha Wadooyinka ee Ka Socday Magalada Burco+Sawiro

0 Visits: 1100 | Saturday October 18, 2014 - 21:04:59
Waxa Malmahi Udanbayay Ka Socday Dhisamyaal Wodooyin Oo Laga Waday Magalada Burco

Read More »

Gacan ku dhiiglayaashi Dilay Saraakishi Qorlugud oo Xukuno Dil ah lagu Xukumay .

0 Visits: 1071 | Saturday October 18, 2014 - 18:36:20
Maxkamadda Ciidanka Qaranka Darajada Koowaad ee Goboladda Galbeedka Somaliland ayaa maanta.....

Read More »

"Cashuurta Gaadiidka La Saaray waxay keentay culays dhaqaale, Sicir Barar, mudanayaasha Golaha wakiilada waxaan u soo jeedinayaa.."Xildhiban Xoog

0 Visits: 749 | Saturday October 18, 2014 - 18:25:09
Xildhibaan C/raxmaan Xoog Oo Abaabulaya Mooshin Uu XISBIGA WADDANI Kaga Soo Horjeedo Sii Socoshada Cashuurta Gaadiidka Loo Saaray Jidka Ceerigaabo

Read More »

Daawo: Xuskii Maalinta Shuhadada SNM oo lagu qabtay Bebera iyo Khudbadihi Mujaahidintii Goobjooga ahaa Maalintas

0 Visits: 1048 | Saturday October 18, 2014 - 17:57:58
Xafladii maanta lagu xusaayay Maalinta shuhaadada 17 October oo ah maalin ahmiyad weyn ugu fadhida guud ahaan reer Somaliland

Read More »

DAAWO: Gudoomiye Xasan Guure Oo Ka Hadlaya Xuska 30-Guurada Maalinta Shuhadada ee SNM Iyo Qiimaha Ay U leedahay JSL

0 Visits: 839 | Saturday October 18, 2014 - 17:39:26
Gudoomiye madasha wadatashiga iyo toosinta Somaliland Xasan Guure Oo Ka Hadlaya Xuska 30-Guurada Maalinta Shuhadada ee SNM, halkan ka daawo.

Read More »