Wararka

Gacan ku dhiiglayaashi Dilay Saraakishi Qorlugud oo Xukuno Dil ah lagu Xukumay .

0 Visits: 1071 | Saturday October 18, 2014 - 18:36:20
Maxkamadda Ciidanka Qaranka Darajada Koowaad ee Goboladda Galbeedka Somaliland ayaa maanta.....

Read More »

"Cashuurta Gaadiidka La Saaray waxay keentay culays dhaqaale, Sicir Barar, mudanayaasha Golaha wakiilada waxaan u soo jeedinayaa.."Xildhiban Xoog

0 Visits: 749 | Saturday October 18, 2014 - 18:25:09
Xildhibaan C/raxmaan Xoog Oo Abaabulaya Mooshin Uu XISBIGA WADDANI Kaga Soo Horjeedo Sii Socoshada Cashuurta Gaadiidka Loo Saaray Jidka Ceerigaabo

Read More »

Daawo: Xuskii Maalinta Shuhadada SNM oo lagu qabtay Bebera iyo Khudbadihi Mujaahidintii Goobjooga ahaa Maalintas

0 Visits: 1048 | Saturday October 18, 2014 - 17:57:58
Xafladii maanta lagu xusaayay Maalinta shuhaadada 17 October oo ah maalin ahmiyad weyn ugu fadhida guud ahaan reer Somaliland

Read More »

DAAWO: Gudoomiye Xasan Guure Oo Ka Hadlaya Xuska 30-Guurada Maalinta Shuhadada ee SNM Iyo Qiimaha Ay U leedahay JSL

0 Visits: 839 | Saturday October 18, 2014 - 17:39:26
Gudoomiye madasha wadatashiga iyo toosinta Somaliland Xasan Guure Oo Ka Hadlaya Xuska 30-Guurada Maalinta Shuhadada ee SNM, halkan ka daawo.

Read More »

Daawo:Mujahidinti SNM oo isugu Jira Odayashi Madasha Wadatashiga, Hoganki Xisbiga Kulmiye iyo Xubno kale oo Xisbiya Mucaradka kujira oo Wadajir u Qabtay Xuski Shuhadada SNM.

0 Visits: 1391 | Saturday October 18, 2014 - 17:29:54
Mujahidintan ayaa Xus Ballaadhan Beerta Xorriyada ee Magaalada Hargeysa ugu sameeyey Shuhadadii SNM ka shahiiday,waxayna dhamaantood halkaasi ka so jeediyeen khudbado iyo taarikho quluubta bulshada saamayn ku yeeshay

Read More »

Xamarji oo kulamo Siyaasadeed oo Qarsoodi ah ka bilabay Hargeysa iyo Masuliyintii Xilalka ka so qabtay Xukumadda Siilanyo oo kulan gaar ah yeshay

0 Visits: 726 | Saturday October 18, 2014 - 16:19:24
Siyaasiyiin magac iyo miisaan bulshada ku dhex leh oo ah masuuliyiin xilal ka soo qabtay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo balse is casilay qaarkoodna xilalka laga qaaday ayaa isugu yimid kulan muhiim ah.

Read More »

Dab Goor Dhoweyd ka kacay Qolka Wararka ee Radio Hargeysa iyo W/kuxigenka Warfaafinta oo ka hadlay

0 Visits: 845 | Saturday October 18, 2014 - 13:24:54
Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Somaliland Md. Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan ayaa ka hadlay dab kooban oo ka maanta ka kacay mid ka mida StuudiyaashaIdaacada Radio hargaysa,

Read More »

Daawo: Weriyihii Caalamiga ahaa ee Reer Somaliland Rage Oomaar oo Caalamka si fiican ugu sharaxay Taariikhda Somaliland

0 Visits: 695 | Saturday October 18, 2014 - 13:04:14
Weriye Raage Oomar ayaa sheegay inu yahay Weriye iyo Film Sameye Caalami ah lakin uu ka so jedo Somaliland, isago Khudbad uu ka jeediyey shirkii maalgashiga ee ka dhacay london kaga waramay marxaladihi somaliland so martay

Read More »

Daawo: Arise Global Business Report oo Waraysi Gaar ah La yeelatay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta JSL

0 Visits: 786 | Saturday October 18, 2014 - 12:54:15
Wasiirka ayaa laga waraystay Cida xaq u yeelanaysa hadii shidaal laga helo Somaliland, Liisanada ay siiyeen Dawlado iyo shirkado u tartamay shidaal baadhista laga wado somaliland iyo sida heshiisyada ay la galaan waddamo an aqoonsanayn u midho dhalo, Waraysiga Wasiirka oo Dhammaystiran HALKAN KU DHUFO…

Read More »

Daawo: Dr.Edna Adan oo Sheegtay Inuu Shirkii London Somaliland Caalamka Tusaayo Inay Aqoonsadan.

0 Visits: 1069 | Saturday October 18, 2014 - 12:43:51
Dr.Edna Adan oo Dalka ku soo Laabatay aya Qolka Nasashada ee Madaarka Cigaal warbaahinta ugu warantay waxayna Xustay in shirkii Ganacsiga ee ay London kaga qaybgashay fursad fiican u ahaa Somaliland, isla markaasna uu ahaa shir indhaha u furay caalamka iyo somaliland ba

Read More »

Daawo: Dadweynaha Reer Burco iyo Xildhibanada Golaha Deganka Burco oo Ka hadlay Amarka Badhasabku ku siiyey Hotelada inaan Xus logu samaynkarin shuhadadi SNM

0 Visits: 693 | Saturday October 18, 2014 - 12:30:58
Xuska maalintan oo Badhasabku hudheelada ku amray inaan lagu qaban karin ayay ka hadleen Xubno ka mid ahaa Mujahidinti SNM ee Halganka ku jiray oo ay ka mid ahayen xildhibano golaha deganka Burco ah iyo Siyaasin hore xilal uga so qabtay Dawladihi hore.

Read More »

Daawo:Telefishanka Caalamiga ah ee SKY oo Waraysi La yeshay Wasiirka Arrimaha Debedda JSL.

0 Visits: 714 | Saturday October 18, 2014 - 10:37:05
Waraysigan lala yeshay Wasiir Maxmed Bixi Yonis ayaa ku soo beegmaya xilli Saxaafada Caalamku Indhaha u soo jeedisey Somaliland ka dib shirkii Caalamiga ahaa ee Ganacsiga Somaliland ee 14/10/2014 ka dhacay London-Uk

Read More »

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta JSL oo ku soo guryo noqday Dalka , si weyna lo so dhoweyey+SAWIRO

0 Visits: 723 | Saturday October 18, 2014 - 10:11:17
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta JSL Md Maxmed Adan Ilkacase, ayaa si diiran loogu so dhoweyey Madaarka Cigaal ee Magaalada Hargeysa, Agaasimaha aya ka Dareen celiyey So dhoweynti loogu sameyey Caasimada somaliland kadib so noqoshadiisi Qurbaha, waxanu u mahadceliyey Jaliyadihi iyo asxaabti…

Read More »

Xildhibaan Rayte iyo Gudomiye Muse Bixi oo isku Fara saaray kaftan ay is weydaarsadeen iyo Xuska Shuhadada SNM ee Loo Diiday Dadka kale inay Xusaan

0 Visits: 1054 | Saturday October 18, 2014 - 08:46:57
Siday wararka xog ogaali sheegayaan waxa dagaal gacan ka hadal ahi dhex maray Muuse Biixi Cabdi iyo Xildhibaan Rayte oo kamid ah xildhibaanada Golaha Wakiiladda Somaliland, sidoo kalena ah xubin xisbiga WADDANI ah .

Read More »

Badhasabka Togdheer oo Amar ku soo Rogay Hotelada Waaweyn ee Burco iyo Nuxurka Qoraalkii loo Gudbiyey Hotelada: Akhri

0 Visits: 864 | Saturday October 18, 2014 - 07:37:57
Badhasabka Gobolka Togdheer Maxmed Muse Diiriye ayaa shalay Amar ku soo Rogay Hotelada Waaweyn ee Magaalada Burco gaar ahaan kuwa inta badan lagu qabto Xafladaha iyo kulamada, Waxanu Badhasabku ku amray in Xuska Maalinta Shuhadada SNM aan lagu qaban karin hudheeladaas, marka laga reebo ayu yidhi Hotel…

Read More »

Daawo:Wasaaradda Diinta Iyo Awqafta Somaliland Ee Xafiskeeda Caynaba Oo Wacyigalin Ka Fulisay Iskulada Iyo Madarasaha Caynaba

0 Visits: 691 | Friday October 17, 2014 - 21:21:57
Waciyaqalintan Baladhan Ee Wasarada Diinta Iyo Awqafta Somaliland ayaa Ka Hadlaysay Tahriibta iyo Waxi La Halmaala

Read More »

Madaxwaynaha Somliya Oo Dib Ugu Soo Laabtay Magalada Muqdisho

0 Visits: 704 | Friday October 17, 2014 - 21:12:57
Madaxweynaha Jamhuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud, iyo wafdigii uu hoggaaminaayay ayaa maanta dalka ku soo laabtay, ka dib markii uu booqasho saddex maalmood ah ku tegey dalka Faransiiska.

Read More »

Dagaalka Ka Dhax Qarxay Manta Alqaacidada Iyo Xuthiyiinta Oo Ku Dhaxmar Dalka Yaman

0 Visits: 1519 | Friday October 17, 2014 - 21:05:57
Dagaalkan ayaa ka socda magaalada Ibb ee ku taal koonfurta dalka Yemen halkaasi oo ay shalay gaareen maleeshiyaadka shiicada ah ee xuutiyiinta oo horey u soo qabsaday magaalada Xeebta saaran ee Al Xudaydah.

Read More »

Saladiin Iyo Qoonyahanada Gobolka MoroodiJeex Oo Tageero U Muujiyey Maayarka Caasimadda.

0 Visits: 736 | Friday October 17, 2014 - 20:59:00
Aqoonyahano,ganacsato,a Siyaasiyiin iyo dhalinyaro ayaa taageeru u muujiyay Maayarka Caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) ka dib markii muran kala dhex galay Xildhibaanada Golaha degaanka Hargeysa.

Read More »

Fannaankii Weynaa ee Cabdillaahi Wigic Oo Hargeysa Ku Geeriyooday

0 Visits: 1179 | Friday October 17, 2014 - 14:57:40
Alle ha u naxariiste Fanaankii weyna ee Cabdilaahi Axmed Xirsi (Cabdilaahi Wigic) ayaa lagu aasay Magaalada Hargeysa,

Read More »